SHAADIYO SHARAF & SEYGEEDA CABDIFITAAX MARKAY WALACDAY MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 2,4 тыс.

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 года назад +1276

    Muuqaalka Xiga Waxaan Idiin Soo Wadaa Qosolka Aduunka Maxaad Is Lee Dihiin Mowduuciisa Wuu Noqonayaa Isla Socod Wanaagsan Waan Idiin Jeclahay Taageeryaashayda Qaali ah

    • @salmanuuraofficial3973
      @salmanuuraofficial3973 4 года назад +6

      Shaadiya Sharaf Official hore u socda lamahana qarniga

    • @cabdiraxmaancabdullahicali3667
      @cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 года назад +10

      Saan u qoslaaye tellka i dhacay wuuna iga jabay waa idiin haystaa

    • @salmanuuraofficial3973
      @salmanuuraofficial3973 4 года назад +5

      Lkn waxanu u pahanehey labadiido ruwaayad dhigayo wllhi ka helaa

    • @munacabdi5871
      @munacabdi5871 4 года назад +1

      Idin jecliya ilahay ha idin barakeyo♥️♥️♥️♥️♥️

    • @abdikadirnikelyrics419
      @abdikadirnikelyrics419 4 года назад +1

      @@salmanuuraofficial3973 wll qaali Subscribe Igu caawi fadlan Soo booqo channalkayga
      ruclips.net/video/XmZTamMuU5c/видео.html

  • @yaxyebashiir1731
    @yaxyebashiir1731 4 года назад +994

    Ilaah baan kugu dhaarshee like ha ila dhaafin
    😭😭

  • @leylasharaf6518
    @leylasharaf6518 4 года назад +738

    Rer xamarka wa dad qalbi furan😭 like hada igu raacsantahay

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +2

      Leyla Sharaf thanks abaayo ❤️

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 года назад +1

      Leyla xbbti subscribe iisaar

    • @Dhowrsan436
      @Dhowrsan436 4 года назад +3

      aad iyo aad qalbi saaafi weyaan 😍

    • @fatxinuurafatxinuura2719
      @fatxinuurafatxinuura2719 4 года назад +1

      Markan isku arko wan wan iska faraxa alahey markis wan idin jacelahay 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @ubaharcaday1449
      @ubaharcaday1449 4 года назад

      Shaadio iga ha iceebeyn baatiga markaad nasoo hor fareysaneysid iga jooji3

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +165

    From Borama Reer xamr waa Dad Aan Cuqdad Aqoon 🇸🇴♥️🙏

  • @sabaafyare3774
    @sabaafyare3774 4 года назад +61

    Ilaahy ii tusa aniga uur leh insh alah aduunka ugu jclhy wllhi ilaahy ninkyg nabad qaba iikeen markii hore ilaahy iigu guulen inan uu uur yesha lkn insh alah ilahy kuwa khyr qaba iisaya 😭🤲😭

    • @anifaahmed6683
      @anifaahmed6683 4 года назад

      Amiin🤲🤲🤲🤲😥

    • @fadumomohamed8166
      @fadumomohamed8166 4 года назад

      Ameen abayo ilhy ha kugu garsiyo

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 4 года назад +1

      Isku mida nahay aaamin ilaahay awlaad ha ina siiyo khyr qaba

    • @sabaafyare3774
      @sabaafyare3774 4 года назад

      Hani Ahmed ameen 😭🤲

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 4 года назад +2

      Ani wlhi nasiim leyhy alx sxbkey owlad u ilahey asigo ogen u baxay inan ur u leyhy ana ma ogen marka u labo isbuuc si maqnay ogaday inan ur lehy wali wan leyhy ma dhalin iso duceya ilahey idinkane ha idin siyo ninkeygane nabad ha igu so celiyo

  • @ubahabdisahal7012
    @ubahabdisahal7012 4 года назад +272

    Intii hoyo u noshahay allah ha udayoo intee hoyo laan aniga caamal samiir iyo imaan illah hanagsiiyo 😥😥😥😥😥

  • @amranali3019
    @amranali3019 4 года назад +237

    Cabdi fitaax hooyada iyo hooyadey isku magac lkin hooyaxey sahro wey dhimatay iigu soo duceya asxabey 😥😥😥😥

