اول فيديو شوفته بقناتك كان امس الليل وانا كتير محظوظه ما شاء الله تبارك الله ومن بعدها اذمنت قناتك حبيبتي مشكوره على المجهود الرائع كل الحب والتقدير ❤❤❤❤❤
mashallah abayo adaa uga lehay thanks abaayo waxaan ku waydinaa catarka lamarinaayo kil kilaha iso qor ma gaciisa tan kle abaayo waxaan maqlay hadii la marsado catar in kil kilaha timo kaso baxayaan taasna mxaa ka ogtahy abayo ila wadaaga thanjs😘
manshaAllh duniya aad ayan uga heley mrwlba waxa aad no kenta wax faido leh Illahy ha ku xafido adiga iyo reerkab gabadh dabecad fican ayaad tahy hore u soco
wcs abyo mcn wali qofaaa niyada ku haysay albabka makuusoo garaaacy 🤣 markaan tukday salda maqrib baan soo qabsaday telka anoo niyada kugu hayo asuuba isoo dhacy vedo gan wan sugayay hhhhh walhi masha alllh xppti aad ban oga hely sabab ta an usugayay ayabo ah inee ka fa ido wax cusub o ina qan ciya waqti walba walhi hol yar noma hey sid illhey hakula garab🤲 galo mcnto ❤🙏
Alla maashaallah walal qaali aniga carafta wan Ku waalanahay subxanallah illhey naguma fitneeyo,Catarkas yarka xta miid u eg ban heysta waxaa la dhaha jameelah
Thanks walashey lakin ani ilma naas jaqsiya cudur bu ka qadaya Marka walashey guriga hadi la nadifiyo o daqadaha lo furo adnaa aad mayrato dhar dhaqana gasho deedna kilankisha liin dhanan ama baxasha kilanka kisha marso caraf natural ah bad yelan
اول فيديو شوفته بقناتك كان امس الليل وانا كتير محظوظه ما شاء الله تبارك الله ومن بعدها اذمنت قناتك حبيبتي مشكوره على المجهود الرائع كل الحب والتقدير ❤❤❤❤❤
ماشاءلله اهلًا وسهلا فيكي حبيبتي مبسوطه انو قناتي عجبتك 🥰🥰🥰
MashaAllah xbbty cadi ma aha 🥰😍❤️
Thank u xabibti 🥰
Maasha allaah jzklh kheyran ukhtiiy baarakallaah fiikum quruxda aad walaalahaa lajeceshahey ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo
Aamin aamin abaayo aada u mahadaantahay 🥰
Mansha'Allah tabarakalaah mcnto Allaha ku xafido thank you sida quruxda badan oo aad mar walba noogu hagar baxdid Allaha ku xafido queeni♥️♥️♥️
Aamin abaayo macaan adigaa mudan xabibti 🥰
Masha Allah abayo shukran ❤
Masha Allah ❤️❤️👌
🥰🥰🥰
@@duniyocuntoiyoqurxin2069 merci xabibti
U wlc qurux ❤️
ماشاءالله اختي شكرا❤️❤️❤️
Mamsha alaah walashay qalbi fiican xasidnimo an aqoon.alaah hakudayo cuyuuni abyo macanay mudo an kamaqna dhulkan.xbbti hore usoco dadkan.xasadka ah oo rer unlike dheg ha udhigin xasid waye nolow qalbiyey
