Isfahamka Lamaanaha Waa Guusha Nolashooda Sh AbuDalxa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 497

  • @NuuraCabdirahmaan
    @NuuraCabdirahmaan 9 месяцев назад +12

    Ilahyow wd ii bartayyy nin wanagsan ee calaf ii gu dar oo igu arsaaq ubad xalal ah oo baariya❤❤️😭😭😭

  • @hailehassan3659
    @hailehassan3659 7 лет назад +48

    waxaan aqriyay commentiyada masha allah dhamaan waxey u badanyihin dumar waxaana ii cadaatay dumar xun ine ka badanyihin kuwa diinta jecel rag salaaxiin ah wanagina karta allaha idin siiyo anikana dumar saalixina allaha no sahlo 😍😍

  • @biimbiim8454
    @biimbiim8454 8 лет назад +120

    subxanallah mar walbo oo qoyskeyga qilaf so galo Waxan dhageysta sh abu dalxa xanaqi wu idaya anigo qoslayo oo farxsan aya is arga sh alle haku dambi dhafo makankaga janada alle haka dhigo insha allah

    • @mxamzaxamza7146
      @mxamzaxamza7146 8 лет назад +1

      xamdi love jmoko

    • @cadnaancalaf3196
      @cadnaancalaf3196 7 лет назад

      masha allha

    • @impluxxfn1855
      @impluxxfn1855 7 лет назад +5

      xamdi love Maashaa Allah wll wasax wana kulaqaba wana wano qalbiga tabanayso marka muxadarada waxba kala baxe oo markiba kudajin qeer alaha hasiyo shiikhena inshaa Allah Shukran

    • @biimbiim8454
      @biimbiim8454 7 лет назад +1

      Ayaan Calas amiin mcnto

    • @leilaabdi5442
      @leilaabdi5442 7 лет назад

      Ayaan Calas

  • @ahmedzahir7046
    @ahmedzahir7046 7 лет назад +33

    mansha,allah.........sheek wiil dhalinyaraan ahay , iigu ducee sawjo salixa ah .
    allah haku barakeye

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 7 лет назад +22

    illahayoow feer qaloocan ayad naga sameysaye rageena iney ino dulqaataan no kas caajib qof uurkiisa lagu dhex beeray qof nol hadana laga yaabo inu ninkeeda u hanaaqo

  • @halimamohamed5312
    @halimamohamed5312 8 лет назад +8

    ma sha Allah yaa sheik abu dalxa
    ilahy ajir iyo xasanad hakaa siiyo waanadada wanagsan
    aad ayaan ula dhacay

  • @fartunabdi5405
    @fartunabdi5405 5 лет назад +5

    Ilaahoow igu irsaaq sowj wanagsan oo shiiq ubuu dalxa xafidahullah cml maasha Allah

  • @maryamcumar6674
    @maryamcumar6674 8 лет назад +13

    msha allh subxanallh ilhy xaqa hana waa fajiyo wlhi xaqiiqda iyo wadada tosan ayaad nagu hagta qayr allha kusiiyo

  • @axadocilmi9179
    @axadocilmi9179 7 лет назад +6

    Sheekh allaha ku barakeey, janada allaha kugu deeqo, dunidane sharaftaaada allaha kor u qaaado! Amiin.

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 8 лет назад +25

    masha allah sheeikh Abu dalxa dhageeysigaga jaceyl ayaanba ka khada wana idhiri galisa kheeyr allaha ku siyo

  • @xabibacraxmanumuhuda2956
    @xabibacraxmanumuhuda2956 7 лет назад +5

    mansha allaah sh abu dalxa muxadirayashada waa qosol iyo wanag

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 лет назад +2

    Maaaash alhaaa Sheekh Abu Dalxa Ilaaahy DarTiis Ku jeclhy Ilaaahy Hanaga Dhigo Kuwii Ku (kulma Janada Ilaaahy Hanaga dhigo In Sha alhaaa

  • @nafisodaahir405
    @nafisodaahir405 8 лет назад +2

    mansha Allah ilahey dartis aya u jeclahay sheikh Abu dalxa ilahey hanaga dhigo wuu qaato wanadisa amiiin ilahey ha no xafido sheikhena

