Meherkii Mohamed iyo Intisaar | Sh Abu Dalxa oo Qosolkii ka dhameeyay Dad badan iyo Qiimaha Guurka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Kalshaale Channel
    Ankara : Xafladii Meherka ee Mohamed Ali iyo Intisaar dayax, Waxaa Khudbad Xiiso leh ka jeediyey Sh. Abu Dalxa oo soo bandhigay Qiimaha Guurka, Qoyska guulaystay iyo Waxa laga doonayo Gabadha iyo Wiilka Reer Wada dhistay.

Комментарии • 269

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 2 года назад +8

    Wlhi shiiq abu dalxa waa jeclahay yacnii markasta naxariista dumarka umuujiya ayaan jeclahay , i love you shiiq 😍

  • @nnnnn1123
    @nnnnn1123 3 года назад +10

    Masha allah qof wanaagsan ayaa ka so qeyb kalay sheq abudalxa alle haku xafido qoyskane alle ha barakeyo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 года назад +9

    Maasha alah guur qeyrguur nagi jasakalah qeyr sheikh abu dalxa rabi yaxfadak aamiin 🤲👍⚘❤

  • @mtani7228
    @mtani7228 3 года назад +8

    Mshallah sheekh jazaakallah, sheekh Alle ayan karajaynayaa inaad noqotid wadaadka ani iyo xaajiyada isku kaaya maheriya nooduceeyana

    • @hodancabdi6487
      @hodancabdi6487 3 года назад +2

      Aamiiin aamiiin yarbi

    • @ramlaruun2553
      @ramlaruun2553 3 года назад +2

      Anigaba sidoo kale waan jeclahay sheeqa aamin

  • @fartunwarsame462
    @fartunwarsame462 3 года назад +15

    Subxanallaah 10000 waa waali.
    Barakada waxey ku jurtaa meherka yar.
    War gabadha iska la hadal hakaa Yare Yao meherka subxanallaah Abaayo ilaahay ka baq. Ku gal jeceel haku galin lacag abaayo haduu kaatago ilaahay ayaa rizqiga kuu haayo

    • @mo9204
      @mo9204 3 года назад +3

      Waa naxay wlalahi 10K Waa business cad

    • @sowdaahmed6924
      @sowdaahmed6924 3 года назад +2

      Fartuun warsame walaal meherku waa heshiis labada qof ka dhaxeeya waxay ku heshiiyaan mar walba barakadu waa ku jirtaaa.

    • @surayaabdi7014
      @surayaabdi7014 2 года назад +1

      gabar ku dhaltay ingaliska maxey u ga bahan tahay nin xolihiisa gabdha meherkeed iydaa xor u aha 10kuna lacaga mahan kbadan bey ista hishaa

  • @aminabilow9834
    @aminabilow9834 3 года назад +5

    Mashaa Allaah sheekha Abudhalxa Allaah hakubarakeeyo danbigaaga iyo danbigii waalidkaaba Allaha dhaafo Aammiin sifiican oohagar la,aan ah ayaad dadka uwaanisaa ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo umada soomaaliyed a tiiqaadata Allaha kadhigo Aamiin

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 3 года назад +4

    Masha alaah ilaahey ha xifdiyo shiiqa sifiican ayu idinla hadlay wuna waaniyay wanadii hooyada iyo aabe laga rabay.🌹barakalahu fikum wabaaraka caleykum wajamaca beynakuma biqeyr 🤗

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 3 года назад +4

    Maansh alàa culimada ilahay noo barkee waan ka helay afartaa qodob ee mihiimk ah ee uu ku waaniya wiilkan ilahay ha ku an foc ilahay ha isku barkeeyo lamanah hooyo walib afartaa dhibtooda way dareemayaa. Miisaank xasanaadk ilahay ha kuug dar sheekh

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 3 года назад +4

    Mashaa allh allh barakeyo gurka xalashaha wa nolasha islamnimada ku saleysan 🥰🥰🥰🤲🤲

  • @liyaomars
    @liyaomars 3 года назад +5

    Maashaa’allaah guur kheer khaba sh mid inuu ku baarujiyo wey fiicneed meherka in la qafiifiyo iney fiicantahay iney xadiis tahay ayaan filaayaa

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 3 года назад +26

    Sheeekh dalxa ilaahay Hanoo kaaaxafido aaamiin aamiin ninkeyga l Raaaliyaaan uahaaa wuuuna iga tagay welina imafurin nimanku Raaaliyada weyfuraaan weyna sooocalaacalaaan nin iga tashaday maxaa idaba dhigay marka reeer Kazan cusub ilaahay haysku barakeeeyo aamiin aaamiin aamiin guurku waaa nimca

