Mohamed Gafdiid
Mohamed Gafdiid
  • Видео 73
  • Просмотров 43 901

Видео

400 oo Dumarka Equatorial guinea ah 🇬🇶 ayuu la sexday baltasar Ebang |sheekada ugu layaabka badan 🤔
Просмотров 3382 часа назад
Sheekada ugu layaabka badan sanadka waa nin kamid ah madaxda ugu sarayso dalka Equatorial guinea oo la seexday 400 oo dumarka dalka ah gaar ahaan kuwii ay madaxdu qabeen Dumarkii Equatorial guinea 🇬🇶 intii bad baadey bay quraan sarayaan Ragoodii 🙆‍♂️😂😂 #BalsatarEbang #Equatorialguinea #mohamedgafdiid
Balwada Ugu xun Daawashada Ciyaaraha
Просмотров 6414 дней назад
Balwada ugu xun daawashada Ciyaaraha #mohamedgafdiid #mohamedgafdiid #somalia #pleasesubscribe #ciyaaraha #Maxamadqadar
Diinta Iyo Dalka keebaa Muuhiimsan Doqonimada soomalida🫢
Просмотров 11714 дней назад
Diinta iyo dalka keebaa muhiimsan Cashiro aan ka bartay soomalida Husein jama somali cow boy Xusen jamac abdi iftin
alaha u naxariisto sinwaar وَلَا تَقُوۡلُوۡا لِمَنۡ يُّقۡتَلُ فِىۡ سَبِيۡلِ اللّٰهِ
Просмотров 22521 день назад
Yahye wuxuu geeriyooday isagoo si sharaf leh ugu dagaallamaya difaaca diintiisa, dadkiisa, iyo dalkiisa. Geeridiisu waxay astaan u tahay geesinimo, naf-hurid, iyo adkaysi uu u muujiyey halganka xaqa iyo xorriyadda. Wuxuu naftiisa u huray difaaca dadkiisa, isagoo aan marna ka labalabayn halganka iyo heegganka uu u galay mustaqbalka umaddiisa. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, dambi...
abdi iftin somali cow boy ma gaal baa maxaa ka jira muuqaalada xuseen soo bandhigay
Просмотров 1,4 тыс.21 день назад
Abdi iftin somali cow boy ma gaal baa maxaa ka jira arinta xuseen jama soo bandhigay cadaymo Halkan ka daawo muuqaal oo dhamaystiran What a Christians ✝️ learn from Muslims ☪️ ruclips.net/user/liveyHZf0hhlono?si=vNLVnW9Kbumuhnhu #somalicowboy #badi_iftin #husen_jama
Qiso|Wiil dhuxusha iibin Jiray oo Noloshiisa Badalay 🇺🇸
Просмотров 8521 день назад
Qiso|Wiil dhuxusha iibin Jiray oo Noloshiisa Badalay 🇺🇸
3 Arimood kaliya samee salaada subax si aad....
Просмотров 14328 дней назад
3 Arimood kaliya samee salaada subax si aad....
shaqaale adoomo ah iyo shaqaale xor ah|farqiga u dhaxeeya shaqada xorta ah iyo shaqaalanimada
Просмотров 48028 дней назад
shaqaale adoomo ah iyo shaqaale xor ah|farqiga u dhaxeeya shaqada xorta ah iyo shaqaalanimada
Adoonsiga Iskuulada iyo jaamacadaha
Просмотров 166Месяц назад
Adoonsiga Iskuulada iyo jaamacadaha
83 maalmood kaliya 2024| Maxaa kuu qabsoomay 🥲 kubaro laba xirfadood inta dhiman
Просмотров 59Месяц назад
Sanadka 2024 waxaa ka haray kaliya 83 maalmood #mohamedgafdiid #somalia #pleasesubscribe #hormarintanafta #sdieeloosameeya #xirfad #baro_xirfad #duet #qisooyin #qsislamic #dadwaynaha
Ciyaal Dilay waalidiintood waliba iyagoo da,yar shocked story 😲 🫨
Просмотров 247Месяц назад
Ciyaal dilay waalidiintood iyagoo da,yar Caruurta aduunka ugu halista badan Subscribers like 👍 share #mohamedgafdiid #somalia #pleasesubscribe #sidee
