@@saylirobleh5698 adiga shiici maa tahay?? Haddii ay tahay jawaabtaada, haddee Muslim waa Muslim, Shiicina waa shiici. Qof Christian Muslim mala dhihi karaa waa maya, sidaas oo kale shiicina lama dhihi karo waa Muslim. Wal ciyaadu billaah
Subxaana Allah xadiistii hadii laysku ridiyo oo culimadii khiilaaf keedu bato caamadii siday noqo illaahay Hana sugo sheikh illaahay khary Haku siiye ma waxaad leedahay xadiistii anu cilm dhagoodka iyo qalbiyan u qaadany majraan in laga shakiiyo maskaxdu inay Kashakido waydiiday Illaahay Hana cafiyo oo Hana hanuuniyo ku ligeen
Axaadiis bdan oon sugneyn baa jira wll, oo been abuur ah, waxaad ku garan kartaa bdankodu waa naceyb, dumar ceebeyn, nabi cey iyo iney Qur , aanka lid, ku yihiin kana soo horjeedaan... Dad baa u soo alifey si ay dano siyaasadeed u gaaraan iyo iney diinta ku duraan si looga cararo.
@@fouzianuura2327 rutii waxaa fiican in laysla saxo isfahan darada jiirta Sababto ah dhinac walaba dood bayqab taa soo maaha Mada dumarka Wali Kuma arag diin teena sharafa badan meel ayku cayaso dumarka xataa way qiimaysay diintu dhaliil male Quran Karimka waa hadalkii illaahay iyo sunada saxiisa ah Nabi maxammed s c w laakiin inaga dadka baa xun illaahay hana sugo Amiin yaa rabbi ascwrwb
قال ابن العربي المالكي رحمه الله : " هذا حديث غريب المعنى ؛ لأن الذي جرى للنبي صلى الله عليه وسلم كان سرا ، لم يعلمه إلا الله ، ولكنه أذاعه عن نفسه ؛ تسلية للخلق ، وتعليما لهم ، وقد كان آدميا ذا شهوة ، ولكنه كان معصوما عن الزلة ، وما جرى في خاطره حين رأى المرأة أمر لا يؤاخذ به شرعا ، ولا ينقص من منزلته ، وذلك الذي وجد في نفسه من إعجاب المرأة له هي جبلة الآدمية التي تتحقق بها صفتها ، ثم غلبها بالعصمة ، فانطفت ، وجاء إلى الزوجة ؛ ليقضي فيها حق الإعجاب والشهوة الآدمية بالاعتصام والعفة " . انتهى من " عارضة الأحوذي " (5/106) .
قال سليمان: لأطوفن الليلة على تسعين امرأة، كلهن تأتي بفارس يجاهد في سبيل الله، فقال له صاحبه: إن شاء الله، فلم يقل إن شاء الله، فطاف عليهن جميعا، فلم تحمل منهن إلا امرأة واحدة، جاءت بشق رجل، وأيم الذي نفس محمد بيده، لو قال: إن شاء الله، لجاهدوا في سبيل الله فرسانا أجمعون. الراوي: أبو هريرة، المحدث: البخاري - المصدر: صحيح البخاري - الصفحة أو الرقم: 6639 خلاصة حكم المحدث: [صحيح]
Jasaaka allah khair sida aad nabi maxamed scw u difaacday wadaado badan ayaa runta ka warwareega
nabi allow nacafi (sawa) 😢waxas ayaa
diin kadhikan jirnay subxanalah
Shiici aan bii ismarin Allah kuso hanuuniyo
Qofkii runtal sheegaa ma shiicaa
@@saylirobleh5698 adiga shiici maa tahay?? Haddii ay tahay jawaabtaada, haddee Muslim waa Muslim, Shiicina waa shiici. Qof Christian Muslim mala dhihi karaa waa maya, sidaas oo kale shiicina lama dhihi karo waa Muslim. Wal ciyaadu billaah
Masha allah, run baad sheegtay..allah Ha ku barakreeyo wàdaad
Sheikh Allah ku amaal mariyo ,
عذرا يارسول الله 😢،
Kan waa shiici khaalis ah oo shaki lahayn. Gaalka Ka xun.
Shiico alle diinta ha ka qabto
😢😢😢😢
Lkn ogsoonow kuwa ugu badan ee ka been abuurtay waa shayaadiinta shiicadda
Ninkaan culimada may radiyaan
Maxay ku radiyaan runta ayay ogyahiin mana sheegaan
Been laawe.