  • @rubaabbaasto9089
    @rubaabbaasto9089 4 года назад +180

    2 Hours Ago 32k Waaar Shaadiyooow Gacmahaaan Kuu Taagay Waaar waligay 200k Oo Like Maan gaadhine Garka Io Jilbahaan Idin Hytaaaye Igu Tufa Liketa Zxpyaaaal jaaaaaw

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 4 года назад +20

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nasiib waxaa leh qofki Hooyadi la nool hoooyo ifka hibo ku joog Aqirana Jano mom wan ku jeclahy wan ku xiisay Hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 4 года назад +74

    "Waan dabaalan jiray mataga sidii curubo inaa joogo cml" 😂😂.

  • @quruxkudhigleshorts8230
    @quruxkudhigleshorts8230 4 года назад +298

    Ma aqan Cida hada aqrineysa Commntigeyga Lkn qof walbo waxaan alle uga baryayaa inuu janadii Hooyada io aabaha geeyo Wall alle dartiis iigu saar subscribe 😰🙏

  • @hoosweynefamliy6355
    @hoosweynefamliy6355 4 года назад +146

    Inta igu raacsan in prank c,fitaax lagu sameyo frta

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 4 года назад +82

    Walaca waa xanuun kheer kiisa wata
    Lkn aniga wali ma gaarin
    Allah isiiyo mid baari ah oo matageyga ka ash ashin 😂😂🤣🤣

    • @warfajama
      @warfajama 4 года назад +1

      Klklklkll

    • @bashirmxmd3250
      @bashirmxmd3250 4 года назад +1

      uf mataq wax fiican ma aha

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 4 года назад +2

      Akhas matag wax fcn maaha
      Hadaa matageysid xataa
      Meesha dadku joogaan waa lagala
      Cararaa kan tarool ayaa fcn
      Inkas toona wali gaarin was waas
      Xun ayaan qabaa lkin adi ayaa is ilaalin kara waa maxay xaajigagu aad ugu hor matagi qash

    • @halima2476
      @halima2476 4 года назад +1

      Aamiin yaa Allah

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад +1

      Xanuun khyr ka dambeeyo weye amba ma gaadhin xaaladas

  • @naimaabokor720
    @naimaabokor720 4 года назад +37

    reer burco wan idiinka qadanay lamanaha qarniga❤️😘❤️

  • @Chally1-x2m
    @Chally1-x2m 4 года назад +44

    Muuqaalka ku xiga in uu prank noqdo yaa raba farta taga😂

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 года назад +41

    dad qalbi wangsan weeyi wlhi reer xamarku dar alle ban idin jeclahy huunoYaL lahjadina umbaban si fican ufahmayne
    Alha i bari lahjadinana
    FroM ZomaliLanD

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +2

      saabiriin abthirahman
      Thanks abaayo anaga xitaa wanku jeclnhy ❤️

    • @maryamoabdiraxman9807
      @maryamoabdiraxman9807 4 года назад +3

      m.a abaayo sidokle angana waan idin jcelnhy anigaa sidaa ah lahjadiin waan jeclahy xaqiiq waanku hadli karaa lkn waxyaabaha
      qaar mafahmayo

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 4 года назад

      Walaca Walhi wa daranyahay ninki dulqadle unba udulaqanakara markay walcan kkkkkkk cantobay isusare balbaraha cunuga

    • @saabiriinabthirahman7498
      @saabiriinabthirahman7498 4 года назад

      @@amirabukar2913 thanks hno you welcome

    • @saabiriinabthirahman7498
      @saabiriinabthirahman7498 4 года назад

      @@maryamoabdiraxman9807 thanks hno you welcome wnku bari dona no imo insha alh
      ana wanku talo jira inan xamar mar uun aado inzha allah dad an jeclahy farxad iyo nabad igu nolada❤

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 4 года назад +16

    Qaybtii koowaad ilaaa qaybtan seddaxaad waan la socdaah sbbtuna waxa weeyaan wxd tihiin wada farxad miidhan Alle ha idiin siyaadiyoh (sh)iyo (c)❤❤❤

  • @meysuummohd7710
    @meysuummohd7710 4 года назад +84

    Inta hoyo mcn jecel igu soduceya hoyo mcn iga xanunsan ino allh icafiyo mamo mahadsnidiin😂😢😭🙏

