Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 дек 2022

Комментарии • 32

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Год назад +6

    Asc subxaanallahi dumarka wax loo Abuuray in ay Alle caabudaan. Ta labaad caruurta goorma ayay Abahood baranayaa

  • @IkranAhmed-fc7wg
    @IkranAhmed-fc7wg 2 месяца назад

    Masha Allah hoyo xaawo iyo aniga hoyadaba wan kudaydaa hoyo xaawo 7 sano ayaan reer leeyahay lakin intaasna wan daawanayaa waanadeedna wan kudhaqbaa Wana jeclahay waxbadana wan kafaaiday insha allah wan jeclahay ❤❤ Inan kunoodo jecayla. Dhibta ah inta noloshayda kadhiman

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Год назад +9

    Ina raliyo noqoto wax xun mhn lkn ani dabecadaba malihi an nin ku shushamiyo xata hadu guursado makala jecli waxa ay nagu wardiyeyan😂

    • @inaali8054
      @inaali8054 Год назад +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh hada maalintaa maryahaad dhigane maad ka joogi inaadeeer

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Год назад +1

      @@inaali8054 beentay kaga dartay hada noocaas waa kuwa aan waxba diidin faankeeda ayaa cadayn u ah noloshu waa naxariis ixtiraam kala dambeyn

    • @nasiib-sq1hk
      @nasiib-sq1hk 8 месяцев назад

      Waa lagu baraa shumiska dhib malahan shumis howl kaweyn ayaa jirto taaba hadaad qabato waxi kale waa iska caadi quruxeey😂

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Год назад +1

    Masha allah ilaahow xafid mamadan runtey u sheegtey bulshada somaali kheyr allah siiyo that's true life

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Год назад +3

    MAANSHA ALLAH MARWOOYINKAN
    HAGOOGTOODAAN KAHELAY

  • @cawkekhaliif719
    @cawkekhaliif719 Год назад +4

    maamadan wan ku haysta rabi ha xifdiyo

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Год назад

    Mashallah

  • @afaarah5760
    @afaarah5760 Год назад +2

    Anigu waxaan qabaa in labada qof ay is baraan in ay wada hadlaan kuna dhiiran karaan inay wax kasta share gareen karaan , ragu naxariis ha yeeshaan , dumarkuna kala danbaynta ha ilaaliyaan

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Год назад

    Mama xaawa ,ASC Horta sideetahey
    Markaa hiktaa waxan uu baxnaa numerka, I m from Djibouti and I want to talk my History privaty
    Thx

  • @muhudinsheikhayub3962
    @muhudinsheikhayub3962 22 дня назад

    Maamadan wax abadan oosax ah ayey kahadashay kontagtigeeda maheli karnaa

  • @samsamali5542
    @samsamali5542 Год назад +2

    Waa islaamihii hore lkn mata casri ayaa lajogaa ee lajanqaad eedo

  • @araweelo728
    @araweelo728 Год назад +5

    Hooyadan waa hooyooyinka dhalay nimanka maanta qayrul masuulka ah ee awlaadooda aakhiro ilaahay waydiin doono cidlada kaga dhaqaaqa, waayo isagaa aabihii laga ilaaliyay, manta markuu tu caruurtiisa ka ilaalisa waayay albaabkuu ka dagay, dabeedna agoon aabe leh ayay noqdeen😮

  • @nasiib-sq1hk
    @nasiib-sq1hk 8 месяцев назад +1

    Naagaha qaar marki ninku u isxaan sameeyo oo u adeego oo uu unaxariisto oo uu boqorad qasrigeeda joogto kadhigo
    Ayey waxey ka aaminayaanba doqon daanyeer ah 😅😅 oo xoolo ay ka adagtahay ah
    Markaasuu ileen wuxu waa rag e oo dhibkooda wey qarsan karaane halmar
    Kusoo kala fireeyaaa markaasey baraarugtaaa markaasey kabilwdaa waa inacday iyo bacaac waa xili uu go aan kagaaray waxey tahah oo dhan

  • @faraxxasan4085
    @faraxxasan4085 Год назад

    Habeen walba muu iga dhargayaa siilka 🥵🥰

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад +2

    Haa haa wasidaan rabo! laakiin lama helo

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Год назад +1

    Hooyo haaye malinaksta man so dhwynaa wayeee 😥 singleka wayba si cabsadeen hhhhhhhhh anana ka kow ha

  • @maryan3765
    @maryan3765 Год назад

    Hoyo nim mankaa hafani ssbabst ah ku wabadan wa dhiibadan yahiin😢😢

  • @claahimahmud1238
    @claahimahmud1238 Год назад +1

    adinka iyoh culamada waqaldanthiiin sabato ah qofwalbo we jeceshahay hadey waxheso oo loodhiibo bahassha waxa lagu kaladabaraa lacag maba dhiibto hadana bahdil lagu daro madulqadan kartid hal dhic hakahadlinaha teedakale saarabtid ilahaa laga hela h adinka iyoculumada

  • @user-xq2xn4hf8h
    @user-xq2xn4hf8h 4 месяца назад

    Maama xaawo rabaa yaa igu xiro talo ka rabaa igu caawiya

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 Год назад +3

    Mida kale Aduun. Hargasa oo. Keliya maaha meesha aan. Joogo weelka ayuu calaa Ana cuntadaan kariyaa. Waayo Ana Waan shaqeeya isma wuushaqeeyee

  • @user-rg4so9vd4b
    @user-rg4so9vd4b 5 месяцев назад

    Habaryar bal barhacaylka oo waxfahan sii oo haye oo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-rg4so9vd4b
    @user-rg4so9vd4b 5 месяцев назад

    Anigu waxaan qabaa mid shaydaamada😅

  • @claahimahmud1238
    @claahimahmud1238 Год назад

    ayada makudhaqtaan

  • @user-vr9iu3iv3x
    @user-vr9iu3iv3x 8 месяцев назад

    Kawarn.adoubahn hadukatago isago anakuqan cin katago

    • @nasiib-sq1hk
      @nasiib-sq1hk 8 месяцев назад

      Adaa lagaa rabaa in aad usheegto waxa kaadhiman

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Год назад

    Mama xaawa ,ASC Horta sideetahey
    Markaa hiktaa waxan uu baxnaa numerka, I m from Djibouti and I want to talk my History privaty
    Thx

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Год назад

    Mama xaawa ,ASC Horta sideetahey
    Markaa hiktaa waxan uu baxnaa numerka, I m from Djibouti and I want to talk my History privaty
    Thx