Wasiir Maxamed Kaahin oo Digniino Culus U Diray Xisbiyada Mucaaradka Somaliland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии •

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 года назад +6

    Masha allah mujaahid ina kaahin
    Sifiican bad wax ugu sheegtay
    Mucaarid ka waa hadey wax fahmayan guul somaliland

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 года назад +2

    Maasha allah waanigii hore idiinku bixiyay xukuumadii hadal yar iyo howlbadan sidaas baa la idinka rabaa dhararaqi waxba ma tarto iyo towtow madhani afmacaana gacan macaan baa ka wanaagsan allah ha idin garabgalo dadkeenana allah arsaaqad waasic ah oo xalaala allah ha siiyo amiin tijaarteenana halka ay ka soo saareen wax ka badan allah ha ugu badalo.

  • @jimcaalemahamud5169
    @jimcaalemahamud5169 2 года назад +2

    Masha allah wasiir kaahin

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 года назад +4

    masha Allah tabaraka Allah Allah ha xafido qaran kayga somaliland guul somaliland

  • @miriammekeba6366
    @miriammekeba6366 2 года назад +3

    Maasha Allah mudane wasiir.

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 2 года назад +3

    1991 dowladii cabdiraxmantuur wasiirka gashandhigu ayu ahaa
    31 sano kadib wa wasiirka amniga.

    • @maryamibrahim4878
      @maryamibrahim4878 2 года назад

      Maanshallah Ilahay Cimridher iyo cafimaad ha ku xafido

    • @munamohamed6709
      @munamohamed6709 2 года назад

      Manshalaa ku dar cimrigisi angui noohuray I'll lahay cimriga iyo caqliga ilahay hau barakeyo akhirona janadi ilahay hageyo

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 года назад +3

    Wasiir Kaahin, Guul.

  • @jimcaalefowzi3396
    @jimcaalefowzi3396 2 года назад +2

    Mashallah gacmo wada jir aya wax lagu wada qabtaa somaliland guuul

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 года назад +4

    Wasiirka a gudaha so/laan mujahid kaahin geesi guulayso ilahow cimrideer cafimd nokasii

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 года назад +3

    Ruun bu ka hadlay walaahi

  • @munirkh
    @munirkh 2 года назад +2

    Waad mahadsan tahey mujaahid maxamed kaahin. Warkiisu wuu cadyey ee ka daba gee maaha.

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 года назад +2

    War Cad geesi hanblyo ragnimo wasiir mohmad kahin

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 года назад +5

    Ciro caqli faaruq xisbiga ha ka tago guuli naga dheer sorry ee naga tag kahadhne waxba mahogmin kartid xisho magaci badnaga dishy

    • @asmaismail5710
      @asmaismail5710 2 года назад +2

      Jareeryey ilkaha dheerle afka balaadhan ka jeedi masuulka caqli iyo jeegaan kala dheer

    • @jamalcali4501
      @jamalcali4501 2 года назад

      Wixiixun waalasheegaya dadka idhaha laqabanmaayo

    • @nadiirayuusuf2493
      @nadiirayuusuf2493 2 года назад +2

      @@asmaismail5710 maad diidysa runta hhhhhh

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 года назад +1

    ".. Ma qumaanee Jiid and ku jiido.. Kalsoonida shacabka Somaliland Wasiirka hawlaha Guud C/laahii Abokor ka biiyo-Diidee..

  • @adammaxamed8057
    @adammaxamed8057 2 года назад +1

    Mm hogamiyahoda waxaan ka codsanayaa inuu shashada so fadhiisyo cali guray iyo jamal cali xuseen raga raga ka hdshiiya oo keena

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 года назад

    Manshalaa mujahid dalka dhigaga ayaad udadidisay ilahay hakula garb galo

  • @adancabdi2188
    @adancabdi2188 2 года назад +1

    Kaahinow sharciga haku tuman

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 2 года назад +1

    Waaheen gubatay ee waxa dab intaa ka yar shidayn saxaafadda. Walee isku dirida ayada ayaa ugu sidata. Bal goorma ayuu soo hadal-qaaday Waddani ama Ucid?

  • @axmedcali161
    @axmedcali161 2 года назад +1

    Madameeri dhaanradayba dookha ina kaahin

    • @ali-dk1qm
      @ali-dk1qm 2 года назад

      Mr jaahil aqligaaga kori

    • @axmedcali161
      @axmedcali161 2 года назад

      @@ali-dk1qm xaga sare kahadal xaga hoose hakahadlin

  • @najmamowliid1381
    @najmamowliid1381 2 года назад

    Waan ka xumay inay xukuumaddu sidaa uhadasho

  • @dahoali2396
    @dahoali2396 2 года назад

    Hadal jilacsan ma ina biixaa leh .......

