NAGTI SHAQALAHA EE SUMEYSAY HOYO & 5 CARURA OO XABSIGA LAGASO DAYAY OO SIDII AROSKI LOO GALBINAYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 64

  • @Marian_Ibrahim
    @Marian_Ibrahim 13 дней назад +5

    Firstly I’m not surprised about this. I feel sorry for the family. But we keep hearing this over and over again! Here in America I do all my housework with small children without any help from anyone! Alxamdulilah I still manage to do it. I will never understand how you can trust someone with your food.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 14 дней назад +8

    Ala Somalida Kenya jooga kibir badnaa…….war isku filnaada guryihiina iyo ciyaalkiina ka adkaada! War anakoo baraf ku kalahno maalinwalba ayaan isnadaminaa dharkeena dhaqanaa rashiinkeena karsanaa, guryaheena iyo ciyaalkeena asturanaa! Weekly deep cleaning and light cleaning daily easy and safe

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 14 дней назад +7

    In jeelka mudo ku jiirto ayay ahayd .side usideynaya.qof doonaysay in ay kudisho.shaqale kale ayaa ku fakiri intay dhib geystan dhahaya waa laku cafiin. Somali iyada dhiib isku geenaysa.in iska dhaafa shaqalaha guryaha idinka shaqeynaya.dumarka somali.ma curyaanba .subxnalah..

  • @Nafisa-t7l
    @Nafisa-t7l 14 дней назад +4

    Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey mahadiisa hadiiba kabadbaadeen

  • @Umo580
    @Umo580 14 дней назад +4

    ALLAAHU AKBAR ☝️ 🤲 🙏

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 14 дней назад +11

    Subxanalah rer nairobi waa Areboyin gacmaha maa la.dihin maa wax karsantiin oo ilmihiina haysatiin Nagtii wax Qabsan weydo haladilo🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 14 дней назад +1

      Mid walbo ladan futadey so kala 1abataa why xataa ehelkeda mey qabsato????

    • @musa-sc2cb
      @musa-sc2cb 14 дней назад

      Dumarka Somaliyeed Kenya jooga Cuntatina Karsata Please

  • @HAMZAFarooq-df2qz
    @HAMZAFarooq-df2qz 14 дней назад +2

    Subxana Allah O my goodnes😢😢😢😢

  • @BarakoBarako-f1r
    @BarakoBarako-f1r 14 дней назад +2

    Mahadsanid wll sida noola so wadageysid kheyr alaha ku siiyo

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 14 дней назад +4

    Gabdhaha somaliyed waxan dhihi lahaa inaad howshiina qabsatan oo kamarantan shaqaale marwalba halts ayad kujirtan

  • @Nafisa-t7l
    @Nafisa-t7l 14 дней назад +2

    Allaahu rabilcaalamiin

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 14 дней назад +2

    Alxamdu ilaahay ayaa kubadbaadiyay

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 13 дней назад +4

    Dumarka somaliyeed ha ka shaqeeyaan gurigooda.

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 14 дней назад +2

    Subxanalaah😢

  • @saafiladan2573
    @saafiladan2573 13 дней назад +1

    War naagow hala shaqeysto illahay ka cabsada war dad xanuunsan baa tihiin hallo hala shaqeysto wah wah

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 14 дней назад +12

    You are making a huge mistake for releasing a criminal she will be back and do worse things

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 5 дней назад

    Allah ku idina xafiido❤❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 14 дней назад +3

    😮😮😮😮 Nairobi cadaalad ma taalo somalida wa lagu dilaa birina haashim so deenayaan somalida dalkodi naceen aaminey dhul shisheeya saan logu dulmina cadaalad laheen rabaan somalida qofki uroon majeclo Libia naftoda Ka ibiyan dhibaato gaajo lo gesto badas Ku shubeso hdane kusi socdan mesha udaran aad ugu bataan dhibaato jecel yihiin kenyan hda cunsurinimo bilaaben somali wa so naceen in laga saaro rabaan 2027 udhaaranayan ine iska saari doonan somalida

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 14 дней назад +6

    Inay disho xaq uma laha hadeyna shaqadeeda u bogin iska ceyri intay hada sheegtay oo dilka ah in ka badan ayey cadaadisay

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 14 дней назад +3

    maxaad cunugaaga caanihiisa biyihiisa iyo asaasadiisa ugu ogolaanee khalad hasamayn again

  • @mss____xabiibaali8319
    @mss____xabiibaali8319 14 дней назад +3

    Marka qaraaceysid madaa dhaley shaqadada maqabsatid

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 14 дней назад +2

    ASC inigu jelka ayan ku hayn lahha ugu yaran 6 bilod

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 14 дней назад +7

    Somaliyey hadad awodaan cuntadiina karsada

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 14 дней назад +2

    WAR NIYAHOOW ANIGA KEENYA UREEYSO WAAN KA SOO GUURAY
    7 BILOOD KA HOR ALXAMDULILLAH HADA MALAYSIA 🇲🇾 OO WADAN MUSLIM AH OO NOLOL FIICAN YAAN KU NOOLAHAY OO MEEL WALBA MASAAJID KU YAALO

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 14 дней назад +2

    Naa Guryihiina adinku ka shaqaysta oo saad u bad baadaan adinka iyo ilmihiina

  • @NaimaNuur8943
    @NaimaNuur8943 14 дней назад +3

    hooyo baby caano loogu soo diyarinayo waa qalad caajiska badan iska dhafa somali sisters