  • @istarabdullahi2021
    @istarabdullahi2021 6 лет назад +9

    Wlhi way adagtaha adoo xanaqsan inad mis qurxiso! Xaqqa Allaha natuso sheikhuna! Shukran Jazilan

  • @adoontialle1630
    @adoontialle1630 7 лет назад +5

    masha allaah sh. abuu dalxa wa iska jclhy wlhi ilhy hajecladee

    • @sacdiyotaakow3321
      @sacdiyotaakow3321 4 года назад

      Masha allh shiq sharaf leh markasta wax ban kaa faaiidaa waxa shiqa aan marwalba xiseyo muxadaradiisa allha kudayo allaha nagu wada kulmiyo janada

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 7 лет назад +6

    amin yaa raabi waa arin sanaagsan in marka la xanaaqo in diinta lagu laabto o muxaadarooyinka la dhageysto illahayoow na xafid o baariyaal rageena noga dhig

  • @user-yb1jh1nt8j
    @user-yb1jh1nt8j 8 лет назад +5

    ماشاءالله
    هذه محاضرة مفيد جداً .ومن لم يستفيد هذه نصيحة شياً
    لن يستفيد غيرها 👎
    اللهم اجعلنا 👈 مٍن من سمع هذه النصيحة

  • @xamdijacelhoyaded4265
    @xamdijacelhoyaded4265 7 лет назад +4

    Wax bdn bakafaiday allaah ajar hakasiyo allow sawaj xalaala igu arsaaq intii muslim ah ne ku arsaaq

  • @walshawayee7567
    @walshawayee7567 8 лет назад +5

    masha allah sheqna rabi yaxfidk allah dar di ku jac lahay

  • @filsanabdikadir8696
    @filsanabdikadir8696 8 лет назад +3

    ماشاءالله شكرا جزيلا ياشيخ الكريم

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 8 лет назад +12

    masha allah ilaah ajar iyo xasanad hakasiyo

  • @diintaquruxdarabi6759
    @diintaquruxdarabi6759 8 лет назад +5

    Allah yaxfidak ya sheq ilaho Nin ado kale no sahal😍😍

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 8 лет назад +4

    alaaah.alaah.
    jazaaka-laahu khayran
    alamacaanaa- muxaadaradu.

  • @RamlaMaxamed-nw5xe
    @RamlaMaxamed-nw5xe 3 месяца назад +1

    Masha allh shekh ale haku xafido

  • @hawaadam2510
    @hawaadam2510 8 лет назад +4

    masha allah caleyk sheikh illahay haku xafido wax badan ban ka faiday jazakallahu qeyr

  • @nimaqawrax7806
    @nimaqawrax7806 8 лет назад +7

    ماشاء الله ربينا يحفظك ويرعاك ياشيخ

  • @rumayaairani1203
    @rumayaairani1203 8 лет назад +6

    masha allah sheeq allah haku xafido

  • @allaaaminmaiishoxamaada2662
    @allaaaminmaiishoxamaada2662 Год назад

    Somalida qurbaha waxa ugu badan ee ku bur buraan waa dhaqaalo iyo Ixtiraam la'aab iyo wada hadal la'aan Amuuraha alaha sahl jazakalah kheyr yaa Shiikh❤

  • @raaxoaadanraaxoaaden4279
    @raaxoaadanraaxoaaden4279 5 лет назад +1

    Masha allah sheikh allaha kaa ajar siiyo qeyrka aad naga buuxisey

  • @mashaallahjazkallahukheryl9924
    @mashaallahjazkallahukheryl9924 8 лет назад +1

    Masha allah jazakallahu khery sheekh abu dalx

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 8 лет назад +3

    sheikh abu dalxa xafidahullah waa muxadaro aad iyo aad u qiimo badan 😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍

  • @ifrahadan9988
    @ifrahadan9988 8 лет назад +2

    Masha allah jazakallaahu kheyr yaa sheikhuna ☺

  • @miskiahmed1930
    @miskiahmed1930 7 лет назад +10

    subxanallah wali gabar ayan ahay
    lkn bil kadib wa oroskeyga mana ku qanacsanen lkn markan shekha dhagestay aaad ban ugo Qancay ilaahow nolsha farxad nugo dhamee

