Qiso|Waxaa Tahay madhibaan isma guursano

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Bal maxaa loo takooray oo ay bulshada kaga duwan yihiin ilaahayoow kuwaan danbigooda hanoo qaban
    FG magacyada Aan adeegsaday hadii ay Jiraan dad la dhaho ama si,uun ay wax iskugu aadaan maaha kutalagal
    Asc barnaamijkan waa barnaamij aan kaga qayb qaadanayo wacyiga umada soomaliyeed waxaana kusoo gudbin doona xaqiiqooyin qaraaar kuwaas oo bulshadeena Soomaaliyeed ka dhax jira waxaana idiin soo gudbinaya anigoo ah mohamed Badal waxaadna kala socon doontaan kanaalka mohamed Gafdiid qaybtana waa qaybtii koobaad . daawasho wacan
    Qofkasta oo baraha bulshada saamayn kuleh waxaan ka codsanayaa inay arintaan ka hadlaan bulshadana usoo bandhigaan in dadka la hayb soocayo ay qalad iyo danbi wayn tahay
    ‎@hosowpro
    ‪@ogaansho‬
    ‪@cabdiwali‬
    ‪@sahanka97‬
    ‪@mubarak_hugur‬
    ‪@abdirizakmohamedhashi932‬
    ‪@MubarakHadi‬
    #mohamedgafdiid #subscribe
    #side
    #madhiban
    #somalia
    #filimsomali
    #filinhindi
    #capcut
    #selfcare
    #sideee

Комментарии • 1

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 дней назад +2

    YariisEEy ooriyarey RiyaQEY RaysaanEEy murwodumaroo tee tagey Qatroisliina QaranEEy Qaliyeeyyyy Minyarooy daganeey fariidadey facyaashay troonEey bilyans dumarood Ugu QiimobadanEEy RiyaQEY murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey