Muhiim ma aha in Lesku guursado Hanti yari iyo Hantiba muhiimdu waa ina isku qabatan Xalaal iyo Ina isku qanacsantihiin allah haisku kin barakeyo wllhey Qalbiga❤
Rabi haydin fududeeyo khayr kinana hayswafajiyo wllo laba kasta o gur xalala kala raba ale haysusakhiro amiin yarabi guul insha allah warta adun iyo akhiraba wllo
1Hours Ago Gudihiiisa 16k Waar *Shaadio Sharaf* Talaabsatay Manshallllh Lkn Waligay 100 Like Ma Heline Meesha Iga Tiiirsha Garka Io Jilba Haan idiiin hystaaaye Jaaaw
Masha allah Wada noolaada oo nabad ku waara ilaahey wadenkeena nabad waarto ha noo keeno walaahi wadankeyga xiiso badan Ayaan u wabaa 30 sano Ayaan ka maqanahay marka cabdifataaxow kafée kuugu dhajin maa saan u cabaayey wadnihi aa icadaadey Hadii caano geel ahaanlahey wax kale ayey ahaanlaheyd I am FRÅN Sweden.❤❤❤❤❤❤❤❤🥰
no views no like no comment masha allah alle mahadiisa weyna anigu ugu horeeyo shaadiyo sharaf wlhi iska jecelthye one love niyada kajecelthye iinololow
Run ahaantii marks aan xanaqsanahy waad iga farxisaan micnaha ma ahan in aad yihiin shactoroloshin ee aniga qalbigay ayaa xasiloni idinku dareemo masha Allah noqdo kuwii isku wara abid kuno duqoowo hal barkiin ♥️♥️♥️♥️😘😘🥰🥰🥰💗👌
Maasha allah familie quruux baadan allah isku kiin daayo mahamed yaare iyo insha allah walaalihi jiindka kuuso jiira reer buuxa ,inshaa allah 200k waad gaadhaysan week guudiihi🌷🌷🙏🏼
Masha alaah waad isku nuraysiin barwaqo ku waar lakiin codsi noqda dad quruxdooda ku booba gurigooda shadiyo quruxay xijaabo barnamijka ku bedel qows laga faaiido
Wlhi waxaa tihiin qoys mudan in lagu daydo masha Allah wiilkaa u ahay eedada iyo habaryarta mahamed yare Allah idin xafido form Holland ayaa idinka soo salaamaa insha Allah waan uxiisay dhulkeyga hooyo aan kudhashtay muqdisho cadey gaar ahaan madiina
Xayaatii shaadiyo sharaf masha allah ina ku arko ayan jeclan laha si live ah lkn mexey kugu taalaa xamar ma joogi from sacuudi carabia insha allah wan imaanaa xamar ina ku arko
Manshallh wlaalhy isku wara wlaalo yaal waan idin jecelahy marawalba faraxdiina ilaahy ha isu kiin dayo Ku wii is ku waara ilay ha idin ka yeelo Faraxdiinu waa faraxdayda 🌺🌺🌺🌺🌺🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Muuqaalka Xiga Waa Kan Ugu Qosolka Badan Qeybta Walaca Inta Sugeysa Farta Taaga Waan Idiin Jeclahay Pls Subscribers,Share ,Like iyo Comment
Lacag maa ku walacday😂
shadiya huno wlhi aad ban ini jeclahy
adi io dumo
Nosoo gali abayo
🤘ani
So dhaqsada hee
qofkii koowaad shaadiyo iyo seygeeda inta jecel like dhac igu siii👍❤❤❤❤
Shadiya make up la'aantey qurux badneed inta ila aragtay like❤ family qurux badan❤❤💯💉🌺
Labadaba qurux ku thy wlzhy
Waligay hal like ma helin waxad Jeceshahay alle haydin siiyo haygala bakheelin dhac dhac ku sii
