Nuradin Dirie - Dagaal qabiil ayaa ka holcaya meelo badan oo kamid ah dalka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 76

  • @hfm9834
    @hfm9834 8 дней назад +6

    Ilahayow walaalkaan oo kala madaxa noo ga dhig hadii khayr u tahay. Allahuma baarik one in million. Allaha ku xafido walal Nuuradiin iyo walal Ayaanle. ❤❤

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 10 дней назад +4

    THANKS NURADIN AND AYAANLE

  • @mohamedibrahim9202
    @mohamedibrahim9202 10 дней назад +4

    Noolow Nuradiin allaha ku xafido wll.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 10 дней назад +5

    Masha Allah Hanoolaato ❤ Aqoon yahan Nuuradiin ileen wadaadna Wuu ahaa ❤❤❤. Midkaan kula dhashay Ee TikTok iska dhex fadhiyo diinta u gafa naga qabo Ee Ismail Dirie Thnks

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дня назад

    قال الله تعالى
    فَلَا تُزَكُّوا أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقَىٰ
    ILAAHAY SAREEYOW WAXUU YIDHI :
    HA AMAANINA NAFTIINA ( HA IS AMAANIN)
    ISAGAA ( ILAAHAY ) UGU GARASHO BADAN
    QOFKA KA CABSADA ( TAQIGA AH )
    ADEER XUSEEN

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 9 дней назад +1

    Nuuradiin shaqo fiican ayuu qabtay. Waxaase nasiibdaro ah dawladeena oo aan warba ka hayn shaqadii loo igmaday tii ugu horeeysay. Warbintaana loo gudbinaayo xafiisyo ajnabi. Guul ha noolaato iyo Nuuradiin.

  • @FatumaHassan-m7n
    @FatumaHassan-m7n 9 дней назад +1

    Asc Walaalkiis ha noolaato maanta Inaa keyn tahay walaakey nuradiin adan Diiriye Masha Allah Tabaarak Guul iyo gobonimo

  • @nuridinahmed5188
    @nuridinahmed5188 6 дней назад

    Mahadsanid sami.

  • @user-xz1pb7ei4h
    @user-xz1pb7ei4h 4 дня назад

    Waligay ma arag shaqsi somaliyaa oo sidan xaqiiqda uga hadla 😊😊😊

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 9 дней назад +2

    WAR SOMALIA WA OGTIHIN.
    CADOW AYEY LEDAHAY
    IMARATES DUBA
    ITOBA
    KENYA
    REER GALBEED.
    YUHUUD. ALSHEYDAN WALOO DHISAY
    SOMALI. 7 MADAXWEYE. AYA LOO SAMEEYAY. QOLA KASTO SOMALED. WA LAXUKUMA. WAR. RUNTA SHEGA. ALLAH KABAQA. WCS

  • @Sidiothman-q5w
    @Sidiothman-q5w День назад

    Ayaanlow haka leexleexan hubkii dowladda umadda soomaaliyeed lahayd baa QABAAILO gaar gacanta u galey sida Nuradin Dirie u caddeeyey ee ku wad HUUHAADII HA NOOLAATO laysna dilaayey!!!

  • @HashiAbdirahman-fe8wj
    @HashiAbdirahman-fe8wj 9 дней назад +2

    Waa warihiyaha ugu barnaamugka wngsan wariyayaasha

  • @HawoKhalif-s3j
    @HawoKhalif-s3j 10 дней назад

    Great

  • @MahamedNasir-o1f
    @MahamedNasir-o1f 9 дней назад

    Hanoolato ayaanle✊💪🎥👋

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 7 дней назад +1

    Talada haloo dhiibo 0.5
    USA

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +1

    Dagaalada Qabiilka waxaa shido Dowlada Cadowgana raali ayey ka yihiin dhibaatada Umada Soomaaliyeed.

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 дней назад

    Hanoolaato ❤

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 8 дней назад

    It all depends on leadership and governance that are underpinned by institutions that are staffed by competent people. There are three options:
    1.Non tribal political parties compete for votes based on vision for the country
    2. Each state goes independent lile gcc they share language and tribes
    3.carry on as we are endless in fighting

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 5 дней назад

    War iyo dhamaanti dalku Dowlad bu u baahan yahay. sharci ,kala dambayn.

