Maskiin wax ma qarin karto waa qalbiga xaarantay. In ay sheegto ma aheyn waxaas ilmaa iga soo dhacay 2 jeer in ay tiraah waa ila qaldantahay lkn allaha isku barakeeyo
Mashallah hazal iyo kaafi dadkii xaasidka ahaa waad ka guulaysteen dadka soomaaliyeed guurka ha fududeyo oo labadii is rabta ha kala geynina oo iska dhaaf isku dirka iyo dadka aad kala geynaysaan nacalaa sheydaan kuyaal
Suaasha ah ridwaanoow maxaad aroos wayn ugu dhigi wayday waa qalad waayo bini aadam lama raali galin karo haduu udhigi lahaana qaar uunbaa waxkasii sheegi lahaa marka kaafi waxaan leeyahay arooska kharashka yar baa barakadu kujirtaa ee allah raali gali bini aadamka dan uga bax!!!.
Mashallah tabarakallah our beautiful couples💕❤️👌 ill xun Idin ma aragto…🤲 hadaf, goan ka iyo caziimada na waa shey qali ah allaha idin wafajiyey baa mahad iska leh! 😂👌💯😂Best comedian 🏆 Illaahyow u siiyadi Xolo barakeysan oo kheyr qabana oyna ku fasahadin kuna kala yacin na sii 💕🤲 ubad bariyal ah na ku arzaq💯 Alla ku xirnaashaha, Dacadnimada iyo Runta waa waxa Nolasha wanajiyaa mansshllaah ahar iyo aheydan rabu ha idin ka hayo🤲 ❤️💕
kafi waa nin rageed wlaahi ilaahy ha isukiin barakeeyo masha Allah 😢
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Ameen ya Rabb.
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Scw scw scw scw scw scw
صلي الله عليه وسلم
Scw ❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw
War gabadha wax yaabaha birifeedka u,ah familka lagama sheego mediyaha intaasuna waa igadardaran aan ku darsadey familka quruxda badan inkastoo gabadhu aad uniyad saafi santahey masha allaaah👍👍
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
Qof kasta oo Qoraalkayga Arkay Waxa u
Rajeynaa Caafimaad iyo Cibaado Suuban❤
Koko bule salute you boqoroda dumarka
@@snapper_bowy3256war maaha koko waa qof ku qaraabta😂
Walaahi waan ka naxay markee dhahaday 2 ilmo ayaa iga soo dilmay😢yaa Allah waa fimly qurux badan Allah siiyo awlaad baari ah🤲🥺
Lamaanaha qarniga kuwani way isku warayaan intay nololi jirto insha allah waan wataa kuwan❤ kafi Abdi na isku reer hargaysa ayaanu ahayn waliba reer qudhac dheer wanan salamayaa
Ma reer abti baa looyahy wiilka waan tgeeraaye
@umuarwa caruur ay walaalo yihiin ayaa cidagale ah
Mansha’Allah tabarak’Allah love family ❤❤❤🎉
Mansha Allh illhow isku daah azhaal gabar miskin ah weye😢❤
Gabdhaan iyo familkeeda Allaha barakeeyo,labaduba ilaah ayaa caqli siiyay❤❤❤
Labaduba wa masakiinee qalbi fiicaan gadhbaha hazal ladhaho wa masakin naga garanaya 2hablood wa romantik xaad jaceyl we ooyaan 😅machllah hunoo rhabeysta noloshiina kafi iyo hazal ...wakhtiiqaan wax kuruxleh sheydaan doomiya aya jiira marqa lifeqinu allow dhowr😍wixi kurux badanba waan jaceylnahay.waan ni salam from djabouti
Waa gabar samir badan .maansha allah.
Igula Sali Nabi Muxamed Scw❤❤❤❤
Sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️
Maanshaa allah waa gabar raaliyo ah dumarka ayadookale waa yaryihiin maanshaa allaha isukiin daay awlaadna allaha idinsiiyo
Cosi ayan wata walaliyal ee su u arko rudwan like isra somaliyey😊
Gabadhan maalin dhoweyd baa live ugu qorey tartiibso waayo qof waa la jecladaa laakin waa la iska la rebaa mida kale wax walba private bee ku qurxoon yihiin markaa live keeda ugu qoray tartibso Naa nin ku jecel raadso bee itiri intee komment keyga aragtay Wallahi qof si kasta aa ujeceshahay waa la tartibsada mida kale private wax ah baa jira ilmaha Ilaahay baa bixiya Ilaahay awlaad qeyr qabta ha idinsiiyo balse wax walba meel haka sheegin anigu waxaan ka mid ahay dadka kula socday qisadina ilaa Iyo maalinka Ridwaan utimid runtii na waan kula murugoon jirey
M.a ilahey ha isku kiinbarakeeyo markii hore wan idin necbaa lkn markan maqaladaan dawadey❤wan idin jecladey❤ barakooba🎉❤❤❤❤
Masha allh Wanku ogaa fariid nimada gabdhena iyo naxariista marwalba ilmihiisa ku canano
Reeerkan ha la tageero wa maskin❤❤
❤ma sha Allha ❤❤❤
Poleni sana walipitia shida kubwa sana na sai wako pamoja keep going for still end of life
Walaahi anigoon ku aqoon oo sheekadan jacaylkiina markay soo bandhigtay Hazzal kaa bartay baraha Bulshada ayaa ku qiraaya inaad tahay qof wanaagsan oo daacad ah oo rabigii ku xidhan❤
Soo adigii laah reer hargeysan isla ahayn weliba reer qudhac dheer shoodhe soo adigana laba afleynaya see wax u jiraan😁😁😁.
