maxamedow waxaad u tagtaa ninka laga helo badanaa istaanka howdka ee hargaysa ee la yidhaahdo hadalo wuxuu hayaa silsilad gabayo ah oo riya laga tiriyay taas oo dhexmaryay isaga iyo rag kale oo habaryonis ah
Kani warba ma hayo Wixii maalintii hore syuu jooga. Waar waa la ganaaxay Ethiopia Waar meel walba waa laga qabsaday Ethiopia Waxaa soo dhow iney raaligelin bixiso
Insha .allah gabiley ayey xabashidu dagi doontaa ilayn meel kale uma hayaane kuwa daganina xarshin haw waydaartaan dad dhintay oo cudad qaba oo naxli ku nool waligiina guulaysan maayo .intay oromo ka talinayso
Bada somaliyeed haday umada soomaliyeed ka dhaxayso sow maha in dhulka somaliyeed na ka dhaxeeyo …..wa suaal haday ha tahay maxay Daaroodku from Kenya ila jigjiga u lahayeen Somaliland haka baxdo laascanood
Xaarow tan ninkii lahaa baa ka taliyee muqdisho ama ka ooy ama qosol ama dilaac Saad doonto sa aan Dawlada fadhiidka Talo ugu lahayn aya xaqiiqo ah shibrirow baroorta 😂
Ethiopia and Somaliland are truly two brotherly nations and history proves itself once again.❤ you from Kenya 🎉
Itoobiya aamin maleh,ilaahow naga qabo sharkeeda.
soo badi
GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ILAAHEY AYAA MAHAD ISKA LEH WEYNU GAADHNEY WIXII AYNU U SOO SAMIREY INTA BADAN ILAAHEY HA INOO BARAKEEYO WADANKEENA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤
Abwaan mahadsanid
Guul guul
MashaAllaah warka keliya den sugo dhawr jeerna aandaawado laakiin warwareejita ama boodboodka kajooji walaal khayr hele
❤❤❤❤❤❤❤asc masul sare soodaa warka
Somaliland viva .
Nin rageed guul Somaliland
Maasha Allah
Run
Waxbadan ayaa laciilay Somaliland lkn ugu danbayntii free quickly Somaliland country 2024
Masha Allah tabarakallah guul 🎉🎉🎉💪💪💪👍👍👍❤💬💚
5:55
😮@@QaadiCiise
Inshaallah Wayne helaynaa oqoonse and thank you maxamed dirir warkaga wax ku ilks ah I’m in Canada and I old Wes watches your news
Masha allaah somaliland
War hala joji iyo huwanta so socota laascono haku filato yaan la amiiniin
Mansha ❤mansha Allah
Guuuul guuuùl soomaalilaan❤❤❤❤❤❤❤❤
Guulla somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah guul
Walee waa laga sheekeen doona. Dhul Ethiopia la soo waa hoogii ugu horeeyey ee Somaliland ku dhici doona.
Maasha allaah guul somaliland inshallah 💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️
Gabay ma rabno ciidan noo dega bada oo ethiopian ah yeelimayno
Inshallah khair
Guulguul
Guul somaliland
Warqadii ay ithoipia soo saartay aqoonsi kuma jirin Ee Reer somalilaanow Aaway aqoonsigiii!!!?
Waxba lagama qabankaro somaliland❤
Somaliland ilahay ba jecel
Ethiopia waxy sheegty waa run waa taarikh ayey diidii jiren cadawga Somaliland ay dhayda kacadaysay Ethiopia waa in aad loo dhaweeyo weyi🎉
Yaase aaminaya
Ina dirir beentii habaar buu ku darsaday.
Guul iyo gobonimo
Waxan ku nolahey canada farxad awadeed laba habeen farxad man sexan
GUUL IYO GOBONIMO
itoobiya sida muuqata ictiraaf ma wado markaa dekadi ma jirikarto
Ayaan darradaada ha buunbuunin miskiin yahay ku dhacay moolka boqol iyo soddonka milyan ee dagaagaya ee itoobiyaanka ah waxaad se garandoontaa maalinta aad sida falastiin noqoto
Waa Su aal fiican lkn ma iwaydiisay in aad doonayso in aad goosato oo sool sanaag ceyn intaba aad madaxbanaani kuraadinatsay hada goojacade kusoo laabo somaliwayn hakalagooy
Anigu somali in uuw ixukumo. Rabaa isaaq ama daarood ama midkale oo somali ah. Aniguna. In aan xukumo. Rabaaa
S/L waay udhamaatay oo muse Ethopian Baa uu dhameeyey,taar tv beenhaka sheegiin xaqiiqada ah in ethopia qasaab iyo boobwado oo S/L doonayso inaay bilaashku qadato wax base iyo iijaarlayidhahadana majiire wuxu muse saxiixay waa qaadasho dulka S/L iiyo badahiisa oo dhaan, warka karuunsheeg, ethopiankoo dhaami waayso guuri oo laguqabsaan siifudid,waxan
Faransiis oo aduunka dadka uguxuun ahii wuxuu wada waa maslaxada ethopia ee mahaa taanS/L shicibkeeda,
Raabo,dhulbilaasha iyo deked ama baad bilaasha aduunka kamajiirto musena
S/L bilaashkuma bixii karo,
Hadaay aqoonsinoqoto S/L iyado dhulkeeda iyo badeeda haysata la aqoonsan, boob yeelimaayno,dhaacyelli maynoo, Been iyo qiyaano yelimaayno
Masha allah nooloow afku kuma go o
❤❤❤❤❤❤
geelow maalintaad ganboor daaqdaa laguu yabaa
Allow ha kayeelin
Wax ku darsiga ethopia waa mid aad ka shalaayi doontaa
Waadigaa ku hoosnool qushbal waryaa
Wax ma garatadu ma fahmayaan
Wcs❤❤❤❤
Malintii ithopia sookasho oo xoog adeegsato maxaa shegi waxay ilatah in lacagta lakuu kordhintoona
Saldhiga waa maxay shaqadiisu ama u jeedkiisu
Hahadaaqo maanlaawuhu ee socoy hayaan kii kelmadaasaan iibsaday
cajab kolba meel ha uboodo itoobiyo
Maalin horena 4ayaa ka soo baxsaday huwanta
AFKIISII CADAYANJIRAY CEERIINKA NINKII KUCUNAYOOW
#CALOOSHAADI URKEED!!??.