  • @nimodagan250
    @nimodagan250 4 года назад +5

    Wllhy aad baan u jeclahay Abdifatax iyo Shadiya Ma Jacli inuu idhafo Waxay Soo Dhigaan Jagbaan ku Ahay lamanaha Qarniga❤❤

  • @canabm3126
    @canabm3126 4 года назад +11

    New member here I'm much proud of this beautiful strong family ❤💙💕💋💐 jecliya markey halmar wada qoslaan😂😂😂😂😂😂

  • @najaxali1730
    @najaxali1730 4 года назад +27

    Waligay qof RUclipsr ah San adiga ku tagero uma tagerin alle ha isku kiin dayo qaLi😍😍😍

  • @luulamaxmud3518
    @luulamaxmud3518 4 года назад +61

    Sidan udogaye Allah og inta ilamida like ta dhac dhac

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 года назад

      Luula Mohamed abaayo mcn subscribe ta haila dhaafin

  • @YT-MAQUUSTE
    @YT-MAQUUSTE 4 года назад +101

    Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 года назад +75

    Naagaha uurka leh bariis sab lagama maro run waaye😂

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 4 года назад +1

      Majecli aniga hadanan ahay kwrn

    • @nimcomohammed199
      @nimcomohammed199 4 года назад +1

      Run waaye🤣🤣🤣

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 года назад +1

      bariis sab leh wxy hhhhh

    • @kifahmohamed1238
      @kifahmohamed1238 4 года назад +2

      Ani hortaa 😭😭Africa ban uso carara

    • @shukriyaabdullahi4073
      @shukriyaabdullahi4073 4 года назад +3

      Wlhi anni ,xataa Lkn mel aan daris lesku galeen ama aadna arkeen qof sab qabto wlhi xamar hdaa jogi lahy wan ka dhargi lahy

  • @ikransalad8319
    @ikransalad8319 4 года назад +4

    hooyoyin somaliyed allaah u naxariista amiin

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад +25

    🤣🤣🤣🤣 mekup cunuga iyo saabunta cunuga kalleexda yaasallaam hees mcn hoooyo❤❤❤👸🤴❤🙏

  • @ifrahmassageandbeauty9893
    @ifrahmassageandbeauty9893 4 года назад +31

    Shaadiyo style ka igasax garbisarka safican uxiro qolka fadhiga wax kuduba ama meelo kale❤❤❤👑

  • @ayanahmed1233
    @ayanahmed1233 4 года назад +56

    Hooyo macaan 2sano iyo bar mootan tahay naxariisto jano fardowsa al acalaa allah siiyo aabaheey macaan janatufardowso alacalaa allah siiyo labadeeyda walid kitaabkooda midigta allah kasiiyo

  • @ummitabliiq9065
    @ummitabliiq9065 4 года назад +21

    Lamaane an taagero Oo qaraxo miiran ayaa tihin 😂😂😂😂masha llh ilahay cadow haidinka qabto ❤️❤️❤️❤️🔥

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 4 года назад +1

    Illah hay ha i tuso anigooo ilmaheyga dhabta ku heysto anigi inta muslimka ah amiiin dhaha wllayalow

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 4 года назад +19

    Shaadiyo and Abdifatah Full respects❤

  • @hamdiabdikadir4607
    @hamdiabdikadir4607 4 года назад +16

    Shaadiyo abayo mcnto ninkaaga brank
    Ku samey abaayo mcnto brank ayaa rabnaa inta ila raacsan like ii saara azxpt shaadiyo sharaf waan ku jeclahay abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @nacuumabdulh105
    @nacuumabdulh105 4 года назад +5

    wanidin jeclhy reer muqdisho from somaliland

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 года назад

    Masha Allah waad cod wanaagsan tahay. JizzakAllah hooyo macaan inta geeriyootay Jannatal Fardowsa Al Aclaa Allah ha ka warsabiyo kuwa nool cimri dheer caafimaad iyo cibaadho suuban Akhirane Jannatal Fardowsa Al Aclaa Allah ha ka warsabiyo Ameen yaa Rabb 🙏 🙏 🙏

