Abwaan Xarago Oo ka Hadlay kufsigii Caasho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Raga kufsaday Caasho Waala Yaqaanaa

Комментарии • 44

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 5 лет назад

    ASC ABWAAN XARAGO WALAALKEY KKKKKK TAAS WAA RUN WALAALKEY. WAXAAN NAHAY HOOYOOYINKIINA WALAALAHIIN .EEDOOYINKIIN. HABARYARTIIN.XAASASKIIN..MAXAY TAHAY XAALKA REER MUDUG.SUBXAANA LAAH YAA AQIIN INOO HIILI.

  • @Nyusuf-gj6xu
    @Nyusuf-gj6xu 5 лет назад

    Caawii. Caaasho. Hooyo.

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 5 лет назад +2

    Viva galmudug, the lions of Africa.

  • @suleqoaden1655
    @suleqoaden1655 5 лет назад +1

    Manshallah

  • @abdullahimohammed6632
    @abdullahimohammed6632 5 лет назад

    Wabeeneye with you. viva cab dale iso cawarere

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 5 лет назад

    ASC WALAAL SHEEQ XARAGO WAXAY KA DHACDAY MUDUG.MUDUGNA WAAD KU NOOSHA HAY MAXAA IDIIN DIIDAY REER MUDUG IN AAD WALAALOW DAAN.OO NA U HOILI SAAN GABDHAHA SOOMAALIYA.

  • @mukhtarosman832
    @mukhtarosman832 5 лет назад

    Abwaan ku islaan buu noqday dhaar badanaaa waar aduu wax ba u qaban maysid ee maxkamadii ilaahay baa sugaysa oo aan dhana loo dhaafayn ee xumaanta gabadha yar loo gaystay ha soo koobin xaafad soomali oo dhan baa ka xumaatee reer ha ku soo kaabin

  • @abdullahimohammed6632
    @abdullahimohammed6632 5 лет назад

    Laandheere laanka aa laga jaraa iyo kuwa curyaamiinta xisaabsada oo kufsada 12 jirka oo dila

  • @canabnuur1334
    @canabnuur1334 5 лет назад

    kkkk kumanaqaan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад

    KUSOCO MAANTA BOOTADAADU WAY IGA GADMAYSAA👍👍💙👈

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 5 лет назад +1

    Kan waa shaydaan

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 лет назад

    gaalkacyo diin madalo iyo dhaqan fiican bisinka

  • @sadiasubxaanallaahmiskiinl3622
    @sadiasubxaanallaahmiskiinl3622 5 лет назад +2

    dhaar badanaa subxaanallaah
    tii 5 sono jirtay oo loomaooyaanka ahayd oo galmadug lagu kufsaday maalsoosaar ha iska dhaarane

  • @canabnuur1334
    @canabnuur1334 5 лет назад

    soqobo aan raganimadada ogaane

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 5 лет назад

    Waa waashay

  • @ademabdikani395
    @ademabdikani395 5 лет назад

    Ninku dhaar badana fulay been badan! dadki ayeeyo caisha kufsaday oo dilay 1991 sacaad ha keenan

  • @canabnuur1334
    @canabnuur1334 5 лет назад

    kkkkk warka ma amaan duulaha cidamada galmudug baaa kkkkkkkk

  • @mandeeq7455
    @mandeeq7455 5 лет назад

    Ishaaaad katuuuurtay

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 лет назад +1

    War heedhe dagaal hada yaanlagu baaqine halasoo qabto nimankaas

  • @mowlaxuseen8247
    @mowlaxuseen8247 5 лет назад

    Hala Sooqabto Qaska halaga soogooyo

  • @shamsabacadle5040
    @shamsabacadle5040 5 лет назад +1

    ina ader waa inoo dagaal cidii caasha ku xadgudubtay

  • @kadroahmed7182
    @kadroahmed7182 5 лет назад

    Waxa Aadan qaban Karin kitaab haku marin gabdhii 6 jirka ahayad oo cadaado lagu kufsaday maloom oyaanbaa

  • @catikahussein645
    @catikahussein645 5 лет назад

    Staqfurullh madax ku daab weene yaa ku raabo Baalo kula fool xumaty

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 5 лет назад

    Dumarkaa loo shegaa kulahaa dofaarku🤔

  • @ademabdikani395
    @ademabdikani395 5 лет назад +2

    ninku faan badana majeerteen majeerteen miyu iska dhigaya duf ku bax hawiye waad ceebeysay

    • @aminahasan1394
      @aminahasan1394 5 лет назад

      hawiye waa soomali dhibkuna soomali oo dhan buu quseeya iyo qof kasda oo muslin ah qabyalad waa ur waana waxa 30 sano nacur yaamiyay aqirana cadaab noo keenaya

  • @edofay5065
    @edofay5065 5 лет назад

    waaku sherkareyay ee dadka dulika masoqaban karta waa duli aan laka dulisanen

  • @ladanabdulahi2192
    @ladanabdulahi2192 5 лет назад

    War adigu miyaad dhaaraneysaa mise arin ayaad ka hadlaysaa adigu ma maxkamadii heeeg ayaad joogtaaa meel kasta ayaa kufsigu kadhacaaye tan kale adiga ma dilaal ayaad tahay dhaar badanidaa cabdale iyo cawareere miyey tabartiii ku dhaaafin weyday alla waad qasaar tahay

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 5 лет назад +2

    Caafimaad majiraa secamal hee marna qosol marna booto marna ina ceyso reer muqdisho naga xisho aafo ku dabarte

  • @catikahussein645
    @catikahussein645 5 лет назад

    Hawiye waba cebeezay ncas yahow AQ yaa wye naagta adigas ku rabto wxba really ah xita ina adiga naag qabin yaa wye naagta adigas oo dacaarta ku rabto

  • @kadroahmed7182
    @kadroahmed7182 5 лет назад

    Kuw dhuusmareeb kitaabka been ta ah lagudhaariyay maaka hadashi

  • @katraahmed2826
    @katraahmed2826 5 лет назад +1

    Asc wrx wbr cunsuriyad ayaa kugu jirta xamar ama muqdisho inad caayso waakugu ceeb

    • @haweeyaumalaskar3062
      @haweeyaumalaskar3062 5 лет назад

      Abwaan.anigu.was.Ku.taageera.lakiin.weijigaga.maanta.cayaarbaa.ma.muuqata.ha.Ku.ciyaarin.caaisha.waa.xanuun.

    • @luckyforyourself6617
      @luckyforyourself6617 5 лет назад

      Waa ruuntaa alle kaabaqaa

  • @kadroahmed7182
    @kadroahmed7182 5 лет назад

    Been Loow yaakusoobaar cv gaaga Hawiye ayaa bilaabay markiilaqaxay soomaali ayaga a ubilaabay idumarka ladulmiyo

  • @abdinasiry4263
    @abdinasiry4263 5 лет назад

    Tiii gabooye galmudug ooguraceel aadku kufsateen maa waxaka qabat beenlow dulmigu kaaga ka qooshanyehey kkkkk

  • @nuradahir4327
    @nuradahir4327 5 лет назад

    Ugaas maa yuuthub ayaa samaysa