    • @munaahmed5443
      @munaahmed5443 6 лет назад +2

      Umu mahiir.. xabibty Allaha kubarakeeyo aroskada kii ad kudagto Allaha kaagadhigo. mabruuk

  • @ahmedyare7641
    @ahmedyare7641 8 лет назад +1

    Jazakallah khyr Allah Swt miisaanka xasanaadka ha kuu saaro ,anagana Allah Swt ha nagu anfaco ,Allah Swt daraadiis Ayaan kuu jeclahay dhamaan culumadeena Allow noo xafid

  • @dhamofarah
    @dhamofarah 8 лет назад +5

    Masha allah sh Abu Dalxa jzkl

  • @amiiraaxmed3461
    @amiiraaxmed3461 6 лет назад +2

    Masha allah wcs wr wbr allah haku xafido teacher of life

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 6 лет назад +2

    ))وقفوهم إنهم مسؤلون)) ربي سلم سلم

  • @zeynabmahamudmahamed5835
    @zeynabmahamudmahamed5835 8 лет назад +5

    masha allah sheekh alle haku xafido

  • @jamiilaabdi3710
    @jamiilaabdi3710 5 лет назад +1

    ماشاء الله ربنا يبارك فيك و يحفظك ويحميك ويوفقك شيخ

  • @user-is4wi5to9k
    @user-is4wi5to9k 8 лет назад +2

    masha Allah illahey haku xifdiiyo👍nimanka oo dhan ilahey haka dhigo Adiga oo kale iyo nimanka kalee fifican inshà Allah iyo dumarkaba

  • @bukharimothan
    @bukharimothan 8 лет назад +7

    masha allah illahy ajri hakaaasiiiyo sheekh

  • @nortaalharbi4574
    @nortaalharbi4574 8 лет назад +1

    Jazakallah keeyr yaa sheekh kuwii ku waan Gato ilaahye hanga dhigo

  • @cadnaancalaf3196
    @cadnaancalaf3196 7 лет назад +5

    masha allha

  • @shamimmaaymaay7859
    @shamimmaaymaay7859 8 лет назад +1

    Jazaka Allah Sheikh Abu dalxa

  • @drsucdi655
    @drsucdi655 8 лет назад +7

    masha allah sheikh, ajar iyo xasanad alaha kaa siiyo, kheryka ad nalawadagtay. ....sheikh inteen kala soxiriraa su aalo private ah ayan kuweydinlahaa!????? thanks in advance .

  • @laylaali9009
    @laylaali9009 8 лет назад +6

    masha alllahb

  • @maxamedkhadar605
    @maxamedkhadar605 6 лет назад +1

    Sheikh iigu ducee inan saalixad aha oo baariyad ah in illaahy igu irsaaqo iyo caruuuut lamida

  • @nasriinamohamed6147
    @nasriinamohamed6147 8 лет назад +7

    masha allh sh abu dalxa maxadaradn cajinka ah ad ino sojedisay ajar iyo xasanat allh haksiyo anagne kuwi wanadada kucaml fala allh naga dhigo

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 года назад +2

    masha Allah Alle haku xifdiyo Shikh Aabu dalxa❤waan ku tageeraa batiga bashasha😂😂

  • @nadraabdirisakabdisalamabd4066
    @nadraabdirisakabdisalamabd4066 8 лет назад +1

    Masha allah sheekh abuu dalxa wax bdn ayaa ka faidesane jsakumullahu qeyre

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 лет назад +2

    Jazakallahu kheyr

  • @shuushuuqalbidareen8415
    @shuushuuqalbidareen8415 7 лет назад +1

    mnshllh alle ayan ku dhartee shiq dalxa runta ayan ku jclhy iyo dhira galinta dumarka uu dhira galiyo mnshll alle ha xifdiyo