Sagal waa ku saaray adigana SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi
Sagal maxa ka faida
@@daruurofficialtv daruur wankusaare iisaar walaal qaali
Caay kuma quurno Shaadiya😍🥰waaad Naga qoslisa abaalkada Caay ma ahan
GUULESta 1M Baa gaareesaan
Shaadiyo iyo abdifatax waa lamanaha kaliya aan qisadooda lagu caajisin wax yar markey xoogaa kuu sheegan bee kaftan dhex gishtaan waan idin jeclahay isku waara abid♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Muhiim ma aha in Lesku guursado Hanti yari iyo Hantiba muhiimdu waa ina isku qabatan Xalaal iyo Ina isku qanacsantihiin allah haisku kin barakeyo wllhey Qalbiga❤
Team Shadiyo Like saar🙏🙏
Kkkkkkk
Shaadiyo iyo dumaashi taageero ween idin ahay horey u socda
Wlh aad baa nooga qoslisaan
Ma sha allh lamane isjecel isku wara
Ajaajah Bes waaye Aniga Arooooooos ayaaaaaaaaaan Rabaaaaaaaaaaaaaaaaa
3:47 wlhi xalada aad shegtay aniga iyo qofkayga ayay na haysata hada wan isku dul dhimanay laba sano is egayna 😅😅😅😅 dagal iyo faraxad wan dhamaynay yacni dabecad dhan walba wan iska fahanhy 😅
Inshlllh wx kheyr qaba suga iguso duceya inigna wllayl qof walba qofka u jecelyhy inu Allah siyo 😍🙏🏼
Amiin abayo
Amiin amiin amiin dhamatena
Rabi haydin fududeeyo khayr kinana hayswafajiyo wllo laba kasta o gur xalala kala raba ale haysusakhiro amiin yarabi guul insha allah warta adun iyo akhiraba wllo
Alle haysku kiin khayro🤲
King Fitah and Queen Shadiyo sharaf Boqortoyo salan sare 🙏
Team shadiyo ismujiya mnta ka hor like ma dalbanine dhac ku siya👍
Mansha Allah shacdiyo wad mahad santahay iyo Abdi waxan idhan leyahay wad mahad santeehin thanks
Sacdiyo sharaf mashaalah adi cabdi fitaax yare hambalyo
1Hours Ago Gudihiiisa 16k Waar *Shaadio Sharaf* Talaabsatay Manshallllh Lkn Waligay 100 Like Ma Heline Meesha Iga Tiiirsha Garka Io Jilba Haan idiiin hystaaaye Jaaaw
M.a
Mash allah shadiyo iyo cabdi fitax wan idin jclehy noloda allow isku kin daaaa
Labadan qof caadi mha wllhi allaw iskukin daaa from somalilnd ♥️♥️♥️♥️
Mashalh Abayo farxad ku wara
M.a wllo
Aad io aad idiin salaamayaa
Allh jaeceelkiina ha idiin weyneeyo
Asc shadiyo iyo cabdifatax manshal walhi lamane qurux badan baad tahiin aadna waxan u jclhy inan idin arko inshal
Lkn hargaysa nogu kaalya wll waan idin so dhawhnaynaa inshal shadiyo jira oo joga ilhy haydiin dayo maxamed aamin yare
Team shaaDiYo
TeaM updi fitaaX Yare
LonG liFe ❤
Full respect 🙏
Mohamed yare ilaaH ha idin dhaafo
Amin
Masha allah huno shadiya alha ku barakeyo reerkaga
Lamane isku faraxsan
Like isaara inta lamahan dar alle u jecel e la faraxsan
Shiyaadiyo talent sareeya ayaa leedahay cabdifitax asagan wa top shaadiyo wa gabar qiimo badan shacabka somali ku taagersan abayo guulayso
Wlhi cabdifitax iyo idle yare wey isku cod egyahiin inti ila aragray like
way waji dheryihin xogaa
