DEGDEG: ina Daauud oo xalay Hargeysa ku qarxiyay Sirtii Goojacade

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 327

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 месяца назад +14

    BILAA EDEB CUQDADAYSAN AYAAD TAHAY(WAX BAA BAALAHAYGA YAACAY).

    • @idrusabdi1287
      @idrusabdi1287 4 месяца назад +1

      Oromo ayaa tahay keep going

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 4 месяца назад +2

      WAX BAA BAALAHAYGA YAACAY EE OROMADU WAA TAAD BAQDINTAYDA U HOOS GASHAY KUDAAFAD YAHAY.

    • @AmalAhmed-zd1si
      @AmalAhmed-zd1si 4 месяца назад +1

      Waar. Dadka ha caayin edebyeelo

    • @abdisharif8315
      @abdisharif8315 4 месяца назад

      WUXUU KU HADLAYO MA AMAAN AYAAD U TAQAAN

    • @khadarindhojacayl6256
      @khadarindhojacayl6256 4 месяца назад

      😂😂😂😂

  • @AliMohammed-yn3yv
    @AliMohammed-yn3yv 4 месяца назад +9

    Wakaa caqligii marqaanka sheekada maawelada marqanka inta iska daysan xaqiiqda usoo noqda meeshaan yar ee aad laan u bixiseen eed dulmiga kasoo ababulaysan haku gubaninina ilahay dulmiga ma jeclee abagadhahan iyo itopiyadan aad ka daba cararaysiin waxba idinma tari doonto intaat dulun ku socotan somali nimadana carar ka tahiin nasabkaad sheeganaysid cid idiin taqaan majirto somali baa aduunka dhan lagaga yaqane ee ku qanac dulmigana jooji dadkaagana dhinac karaaca

    • @user-ve7ze1cs2e
      @user-ve7ze1cs2e 4 месяца назад

      Ninkani wuxuu wax kusoo gartay iskula Cali dhuux we Marqaan weyn ku yaal

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 4 месяца назад +11

    Dir & Hawiye wada jooga baa daarood u yimi 😂 waa iska khiyaali, labadan wada joogay baan xata wada dhalan, sheeko somali waa iska riwaayad reeraha somalida midba meel buu ka yimi isku jinsi xata maaha waa qawmiyado midoobay oo af & dhaqan samaystay.

    • @Eng_moy
      @Eng_moy 4 месяца назад

      😂😂😂 dadka khayiminta ah ee somalida isku dhex qarinaya ayaadtahay ee marba magac anad lahayn ha isku qorin, waa laydinsoo qabqabanaya insha allaah

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 4 месяца назад +1

      Sanaag
      iidoor ayaa qawmiyad isku yimi ah. Orom orom dhalay ayaad tihiin. Daarood waa abtirsan karaa oo abtiris ayuu leeyahay. Idinku ma abtirsan kartaan? Waa may ileen maba lihide.

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 4 месяца назад +2

    Masha’Allah Isaaqa Xalaasha ah . Walee Muuse uraaye , Fuley Xaarweyn adiga iyo xaabadaada kabaqaadka ah iyo kuwa sheegatada ah ee Qotida ahba dhawaan waa la idin shiili Dalkana Waa la idinka xoreyn xataa hadii Hargeysa mar labaad dhulka la dhigayo Np mid xalaal ku qorontaa ayaanu dhisi doonaa . Ogow Badayaduna Iib maaha .Waa laguu soo socdaa iyo big surprise dhawr .