  • @hibaqmohamud7416
    @hibaqmohamud7416 7 лет назад

    mansha allah sh.abudalxa alle ha ku xafido adiga iyo culimada somaliyeed dhamaan

  • @ruweydaabdikadir4210
    @ruweydaabdikadir4210 4 года назад

    Masha alaah shiikh abu dalxa ilhay cimriga haku dheereeyo anagana ilhay hakeelo ku wii waxa ku qaata🤲🤲🤲🤲🤲🙌🙌🙌

  • @lifetimeofficial1632
    @lifetimeofficial1632 8 лет назад +3

    illahay miisanka xasanaadka ha kuugu daro

  • @safimaxamed3642
    @safimaxamed3642 8 лет назад +1

    mansha allah i love it lovely

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 лет назад

    Maasha'Allah daacigi ilahey Maasha'Allah ilahey hakudhowro wanaag badana hakusiiyo insha'Allah shaikh abu dalxa

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 лет назад

    masha allah sheikh abuu dalxa allaha ku barakeyo wlhi waba wax barasho iska dhan illahay kuwi wax ku qata ha inaga yeelo amiiiiiiiin

  • @iqroikram3095
    @iqroikram3095 8 лет назад +2

    subxanlah ilaah ayaa xuman kafoga jazakalah shekh

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 7 лет назад

    Jazaa'Allah kheir sheikh illahey janno hakuugu abaal mariyo

  • @XamdiCabdicasiis-gs3ys
    @XamdiCabdicasiis-gs3ys 14 часов назад +1

    M.a😢

  • @user-zu9yr3hf3d
    @user-zu9yr3hf3d 14 дней назад

    masha alllah❤❤

  • @saabirboy5519
    @saabirboy5519 5 лет назад

    wlhi ben ma ahan gabdhaha ajanibiga ka aminsan ine farxad sii karan wa san
    gWar hadii abahed o jacel fcn siyo ayadane wil somali o sas cml aye radsane lakin hado dilo gawartisa wil somali dhan aye qawaf ka qaden thnks shiiq dalxa🥰🥰🥰

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 7 лет назад

    Jazakallah qayr shekh allah darti ayan ku jeclahay waku mahadsantahay shekh sida wanagsan oo marwalba aad u qabato muxadaro side u dhismi lahaayen qoysaskena alle haka abal mariyo aduun iyo aakhiro Aamiin

  • @queenoslo4852
    @queenoslo4852 7 лет назад +1

    masha allah xafidullah sheekh abuu dalxa jzkllhu kheer

  • @arwamaxamad7789
    @arwamaxamad7789 5 лет назад +1

    MAsha alllh ilahay haku barakeya

  • @nuzaybahfarah9588
    @nuzaybahfarah9588 7 лет назад +12

    sheakh anaagu Africa ayaan jognaa barnamikadah waa u bahanahy unversal tv mxad nogu qaban wayday

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 5 месяцев назад

    Allow calaf khayr qaba isahal😢❤

  • @tiinaali5560
    @tiinaali5560 8 лет назад +1

    masha Allah shiikh ajar allaha kasiiyo

  • @cityherbalchannel6370
    @cityherbalchannel6370 7 лет назад

    allaha Ku barakeyo sheeq umada somaliyeed dhaman caami iyo culumo guryahoda wey wada dumeen ama qarkee usaran yihiin wana Isfahan la aan wayo qofba qofkale mayaqan noo so ducey dhaman uma islamka

  • @qalbi332
    @qalbi332 8 лет назад +1

    mansha allah ilahey hanaga dhigo kuwii qaato wanada kuma camal falo qowsas keena allah noo xifdiyo aamin aamin culumadena allah noo dhaafo

  • @zamzamabdihaki5896
    @zamzamabdihaki5896 8 лет назад

    mansha allahtabarakah sheikh jazakalahu kheeyr

  • @munacaleedyusuf5120
    @munacaleedyusuf5120 8 лет назад +1

    alle yaxifdak sheikh abu dalah

  • @laylocilmi4886
    @laylocilmi4886 5 лет назад

    Shiiq Allaha ahakuxafido qoys badan ayaadhistay masha allah ala ayakuxafido شيخ ابو ضلح ماشالله