the only somali couple i love the most,shaadiyo your husband is handsome hunk
Manshllaah guulaysta waad isku qalantaan
Mashallah beautiful family 💟💟❤❣❣💘💞💞💞👏👏👏👏
Manshallh wllo shadiyo uma qalantid cay iyo xumaan wllo waxad tahy qof ilaahy siiyay wanaag iyo sharaf waadn u qalata magac shadiyo sharaf wayo waxatahy qof ilaahy wanag siiyay 😘😍🍂🍂🥀🥀🥀🌹🌺🌺🧕
QUEN *SHADIA* and her King *ABDI-FATAH* Barakooba o boqol isla gaara❤🙏
Walal qali quruxey subscribe igu sharaf Allah ku sharfee fadlan fadlan
Inta shaadiyo kaftan keda jecel like ha ila dhaafin👌
Mansha allah ilaahay Hayskin daayo familygan qurux badan
Mansha allah ilaahay Hayskin daayo familygan qurux badan
Xbt shadiya&duma c/fitax nuune m/med allaha idin xfdo reerkii wada jira allaha idinka yeelo 😍🙏 xushmad gaara idin haaya 🙇🙇💑
Team shadiyo sharaf Anaa ugu horeyo inta iga danpeso like iisaara yaqee 🤣🤣
Abasyo anigaa kaa horeeyay
Wcs. Masha Allah isku wara abid like inta ka heshay lamanahan❤❤💯
Wcs Masha Allah abyo mcnto 🌹💋 isku wara Abid♥️💯💋
Allaw isukiindaa shaafiya iyo cabdifatax runtii farxadiinu waa farxadeena aad ayaaan idiinjecelahy horuusocda wllshy iyo wllky 👏👏👏👏
Inta lamaanahaan Jecel Like🤞✌🙇♂️
Teama shadiyo sharaf Like saar🙏🙏💞💞
Masha allah Wada noolaada oo nabad ku waara ilaahey wadenkeena nabad waarto ha noo keeno walaahi wadankeyga xiiso badan Ayaan u wabaa 30 sano Ayaan ka maqanahay marka cabdifataaxow kafée kuugu dhajin maa saan u cabaayey wadnihi aa icadaadey Hadii caano geel ahaanlahey wax kale ayey ahaanlaheyd I am FRÅN Sweden.❤❤❤❤❤❤❤❤🥰
Asxbta mantay ana u horeyo wa ligey 20 magarin 😭😭😭
🤣🤣shaadiyo aan fiirsaday mana qoslin wlhi been dheh 😂😂 hadalkaga cadiga ah ayaaba qosol miiran , Noo soo dajdajiya qeeybta walaca😂
M.a wllshy shaadiya shafar iyo seygeeda waxaan idin leeyhy isku waara waligiina run ahaantii muugaalkiina aad iyo aad ayaan uga helaa m.a isku waara weligiina cadwgiina hajabo waan idin taaageeeraa runtii ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Isku waara abid ilxun alle idinma tuso💯❤️shaadiya qosol 🤣like isaar
shaadiyo we love u 😍💗💗💕💕❣❣❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 big respect
Subscribe to my Channel kayga 🙏
Shadiyo sharaf ku jecliya alow kuda adiga iyo xajigada abayo alllah idin xifdiyo waxa kugu jeclahay runta wlh xiis you
Masha Allah Shaadiyo iyo Abdifitax jclkiina hawaaro Maxamed yare habo so wacaynaw dhamantiin Ilaahay ha idin xafido
no views no like no comment masha allah alle mahadiisa weyna anigu ugu horeeyo shaadiyo sharaf wlhi iska jecelthye one love niyada kajecelthye iinololow
Cudurka alla naga badbadiyo gar ahan musliminta walidkena janada allah ha geyo wadankana Allah no nabadeyo
Amiin amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲walalo Farax Wadani
@@faadumoabdi660 amiiin amiiiin
Amiin
