Bariis Aad ugu wacan afurka oo macaan badan |Arabian Chicken Kabsa rice

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 289

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 лет назад +50

    Beryahan youtube qaybta cunto karinta ban ku washay Ramadan ba so gali rabee xaajigaan ka dhisaa cunto kala nooc ah inan u kariyaan rabaa uu faraha qaniino😍😍🤩 🇸🇴Allah noo fududeeyee

  • @xalimacali4479
    @xalimacali4479 6 лет назад +27

    wan ku jeclahay 😍 mar walbo waxa iga cawisa karinta cuntoyin kala duwan jizaakallaah alfa kheyr wx badan ayn ka fa'iday 😘😘

  • @minxfarah364
    @minxfarah364 3 года назад +2

    It's been 2 years and I still make it like this😍

  • @sarahahmed1748
    @sarahahmed1748 4 года назад +5

    Thank you, this is so easy!

  • @suadahmed8063
    @suadahmed8063 5 лет назад

    Masha'Allah cuntadan aad ayey u macaan badan tahay muuqalkeeda ayaa sheegaya sida quruxda badan ee waqtiga loo galiyey ajar Allaha kaasiiyo

  • @user-pl3we6tf4o
    @user-pl3we6tf4o 6 лет назад +31

    It would be easier if you wrote down the recipe at the description box

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 3 года назад +1

    Mahadsanid hadan isku dayi inaa karsado Arday baan ahay qurbaha wax ka bartee iskoris

  • @عمرابوكرمرسل
    @عمرابوكرمرسل 6 лет назад

    Masha alaal wll cunada aad karisay aad baan uga helay ilaah hakaa daayo inshaa alaah markaan xaas yeesho ayaan u samaynayaa inshaa alaah

  • @maisaahmed7012
    @maisaahmed7012 6 лет назад +1

    Jazaki Allah Alfa khair walalo. I have just followed your recipe and the baris is fantastic, I wish I saw your video before.

  • @bossbiriye6987
    @bossbiriye6987 4 года назад

    Ramadan karimka iyo eid fitri jaelka qali badhana iyo uto

  • @qajo9403
    @qajo9403 6 лет назад +1

    Abaayo ii sheeg the best rice canada aan daganahaya macaanto please and jzlkah magaca bariiska aad istimaasho ii so sheeg shugran

  • @queenhood6827
    @queenhood6827 3 года назад +1

    MashAllah Abayo Mcn ! i am from india 🇮🇳 and tried this for my somali husband …. i make this rice always ❤️! well done Abayo ! i also moved a difference , when i tried without bones ( i mean the chicken ) the chicken didn’t have the same taste as the one with bones ! So chicken 🍗 with bones is so good for this recipe ! Once again thanks Abayo ❤️

  • @sadioyusuf9164
    @sadioyusuf9164 6 лет назад

    thank you my sister waxbadan ayaan kaabaranay ramadaana waa kusugeynaa.

  • @umlayna6894
    @umlayna6894 6 лет назад +1

    Allahumma berek ukhti I love your recepes

  • @shamsoaxmed866
    @shamsoaxmed866 4 года назад

    Masha allah illahay gacantaada hakuu barkeeyo waxaa kaa codsana qudaar salad lagu casheeyn karo nooso gali

  • @hibachannel6677
    @hibachannel6677 6 лет назад

    Masha allaah bayo ilahay hakuu barakeeyo gacantada

  • @QuwinahHenna
    @QuwinahHenna 6 лет назад +2

    Mashaa Allah chicken N rice ka Sa u sameese ❤️❤️👌

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 5 лет назад

    Kuwa heesaha dul saara video ya dooda maxaa idin diiday sidaan oo kale masha alaah

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 6 лет назад +3

    asc asxaabey👋
    wallahi uma maleyn jirin chanaladan cml inay jiraan aadaan uxiiseeyaa, thanks alot

  • @nasraalasowalasow5121
    @nasraalasowalasow5121 6 лет назад

    Masha Allah abayo mcn allaha Ku barakeyo gacantada noso Gali cuntoyin badan

  • @rahmamuktar2880
    @rahmamuktar2880 6 лет назад

    MashaAllah xabibty delicious,,,, BarakaAllah

  • @faizoabdirishiid4302
    @faizoabdirishiid4302 6 лет назад

    Masha allah quruxeeey illahay gacmahaga nuur haku saaro gulayso labada daarood

  • @shariffnur5322
    @shariffnur5322 4 года назад +1

    I have to make this inshallah

  • @nolenl1503
    @nolenl1503 6 лет назад +8

    Yummy 😋always creative god give you health and wellness 😍thanks for the best chef in the world ⭐️thanks for all recipes 😍😋❤️❤️❤️👍👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️👍👍

