Waxbadan ka ogow sirdoonka yahuuda ee Mossad | Sirdoonka ugu dhagarta iyo shirqoolka badan aduunka!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Sanduuqa Madaw ee yahuuda | Mossad
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 165

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 года назад +237

    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta.. ruclips.net/video/cEWER56nC0w/видео.html
    Kala xiriir Somdream Agency 👇👇
    📱 Whtsapp : wa.me/905416085042
    📲 Muqdisho: wa.me/252615395749
    📲 Hargaysa: wa.me/252633453799
    📲 Garowe: wa.me/252905385192

  • @khadermohammed6613
    @khadermohammed6613 3 года назад +39

    Tabinta Barnaamijyada Cod Qurux Badan
    Muuqaalo Qurux Badan
    Editing Qurux Badan
    Ustaad Abdirahman Waberi👏
    Good progress teacher 🦁👏

  • @saamiyamahad2227
    @saamiyamahad2227 3 года назад +14

    Mahadsanid ustaad🙏🙏

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud1981 3 года назад +17

    Masha Allah brother God bless you keep going

  • @mubaarikyuusuf1812
    @mubaarikyuusuf1812 3 года назад +20

    Asc

  • @feisal4866
    @feisal4866 3 года назад +12

    Yuhuda allaha jabiyo
    Amin dhahaya

  • @ahmednuur9407
    @ahmednuur9407 3 года назад +6

    mansha allah cabdiraxhmn cumar wan ku salamaya barnamijka waberi media nolow

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 года назад +11

    Mashaa-Allaah,Mowduuc Wanaagsan ayaad ka Hadashay,Allaha Ku Xafido Bro

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад +11

    Abdirahman Waaberi ❤

    • @generalde5218
      @generalde5218 3 года назад

      shirqoolkii alwazaari comentiga ugu horeeyo kumaandan soo darin walal abdulrahman

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 3 года назад +4

    Masha Allah wll c.raxman ...

  • @sharmanofficial7339
    @sharmanofficial7339 3 года назад +6

    Masha Allah barnamaij yadan u kale no so badi

  • @shucaybchannel9600
    @shucaybchannel9600 3 года назад +8

    Keep going 💪bro wax badan
    Baa iftiimisay

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Месяц назад +1

    Thnks

  • @mohamedarab1319
    @mohamedarab1319 3 года назад +4

    Masha allah sxb

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 3 года назад +9

    Ma jirto cid doonaysa inay ku taagerto bilwaga safarkaaga balse marka ay arkaan guushaada dhamaatood waxay jeclaysanaayn inay dib Kuula saaxiibaan bro or sis 1k wax yarbaa iiga dhiman Fadlan iso booqda hada Waxan Soo gudiyaa Somali music lyrics insha allah hadii an 1k gadho waxaan Rabaa inan so Gudbiyo Mawduucoyo Waxtar leh

    • @haa8793
      @haa8793 3 месяца назад

      Music dambi fidhi waayo

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 9 месяцев назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @mamiin8287
    @mamiin8287 3 года назад +5

    Waberi media horumar wacan 🔥

  • @hossniabdallah
    @hossniabdallah 3 года назад +3

    Keep going bro cabdiraxman

  • @mcaz0we10
    @mcaz0we10 3 года назад +19

    The one and Only 🤩

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 года назад +3

    Mrka su'aasha isweydiinta mudan ayaa ah Muxuu alle ayaga wxwlba ugu fudueeyay sbbta waa YAHUUDU waa ad alle meel udiyaariyay meel ayaa lala rabaa Understood

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 3 года назад +1

    Thank you

  • @shucaybmaxamed3298
    @shucaybmaxamed3298 3 года назад +5

    Keep going lipah ❤🦁🔥

  • @LuCa-9
    @LuCa-9 3 года назад +4

    Zxp FBI kazoo hadal adoo rali ah please 😍😍😍🥰

  • @ayaanledek4306
    @ayaanledek4306 3 года назад

    Mahadsanid

  • @abdirahmanabdulahi4393
    @abdirahmanabdulahi4393 3 года назад +1

    waad mahadsanthy wll
    hawlahan sirdoonka nooso badi

  • @yahyeodayofficial6680
    @yahyeodayofficial6680 3 года назад +6

    Ilaa 1 sano ayan ku xidhanay wanan bogadinaya wabari media

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤ brother keep going very important information ❤❤❤❤❤