Run ahaantii marks aan xanaqsanahy waad iga farxisaan micnaha ma ahan in aad yihiin shactoroloshin ee aniga qalbigay ayaa xasiloni idinku dareemo masha Allah noqdo kuwii isku wara abid kuno duqoowo hal barkiin ♥️♥️♥️♥️😘😘🥰🥰🥰💗👌
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 farxad kunolada 😍😍😍😍😍 shadiya sharaf like ii tus hadad shadiya ila tagerto😋😋
Team shaadiyo like ta dhac 😂😂
Masha a llaah ishabaxarka isha
Quruxda iyo shacniga idinka muuqda lagu garta jeceylkiina waan idinku heystaa masha'allah horay u socda
Couples of mogdishooo😍
Iska jecelahay lamanahan ilahay idinma kala qaadoo shadiyo nd abdifataah😘
Subscribe to my Channel kayga
Maasha allah familie quruux baadan allah isku kiin daayo mahamed yaare iyo insha allah walaalihi jiindka kuuso jiira reer buuxa ,inshaa allah 200k waad gaadhaysan week guudiihi🌷🌷🙏🏼
Subscribe to my Channel kayga 🙏
Mashaallh rabi ha isku kiin daayo waad isku nuureysaan runtii labo ilbax ah ayaad tihiin o isku shidan ee ilaalsadan mid nimadiina lamaane 💞💯💞💯💞💯🙏🙏👌👈
Mansha alllah 💖 🇸🇴🇸🇴🙏 LAMAAANE QURUXBADAN OO sharafle waa idin salaaamay 💋
Masha alaah waad isku nuraysiin barwaqo ku waar lakiin codsi noqda dad quruxdooda ku booba gurigooda shadiyo quruxay xijaabo barnamijka ku bedel qows laga faaiido
𝑁𝑎𝑎𝑔 𝑑𝑒𝑒𝑒 𝑠ℎ𝑎𝑑𝑖𝑦𝑜 𝑙𝑜𝑣𝑒 𝑘𝑢𝑢𝑘𝑢 𝑎ℎ𝑦 𝑛𝑜𝑜𝑜 𝑠𝑜𝑜𝑜 𝑏𝑎𝑑𝑖 𝑛ℎ 𝑚𝑐𝑛𝑡𝑜𝐻
.mzha allah wllo qali
Masha alaaa waxaa tihin lamaane quruxbadan 💕💕💕💕💕💕💕💕
@@nadiifaali7510 Nadiifa Subscribe ii Saar fadlan Soo booqo channalkayga
Shaadiyo looks more pretty without makeup
M.a my Queen and duma aan ku fano Allah idin xafido 💋❤❤💞💞💞
Wlhi waxaa tihiin qoys mudan in lagu daydo masha Allah wiilkaa u ahay eedada iyo habaryarta mahamed yare Allah idin xafido form Holland ayaa idinka soo salaamaa insha Allah waan uxiisay dhulkeyga hooyo aan kudhashtay muqdisho cadey gaar ahaan madiina
Shaadiya iyo seygeeda isku waara waligiin
Keep going lamane ku dayasho mudan cabdifatax yare iyo shadiya sharaf hore usocda bro and zizter
Yes Ani ayaa ugu horeeyo like haila geeys Malin hadaa sugeygse shekadaan shadiyo keep going queen and king 💋
Woooow mansha aallah lamanaha quruxda badaaan love you wlhi shadiiyo mcnto farxaad ku dhamaysta noloshina ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋insha allah halkasne nogasii wada qosolkina quruxda badaaan...... waa team shadiyo Garoowe💓💓💓💓👄👄
Masha Allaah shadiyo wllo Alle haku xafidee iska daa heesaha dhar wacan qado adunka waa labo galin meshaan laga gabobeynin waa aqiro waxaan kula jeclahay wanagaa faro badan aduun iyo aqiro sharf badaney shadiyay
Masha allah shadiyo iyo xajigeda Abdifitax allaha idi barakeyo iyo inikena maxamed abdifitax waxatihin famil anrajeynayo ina kudaydo❤❤❤❤💋💋💋💋💋❤❤❤💓💓💓💓
Wan idin salmaya labo fanan oo legend shadiyo sharaf iyo c/fitaax yare keep going l am big support ✌️💜😎