  • @JamacSaid-i4o
    @JamacSaid-i4o 7 дней назад

    Ayaanle waku salamay

  • @user-A-Muslim-girl-from-Yemen
    @user-A-Muslim-girl-from-Yemen 10 дней назад +3

    Oh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967716649494 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 дней назад +1

    Ha dhimato

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr 3 дня назад

    Wareeysi aan dhageeysto kan karun sheeg badan oo xaqiiqda kahadlaya dhegaheygii ma maqlin wadaniga dhabta ah waa kan kadaahersan qabiilka umadeeni ha kawaan tobaan qabiilka iyo quran kiisa qabiil aan isku aqoonsano balse yaanan kudhaqmin

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 10 дней назад +1

    Anigu marna ma aaminsani gaalo ayaa rabta dal muslim ah in uu nabad ka dhasho; I don’t believe that full stop !!

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 10 дней назад +1

    Maamul kii hadii mooryaan isbaaroley ah iyo muqayiliin ah loga dhigo madax sidee beero lo falan karaa

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 10 дней назад +3

    Wax walba dowlada korka loo saaraa si masuuliyadaha looga baxsado, waydii inuu yeelayo gabadhiisa inuu guursado wiil qabaaisha la dulmiyo ka dhashay

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 10 дней назад

      Adiga maa raba in lagu guursado. Cadaaladda bulshada dowlad baa wax ka qaban karta ayuu ku dhahay. Maxaad shakhsi uga dhigay..Cuqdad yasmo ama mid qabiil hadday jirto iska caddayso. Ninkaan wax fiican uun buu sheegay.

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 10 дней назад +2

      @@yasinmohamed1818 adeer haani guntay ka tolan taa qoyska makuu saxmo baa qaran toosaa bulshana waa qof qof isku tagy , ogowna guriga saqafka ama madaxa lagama bilaabo ee aas aaska baa laga unkaa

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 10 дней назад

      Wuu baxsane !!

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 10 дней назад

      ​@@yasinmohamed1818kkkkkkkk

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 10 дней назад +1

      @@bintusoomaal143 hadda diyaar ma tahay adiga

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 9 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 10 дней назад

    Ayaanle ❤️👏

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 8 дней назад

    Nabad waarta waxaa lagu heli karaa in Shacabka Soomaaliyeed ay codkooda ku doortaan Qofka ay doonayaan oo ay ku kalsoon yihiin,Laakiin haddii ay Baarlamaan biiriqaate ah oo codkooda ka iibsanaya Tuug lacag haysta sidii lagu doortay Xasan Sheikh oo ku mashquulsan hantiboob iyo Xaraash ku haya hantidii ma guurtada ahayd ee Ummadda Soomaaliyeed dal iyo dibad iibsanaya,Waligeed Nabad lama gaarayo.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 7 дней назад

    4.5 ayaa sabab u ah kamana hadleysaan labadiinaba

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 8 дней назад +2

    How can one build state if the clans don't agree to build state together first. So, call expert doesn't understand the basics.😂😂😂😂😂

    • @mahadahmed6375
      @mahadahmed6375 8 дней назад

      Is the same old story, each state shld jst be independent

  • @Sidiothman-q5w
    @Sidiothman-q5w День назад

    Weli talada badbaadada umadda soomaaliyeed ma haysaan waxaad ka fekereysaan kheyraad, siyaasad, go'aano heedhe waxaas dhan waxa ka horeeya in umadda soomaaliyeed dib loogu celiya diinta iyo dhaqanka suuban ee Islaamka. Caalamka iyo yurub muddo ayey ku soo caano maaleen dhaqankii ay ka qaatey Islaamkii gaarey Andulus balse hadda filo Yurub baaba'a ku soo food leh. Rwanda iyo reer yurub ayaa mar kasta soo qaadataan mise ogidiin in wixi ugu horeeyey ee RASUULKA ka dhisey MADINA MUNAWARA oo ah inuu heshiisiyey qabaailkii MADIINA boqolaal dagaalsanaa dhiseyna bulsho leh dhaqan suuban iyo iimaan suuban STEPkii labaad xukunkiisa gaarsiiyey dunida oo dhan.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 дней назад +1

    Ha dhuuso

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 7 дней назад

    Nuura diin aadan diiriye isku xaafad ayaan ahayn xaafada hodan biyo degeenka siigaale waa aqoon waxa kale oo aan isla joognay Pakistan oo kadhiganayey jaamacda faysal baad oo u dhiganayey kuliyada beeraha