Masha allah abaayo aada u mahadsantahay 🙏🤣🥰🥰😍😍
M. Allah wx badan ayaan kaa faaiday wlhi ilaahay haku barakeeyo abaayo....
Aamin abaayo macan 🥰
Maasha allaah ❤
Xabibti🥰🥰🥰
Masha Allah Jador my favourite body cream ❤️❤️👌, JazakaAllah kheyr 🥰
mashallah abayo adaa uga lehay thanks abaayo waxaan ku waydinaa catarka lamarinaayo kil kilaha iso qor ma gaciisa tan kle abaayo waxaan maqlay hadii la marsado catar in kil kilaha timo kaso baxayaan taasna mxaa ka ogtahy abayo ila wadaaga thanjs😘
Maya abaayo wax xumaan kuma arkin runtii aada u fiicanyahay
Duniyo Cunto iyo qurxin haaa mashallaha baayo igu saciday magaciisa catarka
Haa abaayo waxaa la dhaha lady speed stick
Kilkilaha cadar hayska marin marso balaha la marsado sababtoo ah caafimaad maaha in cadar la mariyo kilkiluhuna way kaa madoobaanayaan
Ayan Jama ooh thanks xbbti waa ifaidaysay
Maasha allah xabiibti wan kugu cusbahay wana ka helay
Soo dhawoow abaayo macaan 🥰
@@duniyocuntoiyoqurxin2069 wan dhawahay abaayo wan kaa qabaa quruxeey
@munish abdikadir ok xabibtii wan kuu saaray qaaliyey
Maasha Allaah horumar wacan abayo
MashaAllah thank you macanto ilahay hakubarakeyo Amin yarabi
Aamin abaayo macaan 🥰
Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali horey USOCO jazaakillaahu kheyr sister
Wajazaaki abaayo macaan mahadsanid ❤️
Abaayo macan jazakallahu kheer cadarka magaciisa iisheeg abaayo iyo qadarenka aad isticmaalosid mahadsanid
Abaayo cadarka magaciisa waxa la dhaha mukhaladh ajmar qamriyadana Tayda magacba ku a qorno❤️
Manshallah abaayo wlhi hadalkaaga qosol io faraxada ku jira ilahay haka farxiyo🥰🥰🤲🙏🙏
masha allh abyo thnk u saanoo jceshahy aankuu jclhynhy illhy haku jclado
Aamin abaayo macaan 🥰🥰
manshaAllh duniya aad ayan uga heley mrwlba waxa aad no kenta wax faido leh
Illahy ha ku xafido adiga iyo reerkab gabadh dabecad fican ayaad tahy hore u soco
Thank u abaayo macaan ☺️☺️🥰
Maasha allaah abayo maanta ayaan kugu soo biiray cajiib waaye
Mnsha allh wllo wad mhd santhy
Ma sha allah abayo ❤️🌹🙏
Masha Allah yummy 😋😋😋🥰
Mash'Allah xbbti Allah yacizak
Msh allah wlshy shukran
Abayo shukran waligay xamama maqrabiga sabun ahan ba u isticmali jiray sida I sheegtay sameyay wuu ishaqeyay ilahay khayr Haku siiyo 😍😍😍😍😍❤️
Masha allah abaayo macaan mahadsanid
Masha Allah abyo team Adna hena soodhaweya gabadha ❤️❤️❤️❤️❤️🙏
Thank u abaayo macaan soo dhawoow 🥰🥰🥰
Alaa inantu hadal macaana masha allh
☺️☺️☺️mahadsanid
maanshallh abaayo xalaawada sidee losameyo noso geli
Mash allh wan kugu cusbahay wan kahelay udgonka ♥️ hanleyso dhaweyo
Soo dhawoow abaayo macaan 🥰🥰🥰
Thank you abaayo
masha allah abayo aad bad uu mahadsan tahay wax badan baan ka faaidaay realy thank you mar labdaad ❤❤❤❤
Ooh thank u abaayo macaan ilaah a mahadleh ❤️❤️❤️🥰
masha Allha abayo
Thanks mcnto i like carafta
