JABUUTI OO MEEL ADAG KU XIRTAY DAMACII ITOOBIYA & SOMALIA OO JAWAAB FICIL AH BIXISAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 255

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 2 месяца назад +26

    Xildhibano ma aha ee waa jajusiin khayamo qaran.

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 месяца назад +8

    Waa muhiim wuuqaawiyey itoopio hadii aydiido waa waxii dhiiglehhoow kaca good ismaaciil

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 месяца назад +14

    xildhibaano jaajuusin ah alle idin qabay daalimiin

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 месяца назад +5

    Waxa saan u hadli kara waa wariye hadalkaaga baan la dhaca iyo sharxida faahfaahsan Guul ❤❤

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 месяца назад +10

    GUUL DOWLADA SOMALIA ALLAH CADOWKA JABIYO INSHA ALLAH DOWLADA SOMALIA WEYBA GUULEYSANEYSAA DOWLADA SOMALIA GUUL DOWLADA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 2 месяца назад +1

    barow mahadsanid sxb dfs wa in mamulada sida kfg iyo jubaland gacaan bir ah kuqabato gudaha parlamanka canasirta Ethiopia ushaqeyneysa mesha kasarto laftagren iyo musse amxar laso xiro ❤❤❤❤ somalia hanolato 💪💪💪💪💪👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 2 месяца назад +5

    Naagta dib haloo baaro waa jaajuus

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 2 месяца назад +19

    Waa in la xiro kuwa itoobiyaanka taageeraya

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 месяца назад

      Taas waa qasab

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 месяца назад

      waa in la dilo

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 2 месяца назад

      Qaain waddan waaye qofka itobiya taageeraya ee baarlamaanka qaranka dhex fadhiya oo aan weliba qarsaneyn jaajuusnimadiisa .
      Qaain waddan lama cafiyo ee waa laga taqalusaa .
      Waan in sharciga la keeno waayo wax la aqbali karo maahan in qof baarlamaani ah uu taageero u muujiya cadawga

    • @xmsqrs
      @xmsqrs 2 месяца назад

      Hooyadaa cadawgu was somalia ma.hooyadaa baa leh doqonkaa ka ahow

  • @MohamedAhmed-qr9id
    @MohamedAhmed-qr9id 2 месяца назад

    I love Abdiaziz journalism

  • @afbile1
    @afbile1 2 месяца назад +1

    Run bay Sheegeen xildhibaanku

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 месяца назад +2

    sax xildhiban wadaniya jubalan guul soomalida xalasha ah midnimo qayrimasul oo dhan xilka kaqada inama matalan🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🩸🩸🩸✌️🙏

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 2 месяца назад +3

    Waa jawasiis Ethiopia

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 2 месяца назад +13

    Waa in xildhibaanadaa ethopia raba barlamka laga saraa

    • @afbile1
      @afbile1 2 месяца назад +2

      Kaalay adigu ka saar baarlamaanka

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад

      ​@@afbile1wala laka sare ogw oromo

  • @Ali-vc8cb
    @Ali-vc8cb 2 месяца назад +1

    Maasha Allah C/Aziiz B .❤

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 месяца назад

    Somali guul isha alaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад +1

    Sifiican

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 месяца назад +1

    Jabuuti way mahadsantahay, xalbey keentey,❤.

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 2 месяца назад

      Xaal majiro qaraash badaan ayu ka qaatey Chinese ka joogo Jabuti. Madama dadka banambaxey masari. Iney China so gasho Somalia 🇸🇴 masarida ey baxaan. ogow Cumar Geele lacaag iyo qayaano ayu nagu waada oo walahiya.

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 2 месяца назад

    Wariyoow waxna waad sheegtay wax buurana ma sheegin ee xaga faaqidaada badi
    Mahadsanid

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +2

    Mahadsant walaalkey baroow show ❤❤❤❤❤

  • @Waqal143
    @Waqal143 2 месяца назад

    I support ethiopia❤

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад +3

    Dawlada Ethiopia mar hore ayay diiday dekadan ay Jabuuti ku baryayso.

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 месяца назад +4

    Nabadsugida somalia,Waa ineey su'aalo weydiisaa xildhibanada aaminsan in Ethiopia noo soo gurmatay? 20'000 Qofood Dumar&caruur ubadan ayeey somalia ku xusuuqeen,Baddada wey doonayaan,maamul goboleedyada& federalka wey isku dirayaan!....Qiyaano Qaran!