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 4 месяца назад +5

    Wali ma arag shaqsi Ciradaasi ku taalo Hadana Been Bulsho Dhan Ku maaweelin Haya subxaanalah war Ninka weyni Taariikh xumaa

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 4 месяца назад

      Wlhi Wan yabny riyo ayu ka shekynaya😂

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 4 месяца назад +31

    Sheeko sheeko Sheekh xariir kkkkkkkk Isaaqow ileen weli ma qaan gaarin 🤣🤣🤣

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 4 месяца назад +6

      Waxaan jeclaanlahaay sheekadaan sheekada ku xiqto inuu ugu sheekeeyo, riyo dheheeso in ay SOMALIA aan la midoowno. Hhhhhhh

    • @kinsi3007
      @kinsi3007 4 месяца назад

      P​@@audijooyjoy7976

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui 4 месяца назад +1

      Kkkkkk Inshaa Allaah

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 месяца назад +1

      Isaaq sow ka ummada kugu soo daray ee la’aantii xoolaha la mid noqotaan

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 4 месяца назад +9

    Marka ma daarod baa garaca wax Waba waa laydinka sugaynaye anagun waxanu waxanu idiin naqan banu idin shegayna o anku idiin qarinaynaye wanu shegi kulanka baladhan e ad daarod ku jafaysay mahwi waxan ahayn lagu sheegi doona

    • @ciisebire8558
      @ciisebire8558 4 месяца назад +1

      Beenale beenale dhalay
      Daarod adinka dhalay.
      Adinkuna dusha idinkaga soo degay.
      Waana sabaabta dir ay u tahay gunta. Haeiye farbu ka tabtay.
      Wuna iska gooyry.
      Ilaa mantana adinka cabanaya waana ilaa qiyamaha.

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 4 месяца назад +6

    Ninkan wali maaha waayeel wali wuxuu kujira sheeeko xariiro.kkkkkkkkkkkk

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 4 месяца назад +6

    Waa been hawiye sameeyey😂acuudu bilaahi ayaydeen doonbira dir ilaahey ha u naxariistee maahayn saaniyad awoowa daaroodna sido kale wuxuba qof sheekh ah lkn waxay isku barteen ceelka ariga ayu biyaha u siin jirey iyadana sheegtay inuu nin ariga u warabiyo dabeeto so kaxay ba la yiri hawiyena isaga diidey marku so degayey daarood oo yiri direey daarood ku fuul weligina kama dego sidaa darteed hawiye saaxir bu ahaa dirna nin islama bu ahaa ee ma jirin uur xaarana iyo gabar bananka laga helay allah ha laga cabsado lkn anigu waxan maqlay qolada ariga u raaci jirtey oday dir ahaa oo gabadha ka uureeyey wuxu ahaa nin siwaaqa wuxuuna uureeyey gabadha markii la dhahay gaabdha ma adigaa uureeyeyna yiri tii weyneed intu nacay oo abbeheed u tegey bu yiri adeer gabadha ii doori oo uu uga jeeday inanta yar isii wana qolada sheegata rer sh isxaaq ee asaladu ka wareertay ee marba qolo ku abtirsada kedibna qowsaarki ari raaci wa cararay marku ka baqay in la dilo wana wacalkii gabadhu dhashay ayaa la dhahaa waxa isaaqa sheegta ee iminka jooga oo marna dhaha sh isxaaq ban nahay oo caraba marna dhaha dir baan nahay anigu sheekadan wa maqlay dad badan bana ka maqlay maaha inan aflagaadeynaayo ama an anigu sameeyey

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 4 месяца назад +4

    Cidi darood tarikhdisa haysa majirto wayo dadka oo dhan waa ka qadimsanyahay waana biritish al daaroodiya al jabertiya Maria meel magalo mana gadgadoomo alxamdu lillah

  • @Moo2807
    @Moo2807 4 месяца назад +4

    Hadda dadkaas madmadow waa carab miyuu rabaa inuu dadka ka dhaadhiciyo war ku qosla😂😂

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 4 месяца назад +6

    Waligay wayeel kasheeka xun manarag

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 месяца назад

      @shacbaanahmed Markaa Diiin Iyo Shiiq Isxaaq Sheegataan Soo Wax Lagu Qoslo maahan Markaad Qeeybta Niikadda Iyo Balwadda Idinku Ugu Horeeeysaan Soomaalidda Kale? Teedakale Meel Aad Gashaanba Lamayaqaan.

