Guurka Wiil Somali & Gabadh Boqortooyada Ingriiska ( UK ) | Congratulations JIBRIL & SIAN
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Boqortooyada Puntland Iyo Boqortooyada Ingriiska Oo Xididay…
Jabriil Adan Ayaa La Rooray Qaalin British Ah
Oo Quruxdeeda Aad Qamarka Mooddo
Iyagoo Qalinka Ku Duugay Meherkooda,
Wallee Xaliimooyinki Soomaalida Laga Dal Doorsay!!
====
JIBRIL & SIAN
Congratulations on finding each other!
Your greatest adventure has just begun.
Happy wedding!! 07 MAY 2023
Birmingham United Kingdom
Produced by: ABDIASKARITUBE
===============
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms
www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
No huge wedding with a lot of fitnah and girls dancing and inviting a singer. Simple marriage with two beautiful people. May Allah bless them.
you are a very wise man and very smart
jisakallaah khayr. allaah. ❤
Soomali
wiil qurux badan iyo gabar qurux badan way isku qalmaanmasha allaah
Markay gabadh Somaliyeed guursato nin cad oo muslima in badan ayaa u soo qorta cheap and clean. Markuu wiil gursadana dhamaanteen waa Masha Allah sababtu waa maxay? Masha Allah tabarka Laah hambalyo
Meeshaan waxaa kuxiran dad wanaagsan qof kasta wuxuu soo qorayaa maanshaallah
haaa really good waayee❤manshallah
Masha-Allah Bowe Boqortoyo weliged bee xididijirtay , Congratulations to your beautiful wedding 🎉❤😘
Wiilka gabdha guur sanaya boqortaayada AL majeerteeniya jilibka uu ka yahay iisheeg hadaa taqaan guur khayr from absame
@@abdimalikaden4467 ma MJ baa wiilka ok Illahey Anaga iyo isaga iyo Islaantiisaba Imaanka hanagu dilo
She’s so pretty mashallah and I love how they kept it simple🫶🏾
jisakallaah khayr me too
PORTOOYADA PUNTLAND🇸🇱IYO BOQORTOOYADA INGIRIISKA🇬🇧ILAAHAY HA ISKU BARAKEEYO🔥🇬🇧🇸🇱🔥
Wow show wilku wa rer puntland allh ha isku barakeyo🇸🇱
ameen allaah haydiin xafidoo ❤️
Hanbalyo bro Jabriil inshaa alah olaad bariyo ilaheey hadinkala siiyo From Djibouti 🇩🇯 👌 ♥
Congratulations maasha allaah ,its actually well-planned marriage ,may you get blessed and be a great family
jisakallaah khayr✅✅💯
Barakallah to the new couple . I like the advice the sheikh gave everybody’s love language is different . I love the whole acceptance from both families
Gabardh kasta oo cadaan ah waa boqortooyo ingiris ah wax kale.
Great Aroos lakiin Boqortooyo joojiya this is southall and peckaham connection
MaashAllah 100000000 MABRUK HAMPALYO CONGRATULATIONS
Mashaalah wlhi aroos ka qurux badan ma arkin iyaga o ajnabi ah o ajnabi la jogo ayey diinta kor u qadeen Mashaalah
Mashaa Allah TabarakAllah
May Allah bless your marriage
Aamiin Aamiin yaa Rabbi❤❤
Masha alaah guurkiina guur qaar gurigiina guri magi alow ka yeel amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
maansha alaah aroos qurux badan weeye kuwii isku waara noqda mustaqbalka insha alaah
Masha allah tabarakallah may Allah protect them & put them baraka in their union
manshallah. waa. lamaane❤
2 boqortooyaa is helay maanzha allh❤❤❤ 🎉🎉 mabruuk
Qurux iyo diin ba ka muuqta alle ha isku barkeeyo
❤❤Waxa quruxbadney in wiilkeena sooxirta dharka hidaha iyo dhaqankena somaliyeed walibana aad ayey u qurxbadnayd allaha xafido allahana barakeeyo❤❤
jisakallaah khayr. wllo ❤❤❤
Waax kagalaay malaho halimo kuseeey
Maanshaa allaah tabaarakallaah waa dad sharafikamuuqato halka gabdhihii somaaliyeed ayagoo qaawan guurkooda ka niikinayaan illaahow dalka iyo dadka noo hagaaji
Mashallah bro jibril and sian congratulation je vs souhait une meilleur vie
jisakallaah khayr. wllo usucee please ❤
Maansha Allah Alla ha isku barakeeyo laakiin aniga ka Somali ugu saaqidsan ayaa ii dhaama ajaanib taajira
Mansha allh waa xaflad aad uqurx badan isku waara boqortoyada is guursaday
Maasha Allah tabaarakalah. Congratulations to you!!