Ninkaan mafiyooba, waa nin jiran, wuxuu caqligiisa gaaban oo jiran ayuu rabaa inuu diinta Allah ku fasiro, rasuulka nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee ficilkiisa ayuu dadku kubaraa inay zinada kadheeraadaan oo qofkii xaas leh uusan meelkale wax karaafin.
Haddii uusan toobadkeenin waxaa looga baqayaa isagoo qaabdaran in larko.
KAN WAA SHIICI RAAFIDHI AH OO NOKOSHA KU URAY
Shiiico waaye kan hadalkiisa ujeeda ..inuu saxaaabda caayu rabaa iska ilaaliya bacawga
Dan kale malihid
Intaas waxaad u mareee
Saxaabada soo warisay
In aad ceyso shiico dhaqankooda waa layaqanaa
Abuukar iyo cumar binu khadhaab
Oo aahaa dadkii nabiga scw gadaashiis ugu fadli badan ayaa gaaaleysiineysiin
Saxaabada dhamaantoooda waa caadiliin
Waxa ay soo wariyeen oo saxiixa ah cod diidi karto
Maleh
Nabiga scw waa kheyrul Bashar
Shiica hadii aad tihiin nabiga wax idinkaga daran dhibkiisa ma jirto
Waaye xasaskiisa midii uu ugu jeclaa ayaad dhahdeen waa zaaniyad saxabadiisa badankood ayaa galeysiseen
Alllh ha idiin soo hanuuniyo
Haduu allllh hanuun idiinla doonin
Shartiina umada alllh ha dhaafiyo
Wibilllhi towfiiq
Adinka maxaa u disheen Cali😂😂 oo u gaalaysiiseen😂 ilmo wahaabi iyo quraafaad nacalad ha idinku dhacdo
@@AliAmino-w5x imaanka Alle kaa qaadi waa kadaab yahow Cali radiyaalahu canhu marka lasheego waxaan dhahnaa ale haka raali noqdo waan khaliifkii 4aad ee muslimiinta xusayn radiyalaahu canhu waxaa dilayn Alle cadaabkii yaziid ibnu mucaawiyah taariikhda darasee niyahow imankad la'dahay shiicay yahow gaalka ah ee saxaabada laga kari la'yahay 24 ka saac
@@islam-f8m9f Saxaabada sow maaha tan aan u doodaayo dhiigooda oo adinka aad banaysateen, waa laguugu yaqaanaa gaaleysiinta dadka ceebtaada maaha, waa fikradiina iyo manaahijtiina. Cali gaal ayaa ka aaminsanaydeen adinkaana disheen, kutubtiinana kuma xustaan oo dhawaan ayaa kusoo darteen oo qirateen inuu ka mid ahaa 4ta qaliif. Waan sii wadi doonaa inaa magaciisa kor yeelno Insha'Allah, ee bal sakiin laqa, Saxaabadii aad disheen oo gaalaysiiseen kama xumin ee nacaaya😂😂 Inkastoo ilaahay garabkiina ka baxay oo aad jabteen, jihaad walba nagu soo qaadaan madaxaa idinka tunaa😂😂😂😂🇮🇷🇮🇷💪💪💪💪🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪
Subxaana Allah xadiistii hadii laysku ridiyo oo culimadii khiilaaf keedu bato caamadii siday noqo illaahay Hana sugo sheikh illaahay khary Haku siiye ma waxaad leedahay xadiistii anu cilm dhagoodka iyo qalbiyan u qaadany majraan in laga shakiiyo maskaxdu inay Kashakido waydiiday Illaahay Hana cafiyo oo Hana hanuuniyo ku ligeen
Axaadiis bdan oon sugneyn baa jira wll, oo been abuur ah, waxaad ku garan kartaa bdankodu waa naceyb, dumar ceebeyn, nabi cey iyo iney Qur , aanka lid, ku yihiin kana soo horjeedaan... Dad baa u soo alifey si ay dano siyaasadeed u gaaraan iyo iney diinta ku duraan si looga cararo.
Waa shiici ha aaminina!! Bal fiiriya wuxuu leeyahay: wa aalihi wa Salim kuma darayo wa saxbihi wa salin. Waa shiici Tuqya isticmaalaya. Wuxuu ujeedo waa asxaabta uu dadka ka dhaadhicinayaa in asxaabta nabigeeni Mohamed salalahu caleehi wa salam ay dhibeen. Lacnatullaahi caleyka yaa shiici. Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho yaa shiici yaa mushrik yaa qubuuri!. Soomaaliyey kan haku kadsoomina waa mushrik oo shiici ah. Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho
@@fouzianuura2327 rutii waxaa fiican in laysla saxo isfahan darada jiirta Sababto ah dhinac walaba dood bayqab taa soo maaha Mada dumarka Wali Kuma arag diin teena sharafa badan meel ayku cayaso dumarka xataa way qiimaysay diintu dhaliil male Quran Karimka waa hadalkii illaahay iyo sunada saxiisa ah Nabi maxammed s c w laakiin inaga dadka baa xun illaahay hana sugo Amiin yaa rabbi ascwrwb
makan baa culoma ah waa shiydaan
@@AliShirwac kan sheydaan akhras ah oo shiici gaal waaye haku sirmina. Waxuu cay u qarinaya waa asxaabta nabigeeni salawaatu rabbii wa salaamuhu caleehi. Qofkii asxaabta caaya ama wax ka sheega ama u carreysan waa gaal sida uu qabay imaam Maalik raxatullaahi caleehi.