6 bilood noloshaada ku badal Beenta YouTuberada 😂
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
6 bilood noloshaada ku badal Beenta RUclipsrada 😂
Gabdhaan Ninkeeda naag jin ah ayuu la guursaday
Просмотров 225Месяц назад
Gabadhan ninkeeda naag jin ah ayuu la guursaday Fadlan subscribe saar kanaalka mahadsanid QISO QISOOYIN QISOOYIN QURAANKA QISOOYIN NABIYADA qiso naxdin Jini naag nin sheeko Dood QISOOYIN Young Edward ♥️ #mohamedgafdiid #somalia #pleasesubscribe #sidee #qisooyin #qisaa #qiso
Qisada maamu iyo Zayn Qaybta 3aad
Просмотров 63Месяц назад
Qisada maamu iyo Zayn Qaybta 3aad
Fadeexad Caalami ah muxuu diddy kusamayn jiray saliida caruurta |what did diddy do for baby oil
Просмотров 1,1 тыс.Месяц назад
Fadeexad Caalami ah muxuu diddy kusamayn jiray saliida caruurta |what did diddy do for baby oil
K’naan ayaa xabsiga loo taxaabay, isagoo lagu heysto inuu 14 sano kahor Kufsi geystay
Просмотров 435Месяц назад
K’naan ayaa xabsiga loo taxaabay, isagoo lagu heysto inuu 14 sano kahor Kufsi geystay
Dadka Ugu xun baraha bulshada Ha daawan
Просмотров 329Месяц назад
Dadka Ugu xun baraha bulshada Ha daawan
Qiso|wuxuu arkay igaboo Filimo xunxun samaynayo kadibna way dileen
Просмотров 114Месяц назад
Qiso|wuxuu arkay igaboo Filimo xunxun samaynayo kadibna way dileen
Waakuma Abiy Ahmed Hoogaamiyaha waalan ee oromada
Просмотров 68Месяц назад
Waakuma Abiy Ahmed Hoogaamiyaha waalan ee oromada
Waayo dadka Quraanka ku heesay maxayse ka rabaan
Просмотров 152Месяц назад
Waayo dadka Quraanka ku heesay maxayse ka rabaan
sidee Youtube ka wax looga bartaa |10 kanaal oo aad ka baran karto waxkasta ood u baahantahay
Просмотров 115Месяц назад
sidee RUclips ka wax looga bartaa |10 kanaal oo aad ka baran karto waxkasta ood u baahantahay
Qisada jacaylka jasiiradda cagaaran Q2aad
Просмотров 175Месяц назад
Qisada jacaylka jasiiradda cagaaran Q2aad
Itoobiya ma qabsan kartaa somalia 🇸🇴 | xiisada Ethiopia 🇪🇹 iyo somalia 🇸🇴
Просмотров 105Месяц назад
Itoobiya ma qabsan kartaa somalia 🇸🇴 | xiisada Ethiopia 🇪🇹 iyo somalia 🇸🇴
Guumaysiga Facebook sidee Taliban u amaani kartaa |xoriyad been ah ayay inoo sheegaan
Просмотров 125Месяц назад
Guumaysiga Facebook sidee Taliban u amaani kartaa |xoriyad been ah ayay inoo sheegaan
Qisada basaaskii yuhuuda ee imaamka ka noqday masjidka al Aqsaa|Abdala faadil
Просмотров 2,5 тыс.Месяц назад
Qisada basaaskii yuhuuda ee imaamka ka noqday masjidka al Aqsaa|Abdala faadil
Qiso jacayl maamu iyo Zayn
Просмотров 184Месяц назад
Qiso jacayl maamu iyo Zayn
Sidee loo dilay axmed Godane madaxii hore ee kooxda alshabaab
Просмотров 3,3 тыс.2 месяца назад
Sidee loo dilay axmed Godane madaxii hore ee kooxda alshabaab
xalane Soomaaliya oo khaniisnimada lagu faafinaayo
Просмотров 1972 месяца назад
xalane Soomaaliya oo khaniisnimada lagu faafinaayo
FOMO|Xaalad Dag dag ah Waxbaa Ku dhaafay fear of Missing Out
Просмотров 982 месяца назад
FOMO|Xaalad Dag dag ah Waxbaa Ku dhaafay fear of Missing Out