  • @theruler411
    @theruler411 4 месяца назад +9

    Sakhran walba 🎤 ha nooqaato

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 4 месяца назад

      Ma adiga u iibiyay sharaf iyo cisi ayuu ilaahay siiyay

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 4 месяца назад

      Maxaad u cayday run uun buusheegay muuse ciidankii qaranka wuu jebiyay wuun fashilmay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 месяца назад +1

    Sheekadii nacasta ee waqtigii jaahiliga lagashekeynjirey waqtigan soomaali waxan aaminsan wallahi waa ayaandaro. War soomaali nin safar kuyimid majirto ilahey dhulkan buu kuwadabeerey waana dadkii iskumuuqaalka ah oo wax ay kukaladuwabyihiin jirin

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 4 месяца назад +7

    Sidii carsanyada hadba meel uyaac warma adaan yaabin

  • @geellesam
    @geellesam 4 месяца назад +5

    xaflad buu ka sheekenayaa , cidaan waa ka dhamaaty

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 месяца назад +4

    Ceeb ayuu meel isla soo taagataa hawiyaha taariikhda hayaa halkay joogaan

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 4 месяца назад +11

    Waa quraafaad sheekadani

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 4 месяца назад +3

    NINKAN WAXA LA YIDHAA MAXAMAD CABDI DAUD ISKU DUGSI BAANU AHAYN ILLAA AANNU BAXNAY DUGSIGII DHEXE EE BIYO DHACAY SANNADKII 1972 MARKAAS OO UU GALAY DUGSIGII FARAX OOMAAR ANNA AAN GALAY DUGSIGII FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA.
    YARAANTII WAXAA LAGU NAANAYSI JIREY:
    “MARO BISAD”, WUXUU AHAA WADAAD WAXDAD AH OO AAD IYO AAD U FUDUD OO XAGGA DIINTANA KA MIDA KUWA LAGU SHEEGO “SEEF-LA-BOOD AH “!!!!!!!
    DAD BAA U QAATAY SHEEKADIISA DHAGAYSTEEN INUU KU JIRO XAALADDA WAALLI AH HAYEESHE MAAHA WAALLI E WAA DABEECADIISA!!!!!!!!!

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 4 месяца назад

      Waad u ceeb qarinaysaaye waagaas buu waalnaa. Ceeb alaha asturo😂😂😂😂.

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 4 месяца назад +1

    ما شاء الله تحول الشيخ محمد عبدي داؤود الي شيخ جليل وولي صوفي يطير

  • @mustafeali14
    @mustafeali14 4 месяца назад +3

    Buculbaceyr iyo awal ayaanle sheekooyinkaas halkeed ku aastey

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 4 месяца назад +2

    War heedhee doonbira haka dhigin sida danbiilayaasha iidoor oodafiray dirkoodii kaftan ba kuuma furee maxaad doonbira ka eedayn

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 4 месяца назад +1

    Wallaahi oo Bilaahi Katiibka Quraanka Waxaan Ku Dharanaya
    In Subaxdii Dagaalku Dhacay Habeenkii Ka Horeeyay oo Subaxdii Dagaalku Dhicidoono in aan Ku riyooday Goojacade oo inta Dagaal Ka Dhacay Askartii Somalilaand La Qab Qabanaayo Welaygay Ma Arag Gooja Cade Lakiin Meezhi aan riyada Ku Arkay ayay Ahayd Subaxdii Hore Markaan Suuqa Soo Galay oo aan Khadka Furtay Waxaan Arkay isla Meezhi aan Ku riyooday oo Sidii Ah Waxay Ahayd meelo Banaan oo Buuro Yar yar Leh Waxa Ka Dhacaysay Dabayl ama Siigo oo Boodh wadata