Abaayo macanetooye waxaane kaa codasane lahaa inaadane ina tusuto sida lasku qasaayo saliida iyo sukoreta waligeyga ma arakine
Masha Allah xabbti dunyo qurux
Shukraa walasheey 🥰🥰
Maasha Allaah
Ilove you kindness words walahi Masha allah sister keeping going 💕
Thank you abaayo 🥰🥰
Masha allah xppt wan kahelay wana kugu cusubahay isoodhawe😍😍❤🧡💛🌻☘️
Soo dhawoow abaayo macaan 🥰🥰🥰
ماشاالله 😍😍 شكرن
عفوا حبيبتي 🥰🥰🥰
Masha alaah wankahelay xabiibti isoboqo wankusoboqo
Masha allh shukran
❤️❤️❤️
Thanks habibti 😍
Maasha Allaah Xabiibti Like 500
Mcha allh wlshy Qali caawa iigu kaa horaysa waankaa helay😍😍😍😍😍😊😍😍😘
Masha allah abaayo macaan soo dhawoow 🥰🥰🥰
Asc ukhtii qiiqa waa sune iska illaalli waxan aada qiiqa nafasada uma fiicino waxa jiro siyaabo badan oo caafimada llehe oo llayasu carafiya jirito Lkn qiiqan waxa llaga qaada asamo welliba hadii caruuri ku jootan kaba sii daran takay😎
Qiiqa ma uunsiga ka wadaaa ؟
mahadsanid wll noosoo abdi sida afka loo carfiyo🥰😘
MASHAALLAH siz ♥️♥️♥️
Masha allaah❤️❤️❤️❤️❤️🙏
jazakallah qeyr walashey aadbad umahadsantahay
Wajazaaki abaayo macaan 🥰
catarka magaciis abaayo thx?
Bintu cuman qali
THANK YOU
Wcs abaayo xafido laah jasaa kumulaah
masha allh aad ban ogahelay mahdsanid
Adigaa mudan abaayo 🥰
Mansha allah 👌🏾♥️🥰
Mnshlh abyo mcn alla hku xifdiyo
Mashaa allaah tabarakallah wan ka heelay mahadsanid wllo mcn
Marwo Med adigaa mudan abaayo macaan 🥰
Maxadsanid abayo macn
Masha alla inan aad ucod macan baad tahay wlhi aad bn uga hela
hoodo faisal mahadsanid abaayo 🥰
Masha allaah illaahay haku xifdiyo
Aamin abaayo ❤️
Masha allaah👌👌👌👌❤❤❤❤
Asc.Wr.wb..abaayo duniyo.waane kusalaameya salaane kala iyo laaba aha ayaane kugu salaamaye..xabiibiteyeye sideeye lagu daraa sugarte iyo salida maada ina tusato sida leyesku qasaayo
Abaayo xoog qayaas sokor iyi saliid zaytuun aa isku kor shobay ❤️
Waana ku samaamey walaasheey hadan samadeey waan ku samaamey
wcs abyo mcn wali qofaaa niyada ku haysay albabka makuusoo garaaacy 🤣 markaan tukday salda maqrib baan soo qabsaday telka anoo niyada kugu hayo asuuba isoo dhacy vedo gan wan sugayay hhhhh walhi masha alllh xppti aad ban oga hely sabab ta an usugayay ayabo ah inee ka fa ido wax cusub o ina qan ciya waqti walba walhi hol yar noma hey sid illhey hakula garab🤲 galo mcnto ❤🙏
Masha allah safi xabibti adigana hadalkaga iyo commentigaaga wac weeyn buu igu iyahay mahadaanid mar walbo 🥰🥰🥰🥰
Wad mahad santahy wll mcn
Masha ala
Waxaasoo dhami waane qabanaa laakiinise sida xamaamaseyga loosameeyo ma garanaayo
Maashaa allah xabiibiti
Qali ilahy haku barakeyo wakhtiga ad nohurtay😍
Mahadsanid xabibti 🥰🥰
Mnsha Allah 😍
Maya horta adiga ma waalan tahay waan garanay inaad wax naguso siyaadiso wa wax wanagsan lkn sideban basal iyo toon iskaga dhaafnaa waaba caafimaade