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад +4

      Wuu ku so laabanayaa in sha Allaah
      Niyadda khayr u sheeg
      Wanaag qof nacda Male

    • @hodanismacil8776
      @hodanismacil8776 3 года назад +2

      Uu imaaanayaa xbbti insha allh

    • @hudamuy6676
      @hudamuy6676 3 года назад +2

      Samra sadki mawayo hdai calaf
      Jiro u khayre ku leyahay ilahay haku so
      Celiyo insha allh from hargaysa

    • @hiboazkariooz9971
      @hiboazkariooz9971 3 года назад +7

      Wllo mcn ma lag yaaba sababta aad u raali galinysay eed raaliyada ugu ahyd in qalbigaaga kaliya ku jirtay yuuna naag kle kaa raacin inta badan dumarkeenu waxay dhabarka iskaga jabiyan yaan naag kle lagula guursan lkn wllshy mcney sidaas maaha hadii aad rabto ninkaagu inuu kula joogo waxad u qabanyso dar ilaahay ugu qabo iyo inaad aakhiradaada si aad ugu guulaysato dar alle raaliyo ugu noqo noloshiisa kaa tagi maayo taasan aaminsanhy maskaxdana ka saar naag kle wayo waxaan ilaahy qorin ma dhaco qadarta aamin wll mcn

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад +3

      @@hiboazkariooz9971
      Intaas Aad sheegtay.Ayaa Asal.ah
      Masha Allaah
      Ruuxii Alle dartiis.wax u sameeaya Alle ma dayacayo.xaqiiq.
      war gabdhooow.. guurka daneysiga.ka dhaafa

  • @huseenmohamed7305
    @huseenmohamed7305 3 года назад +6

    Mashaa Allah alaaha isku barakeeyo
    Arooska iyo Aroosada

  • @sahraismail3956
    @sahraismail3956 3 года назад +5

    ManshaAllah sh Abu dalxa ilah hakubarakeyo

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 3 года назад +10

    M.allah hambalyo hambalyo wlaladeen alle haisku barakeeyo

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 3 года назад +4

    Masha Allah. Allaha isu barakeeyo qoyska muslimka ah ee dhismaayo.

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 года назад +3

    MashaAlaah shiikha ilaahay habarakeeyo

  • @nimobilan6573
    @nimobilan6573 3 года назад +1

    Mansha allah walky maxamed ali muhumed iyo dumeshi ibtisam malin toodi barkoba 🥰

  • @iqroonihassan6731
    @iqroonihassan6731 3 года назад +7

    masha allh abowe waalaku la dar daarmey ilahay ha ku fududeeyo xilka amiin

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 года назад +3

    Asc. Mashaaa allaahaa. Barakzlaaalaaa

  • @rukiaabdullahiabdi5807
    @rukiaabdullahiabdi5807 3 года назад +3

    Mashaa Allah Allah kubarakeyo habo reerka cusub

  • @nimomohamed6612
    @nimomohamed6612 3 года назад +5

    mnsha allah shekh abudalha alle hakusharfo shekh ♥️

  • @abdijamac1086
    @abdijamac1086 4 месяца назад

    Masha Allah alxamdulilaah Hambalyo
    Aamiin Yaa Allah

  • @puntlandgirls7331
    @puntlandgirls7331 3 года назад +2

    Amshllh illhy qoyska haku barakey

  • @onkot8786
    @onkot8786 3 года назад +5

    Masha_allah Illaah ha barakeeyo!

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 года назад +13

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 3 года назад +5

    Manshaa Allah illhay habarakeyo Reerkaa cusub

  • @iqroonihassan6731
    @iqroonihassan6731 3 года назад +3

    Masha Allah abyo ilahay haku fududeeyo adigana xilka aad qaaday

  • @asadmohamedjabka8136
    @asadmohamedjabka8136 2 года назад +4

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🥰🤲🤲

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 года назад +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في الخير 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾💐💐💐😍😍😍، جزاك الله الخير شيخنا الفاضل ابو طلحه 💐💐

  • @fartunosman7199
    @fartunosman7199 3 года назад +2

    Maa sha Allah allaah ha u qabalo ducada sheikh aamiin yaa rabi

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 года назад +2

    Jazakallah Khairan Sheikh Abu dalax

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 года назад +3

    Asc🌹💖 MashAllaah sheikh dalaxaa sheikh qeen Qali 🌹🌹💓💓

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Год назад

    Mashallh ilahey heysku barakeeyo

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 года назад +2

    Mashaa alaah jasaakalaah qeyr sheekh abuu dalxa

  • @xaawomaxamed8701
    @xaawomaxamed8701 3 года назад +1

    Baaraka laahu lakum waaraka kalaykum
    Ilaahy shiikha nooxifdi

  • @amatullaahbintumaxamed8892
    @amatullaahbintumaxamed8892 3 года назад +7

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @sahraibrahim8039
    @sahraibrahim8039 3 года назад +3