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 года назад

    When will u resign

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 года назад

    Kuwan isdifaac aya wakhtigii ku dhamaysteen. Waar dadka waxlasoo gaadha lacag urursiga intaad iska daysaan. Dawladnimadu ma aha inaad kolba shashadaha soo istaagtid oo aad beenaysid khaladkiina ilahay ba sow idinarkimayo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 года назад +2

    hooyadaa u sheeg geenyo shaaximan hargeisa uguma hanjabi kartid labo nin oo Garxejis ah ee afkaaga uraya hayso duliyahaw Muuse waysada u sida

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 2 года назад

      sxb gabadhaa garxejis tumay ahayd. ma waxbaad isku tihiin.

    • @ali-dk1qm
      @ali-dk1qm 2 года назад +1

      Mr jaahil aan ku xusuusiyee illaahaga ka baq garxajjis godka kulama galaayo

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      HHHHHHH YAA FAQASH WEY HADRAYSAA KKKKKK WALI MEEL DUGSOON BEY HURDAAN GANACYO WEYNTIIYE WEY GAADHEY GORTAN
      KURTA KA GURI LAHA GAFUR CULUSTA
      GARXAJIS WAA ANIGA GEESUYADEYDII
      KU GUMADAY EE KU GUMEEYAY GAFURYAHAW CULUSI HHHHHHH
      WAXAY GAADHEY XILIGII DHIIKAR KUGU DHUFANAYEY ILEEN XAASIDKU FAA IIDO KALE MA HELO ILAHAY AYUU DAGAL KULA JIRAA ILAHAYNA WUU KU FILANYAHAY CADAWGISA IYO KA SOOMALILAND BA

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 года назад

    WASIR KAHIN MIS KIIN MAYIRKA HARGEISI XUKU MADUU INQILASB KUWADAA

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      HHHHHHH YAA FAQASH REER MIYAW
      TAN MEEL BAA LOO SOO MARAA MADAXTIMADEDA SIDII DACAWGA HA IGA DABA CIYIN

  • @jirfe
    @jirfe 2 года назад

    Nacaskan adeer kaay baan la yaabaa wxuu soo kordhinayaa majirto waa wan tuman muuse uun baa ku shaqaaysta han malaha isaga iyo ina waran cade waa laba sumul

  • @abdifatahmohamed3821
    @abdifatahmohamed3821 2 года назад +2

    Iska hadlow ina igare

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 2 года назад

    Iska hadle

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 года назад

    Do they belong to u

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 года назад

    Odaygani waaba daalanyahay,waxba ma qabankaro.kkkkkkk
    Waar meesha dad ma joogo,miyaa?
    Kan may fadhiisiyaan

  • @inaiid8113
    @inaiid8113 2 года назад +1

    Hhhh yaayan kaga gaajin😁😁

  • @abdulraven9994
    @abdulraven9994 2 года назад +1

    Ninkan ma aaminsana nasabadiisa burcawism wuxuu aaminsan yahay gebileyism.very low class munaafaq ah.kalsooni daro.

    • @bigie2264
      @bigie2264 2 года назад

      Stfup xoolayaw

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 года назад

      HHHHHHH YAA MAXAA LAGA AAMINI BURCO MA REER MIYIGAN SAGAASHANKABA HINAASANUN
      EE WALIBA ISU HAYSTA WAX KALE
      MARKUU NACABKU FAANIYO

  • @adammaxamed8057
    @adammaxamed8057 2 года назад +1

    Hhhhhh ileen hungurigu waa balo. waxaan ku qoslayaa sidan
    Waxaad tahay wasiir lakiin.
    walsche ort walsche siet.
    Meel khaldan iyo wakhti khaldan. Ayaad tagantahay wasiir xaqiiqda
    Dalkanu wakhtigan manta kuma bahna blz iska casil xilkaad hayso.
    Hadii kale joog. Oo dhiiga shacabka iska cab dadqalyow

    • @adandeeq2631
      @adandeeq2631 2 года назад

      Niic haysaa

    • @adammaxamed8057
      @adammaxamed8057 2 года назад

      Fikirkaaga xor baad u tahay bro

    • @munamohamed6709
      @munamohamed6709 2 года назад

      Kkkkkk casiljda ayanad aqon ma suqu gubay naga amu milcamad khaldan ayuu wadi kuu furaye