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 2 месяца назад

      In la weydiiiyo maahee waa in xabsiga loo dhaadhiciyaaaa

  • @FarhiaMohammed-t5q
    @FarhiaMohammed-t5q 2 месяца назад

    Thanks barow

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 2 месяца назад

    Well done

  • @abdihodanali6021
    @abdihodanali6021 2 месяца назад +1

    Abdiaziz you are Somalia difaac dalkaaga af iyo

  • @husseinhassan2553
    @husseinhassan2553 2 месяца назад

    Asc. Sxb waad ku mahadsan tahay si faahfaahsan ee aad isugu soo dubarideysid barnaamijyadaada. Teeda kale waxaan kugula talin lahaa inaad iska joojisid xayeesiinta aad u sameyneysid dhakhaatiirta qaar waayo lacagta ka heleysid xayeysiinta noocaas ah mid xaaraan ah oo diintu aan ogoleyn. Mahadsanid

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +2

    GELLE WAA BEENTIIS BAD BIXIN MAAYO, EE XASSAN SHEKH AYA JAMBAL LOOGU TUURAY, XASSAN MARNABA YUUSAN ABEY HOR FARIISANIN, ABEY HORTA HAKA NOQDO MOU dii , TAASUNA WA XASSAN BALLANTIISU.

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 месяца назад +1

    Waa in laxukumo kuwa taageerayo Amxaarda .

  • @mohamedhasan7231
    @mohamedhasan7231 2 месяца назад

    سبحان الله

  • @snw9257
    @snw9257 2 месяца назад

    Waa basaasinta baarlamanka iyo dawlada Somaliyeed lagu dhex abuuray

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 месяца назад +1

    Barlamaan nin kamid ah oo taageera itoobia waa in si dag dag ah xilka laga xayuubiyo dag dag, out of the House.😂😊.

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 2 месяца назад +1

    BAARROW: xildhibaanada
    Iyo kuwa la fekerka lagu taageerayo waa khiyaano Qaran

  • @mohamedhwarsame6301
    @mohamedhwarsame6301 2 месяца назад

    Waa x dhibaano khiyaano qaran . Mana aha in la csfiyo .

  • @mobgetmoney11
    @mobgetmoney11 2 месяца назад +1

    I like this guy he is TOUGH

    • @afbile1
      @afbile1 2 месяца назад

      Waa geesiyad run sheegtay

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 месяца назад

    Laftagareen siyaasad uusan waxka aqoon yuu faraha la galay insha Allah mardhaw wuu heli jawaabta uu ku qasbay in xildhibaanada koonfur galbeed somaliya in ay garab istaagaan Ethiopia waa warkii iigu xumaa intaan noolaa maqlo markii 3aad kii 1aad waa biixi iyo mou kii 2aad deni Ethiopia iyo soo dhaweyntiisii kii 3aad laftagareen iyo xildhibaanada kongur galbeed ku matala barlamaanka insha Allah jawaabtooda way heli dhawaan

  • @Maykstkv
    @Maykstkv 2 месяца назад

    A/aziz barooow

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 2 месяца назад

    Jaajuus ilaa waqtiga Nebiga uu jirey laakin Alhamdulilah waa ogaaney

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 месяца назад +1

    Waa run jaajuusiin weeye,Badh baa jaajuusiin ah, dhila qabta si dag dag ah😮😊😮

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 2 месяца назад +1

    Xil/da taageerayo waa jawaasiistii ay Soomaaliya ku soo darsadeen.

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us 2 месяца назад +1

    Guuleyso

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад

    Wcs wlc Brother 👍

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +1

    JIBUTI WAXAY XASSAN SHEKH SHIQOOL LAGA SHEEKEYO UGU DHIGEYSA, WA HADDU ABEY LA SHIRO, XASSAN AXDI U QAADAY AYA LAGA RABA IN UU KU ADKEYSTO, ABEY AXMAD HA KU DHAWAAQO IN UU KA NOQDAY MOU dii , UU MUUSE BIIXI LA GALAY, AYADOO MIDDAAS DHICIN HADDUXASSAN ABEY LA FARIISTO, HALKAAS GELLE AYA KU GUULEYSTAY.