@@nuuremohamud4311 si khaldan sxb wax haw farmin ee qoraalka si fiican u akhriso
😂😂😂ridwan u xishodey marqa hesta ya salam 😊mashallah ridwan jaceylka ka baro inchllah..hazal macal fanan ayad heshey😊
Masha Allaa beautiful family❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maskiin wax ma qarin karto waa qalbiga xaarantay. In ay sheegto ma aheyn waxaas ilmaa iga soo dhacay 2 jeer in ay tiraah waa ila qaldantahay lkn allaha isku barakeeyo
Ridwaan ayaa weydiiyay
Maasha alaah ilaahey ha iskiin daayo cdowga alaha idhinka gabto wiil iyo caano habar iyo caano. isku waara wiligiin❤❤❤❤❤
Ridwaan isaaq su'aalaha qaar dadka lama waydiiyo ee waad ku khaldantay Su'aasha Kala taga
Mashallah hazal iyo kaafi dadkii xaasidka ahaa waad ka guulaysteen dadka soomaaliyeed guurka ha fududeyo oo labadii is rabta ha kala geynina oo iska dhaaf isku dirka iyo dadka aad kala geynaysaan nacalaa sheydaan kuyaal
Suaasha ah ridwaanoow maxaad aroos wayn ugu dhigi wayday waa qalad waayo bini aadam lama raali galin karo haduu udhigi lahaana qaar uunbaa waxkasii sheegi lahaa marka kaafi waxaan leeyahay arooska kharashka yar baa barakadu kujirtaa ee allah raali gali bini aadamka dan uga bax!!!.
Hadaladaan remember ilahey kagama dhigo😂😢
Allah haydin barakeyo wllo jacaylkuna ha guulaysto❤❤
Mashaa Alaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dumaashi kaligii ma ahan Raga reer Cabdille gabadhii hesha ma samirto 🎉❤
Mansha allh il iyo cawriba laada awlaad baari ahna alle ha idinku arsaaqo❤🎉❤ 🎉
Masha allh illhy ha isku kiin barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤ we love you. Lkn in yar ban qalad gaalay
Ma. Hazaal iyo kafi horay usocda wlli
Wlahy hazal wllo magul darysto qof ale kuxidhan hadana walalo sii laban laab cibadada rabi wn jeclahy qofka rabi kuxidhan ❤ adi iyo kafi labo qof oo wn wanaagsan baad tihiin ale ubadkana ha idiin jojoyo ❤❤❤❤❤❤
Masha allh kafiii hoyo maqaal heesaa ikaa ilalaalii wlky
ridwaan thats nice kaga dhegtey😂😂😂
Wow m.a ❤my jacylo
Wlhi waa wil qalbi wanagsan waxaan idin leyahy dhaqma oo dhisma ❤❤❤❤
M.sha Allah illahy ha isku kiin barakeeyo❤🥀
Mansha allaah keep going anoo Hargaysa joga markan dawado qisatoda wan iskukukin ducayjiray alle isha xasidka ha idinka qabto
Masha Allah ina adeertay ilahay ha kuu ubarakeeyo reerkaaga waligaa yaa lu kugu dirin ninkayga aqlikaaga kumaamulo reerkaaga
Inta xumaanta Jecel Allah baa ka weyn,ilaahay ha isku kiin khayro,dheg ha u dhigina Xaasidka❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉
Ilaahayaw jacaylkiinu waaraa amiin jcylkana hazal ayaan kaga dayan doonaa inshallah Ilahayaw isku barakee amiin ❤
Kkkkkkk kulahaa
Labo jeerbuu iga dilmey miskiin ilaahay caruur kheyr qabtaa haku siiyo
Masha allaah tabarakallaah illheey ha isku. Kiin barkeeyo
Allaahumma Baarik ❤ family qurux badan.