Congratulations from puntland Kingdom 🎉❤❤
maasha Allah walaahi farxad aan la ooyi mana nii aqaan mabruuk baarakalaah ilaah ha idinku arsaaqo awlaad baari waqtigiinina ku dhameysto farxad iyo Ala kacsi❤️❤️❤️👑👑👑🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎈🎈🎈🛍️🛍️🛍️🛍️🛍️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Boqortyo miyu dhahey mise Ana u maleyey mansha allah god wil be with you ❤❤❤
Jabriil habo ❤hoooyo Wanaagsan baa ka Danbeysa❤love 😍 ❤
Nolosha qurux kaliya ma ahan reerka alaha barakeeyo
Masha Allah may Allah bless you.
Masha Allaah quruux hambalyo hambalyo Allaah ha idin xifdiyo habo ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allaah tabarikalaah congratulations ❤❤❤
MAANSHA ALLAAH BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WA JAMACA BEYNAHUMA BIL KHAYR OW FIL KHAYR
Hadaad ujeedo magaca allah love saar😗
Dumah kusoo dhawow boqortoyda puntland 🇸🇱🇸🇱❤️
sax. waa. imaanayan ❤
is he from puntland
@@azizaali6113 haa
Puntland ma jirto
@@Millioniaremindset923 maa somaliland baad umalese puntland waa somalia 🇸🇴
Good for u congratulation if we're British good good.
Adeer nagadaa
Waxad wadaan
Gabdhii somalida
Ayaa ba wax guursada
LA wayey
Mansha’allah gabadh asturan weeye barakooba idam alle
Allaha isku barakeeyo diintana Allaha ku xafido awlaad baariya insha allaaha idin siiyo
allaah ma ameen ❤jisakallaah ❤
Maasha allaah tabaaraka allaah
Guur wacan xaflad wacan oo wanaagsan ilaaheey idiinka dhigo guur bar waaqo
jisakallaah khayr ❤
Mar hore Mabruuk calayk
Waxaan iidinku ducaynay Ducadii
Nebi maxamed Csw.Baarakallahu wabbaaraka........
Isku waara.
jisakallaah khayr wax gard. tahe
Hambalyo labada boqortooYo e puntland iyo engriska❤
Maasha waalabo boqortooyo
Congratulation Baarakalaah fiikum
Aroos simple ah maasha allaah oo qurux badan
Maa Sha ALLAH Mabrook❤❤❤❤from Kenya
Masha allah tabarakallah hambalyo congratulations 🎉🎉❤
Mash Allah. Congratulations both of you and May Allah almighty bless your marriage
ManshaaLaaah Hambalyo Hambalyo Noolada Aaamiiin
Viva puntland
Mashallah Hambalyo wada noolaadoo nabad ku waara inshallah. Aamiin.
insha allah ❤ ameen. and jisakallaah
Mansha allah brother and sister congratulation❤❤❤❤❤
jisakallaah khayr ❤. allaah. haXafidoo❤
Maashalah Tabaarakalaah
Congratulation congratulation congratulation congratulation Lamanihi Qarniga boqortayadii QArniga ❤
Masha allah hambalyo hambalyo allow barakee boqoetooyo m.a
Mansha Allah tabaraka allah. Allaha isku kiin barakeeyo. ❤.