  • @mumtiawed2987
    @mumtiawed2987 4 года назад +11

    Intii rer burca liketa thanks cabditah 💁🏻‍♀️

  • @omartatiko3889
    @omartatiko3889 4 года назад +85

    Coronavirus allaha kuguma ridi subscribe isaar aneh waa kuu saraa ceep miyaa 😓😓😓❤️

  • @princesssimanliibaan4372
    @princesssimanliibaan4372 4 года назад +60

    Hhhhhhhh shadiyo sab gaad ayaa eheeyd xiligaas ilaah haufududeeyo hooyo walbo oo uur leh

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 года назад +66

    Shadia "LACALA QOF BA AG MAREE JAA WU SUUXAYAA"😂 M.A horay u socda Lamaanaheenii 😍
    Waxad ka mid thn lamaanayasha fara ku tiriska ah ee sida edboon uso fariista RUclips-ka keep going ❤🙏

  • @badraali4357
    @badraali4357 4 года назад +1

    Hadaan ahay reer burco salaantaa wn idinka Qaaday mida lamida ayan idinku salaamay adiga iyo Abdifataax Ba 👋

  • @hidaayaabdullahi740
    @hidaayaabdullahi740 4 года назад +1

    Amiin Amiin

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 4 года назад +36

    8:35 ani ma ihormarisidoo wiilka gadaalu ka imaaday kulahaa waa fuuray wlhi😂😂😂 shaadiyo love you Abaayo adiga iyo xaaajigaga Fatah yarre ,

  • @cabdisuldan7215
    @cabdisuldan7215 4 года назад +46

    1 my home burco like isarah😍

  • @abdirahmanmahad9953
    @abdirahmanmahad9953 4 года назад +8

    Shadiyo iyo cabdifitaax in la isku talagaly inta ila arkty like dhaac igu siiyaaaaa

  • @mohaaali8440
    @mohaaali8440 4 года назад +2

    Your a real man to give your mother priority... Glad

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 4 года назад +2

    Ma sha allaah waalalkey iyo walaasheey Allaah ha isku kiin dhaafo waalidkiina neh allaah janada haku abaal mariyo 💕 one love

  • @hananhassan7922
    @hananhassan7922 4 года назад +4

    Shadiyo sharaf iyo Abdifatax waxay you tube koodu kaga duwan yihiin you tube yada kle dadkooday jecelyihin runtii waxaynay dadka comment kasoo bixiyey uwada sareen like taso ay ka dhigantahay inay jecelyihin dadkooda tasoo you tuberska kle laga helin noolada dhamantin from Hargaiza ❤💭💚❤💭💚💚❤💭💚❤💭💚♥️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️🥀🥀🥀❤❤❤❤❤❤

  • @bahsanabdihasan8057
    @bahsanabdihasan8057 4 года назад +72

    Shadiya wa ano kale perfume layma tusi jirin😂🤣😂mantana wata saa lo qoslayo ilahw no barake ubadka😍😍😍

  • @examplexampl1222
    @examplexampl1222 4 года назад +4

    Illahow nin fiican oo mustaqpal leh oo caruur u dhalo i sahal inta sideeeyda na u sahal ameen so dhaha yaah

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 4 года назад +2

    Abdifataax iyo shadiyo farxadu waa agtiina noqda fanaanta lagu daydo oo mustaqbalka ifayo leh farxadiina waa farxadeena waana idinka qabtaa casumada hilibka ❤️♥️💋💗

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 4 года назад +1

    Alla aniga cml waye carafta dhan wey i dhibtay marka walaca ahay lakin matageyga waa yaray marka barafun iyo salid wax lagu shilayo aya matagi jiray alxm waye wax walbo ❤😍 illahey ha nodhafo ilmaha inta hesan allaha siyo

  • @shankaronmohamed4004
    @shankaronmohamed4004 4 года назад +8

    Mnsh alh I never seen for my life like this family shadiya and du fitaax karaamo korkiina ha ahaato😻🤝 from London 👏🏻

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 4 года назад +30

    Masha Allah Hooyo walbo o somaliyd haa noolaadan inti dhimate Allah a unahristo amiin

    • @xirsixashi7913
      @xirsixashi7913 4 года назад

      Aamin

    • @drsfartuun8015
      @drsfartuun8015 4 года назад

      Aaamiin Aamiin shadiya sharaf keep going my sister hormar wcn Ku rajena

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 4 года назад +53

    MashaAllah lamanaha qarniga
    Hoyo mcn wilkeyga Fataxow wan idinsoducooyay adiga iyo gabadeyda shadiya

