Khudbo: Geerida Waa Xaqiiq Qof Walba Maalin uun eey ku imaan doonto "Sh Maxamed Macalin Abshir"
17:00
Sababta keentay in ay jabaan ciidanka Xasan sheekh, Saraakiisha isku dhiibay kenya Fashil culus
13:26
Sh Abu Dalxa Qiso la yaab leh Gabadh Nin aan Guursan 3 Sanno Sugeysay iyo Siday wax u dhaceen
HTML-код
- Опубликовано: 11 дек 2024
Masha Allah illahay khayr ha ku siiyo illahayoow culimada oo dhan cimri dheer noo sii cadowgana ka qabo iyaga iyo awladooda waa iftiinkii umada oo khayrka noo soo gudbiya
Asc sheeq waxaan kuweydiinayaa naagteyda ayaan isqilaafney marka ee furiinka xageeda ayuu kasocdaa marka waalidkana qilaaf ayaa kajira marka maher iyo masaarif ma igu leedahay jawaab wacan
Subaxanalah ilahow nabadbadi dadka inatoda wanagasana wax nogudar
Ameen ameen ameen yarabi
Subxanalahi alow qalbiga udaji qofkasta o xaladahan okale heesato shiiq jizakalahu qeer
MashaAllah may Allah bless you. Jazakallahu khairun
Ya Shiekh ilahay haku barakeyo.
Sheikh aan jecelahay alle haku barakeeyo
Masha allaah sheekh abu dalxa ilaahay haku barakeeyo
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Halqof kaligiis ah ilaah aya arko maqlo labo qof ilaah ayaa arko maqlo iyo waxii ka badan alle ayaa maqlo oo arko gabadha hadalkeeda yaa la dheelsan laguna tilmaamin qof xanuunsan ilaah gafafkeena ha naga cafiyo.
Masha allh sheikh runtaa ka hat Laa🙏🙏
Sallallahu Calaa nabiyunaa muxamed scw
Sheikh ustaad Abu dalxa may Allah bless you and your family ameen yaa Allah alhamdulilah
Many thanks
Asc. Allaahaaa. Ah. Ku. Xafidiyo. Jzkh. Subaxaanaa. Alllaahaa.
jzk Sheekh Abu Dalxa ilheey ha Kuxafiido allaahuma Ameen Ameen Ameen yaa RaBbi
Baaraka allaah fiika
Dad aad u badan baa xanuunsan dharka wey wataan lkn caafimaad ma jiro ee illahaw naxafid
Sheekh waxaan umaleenaa inuu ninku been kuusheegay waxey gabadhu kufaraxday baa jiray
Jazaakalaahu khayran
Ameen yaa Allah
Maasha Allah
Jazakalaah khery
Jizaakaallahu khayr Sheekhana
Background search is important how can you marry someone who you don't know subxallah
Xasbiya Allah wa nicama wakiil
Sheekh arrintaa runteeda maad baarin ma nonbaa isaga naagtiisa lafadhiya yaa ku orankara haa waxaa suurta gal ah in uu inkiro sida niman badan ay sameeyaan ooy gadaal kala xumaatay markii horena uu qodba siraystay ma dhici karto in ay nin aan wax ciriir ahi dhex marin inta suuqa ka soo qabsato ay dhahdo wuu i qabaa hadayna waalayn haday waalantahayna waa laga dareemi lahaa oo qofwaalan oo madaxa looga jiro waa layqaan dhaqankiisa dhaartiisa yaad ku qanacday imisa yaa kitaab been kumara anigu waxaan umalaynaa in ninku uu been sheegayay sida aan nimanka kunaqaan qaarkooda khaaimiinta ah
Hada aniga 2 sano iyo bar ayaan sugaya wlhi walikeyga wax lcg ama.hadiyo.kama qadan mana isku dayin isi in an dhoho wayo waa wadad din aqlaq.ka.muqdo m.a lkn wan ku gursan un bo i yiri ana wan sugaya clfka alla hayo