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 6 лет назад +3

    Masha allah walaal khayr badan alle haku siyo walaal ma 5 Sacadood ayan radinaya bariska halkaas uun ii fahamsi inta kale waan fahmay si wacan

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 лет назад

      dahabo luul bariiska 1 sac ilaa 1 sac iyo bar ad biyo kudhigesaa intaadan karinin

    • @marwonajma8715
      @marwonajma8715 6 лет назад

      +Cunto Reerxamar markaa wllo ma baris kastood haysatid

  • @FARHANDAHIRR
    @FARHANDAHIRR 5 лет назад

    waa idhibtaa wax karisku, waxaan rabaa inaan barto si Health food loo sameeyo. Give me links pls

  • @aminaomar3834
    @aminaomar3834 6 лет назад

    Maashaa allah macaan iyo qurux jazakallah

  • @bintumohamed1467
    @bintumohamed1467 6 лет назад

    Asc abaayo jazakallah kheyr gacantaada illahey ha ku barakeyo waxaan inaa ku weydiyo bariisk aad isticamasho magaciis ma iso qori kartaa ❤️👌🏻💯😍

  • @munaomarali466
    @munaomarali466 4 года назад

    Maansha Allah yamyam iyo caraf caafimaad ku cuna

  • @qaalinuura
    @qaalinuura 4 года назад

    .mashaallah it looks so delicious😋 thnks dear I will try inshallah

  • @cabdulahiqasinmacalin54
    @cabdulahiqasinmacalin54 6 лет назад

    mash allh ilaahy gacntada haku barakeyo

  • @Miirah-mohamoud14
    @Miirah-mohamoud14 4 года назад +1

    Shukran Mama Aad Kga Faaiiday Runtii❤

  • @fooshaaji3596
    @fooshaaji3596 6 лет назад

    masha allah kan carabta ka fcn qali allah ku barakeyo alpo jazaakalahu kheer ukhtii

  • @aishamustaphaahmed3855
    @aishamustaphaahmed3855 6 лет назад +1

    Yummy masha Allah . This look delicious i need to try iy😁👌👍🏼

  • @xalimoyuusuf1731
    @xalimoyuusuf1731 6 лет назад

    Masha allaah jasaakalaaahu qeyran

  • @somalihiphopproduction5774
    @somalihiphopproduction5774 5 лет назад

    Mansha allah anigo markaa dharagsana oo wax cunay isla markiba gaaja horay iga sii qabatay waxbadana wan ka faiday

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 4 года назад

    Dadkaas oo kale ayaa la guursadaa

  • @maxaankuusheegaa1278
    @maxaankuusheegaa1278 6 лет назад

    Shukran taarikhdana soo raaci aad soo galisay adoo mahadsan

  • @husseomg1494
    @husseomg1494 6 лет назад +3

    Wallahiiiii waan soomanahay gaajada ii qabtay wallahi blhi raashiinkan inaa hada kaarsado waaye Istaqfurallah 😭😭😭😍😍😍 igu xaley subscribe ba idin yeeley😍

  • @marri3793
    @marri3793 3 года назад

    MashaAllah.

  • @hodangafadi8999
    @hodangafadi8999 4 года назад

    Mashallah I'll definitely try to cook this today

  • @fatmanur6594
    @fatmanur6594 6 лет назад

    Masha Allah. walashay cumri gaga Allah noo dhereyo,

  • @fartuunmaxamad8021
    @fartuunmaxamad8021 6 лет назад

    gacantada allaha kuu barakeeyo insha allah

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 6 лет назад

    Masha allah walahi baris macan ilahay gacanta ha kuu barakeeeyo huuno♥️🤲

  • @Aamina4355
    @Aamina4355 6 лет назад +1

    ماشاء لله يسلم ايدك

  • @ista-istar
    @ista-istar 6 лет назад

    Masha Allah very good

  • @dekhakiin1113
    @dekhakiin1113 6 лет назад +1

    ma sha Allah cadeey

  • @abdirisaaqyusuf3582
    @abdirisaaqyusuf3582 6 лет назад

    Mashallah jasaa allehu khayr

  • @sihamsiman3854
    @sihamsiman3854 6 лет назад

    Mansha Allah wll kher badan illahay hakusiyo

  • @sadionuur5040
    @sadionuur5040 6 лет назад

    masha allah abayo kheyr badan alaha kuugu bedelo shaqada aad noo heyso

    • @نورالايمان-ل7ل
      @نورالايمان-ل7ل 5 лет назад

      الله يسعدك ويوفقك ويحقق كل ماتناه من الخير كله عاجله وآجله يارب العالمين آمين روعة استمرار تبع ترجم عربي لتعم الفائدة