M.a shadiyo xabbti adiga iyo dumashii allahaa isku kiiin dayo isku waraaa abdiidkinaa wanku jclhy allow kudaa frxadadana kudhowr inanku arakana wan jclhy 💞💞💗💗
Mashallah shadiyo &Abdifatax walahay waxad tihiin famliy qurux badan il xuni idima aragto heesaha iska dhaafa idiin fiican youtbka
Wlhi way is barteen markiiba sida laysku fahmayo masha allah 😂😍🤣🤣😂
bahsan Abdi hasan
Haa whi 😂 masha allah ❤️
Caay malihidiin illahey ha idin xafido dad qalbi nadiifa u ektihiin masha allah baarakalaah
Waagii uu Yurub Geeynyo guursaday iiga sheekeeya hhhhhhhhh hadeey been aheeyd iyo hadii kalaba inooga sheekeeya plz Inta igu raacsan farta taags
fardowsa abdi wu guursaday weyna kala taagan yurub geenyo xata labo hees bey isla qadaan oo iyaaga quseeyso calafki baa dhamaday
M.a isku waara 🔥🔥🔥😍😍😍 shadiya & my broh cabdi ❤❤❤❤❤
Shadiyo markey walaca eheed hanaga qarinin noosoosheeg sido kale anaga xitaahadaan idin arki leheen madaxaan idinsaran lahaa qos faraxsan baa tihiin allaha idin xafido❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋
aniga ma noli qosol feraha ii xanunay wlh masha allah 👑😂😂😂😂❤️
Masha allah sax
Shadiya sharaf qrxy hdlkga jclhy ❤️Plz like izaara 💕
Mashaa alaah beautiful family
Cay mabaad mutasan shaadiya quruxey adigiyo xaajigaaguba waxaad tihiin dad farxadeed alle haysukiin daayo ❤️💏😘
Keep going shaadiyo and seygeeda abdifitah Allah idin isku kiin barakeeyo idinka iyo awladiina mohamed yare😍😍
Mansha Allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah
Allah ha idin xafido
M.a wlhi wxa tihin lamaane aad uqurux badan oo aan jclhy ilhy wxn kabryaa inad isku raagtaan 💖💖
Wlhi shaadiyo say iga qosliso ku jcliya HppTi 😍
Mashallh tabarakallah isku wara abid team shadiyo 😂😂😍😍 si ficn inoku sharaxa plz
Masha alah shadiyo iyo seygeeda iney isku nurayaan intii igu racsan Leki isara
Walahy reerkani cadi maha Masha allaha alahu akbar
mashaa allah nuur calaa nuur kuwii lagu daydo noqda dhalinyaro abkow iyo abooto ayan idinkugu duceeyey hooya ayaan ahay
Allen ha idin barakeeyo wn idin jecelahay 🙏From hargeisa 🙏
Masha Allah waa shidantihi isha kabaxrka biyah badada👌❤ nolada in badan
Shadiyo abayo Adiga iyo Xajigada Wan Idin tagera Lkn Waxan codsanlaha Inad Fanka kabaxdan
Abdifatah must be intelligent and humble
Subscribe to my Channel kayga
Laydinma caayayo xayati dad is jecel oo qoys ah dhalinyaro ah Taageero buuxda ii noolaada maxamed II dhunko shadiya xbbty ❤❤❤❤❤
Lamanaha qarniga allha idin xafido❤❤❤❤❤ inta somin sidii aniga like igu dhura👍
Mashaalaah
Igu qabo Haduu Arko Maxamed Yare Kwrn
Wallahi aniga markana idin arko aada ayaana uqoslaa qaraxadiina lee😂😂😂❤
Walige xita 5 like mahelin manta iga farxiya
shaadiyo sharf iyo dumashi c/fitaax wakhtiga ha ina kulansiiyo aad ban idin jeclhy CC dheer beautifull coupl,s ❤💍mohamed yare rabi ha idin daayo 👪❤👏