  • @kassimmo4682
    @kassimmo4682 3 года назад

    Barnaamijyada nuucaan ah noo soo badi bro

  • @yahyukafilms764
    @yahyukafilms764 3 года назад +2

    🔥Maalin ayaan burburin doona mossad wabalan🔥

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤ thanks 🙏

  • @nimcanomer4142
    @nimcanomer4142 3 года назад +1

    Allah burburiyo sirdoonka abeesada

  • @SamiiroFarxaan-b1m
    @SamiiroFarxaan-b1m 11 месяцев назад

    Pro abdirahman omar keep going ❤😊

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 3 года назад +2

    Asc sxb 1kahor ayaa iigu kaa danbaysay
    Waan kusalaamay wll

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад

    Thanks

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 года назад

    Keep going hormar wacan

  • @abdiwahabkasim485
    @abdiwahabkasim485 2 года назад

    Muqaladan so badi sxb

  • @ilyaasqursidiid
    @ilyaasqursidiid 3 года назад +4

    Waaber media ❤💯

  • @fahadappdala546
    @fahadappdala546 3 года назад +1

    Aad baan ku salaamay abdirahman

  • @hansareofficial2550
    @hansareofficial2550 3 года назад +1

    Asc Abdiraq team waberi ayan ka mid ah ahy waxaan codsanaa barnaamij ku saabsan Arimaha merayasha cashar nooga soo diyaari ustaad hadii ey macqul thy

  • @shaafieraho7826
    @shaafieraho7826 3 года назад +1

    Sxb qli Alle haku xafido adoo raaliya xagee joogtaa ani lascanod aad ayaan kuutageraa

  • @HEYTHAM66
    @HEYTHAM66 2 года назад

    M.a Ustaad Horay usoco 😘😘

  • @UbdullahiAlia
    @UbdullahiAlia Год назад

    Keep going my pro🎉🎉

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Keep going

  • @ridwanahmed8820
    @ridwanahmed8820 3 года назад +2

    Ninka kaliya ee muqaladiisa aan mahadiyo❤

  • @bravoboy6555
    @bravoboy6555 3 года назад +1

    Hore usoco lkn pro baryahan waad kacaajistay jannalka

  • @sacdacabdilaahi6782
    @sacdacabdilaahi6782 3 года назад

    Wd mahad snthy macalin

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan5921 3 года назад +2

    My favorite channel 💞🤣😂🤣😂🤣🤣😂😂😂

  • @daar_taqwaa
    @daar_taqwaa 3 года назад +1

    Xushmad @Waaberi Media 🥰

  • @ISLAM36363
    @ISLAM36363 Год назад

    Nin wayn chanelki❤

  • @shukrialasow1158
    @shukrialasow1158 3 года назад +1

    Wlhi waa mixnat waxaan fahmi waayay waxa eey iska aamin san yihiin ama eey naga aamin san yihiin oo saas dhan eey noogu neceen oo anagane aan ugu neceb nahy ee pls muuqaal nooga soo duub ✌one love

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 года назад +1

      Waayo nabi mohamed scw ayaa iyaga ka saaray madiina ilaa maalinta muslim oo dhan way ka xanaaqaann

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 11 месяцев назад

    Nin wax bartay❤❤❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 9 месяцев назад

    Allah guuley reer palestini iyo muqaa wamadooda insha Allah ❤

  • @KhayriyoNuu-go5rv
    @KhayriyoNuu-go5rv 12 дней назад

    Ustaad koorso video editing noo bilow❤

  • @hudayfisaleebaan4106
    @hudayfisaleebaan4106 3 года назад

    Walhy Wll Vido Waad Soo Gabisaa Ee Markasta Nooso badi

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 года назад +2

    Waxa layiri Kutub dadka aysan heysan ayay Hystan Sbbtoo ah alle ayaa yiriba AHLU KITAAB war Mobilkan aan wadano wxalagu sameeyo Kitaabay ku qoronyihiin inay fikireen ayy wxy dhaheen Ddka xageen ka qabsan krnaa mrksy Warbaahinta aadeen halbowlaha Umada ah

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 года назад

      Kitaabka waxa la dhahaa sanduuqa sirta ee yuhuuda oo waa sixir ay jinkii nabi sulaymaan ay q0reen laakiin nasiib wanaag wuu ka lumay