    Maansha allah hambayo Hambayo Hambayo 👏👏👏👏👏🥰🌺💐🌹🇸🇴🇸🇴💞💐🌺🌹💙

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 года назад +7

    Mashallah hanbalyo isku waara ilaahayi reer khayir qaba haka dhigo

  • @rodohibil521
    @rodohibil521 3 года назад +8

    M.a hmlyo walalkey maxamad nuur iyo marwadisa

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 года назад +7

    Baarakallaahaaa. Ahumaaa. Waa. Baracalomumaaaaa. Waajacaca. Filqara. Amiin. Aamiiin.

  • @umusaluumi2128
    @umusaluumi2128 3 года назад +1

    Msha alh barakowa ins alh

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 года назад +5

    Masha AllaH ❤️❤️

  • @hajidahir8926
    @hajidahir8926 3 года назад +6

    Congrats brother mohamed iyo marwadiisa intisaar

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 Год назад

    بارك الله فيكوم

  • @deeqoaxmed614
    @deeqoaxmed614 2 года назад

    M.a Allah aku barkeyo yaa sheekh

  • @axadosaeed4731
    @axadosaeed4731 3 года назад +6

    Hambalyo isku waara caruur kheyr qabta iyo nolol aayatiin wacan

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 года назад +3

    Ameeeeeeen Ameeeeeeen Ameeeeeeen yaa Rabbi ☝🏾

  • @sadiaabdi2624
    @sadiaabdi2624 3 года назад +8

    Mashallah

  • @zeinababdikarim7352
    @zeinababdikarim7352 3 года назад +2

    Mashallah May Almighty Allah bless their marriage... AMEEN
    Sheikh Abuu Dalha... he's very romantic...I like it.... men's be like this sheikh 💕💓

  • @mohamedmoussa5186
    @mohamedmoussa5186 3 года назад

    Maasha_Allaah baarakallaah fiikum wajamaca baynakum khair

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 Год назад +1

    Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @abdillahikhalid
    @abdillahikhalid Год назад +1

    Waa run

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Год назад

    Masha ALLAHA

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 года назад +1

    Masha Allah Barakalaah lakumaa wa Baraka calaykuma waja maca baynakumaa fii khryr

  • @yasiniss701
    @yasiniss701 3 года назад +1

    Alle ha isku kiin barakeeyo wllalayaal

  • @mandelachannel2155
    @mandelachannel2155 3 года назад +5

    Allh ha idinbarakeeyo

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 3 года назад +1

    Mashaa allaha allaha isku barakayo shiiqa abu dalxa waa idiin wanashay noqada kuwii qato

  • @kadramousseab5776
    @kadramousseab5776 3 года назад +5

    Masha allah🥰🥰❤❤🤲🤲🤲☝️

  • @zeinababshir4798
    @zeinababshir4798 3 года назад

    Ma shaa alaah jizaakalaahu qeyr

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 3 года назад +3

    Sheeqa alaha barakeeyo war xigmad leh ayuu ku hadlay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 года назад

    MashaAlaaha. Sheekh. Abu. Dalxa

  • @maxmuudwaasuge3366
    @maxmuudwaasuge3366 3 года назад

    M.a shekh allha Ku barakeeyo

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 3 года назад +2

    Masha Allah

  • @hindayusuf9520
    @hindayusuf9520 3 года назад +1

    Maan sha alleh reerkii lagu nasto lagu naagaado wiil iyo caano gabadh iyo caano awlaad siid ah alle ha iidinsiiyo aaamin aaamin aaamin

  • @ruwaruru7222
    @ruwaruru7222 3 года назад +7

    Congratulations brother mohamed and his wife

  • @dhangadiriye6713
    @dhangadiriye6713 3 года назад +6

    War maherka qali sana 10000k Dollar iyada ayaba calool xanuun ah

  • @إستاهلعبد
    @إستاهلعبد 3 года назад +3

    Masha allah ❤❤

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 3 года назад

    Masha alaahu Aleh ha isu kiin barakeeyo amiin

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 года назад +25

    Sheeqa sir badan buu idin sheegay ragow wa Ku qaata

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 3 года назад +4

      Dumarka laftooda wax badan buu u sheegaye saw inay wax ku qaataan maaha

    • @nimcocabdi3640
      @nimcocabdi3640 3 года назад

      @@yaasiinhassan2127 ha labadrna dhinacba wa fa ido 😚

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 3 года назад

      @@nimcocabdi3640 haa wllo ilaahay hayna garansiiyo kuwii dhaqangeliyana haynaga dhigo