Mansha allah barekalah
Qurux badanaa xijaabku Mashalah,
Gabdhaha somalidu malinkas ayay gabdhaha somalidu is qaawiyaaan
maragtay. ❤❤❤ allaahu mubaarag
Maasha alaahi happly arooska ilaahaye xafado aamiin yaarabe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a waa labo boqortoyo❤
Alaha isku barakeeyo Familga cusub maansha alaah
Allah swt ha isku barakeeyo
😮😮 masha Allah Congratulations 🥳
Maansha Allaah Tabaarakallaah🇺🇿💪✅
Mashallalah wiilkan nasiiib badanaa isku wara abid❤❤❤❤
mnshaa allaah
Acw CONGRATULATIONS
MASHA'ALLAH
Ben badanida boqor toyoda ma dhalin lakin wa gabar Britain u dhalatay dheh
Barakallahu lakuma wa baraka aleykuma wa jama'a bainakuma fil khair❤
Masha Allaah congratulation beautiful family 🙏🙏🙏🥰🥰
Allahow wiilkeena sodohdiisa usoo hanuuni Anaga isagana Iyo qofkastoo Amiin dhahana Imaanka Nagu dil
ameen yaa allaah ❤❤ jisakallaah khayr
Isaga ayay masuuliyad ka saaran tahay inuu hawshaa galo, teeda kale inantu ma islaambaa?
Jazakalaa khayr❤
Ma.allah ❤allaha iskubarakeyo❤❤
Guur ajnabi aniga kuma farxo gabdhaha somalida wa akuwaas wada ooynaayo hadii laysfuro ilmaha ayaga leh meesha marti unba katahay somaliga ama gabar ahow ama wiil
Waa sidaad u sheegtay waxaa intaas sii dheer in ilmaha ay af iyo dhaqanba ka aradnaan doonaan
@@cabdisalammaxamed9948 haa wlhi aniga faarax somali hadii lawaayo waa iska joogi lahaay hada waaba haystaa lacala
Manshalah lkin poqortooyada somaliyeed kabiloowa noh wyo dhamaanten kuwada faraxsanehe maogtdo❤
Majeerteen qabiil iyo faan lagama waayo😅😅😅😅
Masha Allah hambalyo hambalyo Alf Alf mabrug congratulations 🎊 ❤❤❤❤
jisakallaah khayr. good
Maasha allaha ❤❤🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏
War gabadha garoowe keen ilma soomaaliya ayaan rabnaaye
He has taken all responsibility of the wife and her children
Masha.Allaah ALLAAH HA ISKU BARAKEEYO BIDNILLAAHI LKN SU. AAL BAAN QABAA HADII CADAAN CAADI YAHAY IN LA GUURSADO MUSLINBA HA AHAADEE SIDAANA LOOGU FARAXSANAYAHAY MAXAA U TAKOORAA WALLAALAHEEN GABOOYE YAA SU. ASHA IGA QANCIN KARA DADOOW
No one!!😔
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 alf mabruuk allaha isku barakeeyo wiilka iga gabadha walaahi waa xaflad qurux badan ❤❤❤❤
thanks jacfar wakan kayr jabril❤
Manshllh il iyo cawriba la;aada soomaalidu waxba iskuma ogolee Alle Haydon dhowro❤❤❤❤ it's so dramtically wedding Allah bless your new family
Guur. waa. barwaaqo ❤jisakallaah khayr
Masha Allah Allahumabarik 😍♥️,
Jamaca baina kuma khair❤
Good wedding...May Allaah maintain it.
ameen jisakallaah ❤
Masha Allah tabarakalah 🎉🎉🎉🎉
Happy wedding..... congratulations bro
Congratulations 🎉 beautiful family makes u Dua insha Allah
ماشاءالله مبروك 🌹
Wiilkena boowe iskuwaaara adi iyo dumashi 🎉❤ labo boqortoyo midoobey🇬🇧🇸🇱 mnshalh inshalh dhulkii udaga nogu keen🇸🇱😍
Maaha gabadha reer boqortooyo,
ManshAllah tabarakallah BarakaAllah fi 🌺♥️🤲🏾
Maashaa Allaaah
Congrats daaroodow waad dalacdene dhulkiiniina isaaqbaa idinku kufsanaye qurbaha ku wada gala qaxooti
Allahu akbar
jisakallaah khayr. ee Caafimad. ninyahow. majiraa. yaab
Mash allh allah ha isku barakeeyo qooska cusub❤
Mashaa ((Allaah ))👑👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘 guurkiina guur nagi👑👑👑👑👑👑👑😘
Wiil qurxoonbaa nga tegay🦦😁🌸hambalyo
😂😂😂 jisakallaah
Jabril hassan mahamoud is a Isaaq living in london Mabrouk brother may ilahay bless you with beautiful family ❤
jisakallaah khayr ❤. waa. duceeye ❤
Msha Allh hmblyo❤❤
Masha Allah mabrook 🎉❤