    • @sahraahmed-fv6rj
      @sahraahmed-fv6rj 4 месяца назад

      Maxaad muuse ugu sheegiwayday meesha dulmi baa ka socday allena dulmiga ma jecla

  • @buraale134
    @buraale134 4 месяца назад +1

    Darood iyo hawiye wa wllo isaaqna wa oromo iyaga sheegtay

  • @Abuqudama114
    @Abuqudama114 4 месяца назад +2

    Tuugbaa tahay waxaad kawadaa daarood wacel buu ahaa
    Isaaq ama iidoor ayaa axmaara ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 месяца назад +20

    snm ilaahayba jebiyay haderna mid kadaran ba ilaahay kujebinaya haday dulmi iyo garada kadayn waayan reer ssc

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 4 месяца назад +1

      JEBERTI YIBIR DAAROOD makhnuud ah JABKII 1921KIIi & KII 1991 KII SIIL BILAASH LEY kula baxday mid ka Daran u diyaar garoow.

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 4 месяца назад

      ​​@@NOREDIN666
      Ma afpaa ku ciil bixi mise indhaa wx kaga jari rr kkhaatumo😂 jecliyaa oohinta iyo baroorta wada socota idoor

    • @cumarcabdi8536
      @cumarcabdi8536 4 месяца назад

      @@deeqyare8773 waxasi prank ahayen sxb lol lama huraan wa cawska jiilaal somaliland meel makala tagayso

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 4 месяца назад

      @@cumarcabdi8536
      Oohin uma baahni khaatumo ayaa thy laftaadu waana kugu qasbayaa inaad noqotaan. Rrkiina oo dhan waa khaatumo idoor ba ku qasbayaa inay noqdaan rr khaatumo

    • @TayoSpareparts
      @TayoSpareparts 4 месяца назад

      Ma adaa khaniisnimo cid kucaayaya kunjeer waalidiintaa wase xataa wasiiradiinaa ayddu wastaa​@@NOREDIN666

  • @ahmadjellah3582
    @ahmadjellah3582 4 месяца назад

    Mohamed Abdi Daud has been a fanatic since primary school. We were classmates until 8th grade and his behavior was what it is now to the point where he sometimes acted like a mentally abnormal person or a normal insane!!!!!!!!
    He was always composing and presenting strange and unusual stories!!!!!!!!!

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 месяца назад +1

    4 nin aan waxba haysan baa ciidankii qaranka somaliland jabiyey yar iyo wayn waa dad xanuunsan war waan jabnay afka soo marsha

  • @aminasalad9205
    @aminasalad9205 4 месяца назад +1

    Idoor baa gabdh keliya dhalay la yiri aan wiil dhalin ee ma darod bad ku bedesheen

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 13 дней назад

    Adeer DIR waan NAHAY LAAKIIN WAXA XAARAAN AH ABAAGADHAAN NAHAY, LAAKIIN DIR WAA CUDUD DHALASHO INAGA DHAXAYSO.

  • @AA1237
    @AA1237 4 месяца назад +1

    Daalimkaan daarood been abuurka ka faafinaya waa in lasoo qabtaa oo cadaalada la horkeenaa

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 4 месяца назад +6

    Asalkisa ninka qabiilka aan garanayn, waa wax lala yaabo. Ilaahay ha ina hanuuniyo. Ma Orama ictiraaf ka raadinaysaan.

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 4 месяца назад +1

    Ma Daarood Maanta Wacal Kutilman tay Saqraan Baad Eheed Ee Iska Aamus

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 месяца назад +1

    Wlhi waa sheeko cajiib ah subxanalah

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 4 месяца назад +6

    Kan iyo noociisa ayuu Muse wax Ka dhegaystaa. Waa mushkillada ugu weyn ee dawladdan haysata

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 месяца назад +1

    Waxa dhalinta loo sheegayo waa Ayaan daro ku dhacdey Soomali oo dadkii wax Hagi lahaa baa wax hoohinaya, bal kawarama waxa uu ku hadlayo ninkaan waa sheeko baraley iyo cuqdad iyo qabiil dunida oo dhan laga tagey baan weliwadnaa yaahuu yaahuu yaahuu😢😢😢😢😢