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987

    Amin

  • @laylaaqaadir6091
    @laylaaqaadir6091 3 года назад +2

    Mash Allah hamplyo reer ka cusub ilaahay habarkeeyo

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 3 года назад +1

    sheeq abuu dalxa waa sheeq wanaagsan oo fur furan maasha allaah tabaaraka raxmaan الاي قليك زجتك و عيالك

  • @sahracabdi4829
    @sahracabdi4829 3 года назад +4

    Manshalah 😍😍

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 года назад

    Mashaallaah allaah haku xafido

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 3 года назад +1

    Mansha allah allow isku barakee

  • @AandH124
    @AandH124 3 года назад +4

    Masha Allah guul

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 3 года назад

    Masha allah sheekh alla haku barakeeyo

  • @axlam8446
    @axlam8446 3 года назад +6

    gabdhaha somaliyed wilisha kadaya meherkan ad sacirbararka ku wadan wilkas waxa laga yaba inow heyn ow na jecelyahay gawadha nag nin ay jeceshahay meherka qafifi bey ka dhigt a wilkas hada deyn weyn bey galisay waxa ku ficna inay u yareyso

    • @akh8501
      @akh8501 2 года назад +1

      Aad iyo aad barakallah. Waxaa ka daran haddii la isqabto oo gabadhu soo taagan tahay ifur, isfuro baa imaneysa oo meherkaaga isku furo. Kkkk

  • @iimaanisro9979
    @iimaanisro9979 3 года назад

    Masha alaah ilahay habarageyo guurka musliminta melkastoy jogaan

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 года назад +4

    sheikh abuu dalxow , allaah baan kugu dhaarshaye , ninka murtadka ah eelasheegay inuu nabiga salla allaahu calayhi wasallam caayay dil , ookaqaybqaado , sidii loodili lahaa , uhiilli nabiga salla allaahu calayhi
    wasallam , rabbi hakaa raali noqdee oo janatu firdaws haku galiyee .

  • @khadrasomal7833
    @khadrasomal7833 3 года назад +1

    Barakallaah

  • @dheemanaxmed8820
    @dheemanaxmed8820 3 года назад +4

    Mnch allh ♥️🤴🤴🏼

  • @freehug071
    @freehug071 3 года назад +2

    hamblyo ader allha isku kiin brakeeyo

  • @libaanchannel2552
    @libaanchannel2552 3 года назад

    Barakalahu lakuma wabarka calaykuma wajamaca baynahuma filkhau

  • @ruqiyomohamedofficial4003
    @ruqiyomohamedofficial4003 3 года назад +1

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo

  • @daarulcilm7575
    @daarulcilm7575 3 года назад +1

    Manshaallh

  • @faaidochannel2917
    @faaidochannel2917 3 года назад +3

    Masha allah isku waara kla hela ubd kheyr allah ha idin siyo

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 Год назад

    مبروك مبروك

  • @sahroabdiwahidalihashi6519
    @sahroabdiwahidalihashi6519 3 года назад +2

    Shiiikh abu dalxa waxan rajyn inaaad meherkyga joogi doonto oo aad imeherin doonto ilhy idinki

  • @nasrinasiibnasiya4625
    @nasrinasiibnasiya4625 3 года назад

    Mabruuk wllky maxmed Ali wali

  • @SA-xp1tw
    @SA-xp1tw 3 года назад +1

    Masha Allah Tabarakallah Hambalyo walalo qali isku wara ibid

  • @bashirfaraah8579
    @bashirfaraah8579 3 года назад +4

    Habalyo habalyo ilahayaw aniga iyo facayna ila mida noo sakhir guur xalaal ah

    • @hudamuy6676
      @hudamuy6676 3 года назад +1

      Amiin amiin insha allh

  • @sacdiyomahamud3469
    @sacdiyomahamud3469 3 года назад

    M.a alle ha isku barakeryo

  • @amiiracabdijaamac4710
    @amiiracabdijaamac4710 3 года назад

    Mansha AllaH

  • @aadanaligaasaadan
    @aadanaligaasaadan Год назад

    Aameen

  • @iqlaasjamac3818
    @iqlaasjamac3818 3 года назад +3

    Scw scw

  • @fe8829
    @fe8829 3 года назад +4

    Alaahuma aamiin

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 3 года назад +2

    Masha Allah eedo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 года назад

    MASHA ALLAAH

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Alhamdulilah