Wararkii u danbeeyey Somaliland oo La sheegay Inaanay Doorashada madaxtooyada Ka Qabsoomayn Sababta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 38

  • @abdiasiisxuseen7937
    @abdiasiisxuseen7937 2 года назад +1

    Taar tv horumar wanagsan ban idin rajayn

  • @abditd245
    @abditd245 2 года назад +2

    Allah ha u naxariista ehekiin iyo qaraaba samiri iyo iimaan Allah ka siiyo

  • @kowsaraarre4414
    @kowsaraarre4414 2 года назад +2

    Borama ayaankalosocdaa taar tv

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 2 года назад +1

    Taar tv hore usoco

  • @daaeaa4700
    @daaeaa4700 2 года назад

    Alle haw naxaristo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 года назад

    Turkigu walahay ma naxaan

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 года назад +1

    Subxaana allaah

  • @juma6506
    @juma6506 2 года назад

    Asc
    Other than ex.gud.kdq fully valid organized wisdom thumps up, All others news taartv media news this time thumps down.

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 года назад

    Allah yarxamah raaximiin..انا لله و انا اليه راجعون..

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 года назад +2

    Warku waa wac naa lkn markii u danbaysay waad nagu matagtay sxb umada ka hishood oo dadka kugu xidhan ilaali hoostaad ka xuntahay

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 2 года назад

    Aftahan

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 года назад

    Allah ha unaxriisto janatul fardowsa haka waraabiyo

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 года назад

    Warkaa jir taarow

  • @cabdiyare649
    @cabdiyare649 2 года назад

    Ok

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 2 года назад

    Political welcome to visit Tewain govt which is not recognized by the world wide tks to American govt

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351 2 года назад

    Wakhti ay doorasho ku dhacdo lama hayo. Xisbiyadu dhamaantood hore ayay iskaga indho tireen hawlahan haatan ay isku hayaan. Waxay ahayd inay afartii sano ee lasoo dhaafay kasii shaqeeyaan, siiba Waddanigan imika qaylinayaa inuu beri hore tan kasii qayliyo ayay ahayd intuu imika hambabarayo

  • @zulayman7309
    @zulayman7309 2 года назад

    Waar gabadhan wayka tagtay taiwan waakusidee waa dan baysaaye

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 года назад

    LOOMA HAYO WAX MARMARSIINYO AH JAAHIL MUUSE INUU CARARO SIDII SIYAAD BARRE IYO INUU WADKIISA GALO LABADAAS BUU MID UUN HELI DOONAA INSHAALLAAH.. WEY RIYOONAYAAN ... KUWA MARMARSIINYAHA MEELAHAA KA SHUBAAAYA.. OO FIRCOON BAY U GUDAYAAN WAXOOGAA XAQOODII AH OO UU KU YUUBEY......

  • @abdirisaaqnuur7593
    @abdirisaaqnuur7593 2 года назад

    Waaad la raagtay sxb warka hhhhh

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 2 года назад

    somalida ayagaa qaladka leh wallo dadkii meesha jooga yiri tahriibayaal ayey ahaayen meeshii laga tariibaya lagu qashay somali ayagaa dhibta isku wado diide iney waxmaqlan

  • @arimahaguurka.3592
    @arimahaguurka.3592 2 года назад

    Intadan warnahin soomalidu way ka dan beyaan ..caalamka..

  • @arimahaguurka.3592
    @arimahaguurka.3592 2 года назад

    Waar. Beri hore oo maanta ah ayay tagty..hhhh

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 года назад

    Weli lama arag qabiil keligii dawlad sheegto SNM kahor beenbeen dadka ugu dulnool

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 года назад

    Ha is daba saqlayso.

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax5620 2 года назад

    Maanta kalshinta war qabadka tr TV ma gar adag bay warka kasoo gudbinaysaa Pelosi 8saacadood ka hor ayay ka tagtay tawian hada korie ayay joogtaa 🤣🤣

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 2 года назад

    Ina Riyo Raac ayuu wax u sheegayaa qiyaastii. Muusa ku yidhi intaa ii dheh! Waar Muuse ilaa 11/13 baa sugikari la’yahay. Maalin loogu darimaayo.

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад

      Kkkkkkkk adiga oo ayo ah 😅

    • @G36-u8l
      @G36-u8l 2 года назад

      @@SNMwillneverdeisweonlymultiple qofkii rooni wuu garanayaa, doqonna loo sheegi maayo!

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 года назад

    Waar ka tagtey.

  • @axmadcabdiraxmaan8072
    @axmadcabdiraxmaan8072 2 года назад

    Waxaan kaala socdaa wado bariis xadka somali land iyo Ethiopia

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti4559 2 года назад

    hasocoto taar tv

  • @hassanabdi4679
    @hassanabdi4679 2 года назад

    Been iyo Qabyaalad la Soo Dhoodhoobay ayaad Ku Warantaa oo aad noo Sheegtaa Waase Hadaan kaa Dhagaysano Sxp

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 года назад

    LOOMA HAYO WAX MARMARSIINYO AH JAAHIL MUUSE INUU CARARO SIDII SIYAAD BARRE IYO INUU WADKIISA GALO LABADAAS BUU MID UUN HELI DOONAA INSHAALLAAH.. WEY RIYOONAYAAN ... KUWA MARMARSIINYAHA MEELAHAA KA SHUBAAAYA.. OO FIRCOON BAY U GUDAYAAN WAXOOGAA XAQOODII AH OO UU KU YUUBEY......

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад

      Adiga yaa muuse biixi ku baray,ma dadki googaradaha uga saaray somaliland bd ty oo fadhi ku dirir isku badalay kkkkkkkk miskiin yaa,,,,,,,

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 года назад

      BAL FAQASH TAN WAALATAY EEGA!!!!!.