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 месяца назад +13

    SNM ayaa sharaftii iyo nasabadiiba idinka saaray ee khayr kahela

    • @user-ve7ze1cs2e
      @user-ve7ze1cs2e 4 месяца назад +1

      SNM waatii gaalkii Afweyne ee xukunkiisi Somali halkaa dhigay.ka adkaatay ee uu musqul Galbeedka Afrika ku haligmay

    • @yuusufabdi5267
      @yuusufabdi5267 4 месяца назад +1

      Ma adigaa nasabnimo ii sheegankara horta iscadee snm wey kaa nasabsanyihiin.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 месяца назад

      @@user-ve7ze1cs2e si,aalaha aay maaligtu ku waydfineso ka yaab , markaad qof muslim ah aad gaal ku ledahay! adig iyo isga mid baay nacladasiidnku dhacaysaa..khalaas

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 4 месяца назад

      ​@@Jaalejaale12
      Afweyne wuxuu ahaa gaal ka sii GAALOOBAY GAALADA CAADI AH OO WUXUU KU DHAWAAQAY IN AAN ILLAH JIRINE AY DABEECADDU ABUURTAY NOOLAHA OO WUXUU MULXID (BILAA DIIN) !!!!!!!!
      MALCUUN BUU AHAA AY LACNADDA EEBE KU DAGTAY,
      .

  • @hassanbashe9769
    @hassanbashe9769 4 месяца назад +1

    Waynu nahay dadka haynaga saarin , waynu nahay !!? Miyeynaan ahayn haberxabuusho iyo habarmagaado..!!?

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 месяца назад +1

    Gabadhu uur bay yeelatay,!
    Waa ku saa,id sheekada
    Wax jira maaha.( waa gef)
    * laakiin geedka fuulistiisa iyo
    Soo degistu waa sax.

  • @abdisaid9180
    @abdisaid9180 4 месяца назад +1

    Nasabkisa ayuu kudifacayaa ceyda kuwa kale ,shekada liidan cid weliba wey ceydey,darood wecel, dir dhilo, hawiye doqon,
    Waxa buu faafinayaa,

  • @Somaaliman
    @Somaaliman 4 месяца назад +1

    Wale waa reer Abagaada 😅...

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e 4 месяца назад +1

    Nasabkii aala baytka ee aynu abagadhe iyo wax kale ku badalanay ayaa inkaartiisii inagu dhacday.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 месяца назад +1

    markaan somalinima uhadlo waan taageersananay isirka somaliga ah in la ilaaliyo oon abagade iyo qashin lagu darin

  • @yuusufabdi5267
    @yuusufabdi5267 4 месяца назад +1

    Adigaa waxaad meelaha la,wareegeysay yiri dir baan ahay ma,anagaa ku niri nasheego marna oromo sheegtay anaga waligeen dir uun baan taganahay afkaaga uraaya xaga inooga leexi.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 месяца назад +6

    Allah ha jabiyo snm cadowga Somalia

    • @user-tu5nm1id6v
      @user-tu5nm1id6v 4 месяца назад

      Isku bax oo isla hel

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 месяца назад

      @@user-tu5nm1id6v dulmigu wuu dahaa lkn ma baaqdo

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f 4 месяца назад

      Aamiin soomaaliya cadaw aan iidoor ahayn maleh waa argaxiso alshabaab ah

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex 4 месяца назад +3

    Danbi baad gashay markaasaad Hawiye ku dhooqaynaysaa. Beenta Doobira Dir iyo beelaha Soomaalida ee wacalo ka dhagaysid.
    Riyootaa, kibirtaa, wareerta iyo qaylisaaba dulmiga iyo kibirka Laguma guulaysto. Anagoo riyoonban ogayn inaad Goojacade ku jabaysaan.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 месяца назад +1

    Hadii Nasab la ilaalinayo maxaa 1960 ka doontay Muuqdisho. Waa maxay nasabada kuu gashay Somalia 🇸🇴 & canwaanta Somalia 🇸🇴. Ethiopia 🇪🇹 & Oromo wa wallahayo. XABASHIna anaga dhiig wadaagna oo way na dhaleen.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 месяца назад

    Soomaaliyeey Dad Wada Soomaali ah baynu wada nahay ee wlayal ilaahaysku keen keeno inshalah..