Sheekhow faham Allaha kusiiyo axaadiista inaad awisho ayaa kaaga khayr badan inaad inkirto dad Axaadiista kaa fahamid badan ayaa sharraxay sidaasna uma aysan sharaxin nabigayna nuqsaan waaka nasahan yahay ee intaad isleedahay wax hagaaji diinta ha burburinin shariifow arinkaas kafiirso waxaad fureeysaa dariishad qof walba kasoo gali karo
Kan Sharif ma aha ee waa shariir oo shar badan. Asigoo ku soo dhex koray dad muslimiin sunni ah hadduu shiica ka doortay waa nin meel xun loo wado.
kan waa shiico
haa waashydaan
قال ابن العربي المالكي رحمه الله : " هذا حديث غريب المعنى ؛ لأن الذي جرى للنبي صلى الله عليه وسلم كان سرا ، لم يعلمه إلا الله ، ولكنه أذاعه عن نفسه ؛ تسلية للخلق ، وتعليما لهم ، وقد كان آدميا ذا شهوة ، ولكنه كان معصوما عن الزلة ، وما جرى في خاطره حين رأى المرأة أمر لا يؤاخذ به شرعا ، ولا ينقص من منزلته ، وذلك الذي وجد في نفسه من إعجاب المرأة له هي جبلة الآدمية التي تتحقق بها صفتها ، ثم غلبها بالعصمة ، فانطفت ، وجاء إلى الزوجة ؛ ليقضي فيها حق الإعجاب والشهوة الآدمية بالاعتصام والعفة " .
انتهى من " عارضة الأحوذي " (5/106) .
Scw scw scw scw scw
قال سليمان: لأطوفن الليلة على تسعين امرأة، كلهن تأتي بفارس يجاهد في سبيل الله، فقال له صاحبه: إن شاء الله، فلم يقل إن شاء الله، فطاف عليهن جميعا، فلم تحمل منهن إلا امرأة واحدة، جاءت بشق رجل، وأيم الذي نفس محمد بيده، لو قال: إن شاء الله، لجاهدوا في سبيل الله فرسانا أجمعون.
الراوي: أبو هريرة، المحدث: البخاري - المصدر: صحيح البخاري - الصفحة أو الرقم: 6639
خلاصة حكم المحدث: [صحيح]
Masha allh Sheekh allah hagu garameeyo. qaar cawana soo qori doona sheeekhu waa shiico xata hada shiico tahay wanku tageersanhy wayo shiiico waa muslin dhab ah
@@abdiabdulahi4890 shiicada ahlu kitaabka waa ka xun yihiin. Nin Muslimka gabdha ahlu kitaabka wuu guursan karaa laakin shiiciga waa majuus dab caabud ah, islaamna shaqo kuma leh. Qofka leh shiica waa Muslim asigana waa majuusi sidoo kale. Xukumkooda ayuu qaadanayaa
@MohamedSharif-bn3rr shiico waa muslin dhaba illahy iyo rasuulkisa way qirayan ma waxd rabtay inay maxamed cabdi wahab booska nabiga galiyan waxad igeenta boqol xadiis oo fadumo rasul scw scw laga so wariyay iyo xasan iyo xuseen cali iyo dhaman helkii rasuulka xadiista maxa looga qadan wayay oo ay sameyeen oo dhiba waar shiiico wa muslin dhaba sheeko wahabiyada wada markale muslinmo wa inad allah iyo rasuulkiisa qirta scw scw
In la is calool kaambiyo oo laiska dhigo in Nebiga scw lajecyahy hadaneh axaadiista sixaaxa ah la inkaro wx meel wada galayo ma ahan
Waxa idin heesto waa lama mid un
1, fiqi xumo io inadan aqoonin ta,wiilka saxiixa ah
2, inad gaalo tihin oo ama murtadiin ku manjo xaabsanaya islamka ,idinka ladirirayo Islamka magaciisaneh kula dirirayo