Комментарии

  • @KhadarCabdi-s2h
    @KhadarCabdi-s2h 4 часа назад

    Kuwan baareey may joogaan😂😂😂😂

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 22 часа назад

    Wa legend 😂

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 18 дней назад

    MN allah sxp

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 18 дней назад

    Keep going pro 😊😊

  • @RoblehR.a.j.
    @RoblehR.a.j. 18 дней назад

    Noola uree ha maxad geesiga uu garab dhigten, ( Nacaladdi haku dhacdo EE)

  • @fadumafarahahmed1031
    @fadumafarahahmed1031 20 дней назад

    Diinta allah 100000000❤❤❤❤❤❤

  • @Sakariye-u1t
    @Sakariye-u1t 20 дней назад

    Waarun oo soomaalida qof soomaaliyaa wuxuu kugu odhanayaa qabiilku waadambi laakiin in adoo soomaali sheeganaya hadaad qofku dulmisid wadankale kayimid oo ajaanib ah wuxuu kugu ofhanayaa waa sax

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid 20 дней назад

      @@Sakariye-u1t waa yaab wlhi somalida aqoon bay u baahantahay waxaa nahay umad jaahiliin ah oo inay wax taqaano modaysa

  • @shugriyareofficial4022
    @shugriyareofficial4022 20 дней назад

    Ilahay ha u naxariisto

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 23 дня назад

    Qofkan yaan lagu degdegin

  • @ZakariyeHassan-px2fs
    @ZakariyeHassan-px2fs 23 дня назад

    Aaway muuqaalka aad hoos noogu tagtay😂

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid 23 дня назад

      @@ZakariyeHassan-px2fs description ka fiiri walal ama halka kadaawo. ruclips.net/user/liveyHZf0hhlono?si=vNLVnW9Kbumuhnhu

  • @KhaalidQaasim-b1m
    @KhaalidQaasim-b1m 23 дня назад

    Guuleyso wll❤

  • @Xoghayeshow
    @Xoghayeshow 25 дней назад

    😊

  • @mohamedosman1000
    @mohamedosman1000 25 дней назад

    🎉❤😮

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 25 дней назад

    Sxp lawadeena kii 10k horgaara

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid 25 дней назад

      Waad iga horgaari walal dadaal uun lkn aan subscribe isku saaro 😂

    • @qisooyin.channel.m2
      @qisooyin.channel.m2 25 дней назад

      ​@@Mohamedgafdiidani waa ku ahay adi lee dhiman

  • @SaharaHusseinahmed
    @SaharaHusseinahmed 25 дней назад

    Xiligas maba uunoleyn wiilkas

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 25 дней назад

    😊😊

  • @M.J-l8p
    @M.J-l8p 27 дней назад

    Hada la yabiilabo adi kugu xeeranahay 🫡

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 27 дней назад

    hada. laxan. xun. maxaaad. nooogu. sheeegaysaaa. maxaaa. naga. galay. sxb. sabab. gaaladan. waaaa ba. gaaalo. waaad. u jedaaa ee. maxaaa. naga. gala. oo. inaga. quseeeya

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid 27 дней назад

      @@abdulrahmanhassankafi6312 arimaha caalamka kasocda inaan ogaano waa muhiim wll

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад

    Waa beenaaleyaal kuwani

  • @artismagraphics
    @artismagraphics Месяц назад

    Muuqaalkii ugu runta badnaa sanadkan!! Koley qoladaas aad kahadashay ardaydooda ayaa ku soo weerari doono halkaaga ku taagnow. Guul badan baan kuu rajeynaa sxb.

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@artismagraphics maya sxp inshaa allah ima soo weerari doonaan dadkaygana been uma sheegi doono oo kama ganacsan doono dareenkooda mahadsanid sxp

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials Месяц назад

    Waa Runta ( Bulshada Damarta Daran Waxa ay u baahan tahay intan 1) Wakhti Jaangooya Wax qabadkooda iyo Baahida Xiligaa jirta sida ay uga faaidaysaniyaan 2) Dadaal Ku xidhan Marxalada Hadba aad la nooshahay 3) Dulqaad Joongooniya Aragtidaa madama Fikirku waa uu kala duwan yahay adamaha Fadlan waad ku mahadsan tahay sida aad Nagu sheegaty Aragtida Ah in Baahi kasta ay leedahay Wakhti Inteeda leh oo Alle uu raali uu ka yahay Mahadsanid