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 2 месяца назад +1

    Kumantiga waadkabaqdaa balseceb kalemalihid sheek masar hadaanahay somaali waxaa hore loofaaliyay awoodciidan iyo tayo israaiil balse waxaakashifay x.m. iyo x.bu. balse.yaa awoodbadan. Jabhad somaaliah iyo ciidan masar oo ah yahuudah turkiga maislaan nimo miyuunooga yimid mise wuxuu kasocdaa naato masar oyo mareeykan yahuud maoktihiin xasan sh.inuuyahay yahuud balse turkiga sidii iiraan muxuu u soobandhigi waayay awoodiisa islaan nimo mise xiwinta naato ayuu labaqay yuurumeeynayaa ale iyo mareykan aaway diintiisa iyo awooda islaamka oo ale u dhooway asiga iyo bakistaan laxisaabtanka qabriga ale ............jawaaab...,..kumanti......somaalidhamaam qiyaanada......turkiga.......bakistaan.......iyo..shaqaalaha...cadawga...islaamka..ee..masar...u..adeegista...mareykankaiyoyahuuda..iyo anaga oo...somaaliah ....masar....maxeey...lakulmidoontaa....
    Dhaqsi..kumanti...fikradaada...jawaaab..
    So/li

  • @FarhiaMohammed-t5q
    @FarhiaMohammed-t5q 2 месяца назад

    Khayano qaran ay galeen waana jawasiis iyaga ushaqsya iyo lashaqeysta khawarijta

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 месяца назад +1

    waxa waajib ah in uu qaado talaabo cad mwne x sh m oo ah majiraan wax la dhaho deris heshiis lala noqon karo mar hadii barlamanka ay noo fadhiyen amxaar halaga bilaabo barlamnak lana keeno tiirka itobiyana hada dagaal lagu qaado fadlan war galey ma noqdo nabadna ma jirto ee hala jihaado waxba yaan la dhowran fadlan

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 2 месяца назад

    Warkan Jabuuti MAAHA mid Soconaya Somaliland doorkan cidii ma hor istaagi doonto Masar iyo Somalia iskama celin karaan Ethiopia & Somaliland wada socda Xasan Shiikh gacantiisa ayuu ku burburiyay Somali Republic

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 месяца назад

    federalkan waa wax itoobiya soo sameeysay in soomaaliya lakala qeybiyo waana aragtaan natiijada ay dhashay soomaaliyaay hurudooy

  • @Kitten4you
    @Kitten4you 2 месяца назад

    Xildhibaanada taageeray Ethiopian waa jaajus Ethiopian waana yaana qaran mahan in ay joogaan baatlabaanka Soomaaliya dadka nuucaan ah

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад

    Hassan dhiiqo dal uu difaaco lagu Naasan mayo?

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад

    Wa jajusin kuwasi

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 2 месяца назад

    Connect the dots
    Then use your brain to get big pictures.
    Thanks Baroow

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 месяца назад +2

    Waa dhagar jaboti wadato shalayba jabuti ayadaa soo nastay itopiya

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 2 месяца назад

    itoobiyaan waa cadawga somaliya aduunka waxaan ugu nacbahay itoobiya

  • @mohamudosmanahmed8440
    @mohamudosmanahmed8440 2 месяца назад

    Qiyaano qaran waa dil toogahso kuwa qiyaanaya dalkooda oo ey kadhex hadleyso ithopia waan aragnay waa in talaab waafaqsan sharciga laga qaadaa

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 месяца назад

    Xildhibaanadaa waa in maxkamadu xasaanada ka qaadaan kadibna lagu soo oogaa khiyaano qaran maadaama wadan duulaan ku ah qaranimada somalia taageereen

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw 2 месяца назад +1

    SOOMAALIA guul
    Xildhibanadaan inlaguwaeejiyo
    Xeerilaalinta dalka siloociqaabo si aanan laiiskuday markalay
    Masar waa walaalaheen ethobiyana waa cadawgeeni
    Awoowoyaalakeeni ayee dileen kuwana sarii ufuulaan masar namadilin sariirna umafuulno

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 2 месяца назад

    naagtan iyo kuwa la fekerka ah
    waa in xasaanada laga qaado
    sida ugu dhaqso badan

  • @Ibraahim-qn1qs
    @Ibraahim-qn1qs 2 месяца назад

    Waa in xilika lagaqaadaa xilibaan adaa

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 2 месяца назад

    Allaha idinsooqabto sodagdag ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Somaliya waa dal xor ah itopia inaan ku raali gelino talaabo walba oo aan qaadayno,waa ayaan daro dawlada somaliya waan ku garab taaganahay difaaca dalka hooyo,cadawga kowaad ee somaliya waa itopia waana u midoobaynaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Waa khiyaano qaran maanta xildhibaanka somaliyeed ee canshuurteena mushaar ahaanta u qaato,hadana ku difaacayo cadawgeena kowaad ee somaliya, waa in talaabo sharciga waafaqsan halaga qaado,

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 месяца назад

    Kawaasista ethiopia soo dirsatey horta waa in la daadiyo intaan horta tilaabo la qaadin
    we need to clean the house before any action, We know them enemy within.