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 14 дней назад +2

    Aniga hadii an ahay jeelka ayey kujirilahayd

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 14 дней назад +3

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 14 дней назад +2

    CAMIRADZ WAXEY WAXTARTAA MArkey wixii dhicilahaa dhacaan ee is ilaaliya managers azn deynlahaa

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 14 дней назад +4

    War naagtan caruurteda ku filayn hala furo

  • @11naa44
    @11naa44 14 дней назад +3

    Nagaha somalida shaqaale ayey khalad ka fahmeen guri 2 meter ah aya shaqaale lo qabsana wana khalad

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 14 дней назад +2

    Waa layaab runtii... Iney ciqaab marto oo xoogaa la kululeeyo bey aheyd waayo hda wey sii wadi hawlahaas iyadoo moodi doonta iney somalidu masaakiin wada yihiin...

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 14 дней назад +5

    Iska dhaaf naag haqabsan ilmahaga ushaqeeyso kuligiin caajis iska dhaaf

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 14 дней назад +3

    oo maxa uqaracesa ma ada dhalay yaab

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 14 дней назад +4

    Kuwa kalo badan aya inteey Dad badan sumeyaan ayay ku fakari donaan in lacafinayo ,ee adkatay 🤔

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 14 дней назад +2

    Kenya wax kastaa waa lacag
    Leta beza😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 14 дней назад +1

    War dumarka Somaliyeed iska ilaali naagahan ajanabiga ah oo shayaadiinta ah oo gurigiina ha keenina. Iska daaya caajiska oo howshiina qabsada. Xasbuna laah wa nicama wakiil.

  • @Haretkeyow
    @Haretkeyow 14 дней назад +1

    thnk you br wan kulasocona mar walba taliyee

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 14 дней назад +3

    OO CUNUG 1 SANO JIRO MAXAA HABEENKII CAANO LOOSIINAA WUU WEYN YAHEE

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 14 дней назад +2

    WALEE SOMALI LAYAC MAXAA CUNUGAADA CAANIHIISA UGU DIREYSAA IN LADAAYO MAAHAN DADKALEY SUMEYNEE

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 14 дней назад +2

    Ayadu xay qabataaa
    Maxay isugu halayneer

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 14 дней назад +2

    Waan filaayey in naagtas max-
    kamad lasaaro doonin, waayo?
    Soomalida wey neceb yihiin
    dacwadda maxkamadda oo
    layskagadaba noqonaayo.
    Maamafas wey kumahad sanyahay Hadday wax cafisey
    Ha ogaato inay dad kale ee
    soomaliyed inay sumeyso!!!!

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 14 дней назад +1

    NAAGAHA SO.MAALIYEEDOOW CADAAWADA LA IDIIN QABO MAYARA IDINKANA LAD NAANTA IDIN QALADO
    NAA 150 ARDAY O KENYAAN AH SOW GARIZA UNIVERSITY LAGUMA DILIN

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 13 дней назад

    Halaa sumeyo eeyaahaa daboyinka waa waayiin khuruun naag Somali

  • @abdifatahali6431
    @abdifatahali6431 14 дней назад

    Gabdhu cod mcnaa m.a💋💗😂

  • @sadoabdiomar
    @sadoabdiomar 14 дней назад

    Iskuna illaasha is kana illaasha naagaha si wngsn ula dhaqma dadka idiin shaqeynayo

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 14 дней назад

    kiinyaanka ah maxaa kaga cel celineysaa??

  • @saiddirie1
    @saiddirie1 14 дней назад

    ❤❤🎉

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 14 дней назад

    Yaa laso dhaweysan naagta

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 14 дней назад

    Asc

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 14 дней назад +1

    Dumarkan wada doqmaha maxa ka qaldan

  • @MohamudMohamed-q4m
    @MohamudMohamed-q4m 14 дней назад

    7i

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 14 дней назад +1

    waxas waxaa keenay nimanka somalida oo
    naagaha caajiska badan guryaha kucaysta
    oo nago ajnabi ah guriga keensanaya
    Nagahan hashaqaystan ilma hooda haday
    korsan karin dee hadhalina ciyaal.

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 14 дней назад +2

    OK lakiin why ay uu garaac dee shakhalaha.
    Naag somaliyeed oo Nairobi joogtaa waa sil sariir yaala😂😂

  • @NimcoAbshirdaar
    @NimcoAbshirdaar 14 дней назад

    Adiga sun in lagu siiyo aya fcn

  • @Deeko-f4n
    @Deeko-f4n 14 дней назад

    Po, wa wa ww a

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 14 дней назад +1

    WAR NIYAHOOW ANIGA KEENYA UREEYSO WAAN KA SOO GUURAY
    7 BILOOD KA HOR ALXAMDULILLAH HADA MALAYSIA 🇲🇾 OO WADAN MUSLIM AH OO NOLOL FIICAN YAAN KU NOOLAHAY OO MEEL WALBA MASAAJID KU YAALO

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 14 дней назад

    WAR NIYAHOOW ANIGA KEENYA UREEYSO WAAN KA SOO GUURAY
    7 BILOOD KA HOR ALXAMDULILLAH HADA MALAYSIA 🇲🇾 OO WADAN MUSLIM AH OO NOLOL FIICAN YAAN KU NOOLAHAY OO MEEL WALBA MASAAJID KU YAALO