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 года назад

    ومكرو ومكر الله والله خير الله الماكرين

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 года назад

    Wll wiilasha xabsiga gumeystaha ka baxsaday ka soo hadal iinsha allh

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 3 года назад +1

    Aad Oo weyn pro

  • @sakariyeartan7838
    @sakariyeartan7838 3 года назад

    Sxp musicada magaceeda managu caawin kartaa

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 3 года назад

    Xayaakalah zxb

  • @saadanabdi4107
    @saadanabdi4107 3 года назад

    usted Abdi Rahman omar

  • @dentonali5899
    @dentonali5899 3 года назад +1

    Walalow mowduc noga so same mowduc ku sabsan cyber security adigo mahadsan

  • @B3乂SULDAAN
    @B3乂SULDAAN 2 месяца назад

    😢❤

  • @shariifmukhtar
    @shariifmukhtar 3 года назад +4

    Barnamij kaso diyari moosad fashilaad kuu dacaY
    Ugaz

  • @dirisleabdi9546
    @dirisleabdi9546 3 года назад

    Plz Ka Soo Hadal Mafiyada Japan Ee Yakuza

  • @B3乂SULDAAN
    @B3乂SULDAAN 2 месяца назад

    😢

  • @hamzemahamed2054
    @hamzemahamed2054 3 года назад

    Wadan haku tilmaamin yuhuuda dal malaha

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 года назад +4

    Nononononononononononononononono
    Waan ku jeclahay ♥️♥️♥️🥰😘🥰😘

  • @jamaaludiincabdulaahi9246
    @jamaaludiincabdulaahi9246 3 года назад

    ooo waaiku dhageysatay

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 года назад +1

    Waa maxay ibnu aadam? Saaxiib bini aadamka video nooga soo diyaari suu u shaqeeyo iyo xogo dheeri ah 🙏

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 года назад

      Human evaluation dheh nio ama abuurtaanka aadamaha

    • @khayr.shorts
      @khayr.shorts 3 года назад

      @@promahamedaxmed1274 sxp may human ibnu aadamkaan ka hadlayaa

  • @hamzanisports1595
    @hamzanisports1595 3 года назад +1

    Sidee RUclipsr u noqon karaa abdirahman omer iga caawi walaal

  • @maxamedsabuul785
    @maxamedsabuul785 3 года назад

    Allh ha inaga qabto yahuuda islaanka haka fagajig naado malcuuniinta

  • @alifarah6146
    @alifarah6146 3 года назад

    Dalmaha ee waa gumeysi doon
    Ee dal haku sheegin melaha qar sidi
    Waddan ayad ka dhigeysay

  • @Abdisamad1722
    @Abdisamad1722 3 года назад +2

    Abdirahman Omar Keep Going ❤️👏

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 года назад +2

    Nin Somali_Yahuudi ayaa Afgooye asigoo dd kula sheekysnyo lana ogeen Yahuudnimadiisa Sheeko Yahuud ku sbsn laga sheekyy; Nin ayaa dhahy Yahuuda 100 sano daafi meyso 10 sano ayaan uga dhiman Ninkii Somali_yahuudi ahaa wxu dhahy Dhamaan myno dadkii yaab maysan islaheen Yahuudi ayaa idnku dhax jiro

    • @saamiyamahad2227
      @saamiyamahad2227 3 года назад

      Somalia wey joogaan basaasiin yuhuuda u shaqeeya kuwasoo waxooga lacag ah ka qaata yuhuuda

  • @mohamadshiine89
    @mohamadshiine89 3 года назад +1

    aaway Walal tarikhda ninka tiri hoos ba so dhigaya

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  3 года назад +2

      Waa kan wll 👉👉 ruclips.net/video/cEWER56nC0w/видео.html

    • @mohamadshiine89
      @mohamadshiine89 3 года назад

      Mahad sanid Walal

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi2880 3 года назад +1

    Mossad wxn ku maqle
    sheekada aamina almufti

  • @Abdirahman606
    @Abdirahman606 3 года назад +1

    First ✌️

  • @generousabdihakimhhamsa1332
    @generousabdihakimhhamsa1332 3 года назад +1

    Nabad ahow saaxiib. Waxaad soo gudbisaa xog sugan oo xiiso leh.