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan4267 2 месяца назад

    If you know the history, Ethiopia and Egypt include Sudan they fight for time with Ethiopia evening time Ethiopia they win that war don’t forget that my friend

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад

    itobiya qofkii taageero waa qaiinuul wadan
    cadaawga ogu ummada somaliyeed waa Emarati iyo English huurowayne.

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 2 месяца назад

    Xildhibaanada Axmaarka soo dhawayna mooshin ha laga keeno oo xassaanadda halaga qaado .

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 2 месяца назад

    Xildhibaanada taageeray itoobiya dharkaana katoogtey dowladii awkatirsanaay iyo shacabkii Somalia ee aw xildhibaanka u ahaay xasaanada halagaqaado xildhibaan maahee waa jaajuus itoobiya ugu dhaxjira golahashacabkee 5000 shankun dollar inoow mushaar ugaqaato canshuurta dadka Somalia itoobiyana ushaqeeyo lagayeelimaayo ee noogaqaada xasaanada jaajuuseynta

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад

    xildhibaanad lama dhihi karo kuwa ethiopia difaacaya xasaanada waalaga qaadaa muqdisho gurigooda ma'aha xildhibaan gaajo ah oo usoo qaxay muqdisho ayagoo calaa-calaaya ama kasoo cararay muqdisho waaala arkaa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад

    Jabuuti inta geelle joogo ka filimaayo wax soomaali dan u ah.waqiti kale ma garan karo

  • @mohamudosmanahmed8440
    @mohamudosmanahmed8440 2 месяца назад

    Tankard jabuuti waa run waxey soo gebagebeeysay damacii ithopia ey uga gol laheyd iney qabsato soomaaliya iyadoo u soo mareyda soomaalida hargeysa

  • @XariirMatan
    @XariirMatan 2 месяца назад

    WAAR WAXAAD KU DARSATAAN DADKA COMMENTIGA KA JIBAYSANOW
    ETHIOPIA HADAY ISMACIL CUMAR DEKED KA QADATO SOMALILAND HESHIIS KII UGA BAXDO
    SXB ANIGABA SOO DILAALI DEKADOOO
    WAXAAN KASOO KIRAYN AZERBAIJAN 🇦🇿 😂😂😂😂
    VIVA SOMALILAND guul iyo gobanimo

  • @AbdirahmaanAllhajj
    @AbdirahmaanAllhajj 2 месяца назад

    Waa inlalaaya kuwa taageraya Ethiopianka hadey iyaga asalkodu Ethiopian yihiin marwaliba waa Dil sugayaal hadiiba Ethiopia oo aan wali xusuusnahay umadii somaliyed ey waqtiwaliba dhoogodu meel kaste dalka daadsana

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 2 месяца назад

    kuwaas qofkasto oo somalia ah meeshu ku arko in lagu dilo lagu ciriiriyo lagu dhaco hotelada eey dagan yihiin xataa halagu weeraro suuqyada qurunka waa qaaimiin canshuurteena cumno

  • @kiinjaamac1234
    @kiinjaamac1234 2 месяца назад +1

    Naagtaas waa naagihii gebre hala xisaabiyo😅

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden 2 месяца назад

    Itoobiyaan markuu kuu soo gurmanaayey wuxuu watay qiyaano uu ku helo bad iyo barri soomaaliyeed

  • @MujaahidMustafe
    @MujaahidMustafe 2 месяца назад

    Waa in LA dila mudanayash

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 2 месяца назад

    Waryada Naagtan wa jaadlay ama Qaadlay raaguna wa muqaayiiliin barjeeya ciyala suqiintan mamatalii karan barlamnka somaliya

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 месяца назад

    Geeska Africa, ma gobol baa wadamada geeska Africa dheh

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 2 месяца назад

    Waa in la laayo kuwa sheeganaya iney xasaanad leeyihiin ee u adeegaya cadawga soo jireenka ah ee soomaaliya hore waxay u haysatay dhul soomaali leedahay kuwana waxay rabaan in inta hartay ey u gacan geliyaan waxaaba qalada inay muqdisho sii joogaan ayagoo bed qaba waxaan ku talin lahaa in la laayo kuwa ku hadaaqaya ee la soo taagan taageerada itoobiya

  • @SolimanAlali-u7x
    @SolimanAlali-u7x 2 месяца назад

    اخي الكريم تعلمون ان اتوبيان تعلمو
    الغة اصومالية بطريقه جيد جدا
    أمرا التي كانت تكلم هده اثوبية

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 2 месяца назад +1

    Maandhow catowga iga daa carabi waa naage😂😂😂😂😂

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
    @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 2 месяца назад