  • @BulaalMediaEnt
    @BulaalMediaEnt 4 года назад +1

    Hooyo ilahi u naxaristo inta dhimatay inta dhimatay iyo inta nolnaba alaha

  • @sumayaabdikadirchennal7591
    @sumayaabdikadirchennal7591 4 года назад +1

    Ilhyow Awlad bariya isiii isoo duceya inu ilhy isiiyo awlad ❤🙏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +27

    Rer burco anah u joogo idin jeclnahay lamaneh😍😘❤🌏

  • @ilyasmuse4669
    @ilyasmuse4669 4 года назад +4

    Allah shaadiyo ineey maskaxdeyda ku jirtoh ayaad umaleysaa wan farxay markey tidhi noo hees
    Hoyadey 2 years iyo 5 mounths maan arag hoyooyinka soomaaliyeed aad baan ujecelhy😍😍

  • @layalibeautysalon7169
    @layalibeautysalon7169 4 года назад +37

    Xiligaas anaa hada ku jiree yaa allah😥

    • @anfacmoha7910
      @anfacmoha7910 4 года назад +3

      Ladan Moha alle hagu fududeeyo abaayo walac xanuun waye ani hada ka baxay alx rabi hano wada fududeyo fooshana 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🙏

  • @abdibasidhassan8328
    @abdibasidhassan8328 4 года назад +2

    Shadiyo stress free ayaa naga dhigtaa. Qosolka ayaa naga keentaa anagoo xanaqsan. So keep going. Family barakaysan yaa ukhtii.

  • @mariyaomar9085
    @mariyaomar9085 4 года назад +2

    Ani inaad icasuntan by igu wacnan lahyd abdi fatax yare iyo shaadiya sharaf aad ayan idin jclhy rabi hadin daayo😍❤

  • @nawalitainayusuf2823
    @nawalitainayusuf2823 4 года назад +27

    M.a shadiyo io seygeda allaha niskin dhoro ilahe ha na kulmiyo dhamanten ina nolol nigu arko jeclahy wlhi🥰🌹😘

    • @nasragelle3668
      @nasragelle3668 4 года назад

      Masha alh ❤❤🌍🌍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @nasraqali328
    @nasraqali328 4 года назад +13

    I love my mom laaanted abaar wlhi alaha inoo daayo hooyooyinka💋❤❤

  • @naimahassan371
    @naimahassan371 4 года назад +24

    Wlhi waan iska ilmeye hooyo macan abaalkaga allah aya gudi karo allow anago nabada isku kenya keen😍😍😍😍

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 4 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ina cadyna kawarama kkkkkkkkkkkk Walhi Kalyan’s Laban uqoslay

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 4 года назад

      💋💋💋💋💋💋🙏💕

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 4 года назад

      Masha allaaah Walhi reerkan ilahay hanodayo I Masha allaah wan idin so boqan dona wan idin jecelahay

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 4 года назад

      Kkkk

  • @falisgacal9261
    @falisgacal9261 4 года назад +1

    Lamanaha ugu shidan Mogadishu Shaadiyo Adiga Iyo Xaajigada Abdifatax Alle Ha Idiin Xafido❤❤❤

  • @carorose3086
    @carorose3086 4 года назад

    Thanks shadiyo iyo xajigeda Abdi fatax salata burco waan idika qadnay

  • @safiyaahmed8489
    @safiyaahmed8489 4 года назад +3

    Mansha allah, allah idanki farxadiina ha idiin waarto, markaan arkay qofaan si dhaba u jeclahay baan soo xusuusty ❤😍💖💕🌹

  • @xafsasac8d846
    @xafsasac8d846 4 года назад +15

    Shadiyo abayo muqdisho markaa IMAdo ku arki insha Alaah wan ku jecle mcnto😍😍😘😘😘

  • @ubaxqurux4440
    @ubaxqurux4440 4 года назад +27

    Bariis sabed 😂😂😂 ar shadiyo qosol ledahy team shadiyo ✌️✌️✌️❤️❤️caraftii dhn wadiiday video yasha so dubesan abayo kala dhereya si kii hore u garo mesha rabteen allah isku kiin barakeyo 🥰🥰 qosol ikuma harin