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 4 месяца назад +2

    Abtirsiimo oo dhan waa sheekooyin aan la caddaynkarin haddii la caddeeyana aan waxba soo kordhineyn waayo dadkii hore ee dhintay way tageen immika dantu waxay ka dhaxaysa bani-Adamka nool وبالله التوفيق

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 4 месяца назад +1

      @@alisacid-cf8fu KKKKKKK Isaaq haddaan ahay iyo haddii aanan ahayn bani-Adamku miyuu kala xaar-udgoonyey jaahilyow dhurmaya

    • @waaniyechannel7935
      @waaniyechannel7935 4 месяца назад

      Abtirsiinta reer sheekh isxaaq way qoran tahay, khiyaali maaha ha ku gefin ummad nasabkeedii ilaashatay

  • @AhmedYousuf-ge1hm
    @AhmedYousuf-ge1hm 4 месяца назад

    Adeero ilaahay Haa ku baraakeyo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 4 месяца назад +1

    waa beentii isaaq 33sano lagu hayey ee wax cusub mahaaysaan nasabna malihidin irirsamaale yuhuud carab ugu danbaayn oromaad sheegateen adeer hadana meel aad gashaan lama yaqaan ee noosoocadeeya halkaad gashaan

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Месяц назад

    ما كان ابراهيم يهودا ولا نصراي ولكن حنيفا مسلما وما كان من المشركين

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o 4 месяца назад +1

    Ninians waa 80 jir waa ciilqabe
    Daarood baa ciilay

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 4 месяца назад

      Bilaa taarikh weeyi😂

  • @jakey2424
    @jakey2424 4 месяца назад

    Akhlaaq xumada ninkaa 70 jirka ah. Idoorku waa noocaas. Nin ay ku abtirsadaan umadda intaa le'eg baa gabadh yar garciyay buu lee yahay.
    Dadkani waa dad xanuun sanaya.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 4 месяца назад +2

    Adeer nasab iyo abtirsiimo waxaad doonto adigu sheego LAAKIIN Somaliland iyo Ethiopia inay dano ka dhexeeya ka wada shaqeeyaan waa danta adduunka ka dhaxaysa waana danta qaranka Somaliland

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 4 месяца назад

      Dano ayuunbaa inaga dhexeeya lknin nasab cid badali kartaa ma jirto

  • @user-gh1sg7eg6o
    @user-gh1sg7eg6o 4 месяца назад

    Adiga ayaa hada Caynaya Daarood baa Garac kadhigtay
    Tuug waa lagu yaqaan DAuud

  • @ahmedabdulli
    @ahmedabdulli 4 месяца назад

    Hada nin kaasi Wadaad buu ahaan jirey, Ummad dhan oo Muslim ah waa Garac aan Meher ku dhalan buu leeyahay, nasabka hala ilaaliyona waa leeyahay waa diin eh !
    Dadkaasi baa wanaag laga sugayaa !!
    Waa Aqoonyahanka iyo Sheikha reer Samatar.