    Xildhibaan ma aha ee waah hor gal waana alsha baab a lala xisaab tamo

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 2 месяца назад +1

    Waar kaac samaliyeey

  • @MaxamedSuufi-w8q
    @MaxamedSuufi-w8q 2 месяца назад

    Somalia cadawgeda kowad waa itobiya

  • @booloxaashi1114
    @booloxaashi1114 2 месяца назад +3

    Xassan dhiiqo ayaa siidan u gale dalkane markii tuug dad hogaamiye waxay shaqsi xun iyo dhibta dadka soomaali bade mooryaan ayaaxa ooman

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 месяца назад +1

    Hinaase ayaa haya jabuuti iyada iyo Somaaliyaba waa laga adkaan karaa waligii munaafaq noloshayada kaxun illaahay nooma jabiyo wayo waa xaasidiin xaasidna ma Aflaxo calanka towxiidka le illaahay hoojinmaayo ee waxa uu hoojin doonaa ka madow ee ay qaataan dadka shaydaanka caabudaa ee 64 sano umada lagu hoos dulmiyay

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 2 месяца назад

    Rabo ayaa soo ifeysa damacii Abagdhana soo af jareysa 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

  • @geelegaadaale2380
    @geelegaadaale2380 2 месяца назад

    Waa jaajuusiin kujirah barlamanka.waa in talaabo laga qaado.

  • @MohamudAhmed-z9g
    @MohamudAhmed-z9g 2 месяца назад

    Itoobiya.soomaaliya.degaal.keedey.rabtaa.marka.anigu.waxaan.aaminsanahay.itoobiya.kudhiiratan.eesoomaalida.dhexdeedey.rabtaa.in.aykafaaiideysato

  • @HassenNor
    @HassenNor 2 месяца назад

    Xilidhibaanada waqtigan xasaasiga ah Ethiopia 🇪🇹 taageeraaya waxay galeen khayaano qaran waa in lagu sameeyaa xasaanad ka xayuubin kadibna Jeelka loo taxaabaa.

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 месяца назад

    Xildhibaanada taageray itoobiya wa in xilka laga qaadaa waayo ma isdaahilaan kuwani xilka in ay siii hayaaan .
    Hala waydiiyo xildhibaanada 30 kii kun ee qof ee ay itobiya ku dishay somaliya

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 месяца назад

    Waa aragtidada adigay KU gartahay Ethiopia somali dekad kuma laha waayo waxayna lahay çıkar kuma helâya Nba’da somaliyed

  • @fe8445
    @fe8445 2 месяца назад +1

    Maashaa Allah. Soomaaliya Guul. Xoldhibaanada cadawga u doodaya waa kuwii jaajuusiinta u ahaa ee Nairobi kula kulmi jiray.

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 2 месяца назад +1

    Qokaani xildhibaan uma qalanto,hala xisaabtamo

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 2 месяца назад

    Egyptians should get right Somali National flag colours 🇸🇴

  • @omarabdisalam6807
    @omarabdisalam6807 2 месяца назад

    Naagtan giddaafadda ah malaha xabashi bay lasaaxiib tahay oo waa jaajuusad Ethiopian ah tan iyo intakalee la midka ah waa khaa inul wadani waa in laga eryeo baarlamaanka oo maxkamad la taago . Naagtaa waa in la weeydiiyo halka ay ethiopia ugu soo gutmatey soomaali may ioowdey kumaan kii ay ku xassuuqeen muqdisho.Allaah idiima naxariisto idinkiyo gaaladaad dabada kuadatiinba

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 2 месяца назад

    Dawlada yey meel dheer Ka raadin kuwan Ku dhexjira hasoo xirto

  • @QeysQayaar
    @QeysQayaar 2 месяца назад +1

    Binley mataqaan itoobiya ha ceeriyo
    Qofkii taageto itoobiya waa amxaar.maaha soomaali

    • @Allsportshighlights1600
      @Allsportshighlights1600 2 месяца назад

      Dhibka dadkeena heysato waa baahi, waa sidii falastine lagu qabsadey baahi ayaa lagu gaaraiinaaya so aad isku dhiubtid

  • @SiyadCabdi-v7q
    @SiyadCabdi-v7q 2 месяца назад

    Naag maniqonokarto wxna qaba iidamada ithopiya

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 месяца назад

    Afka beela Fanta soomaaliya ba kama hadlaane ee itoopio bay xildhibaan yihiin

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 месяца назад

    kuwa itoobiya oo dhulkeena boobeysa difaacaya waa in xasaanada laga qadaa oo la xiraa.