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад

      Bariis sabed bariis cad mayka wadaa

    • @crsomali5058
      @crsomali5058 4 года назад

      cunugina away

    • @ubaxqurux4440
      @ubaxqurux4440 4 года назад +1

      Asal dhalad Boqorada togdheer may abayo waxe kawadaa markii Marti ku imaneso ama ama qof dhimato bariiska colour ka lo yeelo oo hilibka qutaarta leh sidas kawadaa Hada fahamty abayo

    • @ubaxqurux4440
      @ubaxqurux4440 4 года назад +1

      Asal dhalad Boqorada togdheer may abayo waxe kawadaa markii Marti ku imaneso ama ama qof dhimato bariiska colour ka lo yeelo oo hilibka qutaarta leh sidas kawadaa Hada fahamty abayo

  • @Fortnite-mc6lx
    @Fortnite-mc6lx 4 года назад +1

    Kabiiir Laacib ayuu ahaa ManshAllh Tabarakallah Dugsiga macal Xayaakallah Codkada mcn ina qur.aan kuso qaado ayan Rajeyna Rabbi fanka Haidinka madoobeeyo inshallh wan idin jclhy qoralkeyga Inu arko Rajeynaa

  • @fartunaden4760
    @fartunaden4760 4 года назад +1

    Shadiya sharaf waba iska jeclhy wlhi funny wye keep going xappti farxad ku nolada famil qurux badan ❤🥰

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 4 года назад +8

    So beautiful family and friendly 🙏from Canada 😀☝️

  • @nuuradinislow4370
    @nuuradinislow4370 4 года назад +6

    reer burco inaa acdheynaa jeclaa like ta sey u saaren aan ka yaabay

  • @layanabubakar2531
    @layanabubakar2531 4 года назад +16

    Abdifitaah ama owfarax anigaa aqaan shadiyo wuu yaryahay dumashiyey farxadiina waligayd hajirto from wardhigley kasoo idinka soo salamayaaaa

  • @shukrixasan8106
    @shukrixasan8106 4 года назад

    aamiin aamiin dumaashi Cabdifataax yer iyo walasheda mcn shadiyo sharaf iyo wiilkega maxamed yer allh idin barkeyo

  • @fardosocabdi7612
    @fardosocabdi7612 4 года назад +2

    adaan idinkugu faanaa dacadi lamaanaha igu wayn shaadiyo iyo c/fatax allow idin dhowr umc umc adaan idin jclhy allow iken somaliya hben madow aan idin soo raadin lahy intas jclaa shadiyo uqbo wlshy mcn 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +31

    Farxada Allaha idin siyaadiyo❤❤

  • @naimaomar2485
    @naimaomar2485 4 года назад +23

    Walhi wax walac ka xanuunbasan imasoomarin xataa fool inta igu raacsan like dhac sii 😭

  • @sihaamcabdulaahi9200
    @sihaamcabdulaahi9200 4 года назад +21

    Keep going shadiyo kugu faana tagerhaga ahay 💗💗💗💗 inta iga dambeso walige 5 love xita makarin isara iga farxiya

  • @calixasan1557
    @calixasan1557 4 года назад

    Msh allh waa idin jeclhy shadiya shafar iyo seygeeda isku waara ❤❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓❤💘💘💘 guul iyo gobonimo idiin rajeynaa 💋💋💋💋❤❤❤

  • @suleekhamohamed2724
    @suleekhamohamed2724 4 года назад +1

    Qosalka ayad iga dhamayseen alle ha idin barakeeyo aniga ayaa saas ah cagu wuu i ag yaal matag lakin aniga waxba ima dhibaan cunto wala wax udgoon walacu waa dhib ee inta hooyadod noshahay ka ducaysta inta dhimatay alle ha u naxariisto

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 4 года назад +13

    Shaadiyo iyo saygeda wan idin salamay jalayal wan idin jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝️☝️☝️☝️ Farxad kunolada🥰🥰🥰 qof agmare jaa wuu suuxe 😅😅😅😅😅😅

  • @hanaomar1881
    @hanaomar1881 4 года назад +6

    mashallah allah idin barkeyo lamane qalbi wangsan bad tihin ilhay ha idin xafid ilahayna ha idin siyo owlad bariyaa oo badan wiil iyo gbdha isku jira 😍