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 6 лет назад

    Mashallaah abaayo inba caadi ma ahan ilhay hanoo kadayo qaliyey

  • @ayazahamed3014
    @ayazahamed3014 6 лет назад +1

    MaSha Allah.. 👌👌 can u plz give me the link of background score..

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 лет назад

      Ayaz Ahamed you mean background song ? It's called I rise Nasheed

  • @zuleikamohammed5527
    @zuleikamohammed5527 6 лет назад

    abayo jazakallah Lkn qofkan foorno heysan saliid maku duwan karaa mhdsnd ukhti

  • @sarmadisayid6295
    @sarmadisayid6295 4 года назад

    Masha alaah sister your incredible cooking bless you

  • @mannallulu5371
    @mannallulu5371 6 лет назад

    Masha Allah abayo allaha kubarakeeyo

  • @asmaabdulahi3534
    @asmaabdulahi3534 6 лет назад

    Mcnto adbu u.mcn yahy masha alah alah kudhowro Dorada qasab miyaa in forno lagaliyo

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 лет назад

      Asma Abdulahi dabka kor wadku sameysan karta doorada, foornada lazim ma aha

    • @asmaabdulahi3534
      @asmaabdulahi3534 6 лет назад

      Mcnto mcnha marka kaso bixiyo sugada saliid wa ku shili kAra ma aaho

    • @asmaabdulahi3534
      @asmaabdulahi3534 6 лет назад

      Shukran cadey reply gaga

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 года назад

    Macha'Allah!👏 ( pesce e riso è il mio preferito ) ( fish and rice is my favorite ) veramente squisita 🙂{ buon appetito}...................!

  • @YakobIsse
    @YakobIsse 6 лет назад

    Xirfad ayaa i siyaaday Shukran yaaqee Wllaashey

  • @xurmochannel9243
    @xurmochannel9243 6 лет назад

    Masha allah waa macaan saxa cafiya

  • @lilou-pj1jw
    @lilou-pj1jw 6 лет назад +7

    Really you are the best. Ur method are good

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel1365 5 лет назад

    Wllo wankusaray alaah hakubarakeeyo

  • @fathaluulmohamed9119
    @fathaluulmohamed9119 6 лет назад

    Masha Allah abaayo gacantaada Allah kuu barakeeyo

  • @saharhadi7713
    @saharhadi7713 6 лет назад

    Yummiest and will try for aftari Inshallah 👍

  • @omarvlogsuk7496
    @omarvlogsuk7496 4 года назад +1

    Caadimaahin xamari 😋😋😋😋😋

  • @rihaammohamed1942
    @rihaammohamed1942 6 лет назад

    maasha allaah abayo kheyr allaha ku siiyo👍👍👍👍

  • @mohammedhasan2176
    @mohammedhasan2176 6 лет назад

    masaa allah yammy resipy

  • @user-pl3we6tf4o
    @user-pl3we6tf4o 6 лет назад

    How does it taste? Like dhanaan miya or sweet

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 лет назад

    Maasha Allah jizaakallahu qeyr noosoo badi cuntoyinka carabaha iyo turkiga iyo talyaniga mahadsanid

  • @tatacuisine2372
    @tatacuisine2372 4 года назад

    Machalah

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 6 лет назад +1

    masha Allah macaana

  • @cuisinemeryem7098
    @cuisinemeryem7098 4 года назад

    Mâcha llah 👍🏻😋

  • @sumayoladanabdulahi6265
    @sumayoladanabdulahi6265 5 лет назад +1

    Shukran jazakallah wll qaali

  • @saraesmail1896
    @saraesmail1896 6 лет назад +1

    Walaaq ayay raaxada iga qaaday

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 4 года назад

    MashaAllh

  • @arafatmusa3422
    @arafatmusa3422 6 лет назад +4

    Aad baan idiinku mahadnaqaya walaalada kanaalka ee barnaamjikan soo diyaariyay waxbadanbad runti iga caawiseen nin gurigiiso cunto taalo hadana ka gaajooda ayaan ahaa farsamo xumo daraaded Allah yajzikum cuno karintu runti wa xirfad kamaqan dhamaan dhalinyarta qurbaha iskaabulada ku ah marka halka hawsha kawada 👍