Dee bili aadan haysku xirine haa guur diyaar udahay qof diyaara guurso dadkaa ayagoo diin kamuuqato ayeeysan balanta ooofin
@@hamdinur9382 wll i ducey qof sin iyo aqlaq ebe ha i clfiyo sbbto ah ani wxn ahay dumar xijaban ma jecli raga fuda u jaran mana jecli raga xun e dharka xun xirda kaliya wxn jcldy wadad ebe asturnan uga dhigay khamis cimamad garka u deysan wlhi ma jcli raga marnaba walidkisa an ka war qabey maqal ama muqal sas dardednaa hadi eaqdikeygo dhamado wax alla i qorey weye ma ahano da.deydo 21 year alxm wane sugi ki ebe i calfi laha nolasha allaw i sahal sowji salix aah iyo awlad baariyal ahi
@@malyunmaxamed9231 waxaad ku ducaysataa qof kii khayr kuu ah adigana illahay ku sugo 18 sano kahor ninaan gar iyo khamiis ku raacay wallahi awlaadi aan udhalay ayaan qaati lataaganhay marka bini adam kuli waa gafnaa illahay Khatumada khayr hanooga dhigo
@@fadumodahir8667 abyo wlhi wan ilmeye marka diri nin aan gar iyo kahmis ku racay ayaan ilmihis culeys iku sida wlhi wax an ku dhoho garan weye abyo waan ku dadala sidi an guur iskaga qusan laha rago ma wada simna lkn malaha wax ku naxayo anigo agoon ah silac daryel xumo ku koray guur xumo ma ma kalayo wan iska quusan wlhi
Gadh Iyo khamiis diin manoqdaan wll halbeegu yuuna kaa qaldamin ku khayr kuugu jiro Allah hakula kulmiyo
Waa cajaaib
Manshallah
Mashallah
Subhanalah
Asc shiiqow waxaa idhibtay qeylo aan dhamaad laheyn ee see kayeelaa
Wu dareemi Kara qofksta gabadhas Inu mehersaday wuna inkiray mana xanuunsana
Hablow ogaada inti waran laha walaal ah
Raga ayaga unbaa iska kaya xiga
Keep going
Mashallah 🌸🌺🌼🍀🌷🦚💐🎖🌟🌟🌟🌺🌻🌻🌻👍
Maansha Allah Abu dalxa
Mnzha Allah ZHiekH🥰🥰😘😘🥰💝💖🌹🌍😘
Sheekh allaha ku sharfo
SallAllahu 3aleyhi wa salam
Sh abu dalaxa su,al halken kahela please
Asc. Sheikh ustaad Abu dalxa
Subxanallah
asc wll waxan raba ino iga jawabo su aalo badan iyo qisoyin NAMBERKisa sida ku heli kara
شكرا شيخنا الفاضل جزاك الله خيرا
subxanallh wa arin waableh
Asc sheikh dalxa
Hasbunallah
Subxaan Allah
Shekhow xaag Kal so xidhidha su aan Ayan qaaba
Subhaan
Sheydaan ayaa ka xoog badiyey...
Shikh waxa dhici karta inu ninkii mehersady magaca ninkan uu usoo adegsaday
Masha Allah Sheekh ♥️
Waa khaldantay sheeikhow
Adoon arinta xoog u badhin inaad xukun rido waa xaraan
Waayo wax ka baxsan ninka ayaan la hadly oo yidhi waa been nooma aadan sheegin iyo gabadha inaa tidhi waan kaa fasakhay oy farxday bes intaa ayaa war noo sheegtay ee dembi ayaad ku leeday arinkaa
Acs
Subxaanalaah
Asc
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Sheikhan intee kala xiriraa
Cido maxaa laga wadaa
Turkiga waxbadan ka ogow
ruclips.net/video/nb7rXdo6rfI/видео.html
Jazaakalaahu khayran
SubanAllah
Shikh waxa dhici karta inu ninkii mehersady magaca ninkan uu usoo adegsaday