Mansha’Allah illahay qoyskaan ha barakeeyo iyo qoyskasto muslim ah
Maasha alaaha gurkiin gurqeer rabi ka yaala
mnzh allah❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah ilahay hysku daayo ❤️
Ax iney sheegto maahayn hasaaley ninkaaga ixtiraam inaad ka feer hadasho iska daa Hab dhaqan fiicn maaha asaga hadalka kaa suganaaya in badan hadalada family issues ka ah ka gaabso abaayo waan kula dardaarmauaa hadaad qoraalkeygaas Akihito’s
Qiso macaan badan ayay ahaad illhy faraj khayr qaba ha idin furo
Qur an ku aqri insha allh ilma salax ah ayaad hileeysaan❤❤❤
Manshaa allah isku waara awlaadkalahela khayrqabta kalahel
Ax iney sheegto maahayn hasaaley ninkaaga ixtiraam inaad ka feer hadasho iska daa Hab dhaqan fiicn maaha asaga hadalka kaa suganaaya in badan hadalada family issues ka ah ka gaabso abaayo waan kula dardaarmauaa hadaad qoraalkeygaas akhriso
Masha Allah tabarakalaah Allah haiskukeen barakeyo Cadowga Allah haidin qabto
Isha alaha idinka qabto inta fiirsataa maaashaaa alaaah dhaha👏🏼👏🏼
Masha Allah ❤❤❤❤wiin iyo cano gabar iyo cano insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh❤
Waxaasa. Jaceelaha❤❤❤ guuleysa hassle iyo kafi
Hazal qalbi xabxab ilaahay wax ku dhiba kuma tuso abaayo❤
Masha allah ilhaay haa idiin barkeeyo walhi waan ilmeeyaay ax
Pole hazal for honestly
Masha Allah dheh ridwaanow
Gabrtu cirkey galibrabta farxd darted marku dhahy melna ugma socdo yadu rabitanked uun kukla tagi karnaa😂😂
Alleh ha isku kiin dhawro aduunyo imtixaan lagama Waaye ku wii isku samra alleh ha idinka dhigo ❤❤❤❤❤❤❤ jacaylku ha sareeyo
Allaha isku kiin barakeyo my couple ❤❤
Waw m,a m,a alha isku kiindaayo isku waaara❤❤
Wllhi wan run 😢😢mar walba nagta furink kenta😢😢😢😢
Maanshallah tabarakallah Allah il iyo xaasidba haydinka xafido
Gabar sii carareysa famil macelin karaan horta😂
Isoo duceeya wll culays ayaan dareemayaaye
ilahey haku fududeyo wax walbo
Allah culaska fudayd ha kugu badalo wll
Alahaa kucafiyo wll
Don't worry reer kasta oo la dhisaayo zero yaa laga bilaabaa ma jiro reer cusub oo hanti ka buuxdo balse yay ika imaan insha'Allah
Ridwan walagu kor jaakeyay 😂waka yaabsaden suure isaga kor jilayan😂
M.a m.a allaha idin barakeeyo my family ❤❤❤❤❤
Masha alha Iskuwara ❤❤❤❤❤❤
mnsha allh familka an kuwii ku dhaganaaaa kafuqa
Isku waara obarwaqo ku nolaada❤❤❤❤
Mashallah tabarakallah our beautiful couples💕❤️👌
ill xun Idin ma aragto…🤲
hadaf, goan ka iyo caziimada
na waa shey qali ah allaha idin wafajiyey baa mahad iska leh!
😂👌💯😂Best comedian 🏆
Illaahyow u siiyadi Xolo barakeysan oo kheyr qabana oyna ku fasahadin kuna kala yacin na sii 💕🤲 ubad bariyal ah na ku arzaq💯
Alla ku xirnaashaha, Dacadnimada iyo Runta waa waxa Nolasha wanajiyaa mansshllaah ahar iyo aheydan rabu ha idin ka hayo🤲 ❤️💕
Dadka dhalinyarada oo Is jecel plse xasadka kadaaya ,oo noloshooda lahalgamaya 😢😢
Mansha alah ilahay ha idin xifdiyo
Hor masha allaah lkn waxaa waa saa id joog hadal.kalaa soo yeeraya ee.hadalka biri wax usii dhigo🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dumashi ilasho kafi🎉
mashaa allha mashaa allha
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha alah tabaraka raxman alaha idin barakeyo ilmo wanagsan rabi ha idin siiyo🎉❤
Masha alha ad ban idin jeclahy wlhi ilahi ha isku kiin daayo
Waxan sugnaba waa jacayilka ridwan insha Allah.
Masha allah ❤
Subxaanalaah gabadhaan fududaa? Allahow ceebta astur
Mansha Allah alle haisku kiin barakeeyo iskuna waara✊
Mashaallah 💖💗
Jacaylku waa sixirka xalaasha familykan quruxda bdn jacaylka baaxada wayni ka dhexeeyo gurigiina alle haydin barakeeyo awlaad baariya haydin siiyo 🫶❤️🩹🫀
Mucaashiinta doonta Wan idinla saarenay ha waaro jacayl dhabtii ❤🙏
Masha Allah tabarakalaah
Mashallah Allah, Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤ and
Masha allh alle haysukiin daayo