  • @qaaaliluul4161
    @qaaaliluul4161 5 лет назад +2

    Walhi sheekha waxad moda inu nala jogo wayo Aniga saygayga 15 sano Ayan wada jogna ismana fahano somali maxamed bal so duceeya plz

    • @faisalomar3
      @faisalomar3 5 лет назад

      Waan kula qabnaa lakin isku day inaad asiga markaste raaali geliso. Waxay u badan tahay adiga inaad wanaag la mid ah ka hesho

  • @sadoabdi2492
    @sadoabdi2492 5 лет назад

    Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah

  • @samsammahamud8998
    @samsammahamud8998 7 лет назад +2

    waaa sax walee naagtaan ninkeda heysan karin aniga u haaynaaye

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 7 лет назад +1

    Jazakallah sheikh

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 5 лет назад +1

    Mashallah tabarakalah

  • @muxdrocumar9496
    @muxdrocumar9496 7 лет назад +1

    جزآك ألله خير

  • @maxamedmaxamud4384
    @maxamedmaxamud4384 7 лет назад

    maasha allh sheek abuu dalxa alle ajir iyo xasanaad illahey hakaasiiyo

  • @famayabdiraman8408
    @famayabdiraman8408 8 лет назад +1

    mashaAllah sheikh ilaahey khera hakusiyo

  • @sadoabdi2492
    @sadoabdi2492 5 лет назад

    Jasaakuma Allahaw khayr shekh
    Rabi raali ha kaa noqdo

  • @aishahared1408
    @aishahared1408 7 лет назад

    Masha Allah illahy haku xifdhiyo kuwa kudhaqmana Allaha naga dhigo

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 лет назад

    Yaa Sheekh Alle haku xifdiyo Allow nagadhig kuwii kuwaana qaata Amiiiiiiiiiin

  • @Xaawo-om4rj
    @Xaawo-om4rj 5 месяцев назад

    Masha allaah shiiq

  • @ayanomoha
    @ayanomoha 8 лет назад

    masha allah jazaakalaahukheir yaa sheikhana

    • @jawharamuhudin2200
      @jawharamuhudin2200 8 лет назад

      mashal alah ilaahow kuudanbi dhaaf aakhirana janatul fardows

  • @kooxdatusmadabulshada.3270
    @kooxdatusmadabulshada.3270 7 лет назад

    manshlh abu dalxa waan ku tagera waxa tahy qof wax ka yaqannnna nolosha

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 5 лет назад

    Masha allh sh illhy hakuu siyaadsho cilmiga dar illhybaan kuijclhy

  • @user-zu9yr3hf3d
    @user-zu9yr3hf3d 14 дней назад

    aamiin aamiin

  • @yurubcbdi9690
    @yurubcbdi9690 6 лет назад

    mancha Allah shiikh abu dalxa jazakallahu khayr

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 7 лет назад

    Masha Allah sheikh dalxa ani marwalbo oo aan xanaqo waxa dhageystaa wacdigaga Allah a ku xafido

  • @Samsam-z4r
    @Samsam-z4r Месяц назад

    Manshallh ❤

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 3 месяца назад

    Mansha Allah sheqow wallahi waan ku farxaa markaad noo waniso wadada waa iney fahman oo ey noo dhiri galin noo sameyaan nolosha iyo diinteena aad ey u macaan tahay wax yar dhiri galin ey rabtaa

  • @mariyamahamedali2496
    @mariyamahamedali2496 8 лет назад +1

    Jisa kala kheer Sheekhuna

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 6 лет назад

    Shukran adeer barakaw kaaqaadanay kareemka cadarkudar !!!!✔✔👍👍

  • @halimoabikar9745
    @halimoabikar9745 8 лет назад +1

    masha allah ilaah ajar iyo xasanad hakasiyo aamin aamin

  • @suleqomm4983
    @suleqomm4983 8 лет назад

    sheikh aan jeclahay allah ku barakeeyo abu dalxa

  • @nasroxassan8040
    @nasroxassan8040 8 лет назад +1

    maasha Allah how ilahey qer hakusiyo shikh

  • @shukrihoney4442
    @shukrihoney4442 7 лет назад

    thnks sheekh thnks shkh wax badan aad iqabaday thnks shekh