Waa runtaa abaayo waxaan KA wadaa inaa ayadoo sideeda cunto Oo iska badiso markas ur eey keeneesa tan caadiga u cuno maha❤️
Adiga oo si dagan eh wax u sheegi kartid mxaa ku waalayo adiga ma waalantahy mxaa la dhaha qof walaan miyaa wax kuu sharxayo
Noo soo samey abaayo xalawada
ruclips.net/video/3Mtv7_F-xqw/видео.html waa tan abaayo ❤️
Masha allh wllo
Masha allh
Maash Allah walaashey qaali abayo snapka wali iigama jawaabin please ii soo jawaab
Masha Allah sobkorta iyo salid saytuunka canjald nooga samee qali
Haye abaayo waan so sameenayaa 🥰
Mach alh xbbti❤️
Mansha allaah ilahay ha ku dhowro wllshay qli
Mahadsanid abaayo macaan 🥰🥰🥰
MashaAlah spraygaas waa jeclahay weliba cream kiss ka carat badan.Japanese cherry
abayo wan kugu cusbahay wan ku salame wana ku darsadey qali barasha wanhsan qali
Masha allah abaayo macaan soo dhawoow 🥰
Alla maashaallah walal qaali aniga carafta wan Ku waalanahay subxanallah illhey naguma fitneeyo,Catarkas yarka xta miid u eg ban heysta waxaa la dhaha jameelah
Masha allah abaayo macaan udgoon la aan nolal ma jirto haa Catarka caadi maha uunsi iyo cuud lisku daray 🥰🥰
Mansha allh tabarakallah alle hanoo kadaayo
Aamin 🥰
Aallle hakubdaayo xbbt quruxeey
Aamin abaayo macaan 🥰
Mansha alaah❤💝👌
Thank u
Masha Allah 💜
Masha allah xbbti wan ka helay ❤️
Gabadahn ha lashega meshal ka dhacday
Xitaa sida saliida iyo sugarka leyesku daro waxa yare maada inaga caawineto waana ka codasane lahaa neye
Thanks walashey lakin ani ilma naas jaqsiya cudur bu ka qadaya Marka walashey guriga hadi la nadifiyo o daqadaha lo furo adnaa aad mayrato dhar dhaqana gasho deedna kilankisha liin dhanan ama baxasha kilanka kisha marso caraf natural ah bad yelan
Waa runtaa abaayo qof walbo wuxu jecelyahay uu sameenayaa ma xumo sidaadana ❤️
@@duniyocuntoiyoqurxin2069 thanks macanto hooray usoco
Masha allah yah sis❤❤❤
MaS hallah
Abaayo duniyo..Rabi daratiisa maada inoogu caawinato sidee loo sameeyo.xamaamo.maqaribiyada.sidee....loo.sameeyo.
ruclips.net/video/vLp-FQy-hn4/видео.html abaayo waakan maqribiga xagan KA daawo taabo
Xalawada noso Gali pls
Abayo allhe hakudhowro
xulbad, toon, basal, basbaas Caafimaad ka ufiicanyihiin see loodeynaa Caafimaadka ka horeeyo carafta Marka caafimaad kudadaala ilaa qof daciifa oo jiran isma carfinkaree
Masha Allah abyo horay usoco
Thank u xabibti
Abayo wad mahadsantahay lakin perfumka noosoosheg kuma baxno plz noosheg waxba hakala bixin walalo wan jeclahay in an firsado videogaga 💕
Abaayo mid kastoo kuu yaala isticmaali kartaa meelaha jirka KA neefsada Mari un
Qurux waa la jecelyahay
Next vedio skin moisturizer noga dhig
Abyo catarka aad saliida ku darto magaciis cadarkasta maku darsankaraa teedakle blac soupka mxay tartaa qaali
Haye waanku soo qori doona abaayo Guriga markaa ku laabto🥰
Abaayo magaciisa waxaa la dhaha mukhaladh ajmar