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 4 месяца назад

    Sheekadu markay hakaa joogato anigu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AA1237
    @AA1237 4 месяца назад

    Qofkan cirada leh ee aan xishoinayn ee gafaya odayaasha dhintay.
    Aakhiraad ka jawaabi doontaa been abuurka aad warinayso ood faafinaysaa adiga iyo inta kula faafinaysaba
    in shaa Allaah

  • @raafxero527
    @raafxero527 4 месяца назад

    DIR waanu nahay 72 sanno ban JIREY dadkii iga waweena 15 jir keygi aan weeydiiyey dadkii gia weeyne DIRka wax aay ii sheegey, dadka Oo dhaniba DIR iyo darood.
    iminka dadka 70 ka ween waa kaga jawabi doonan..

  • @HussienAwale
    @HussienAwale 4 месяца назад

    Subxanalah Adeer daarood muxuu ku ciilay waa dhulbahante oo kaliyaa ka cabadaysaa idoorow isku maaweliya daarood

  • @user-td1hh3jl5i
    @user-td1hh3jl5i 4 месяца назад

    Riyaba ma jirine.walhi anoo.jifaan.soo.tosay waan.qoslay.mrkan.arkay.wllo.aniga waxbakuma dhahayo lkiiin.illaahay.cafis.weydiiso.

  • @aadanmire7269
    @aadanmire7269 4 месяца назад

    Ninkani waa nin diinta yaqaan laakiin hadal badni baa haysa. Tv-ga waa ciyaal suuq tv.

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 4 месяца назад +1

    DAAROOD xaal qaata walaalayaal hadaanu nahay reer sh.isxaaq ka rali ahaada ninkan waalan dad gob ah ayaad tihiin daaroodow midkan mirqaama ha noo qabanina😅😅😅😅

    • @mahamudnur1582
      @mahamudnur1582 4 месяца назад +1

      Gobi waa tii garowda, awoowe waa kaa gudooney.

    • @maxkaawialhashimi6880
      @maxkaawialhashimi6880 4 месяца назад

      @@mahamudnur1582 dadku waa wallaalo waa xidid iyo xigaal waa ood wadaag waa muslim waa umad wada dhalatay ..siyaasibaa kala dilayee ilaahow naga qabo dhuuni raac iyo tuubo raacba amiin yaa rabbi

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 4 месяца назад

    Ninku sheeko xumaa! Noocan baa ku badan reerka!

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 4 месяца назад

    Riyo ayaan ku arkay muuso xabashi sheeganaya.
    Dadyahow tashada

  • @Moo2807
    @Moo2807 4 месяца назад +4

    Sheeko qaldan waaye beena ayuu ka sheegey 😂😂

    • @museibrahim2796
      @museibrahim2796 4 месяца назад +1

      hhhhhhhhh mohamed daa,uud wuu uga qosliyayay,

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 4 месяца назад

    Sh isxaaq yahuudi ayuu ahaa dee

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 4 месяца назад +2

    Abagedha maynaan sheegan ee waxa soo dirtay Abiy Axmad

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 4 месяца назад

      kkkkkkkll madfiraaysaan xagaan kuugu soodiraa idinķoo salaadiin tiinu sheeganaayso oromo

  • @cudbifaaqidhassan
    @cudbifaaqidhassan 4 месяца назад

    Marka taariikhda mahaysaan odeylaala waad idinmoodaa ee taariikhda haloonoqdo meeshana waxweyn baakujira

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 4 месяца назад

    Cagtii joogsan weydaa mar bey ceeb la kulantaa. Gardaro garbo og, gaajo guri og & geeri god og midoodna lagama kabsado.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 месяца назад +1

    14500 MIYEY U DHIGMAAN 4500 OO GODAD LAGU SOO URURIYEY OO AFARTA DHINACBA LAGA JOOGO ,WAXAY AHAYD GURIGA UNTII DAD LA HALLIGAYO IYAGUNA IS HALLIGAYA OO AAN SI FIICAN XAQIIQADA U DHUUXIN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w 4 месяца назад

    Riyaddii mid ka xun baad ku riyoondoontaa imminka waa
    Waa ka muuse leh dagaal kale ayaan qaadayaa