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 года назад +15

    Masha Allah allaha isku kiin daayo farxad waarta insha Allah ❤❤❤❤

  • @naanii1439
    @naanii1439 4 года назад

    Hooyo waa hooygii janada allow hooyadey sahra xasan unaxariiso qaalideyda iiguduceeya allh janada naguwada kulmiyee amiiin

  • @caashocuudsiid2999
    @caashocuudsiid2999 4 года назад +1

    Plz labdiin malin walba saan le nozo hor fadhiista wanigu farxna🇸🇴🇸🇴❤❤🙏

  • @youngsimba963
    @youngsimba963 4 года назад +3

    Masha Allah family qurux badan Allaha idin barakeeyo 🤲

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 4 года назад +7

    ASC, yasalaam Cabdifataax afkaga caano lagu qabey. I love watching your channel, abayo Shadiyo you are hilarious and extremely funny. Both of you have a great heart and Are very genuine.
    Sending you my salaam. May Allah SWT bless your family, Ameen.

  • @ibrahimahmednuur4706
    @ibrahimahmednuur4706 4 года назад +6

    Shaadiya Sharaf Official C/Fitax Hooyadiis USA 🇺🇸 ayeey joogtaa sida aan maqlay xasan Ali kheyre Ayaa abti u ah 👍🚨

    • @mohayare8722
      @mohayare8722 4 года назад +2

      Cida adeerka u ahna kudar .

  • @sahromuhdiin7017
    @sahromuhdiin7017 4 года назад +1

    Wwwww m.a ilahey haku xafido hoyo mcn

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 4 года назад +1

    Shadiyo iyo Abdifitah waa markii igu horeysay an RUclips kiina so boqdo adban idin kga helay farxad ku noolada lamanahyga💖🔥 from puntland gabar rer mudug❤😍

  • @khadijaabdikarim3273
    @khadijaabdikarim3273 4 года назад +5

    Shibiz degmadeYda qrxda bdn😘❤❤❤ shadiya reer shibise ilen eheyd that's why ee funny u thy❤ allaha isku kiin daYo haytti

  • @ratikainaabdullahi9992
    @ratikainaabdullahi9992 4 года назад +12

    Shadiyo aan fiirsatay mana qosli waa been wllhi isku waara lamanaheyga❤❤❤🥰💋💋🙏🙏🙏

  • @fatimaabdinour2703
    @fatimaabdinour2703 4 года назад +18

    Shaadiyo abaayo wxn kugu darsana fikir ah hda kadib markad soduubaysn dad diyarsan ahaada oo mawduucyada aad kahadli doonta sooqorta islamarkaana qofba mar hahadlo sidokale garbasaarka sifcn usodhuuji ama tarexad sosaro

  • @codkashacabkagarisa0077
    @codkashacabkagarisa0077 4 года назад

    Waan kaguu donay madamo an Hooyo ahay thanks brother noolade

  • @abdifetah7260
    @abdifetah7260 4 года назад +1

    Shaadiyo xabad qurxoon ayad ka wadataa abdifetah isku magac ayan nahay masha Allah ilahay ha isku kiin daayo

  • @engabdiidirisscientificchannel
    @engabdiidirisscientificchannel 4 года назад +7

    Shaadiyo walaale isha bina aadamka iska ilaaliya dada sidaan heysan iscakameeya m.a

  • @munaliitaciisecise3376
    @munaliitaciisecise3376 4 года назад +12

    Shadiyo maxamed yare rabaaa inoo keen ina ader mcn ❤💋❤💋❤💋mc mc ina si wilkeyga haba u ahaya

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 4 года назад +5

    wiilka qosolkiisa baaska ah inta ila aragtay like ta dhac 👍

  • @faisalhassan9403
    @faisalhassan9403 4 года назад +1

    Mashaa allh rabi hadiin xafido familly qurux badan 💔🧡💘💘💘💞💛

  • @nimcohuseen5132
    @nimcohuseen5132 4 года назад +1

    Mansha allah family qurux badan farxad ku nolada salantana wanu idinka qadnay hadanu nahay rer burco si wayn ba nola fahtan tene❤❤❤❤❤👍