Wallahi cunsuriyada dad badan baa soomaalida kala siman sida carabta ingiriika waana dhaqan weligii soo jirey dee waa isla weyni ee illaahey hainoo debi dhaafo
Somali Diintoodu maaha Islam ee waa qabiil. Qabiil marka hore Islam marka labaad. Qurbahana hablihii somaliyeed qadhmuun aan diin iyo dadnimo midna lahayn ayaa qaba wax uu ku qabona lama yaqaan.
Asc walashey aya ku dacday will yar ayu aha walashayna waxa jirtey18 willkana waa gaboya haban iyo malin aya rarkaana uu didan marki lo diday aya ayadiyo rerkana tagan aya albalka kabaxan malintas walahi wan takna hoyaday iyo abahey oo rerkana ayan wada arkanay abahey aad buu ujacla walashay wuxu kuyiri abo miyad iga tagasa waxa ku tiri haa wayo ninkan hadan wayo wan dimanaya kadib siidi aya ku baxday waxan joknay usa 🇺🇸 magalada wixi dagana aya nagu shakadan jiray waaridkey xata shaqada marka adan waxa laweydin jiray gabadadi awey sidi ayan iskaga ilownay walashaye lakin hooyo masan ilobin walashey walahi gabar walba wariidkada ka oysiso 😭😭😭 ayadana hormar magarayso waa hubal how Gabar aya lacarartey nin kadibna so labatay It’s not about qabil lakin wan arkey nakwalba waridka ka nixisoh hormar ma garaso ok marka walashay waxan ku dihijiray nin waad halaa lakin hoyo iyo abo lamahalo imasan dagasan lakin waxa jiro waaxladaho payback abahey iyo hoyaday macan allah xifdiyo waxa no so koriiyan sii sharaf badan aa wilka waxa ku didan dadkisa ayan so racin wayo wilkan abiihis aya gaboya aah lakin hoyadis ma ahen gaboya waxa kalo jira marki willka hoyadi ay gursatay abihiis aya mamadas xirirki lojaray ninkina marku kadalay carurtan asaganah katagay marka rerkan daris ayan ahen hoyaday iyo abahey waxa uu gudidan wilkas hoyadis aya rerkada goyan ninkina carurta ku dayacay marka tas dartad aya logu diday wayo waxa rerkana kabaqayan in ayadana mal ciidlo logatagin masan naga yalin walashay kadibna waxa dacay wixi lafilayay 7 year kadib 3 kids kadib aya hoyo iyo abo gabadi garabsiyan carurtina anaka aya hadano hada walashay marka maqasho gabar wil racaso waka calisa waxana hada jirta walashay 26 year Manshallah allah aya carur siyay
Wax la wayay geelow ninkii wàalanba u duda. Waxay iska cadahay in laga gar daranyhay ee maaha inay naftooda u daldalaan. Gabadha dareenka waalidkeed inay tixgalisa waa waajib
Waxn ahayn nin iyo naag kama hadli taqaanid miya? Mise ada ka hela reero rog maday iyo reero caadi ah iyo kuwa qarka usaaran kolay waintaas adku waydiiyey mid ka mid ah runti. Excuse my comments abaayo incase you see it 👀👀
Wallahi cunsuriyada dad badan baa soomaalida kala siman sida carabta ingiriika waana dhaqan weligii soo jirey dee waa isla weyni ee illaahey hainoo debi dhaafo
guulaysta jacaylkiinu ha waaro
Inshllh nabad isku hela
Somaaliyeey ilahay Ka baqa
Isku daaya qabyalada
Dadka walaaladeen daaya
Waxba may dhibine
Somali Diintoodu maaha Islam ee waa qabiil. Qabiil marka hore Islam marka labaad.
Qurbahana hablihii somaliyeed qadhmuun aan diin iyo dadnimo midna lahayn ayaa qaba wax uu ku qabona lama yaqaan.
Somali qabiil baa halkaa dhigay waynu dulminay reerkaa allah hayna soo hadeeyo
abaayo satullelka ilahay ku bari laaxawla wala quwara ilaabilaahi caliyilcadiim aqriso iyo astaqfar badan iyo saliga nabiga scw faraj ayaa idiin furmaya ilahay idankiis
😭😭😭😭😭Somali Qabiil lage Raacaye
Uf uf qabyalad somalid
Kolay dhaqankani waa mid inaga horeeyay oo maaha mid inigu cusub insha Allaah haduu khayr kuu leeyahay Allaah haku siiyo
Subxana allaah dadkaas waa dad cawaan ax ax ax
Arintaan qabiilka Soomaali ka dhamaan maysee qofkasta oo la sheekaysanaysi iska hubi qabiilkiisa si aadan hadhow mushkilad ula kulmin.