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 8 дней назад

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? SHEEKO RAQIISA LOOMA BAAHNA

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 8 дней назад

    DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 HADII. CID KASTA. AY. CALAN IS KA YEELATO. OO. DAWLAD. IS. SHEEGATO. WAA. XAGEE. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 REER. KAMIDA REERRAHA. SOMALIA 🇸🇴 KU NOOL MIYAA. CID. BEEN. USHEEGI KAR. MA. CALAN. KA. IYO. TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE BAY. BEEN. NOOGA SHEEGI. KARAAN SIYAASIGA. AAD. NOOSHEEGI. KARTAAN. WAA. KEE. XAGEEBUU. KU. NOOL YAHAY

  • @AbdinasirSheikh-d2f
    @AbdinasirSheikh-d2f 10 дней назад

    Waad mahadsantay ayaanle
    Wax aan u Mahad celi nayaa nuuradin si mug Wayn xogogaalnimada&bisaylkiisa soomalinimo+khibrada.

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 8 дней назад

    #Cajiib
    Isku qooshka Aayadaha iyo Tusaalaha Yurub waa cajiib
    Waxa fiicnaan lahayd intaa oo tiraahdo adigoo oday soomaaliyeed oo adigoo xil dhaqan haysa intaa noo sheegto
    Ama dhinaca kale yurub iyo horumarka ay nolosha ka sameeyeen noo sheegto, Illeen iyagaad iminka meteshaaye

    • @againsttyranny2149
      @againsttyranny2149 8 дней назад

      Ma waxaa ku dhibtay sheegista in diinta Alle oo lagu dhaqmo xalka umadaha oo dhan tahay.

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 8 дней назад

    Ayaanle waxaadtahay saxafuga Somaliya uguliita waxaaba fiican saxafigu inuu caafimaad qabo oo uu leeyahay damiir somalinimo

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 8 дней назад +1

    Habarjeclo waxay gacanta ku dhigtay 70% Hubkii Dawladii Somalia waxayna dhamaan Hubkii dhigtay 1996 si aanay dad Soomaaliyeed dhiigooda faraha ula gelin mar kale. Laakiin waxa lagu khasbay maanta in ay dib hub urursi u gasho si ay nafaheeda uga difaacdo Dadka dhinac walba dhiigeeda kaga soo ordaya.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 дней назад

    Ama wax wanaagsan baa lagu hadlaa ama waa la iska aamusaa ileyn taasaa kheyr badane

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 дней назад

    Maasha allaah ninkaan sidaan diinta u yaqaan maxaa keenay lataliye u noqdo reeryurub

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 10 дней назад

      Aqoontiisa ugeysay dhanka muslimiinta ayuu matalaa caacda daay

  • @samirr546
    @samirr546 10 дней назад +1

    Dagaalo dhul awelba cidla ahaa oo daryeel iyo ilaalin aan haysan ayaa hana shaydaankii yidhi dhiig ku daadiya oo cadowga runta ah ha soo galo ee ehelka cadow ka yeesha oo isasii dhameeya inta cadowga guug soo degayo!!!
    Laandheerenimo waa sidan oo kale.

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 10 дней назад

    Bravo Nuradin
    KUKAY

  • @musemohamed2049
    @musemohamed2049 9 дней назад

    Sodonsano kahor wax?adhacay inta aadshegeyse tasu miyaysan ahen meshadhibku kayimid

  • @MohamedAbdiali-zn8yj
    @MohamedAbdiali-zn8yj 9 дней назад

    Ayaa wadahee waa idinkee joojiya,intay dhilaysato ayay hadana salaada kaaga horeysaa ayaan maqlijiray.waxa dabka kicinayaa waa idinkee joojiya.villa somalia ayaa dabka holcinaysa,cida kadagaalamaysa laascanod idinkaa fangareeya,waxa cadayn ah in dhaawicii laascaanod diyaaradu lugu geeyey muqdisho.

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 9 дней назад

    From 1991-2024 lama heshiin. Kkkk madhawidiin marka. Maryooley

  • @user-ed2wv1uz3t
    @user-ed2wv1uz3t 10 дней назад

    Ceerigaabo waxaa la hubaa in nabad la helin hadii aan shacabka la heshiisiin oo reer miyiga iyo magaslo jooga faqiirka ah aan la heshiisiin. Si loo hishiiyo waa in shaqo abuur yimaado oo wax la isugu daro.