  • @jamaaludiincabdulaahi9246
    @jamaaludiincabdulaahi9246 3 года назад

    Sxb mcn abdirahmaan waan ku saalaamy marka hore marka labaad nio waxaan ahay qofku xiran barta yuotubkaaga nio waan ku taageeraa m.a lkn dacwo ayaan kaa ahay magaraty waxan instgramkaaga kaasoo diray oo aktaada ka fudud kaw dheh waxatahy sxb qaaliya waxoo nosoo gudbiya aan ceyb ka imaan qolodaan som dream anaa soo gudbisid waa arag aan arkay say udhaqmayaan oo xitaa hadii lawaco aan an dadka telka kaqabaneen sida xog lookasoo qaadan lahaa magrtay

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 3 года назад

    Waxaa aad u jeclaan lahaa in sirdoonka yahuuda mosad oo kale alyeelato Somalia 🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 3 года назад +2

    Mossad wxaaku bartay Aamina Al mufti

  • @axmedxaaji2897
    @axmedxaaji2897 3 года назад +1

    Asc.mahad sanid cabdiraxman cumar.

  • @AnwarAli-bp1wh
    @AnwarAli-bp1wh 3 года назад

    Wll waan kuu xisnay maxaa kugu dhacay

  • @madeyboy2595
    @madeyboy2595 3 года назад +1

    Waabari waalidka waxbarashada
    Waari maysidee war hakaa haro.

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 3 месяца назад

    Al yasin 105

  • @garaadabdifatah263
    @garaadabdifatah263 3 года назад

    Apdirahmanow Baryahn Barnamijyada,kama Hayne maLin WaLpa Mid So gaLi Sidi Hore Ma tihid imika

  • @king__saacidiinho7903
    @king__saacidiinho7903 3 года назад +2

    Wan kusalaamey sxb

  • @abwaantayo
    @abwaantayo 3 года назад +1

    Waxan sugaa marwalba soo dhicista barnaamijkaaga sxb

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 3 года назад

    Mareykanka ayaa caawiya

  • @zad00zed
    @zad00zed 3 года назад

    Lkn maanta wax urdun iyo marooco layidhaah majiraan oo madaxdoodii ayaa taleefan looga taliyaaa.

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 года назад

    Mosad wa cagaha ay ku tagantahy israel lkn wxa waxa sbb u ah carbta oo wx sirdoon ah lhyn ayy sidy doonan ka yeeln
    Lkn turkey iyo pakistan sirdon wngsn ayy leyihin kuws uma gali karaan

  • @cabdulqaadircaafi6337
    @cabdulqaadircaafi6337 3 года назад +2

    Adunka yahuda inicnabanahy

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 3 года назад

    Wlhi yuhuda waxa kala yabay wa dad xita u ekeen dadka xita dhagaha ayey rag iyo dumar labo tin dhe dher ka destan qamisyo madow ayey watan iyo kafiyo magalo an guri ka radi jiray bey u badan yihin dadka ha isku adin ayey dhahan lkn adunka qof àad ku cad gudib kuguma xad gudbayo lkn wa dad dadka u eken

  • @cadaroosh8364
    @cadaroosh8364 3 года назад

    Srael wali may gumaysan dal maxaad u adeegsanaysaa kalmada gumaysi?

    • @amransaciid5773
      @amransaciid5773 3 года назад

      Falastiin mayag lehe waa dhuul carabed o ey awood shegasho ku heestan mise maba ka war heysid in dhuul carabed ey ku fadhiyan

  • @abdirahmanbukhaari7391
    @abdirahmanbukhaari7391 3 года назад +1

    sxb waxaan kaa codsanaya inaad si dhamestiran ugu sharaxdo websiteka freelancer si aan ugu baxno aniga iyo kuwa ila midka ah waa codsi maahan qasab waxaan kaa rajeynaya inaad si dhakhso ah ugu soo hadashid mahadsanid sxb

  • @naciimasaleban362
    @naciimasaleban362 2 года назад

    Waxn ilaa Hada layaabanahay carabta wax ka khaldan

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 3 года назад

    Walal Abdirahman Minxada dalka turkeyga xareenshadiisa goorme bilawanesa adoo mahadsan🙏🙏🙏
    #Turkeyblusari

  • @Inasaeed
    @Inasaeed 3 года назад +2

    Mossad walle aqoon ii malahan ✌️

  • @cajaaib11
    @cajaaib11 3 года назад

    Walalahyga somaliyed fadlan supscripe