XABASHI NINKII
RAACOOW HILIBKA CEERIIN EE AAD KAHESHO
ANIGAH WAXBA HA'IGASIIN.
LAAKIINSE MEESHAAN AQOONSI MAJOOGOH,
XABASHINA,
#BADDA,
SOOMAALIYA,
MAHELEEYSO!!
#ARRINTU WAA
MAXAY KANUUGTAA AMA KUNUUGTAA?.
.. SIDAASI DARTEED
#XAMAAS,
DALKASTAABA WAALEEYAHAY
#SOOMAALINA
ALLAAH
WAADHIIBAY?.
EE JIDKA TAREENKA EE JABUUTI HALA XIRO
JIDKA BARBARA IYO BOOSAASSO,
DHAMAAN XABASHI
HALA XIRO.
SUUDAAN IYO
MASAR IYO ERITERIYA,
BADAHOODA ITOOBIYA,
WAX HAKALA SOODAGTO.
War Naga joojiya dadka soo goosabaya yaanay soo dhaafin Gobolkoda sool .waayo waa dad aan la aamini Karin gurigooda Haku ekaadaan.
Maxaa isku xidhay aqoonsi iyo ciidan naqabsada
reer ciidLa ka ciiyaar ya yaaqn damaci isaaq Lan ku jaab
War uf baalaguyeri😢
maxamedow waxaad u tagtaa ninka laga helo badanaa istaanka howdka ee hargaysa ee la yidhaahdo hadalo wuxuu hayaa silsilad gabayo ah oo riya laga tiriyay taas oo dhexmaryay isaga iyo rag kale oo habaryonis ah
waar waxaasi wax dadka maraya masha dhul iyo bad cidna aduunka lama siiyo ictiraafna laguma badasho qomiyadan dhukeenii haysata dhul iyo bad ugu dara adeer muuminka god 2jeer lagama wada qaniino ma ogalin take dhulkayaga ah amxaaro inay timaado odaygan waalana waan iska qabanaynaa ee fulayga ah somaliland buu kala diray
Ethiopia wax ma haysato maxay cid caawisaa. Waa sabool
❤
Ma ciidan ku qabsadaa aqoonsiya
Waar taaro I come here to learn Somali
Wax waliba waa sax laakiin waa maxay ciidankan bada yey ilaalinayaan
Been weyee tasii.muse down
Kani warba ma hayo
Wixii maalintii hore syuu jooga.
Waar waa la ganaaxay Ethiopia
Waar meel walba waa laga qabsaday Ethiopia
Waxaa soo dhow iney raaligelin bixiso
Yaase laminate
Sawirada ka daa dhaqaaqyada badan
Waa maxay ciidanku
Kkkkkkkkkkk
Somaliland cadow aan muuse biixi ahyn ma laha. Taarna wuxu ka mid yahay kuwa iibinaaya dalka
Haday weyntahay
Insha .allah gabiley ayey xabashidu dagi doontaa ilayn meel kale uma hayaane kuwa daganina xarshin haw waydaartaan dad dhintay oo cudad qaba oo naxli ku nool waligiina guulaysan maayo .intay oromo ka talinayso
Waar ciidanku waa maxay
Labada jiidhood?????!!
😂😂😂😂😂
Sheeko caruureed
ARAGTAYE MXD ORAN
Bada somaliyeed haday umada soomaliyeed ka dhaxayso sow maha in dhulka somaliyeed na ka dhaxeeyo …..wa suaal haday ha tahay maxay Daaroodku from Kenya ila jigjiga u lahayeen Somaliland haka baxdo laascanood
Xaarow tan ninkii lahaa baa ka taliyee muqdisho ama ka ooy ama qosol ama dilaac Saad doonto sa aan Dawlada fadhiidka Talo ugu lahayn aya xaqiiqo ah shibrirow baroorta 😂
Waa Su aal fiican lkn ma iwaydiisay in aad doonayso in aad goosato oo sool sanaag ceyn intaba aad madaxbanaani kuraadinatsay hada goojacade kusoo laabo somaliwayn hakalagooy
@@abdiwaliosman4706
Bilaa ogolaanshahaabaanu ku soo laaban waanu ukaadsanay soo afjarista xuduuda runtii noogamay datain yaa daarooodaay dii iyo maryo tuurkiinii nicmada ilaahay gaar nooga dhigay baanu dib ugu laabanay jigjigadii aad Naga soo weerarteena anay caawa ii casuunantahay oo mustaqbalka jigjigana wax lanaga waydiiyaa laba uunbaydun midyeeli waydun ka guuri ama towxiidle ayaydun gacantiisa ku Saari oo waydun kasifayn dhexdiina alshabaabta iyo huwanta haybta aad ku keenteen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