  • @rahmamuktar2880
    @rahmamuktar2880 6 лет назад

    MashaAllah xabibty delicious

  • @pahjaa5562
    @pahjaa5562 6 лет назад +1

    U ar superb 😍

  • @qoslaayeabdiomar4829
    @qoslaayeabdiomar4829 6 лет назад

    South africa jooga anaa karsado wax badanaa idiinka barty thanka

    • @fathinor1074
      @fathinor1074 6 лет назад

      hhhh xabado cuntada kariso ilahey haku sahlo

    • @qoslaayeabdiomar4829
      @qoslaayeabdiomar4829 6 лет назад

      Fathi Nor aamiin mid dhowsan oo live facebook mala yacni ugaleeynin thanks sis

  • @shortscookingvideos6891
    @shortscookingvideos6891 6 лет назад

    Masha allah mouthwatering

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 4 года назад

    💕💕💕💕💕💕 abaayo intee kaala xariiraa waan waayey channel kaaga

  • @alihabeebullah8672
    @alihabeebullah8672 6 лет назад

    wats the name of the rice,and brand looking good masha Allah sister.

  • @katiegacha_lol4333
    @katiegacha_lol4333 6 лет назад +3

    Maansha alaah waa cunto aad uqurxan una macaan sidaan arko cunto reer xamar jazakalaahu kheyran xabiibti runtii cuntooyinkaaga makala dhacaan Maansha alaah 😍😍😍😍😍👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤👈

  • @rucksanahafezi9550
    @rucksanahafezi9550 6 лет назад

    Masaallah very nice 👌👌

  • @umusahrunichannel1227
    @umusahrunichannel1227 6 лет назад

    Mashallah jazakilah abayo

  • @mondestarkemunto1556
    @mondestarkemunto1556 6 лет назад

    I like all ur recipe mama!!!! So yamm

  • @caashocumar5947
    @caashocumar5947 6 лет назад

    Abaayo allaabta isku shiiday makarin miyaa

  • @hannaabdulrahman9396
    @hannaabdulrahman9396 6 лет назад

    Masha Allah it looks so delicious 😍

  • @internwomen
    @internwomen 6 лет назад

    Masha Allah 🤗👌

  • @bdbdhrhhdbdvve6765
    @bdbdhrhhdbdvve6765 6 лет назад

    ዋው በጣም ያምራል

  • @safia43483
    @safia43483 6 лет назад

    Masha allah xabibti

  • @salahhassan1360
    @salahhassan1360 4 года назад

    I like that Somali food woow

  • @sihaamsiman9177
    @sihaamsiman9177 6 лет назад

    Abyo digaaga markaad foornada galinaysay aaway

  • @haifabacchar1447
    @haifabacchar1447 6 лет назад

    mnshlh jzkilah ukhtii ilahey hku dhowro ❤💙👈

  • @faisaabdikadir6088
    @faisaabdikadir6088 6 лет назад

    Walaalahry alminuma meel laga helo xamara jooga yaa igu cawin karo

    • @cuntoreerxamar6784
      @cuntoreerxamar6784  6 лет назад

      Faisa Abdikadir aluminum lazim ma ahan walal, dab ad hoos iyo kor kasaari karta

  • @fowsiyocabdulaahi3114
    @fowsiyocabdulaahi3114 6 лет назад

    Masha allah thnks abaayo

  • @هودعمر-س1ع
    @هودعمر-س1ع 6 лет назад

    Mnsh alh xbbti jasakalahu khyr alha ku barakryo gacnta

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 4 года назад

    Mshallah wllo... May Allah bless you!

  • @Pompon17
    @Pompon17 6 лет назад +1

    Salam I live in France, what are the spices of mix spices please ?sorry for my English

    • @mohanjr
      @mohanjr 6 лет назад

      A S google it lol

  • @twenty6195
    @twenty6195 5 лет назад

    i enjoyed
    the song more ..... if though i left Islam

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 6 лет назад

    Shukran wn fahmay saficaan