Somalida Allah Kama cabsadan miya wan yabi
Maansha Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Subxan Allah wa dumi 😥😥😭😪
Iam first
Qabiilbaa waalay somalidii
Yaa yidhi jeclow
Maneey jeclaan karin
afkaaga qadhmuun dadka ha hayso
Allahuma aamin 🤲
❣💞💞💞💞💞💞💞❣
Isla baxsada lagac hadi ad haysan wanu ni cawineyna baxsata oo ka guura meshas qabil aya ina walay somali
Asc walashey aya ku dacday will yar ayu aha walashayna waxa jirtey18 willkana waa gaboya haban iyo malin aya rarkaana uu didan marki lo diday aya ayadiyo rerkana tagan aya albalka kabaxan malintas walahi wan takna hoyaday iyo abahey oo rerkana ayan wada arkanay abahey aad buu ujacla walashay wuxu kuyiri abo miyad iga tagasa waxa ku tiri haa wayo ninkan hadan wayo wan dimanaya kadib siidi aya ku baxday waxan joknay usa 🇺🇸 magalada wixi dagana aya nagu shakadan jiray waaridkey xata shaqada marka adan waxa laweydin jiray gabadadi awey sidi ayan iskaga ilownay walashaye lakin hooyo masan ilobin walashey walahi gabar walba wariidkada ka oysiso 😭😭😭 ayadana hormar magarayso waa hubal how Gabar aya lacarartey nin kadibna so labatay It’s not about qabil lakin wan arkey nakwalba waridka ka nixisoh hormar ma garaso ok marka walashay waxan ku dihijiray nin waad halaa lakin hoyo iyo abo lamahalo imasan dagasan lakin waxa jiro waaxladaho payback abahey iyo hoyaday macan allah xifdiyo waxa no so koriiyan sii sharaf badan aa wilka waxa ku didan dadkisa ayan so racin wayo wilkan abiihis aya gaboya aah lakin hoyadis ma ahen gaboya waxa kalo jira marki willka hoyadi ay gursatay abihiis aya mamadas xirirki lojaray ninkina marku kadalay carurtan asaganah katagay marka rerkan daris ayan ahen hoyaday iyo abahey waxa uu gudidan wilkas hoyadis aya rerkada goyan ninkina carurta ku dayacay marka tas dartad aya logu diday wayo waxa rerkana kabaqayan in ayadana mal ciidlo logatagin masan naga yalin walashay kadibna waxa dacay wixi lafilayay 7 year kadib 3 kids kadib aya hoyo iyo abo gabadi garabsiyan carurtina anaka aya hadano hada walashay marka maqasho gabar wil racaso waka calisa waxana hada jirta walashay 26 year Manshallah allah aya carur siyay
Tixgalinta waalidku waa shay muhiima walal inaderkaana ha ahaadee walidkaa qof ayna rabin iska jira hablow
Asc Story ayan haya Whatsp kaga isoshak
Aniga aya rabo in an shako hada damatey iin an kashakayo intah kaso waca
Wax la wayay geelow ninkii wàalanba u duda. Waxay iska cadahay in laga gar daranyhay ee maaha inay naftooda u daldalaan. Gabadha dareenka waalidkeed inay tixgalisa waa waajib
Wadankeeni waxa burbiriyey waa cadaalad daro anoo reer hebel ah waxeey dhashey waxaan aanu qurbaha inagu heysato in gabdhaheemii nin gaalo ah oon ehel iyo diin ba laheyn debriyada ku heysta
OODI AB KA DHOW BAA HORE LOO YIDHI...KKKKK
ilaahay dadka is jecel dadka isku diidaya cudur aanay ka bogsan ilhay ha ku rido iyagna ilhay faraj ha u furo
asc.wll.waarun.lulay.arinka.illaahay.haynaga.duqaado
Waxn ahayn nin iyo naag kama hadli taqaanid miya?
Mise ada ka hela reero rog maday iyo reero caadi ah iyo kuwa qarka usaaran kolay waintaas adku waydiiyey mid ka mid ah runti.
Excuse my comments abaayo incase you see it 👀👀