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 8 дней назад

    H

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 дней назад

    Soomaalidu waligeed qabiil ka gudbimayso in la gumaysto ayey ku fiicanyihiin waana waxa ay ku jiraan maanta ciidanku asagoo dhisan waa tuu ina carte yiri kukala biira jabhadiihii wsdanka qabsaday taas ogow walal tan kale ciidamada bakistaan maraykan baa xukuma oon u ogalayn inay burburaan illaa inta uu ka gaarayo danta uu ka leeyahay soomaalina caqli ay danteeda ku garto ma lahan cadawgooduna ma rabo inayba dawlad noqdaan marka waxaa is biirsaday dawlad laan jahligii daroogadii oo baahday iyo fawdo baahday rsbi ha u maciino umadazn dhuntay

    • @prosl11
      @prosl11 9 дней назад

      In carte kuu meeraysanisa oo siyaad barre yaa qabyaalad badna yaase jabhado ugu horeyeey samayeey sow majeerten may ahayn

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 дней назад

    Bal kuwan munfiqinta daawo dagalkada adigu dabada ka reexyso lascnod bad no sheegysa ledhy dagalo ka socda meelo ka mida dalkina adeer intada haday ku deeqi waydy hawiyow cashar ba lagu dhigi

  • @bomanbm1420
    @bomanbm1420 10 дней назад

    mujrim muse bihi halasoqabto

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 дней назад

    Shuubo ha noolaato

  • @muslimdaahir6794
    @muslimdaahir6794 10 дней назад

    Maanshaa allaah waa nin aqoon badan kamuuqato

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 дней назад

    Munaafaq xaaraami afqadhmuun

  • @user-bq4fb2zf2u
    @user-bq4fb2zf2u 9 дней назад

    Ninkan waa Al shaabaab

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 9 дней назад

    Ey ey dhalay

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 10 дней назад +1

    Jaahil calmaa ni ah baad wa ree san is be del cimada daa dagaal ka hurin ku ye war si yaa si dhuuni qaata ah iyo odey mujrim ah baa dagaal ka hurin somalida da wa dee da waa la ya qaan lkn siyaasi xaraan ku naax ah iyo odey dha qa meed mujrim ah baa hor taagan somaliya da wa deedu waa alle kitaab kiisa oo lagu dhaq mo

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 10 дней назад

      Ama rumeyso ama ha rumaysan Somalia waxay u baahantahay calmaani kaliya, diin iyo jahli carbeed in dadka loo ilaaheeyo waxba cusub keenimayso.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 10 дней назад +1

      War Nio roobabki dalka ilahay kayni jiray inay yaraadeen oo koleelka batay ma ogtahay , Qofkasta oo adan wax aadan aqoonin Yaqaano Calmaani haku tilmamin .

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 9 дней назад

      ​@@shantagees9425dowladihii taariikhda aduunka ugu waaweyna waxe ahayen dowlado islaam ahaa dib ufiiri mida kle diinteena islaamka WA diin isku dheelitiran mana jirto wax Ka cadaalad badan qiyaano ma dhici karto qofkana aaqiradiisa oo ucabsanaa iyo iimaankiisa lkn adi ree galbeed kaa dhex hadlooyo Afghanistan maxe wax ugu qaban wayen ree galbeed hadee qolo fcn yihin

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дня назад

    قال الله تعالى
    فَلَا تُزَكُّوا أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقَىٰ
    ILAAHAY SAREEYOW WAXUU YIDHI :
    HA AMAANINA NAFTIINA ( HA IS AMAANIN)
    ISAGAA ( ILAAHAY ) UGU GARASHO BADAN
    QOFKA KA CABSADA ( TAQIGA AH )
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 дня назад

    قال الله تعالى
    فَلَا تُزَكُّوا أَنفُسَكُمْ ۖ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقَىٰ
    ILAAHAY SAREEYOW WAXUU YIDHI :
    HA AMAANINA NAFTIINA ( HA IS AMAANIN)
    ISAGAA ( ILAAHAY ) UGU GARASHO BADAN
    QOFKA KA CABSADA ( TAQIGA AH )
    ADEER XUSEEN