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

    Sxp maa ila sohadashi

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@qisooyin.channel.m2 sxp Instagram ka igala soo hadal

    • @qisooyin.channel.m2
      @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

      Ma isticmalo ee wats apkaga iso qor wax yar lee ixayirayo ayan ku wedi lahaa

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@qisooyin.channel.m2 Facebook ma isticmaasha walal

    • @qisooyin.channel.m2
      @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

      @@Mohamedgafdiid Haa

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@qisooyin.channel.m2 wakaas igala soo hadal. facebook.com/shafeecibnu.badal

  • @ShafeecAli-hg1ey
    @ShafeecAli-hg1ey Месяц назад

    Edit ka wuu fadhiyaa 👌

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

    Inan youtuber noqdaa rabaa cida ihesatana waa sawirka hore ee video ga aa igu adag sidee lo sameyaa

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

    Codka maxa ku duubtaa

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@qisooyin.channel.m2 mobile ka kuduubaa walal lkn kan hada muqaalkan saaran cupcut ka ku dhax duubay

    • @qisooyin.channel.m2
      @qisooyin.channel.m2 Месяц назад

      @@Mohamedgafdiid apka aa ku duubto magaciis

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@qisooyin.channel.m2 ka mobile 📱 kusoo baxay waaye wll

  • @Ayanleøznen
    @Ayanleøznen Месяц назад

    war dadkan iska daa waykaa hormarsanyihiine views raadis ayaa tehe doqon yahoww

    • @mohamedosman1000
      @mohamedosman1000 Месяц назад

      Waxa laga hadlayo fahan horta maadan fahmine 😂

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Месяц назад

    Xogtan waa Xaqiiqo dhulka taala . Rag baa ka ganacsada Attentionka Dhalinyarta somaliyed si ay views u raadiyaan lacagna u sameeyaan . تبّا لهم 🌚

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Месяц назад

    Kk waa runta walaahi waa koox ben badan 😂

  • @MahamedAbdiAbdullahi
    @MahamedAbdiAbdullahi Месяц назад

    Cawa wa kuhayaa lbx

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@MahamedAbdiAbdullahi aad io aad mudane

  • @MahamedAbdiAbdullahi
    @MahamedAbdiAbdullahi Месяц назад

    Keep going legend

  • @Xoghayeshow
    @Xoghayeshow Месяц назад

    😊😊

  • @BadriIsmaciil-s5x
    @BadriIsmaciil-s5x Месяц назад

    Wax😂ugu xuun kabatan ayuub

    • @Sakariye-u1t
      @Sakariye-u1t 18 дней назад

      Reerkaaga maaha waaa sababta 😂😂

  • @Muna-qurux
    @Muna-qurux Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Месяц назад

    Waxa ugu xun tuug kabtan ayuub waa munafaq

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@madinaali9925 muqaalka sii faafi waa kugu amaano si dadka daawado uga waantoobaan mahadsanid

    • @Sooman-e8t
      @Sooman-e8t Месяц назад

      @Madinaali9925 muxuu tuug ku yahay, ma siilkuu kaa xaday?

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar Месяц назад

    Moncha allaaH aad bad u mahadsanthy saaxib.

  • @Xoghayeshow
    @Xoghayeshow Месяц назад

    Subxanalah 😢

  • @BilanYusev
    @BilanYusev Месяц назад

    😢😢😢 ilahy hanaga qabto fidnadooda

  • @Xamsemaxamud-z1e
    @Xamsemaxamud-z1e Месяц назад

    Maasha Allah falastiin guul iyo gobonimo

  • @Xusenabdiwahabsigale
    @Xusenabdiwahabsigale Месяц назад

    Waxaad iisheegtaa saxip maxamed badal raage Chanel ada laga baran karo luuqada caalamiga

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid Месяц назад

      @@Xusenabdiwahabsigale haa way jiraa sxp English with keith iyo pop the Canadian ku qor hadaad English rabto

  • @hassanmohamedsirad6854
    @hassanmohamedsirad6854 Месяц назад

    Masar iyo yahuud waligood basaas yadooda kalama raynin waa tan ahda soomaaliya ay ku loolamayaan masar iyo Yahuuda oo Ethiopia shaarkeeda hugan