M.a abayo qurax adunka tahaye adi iyo dumashigana abayo wana idin tahaye abayo
Waa shidan tahiin maansha Allah ilahey ha isku kiin daayo frm jermany😊
Indhaha inte lowadaH🤣🤣shadiyo sharaf ku jeclnahy qali💋💋
Wad uqalantaa 200 iyo kabadan runti wan idinku faraxsanahay maxaa yelay farxadeyda tihiin marka ilmaha sexiyo waxaa soodhigtaan unbaa radiyaa ❤️❤️❤️❤️😂😂😂❤️❤️❤️😍😍😍😍👍👍👍From Austria
Shadiyo iyo C/fitax il xun Alle ha idinka haayo wan idin tagersanhy wlhi ❤❤
m.a qisadina aad ayn ula dhacay run ahantii waa idin tageraa wligiina sidaa uwda jira i.a saaan lee video noogu soo samyaa one love💯
King C/farax Quen Shahdiyo lamane Aan jclhy Horu mar wacan Guulysta ayan idin lehy 🤴👸 ❤🌹
Is adkeynta joji kulaha😂😂wa niskiin jclhy wlhi jclkiinw hawaaro💞💞❤💯
Alle qof walba xaaas wacan hasiiyo
Aamin like iisaara isoo duceeya taan rabbo alle inuu isiiyo 💔💔💔💔
Allaha idin Dhowro Abid Lamaanaha Sanadkan Waad Naga Khoslisaan Marwalba WallHi Full Respect ❤💖🎖🎖
Masha Allah masha Allah allaha idin dhowro walahi dar alle idin jcelhy wxa idin leyahy keep going 💙💙💙💙💙
Maan sha allah Dumashideyda Shaadiyo Sharaf Aad baan kuu taa geeraa Adiga Iyo Sxp keeyga C/fatax yare Noolaado inteey Nooal jirto
Masha allah allah ha idin xafido lamanaha qarniga we love you ❤️❤️✌️💯😘
Mashaa alaaah qaliii qorox caade ma ahedeeen elaahayooow es ku keena daaay ameeeen shadeya al sharafeyah wal qoraxeyah xamar hadeen emaado waa es arkeeynaa ensha alaah
Shaadiyo Quruxleey Mashallah 💕💕💕
Mnzha AllaH Shadiyo Iyo Apdifatax Isku WaaR WllHi FrxdaBa Idinka Ayay Idin agTaL 🌸💛🖤
Shaadiya ahlu sharaf adiga iyo boqorka nolasha Mohamed cade soweynow hooyo mcn xajigana mana wiftoyinka sharkoda alaha kaga xifdiyo ❤
Wlhi waa qof kale iga qosolsiiyo waa shadiyo sharaf wlhi dar Allah ayaan kuu jeclahay
Xayaatii shaadiyo sharaf masha allah ina ku arko ayan jeclan laha si live ah lkn mexey kugu taalaa xamar ma joogi from sacuudi carabia insha allah wan imaanaa xamar ina ku arko
Manshallh wlaalhy isku wara wlaalo yaal waan idin jecelahy marawalba faraxdiina ilaahy ha isu kiin dayo
Ku wii is ku waara ilay ha idin ka yeelo
Faraxdiinu waa faraxdayda
🌺🌺🌺🌺🌺🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹
3min 1.1k family lagu dayda farxad warta ❤❤❤
Ilove you so much zizter and brother keep going ❤️💯💯💯
Wllo
😍😍💓💓💝
When I heard your story is so cute keep going 😍
Aniga oo hurdo ihayso ayaan arkay waan iska fiirsaday wllhy qosol iyo farxad miiran aa tihii shadiya shaf ilaahay ayaa ku siiyay c/fataax waa qof dagan oo masuul ah maanshallh wiilkii yara ee maxamed yare isna kamo tagi kariye 4 mar ii shumiya ,please💋💋💋💋 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Sis and bro I'm happy for your family may you live long and be happy forever