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 4 месяца назад

      Waa inoo dagaal Gaza ka dhigaaye ,7 bilood Ka Ooyaysee ilaa Qiyaamaha Ku Saaranyaye

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 4 месяца назад

    Yuhuudu kuma abtirsato nabiyo ee banii israaiil baa ku abtirsada kuwaasina maanta waa yaryihiin ee kuwan maraykan iyo kasoo jeeda ruush iyo roomaan maaha

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv 4 месяца назад

    ibnu abuu walahi wan kaa rumaysanayaa prof maxamed cabdi daud gob gobi dhashay

  • @warraaq1
    @warraaq1 4 месяца назад

    Ninkaas isaga oo sheekhnimo sheeganaya ayaan arki jiray, cuqdad iyo Akhlaaq xumo Ayu meesha lasoo istaagay

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z 4 месяца назад

    Waa Cirro khasaaro ah bal fiiri wuxuu ku hadlayo nasabad ma haysid ee hadba meel ku ordod tuke soomaali qurunkaas oo kale ayaa ka buuxa

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 месяца назад

    Kel bordel=== kel Khuraafaad,
    Bello kudegtey Aqoon laaney xaal Qaado 😂😂

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 4 месяца назад +1

    WAA RUNTAA ILAAHAY HA U KORDHIYO JABKA IYO HOOGA WAAYO. DULMI BAY KU SOCDAAN
    ILLAAHAY NA DULMIGA
    GUUL MA SIIYO
    NASABKANA LANA BEDELO OO WAA RUTAA QOF WAX GARADA YAATAHAY

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 4 месяца назад

    warbernta jooji daarood tastiiqdiisa mahaysid tii ii door sheeg

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 4 месяца назад

    Ku jecliaa Fadumo Ibrahim dadkaba yaa caqligaaga oo kale siiya runta iyo wax garashadaan kugu jeclahaye haka daalin wax u sheega umadeena kii kugu nacaya waa yeelkii

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 месяца назад

    Mayd buu caayayaa subxaanallaah

  • @mukhtaarducaale3988
    @mukhtaarducaale3988 4 месяца назад

    Ninkan maxaa ka xun?
    Waar maxaad isugu walaaqaysaa abtirsiinta iyo xulufaysiga?
    Isaaq hadduu xulufaysi samaysto ma abtirsiinta ayuu ka baxay?

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 4 месяца назад

    Khurafaad yahan shiici is qariya ah

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 4 месяца назад

    Muuse khaniis hooyadii masiibaa ku dhacday

  • @cudbifaaqidhassan
    @cudbifaaqidhassan 4 месяца назад

    Qarnigii/17 todoba iyo tobnaad ayuu isaaqu bilaabey in ay kolba qolo horle sheegtaan waxaana kagabyey qablan samatar oo yodhi/ adoo aabahii diidinaad dooni ruux kale,e doqii idindhaley Baad meelo cidla ah kaga dareerteene hadba in aad dadkale sheegtaan waa dayuusnimo

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 4 месяца назад +2

    Doofar af weyne quburaga ha kaga jire faraha ka qaad gaalyahow qamri cabka 🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 4 месяца назад

    War soomaali ha dhagaysanina nimankaanu shabaab nimay sheegto haloo midoobo waxa qabaaisha isku laynaya waa ayaga ee munaafaq nimadooda iska ilaaliya

  • @amoudmahdi9937
    @amoudmahdi9937 4 месяца назад +1

    Niin cilaan weyee😮😮😮

  • @abdiali2971
    @abdiali2971 4 месяца назад

    Waleee reetkaan waagu umabaryin ii wad sheekada koow koow hadana koow- isaaqow yaaa isgaaray wali khiyaaliga iigu riyooda

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 4 месяца назад

    Maye hawiye kumuu soo define dirbuu kusoo tagey hawiyane farbuu ka taabtey wuu iska jarey waa markii uu lahaa dirow sidaan kuugu soo degay kaagama dhago hawiye sidaad iiga carartey kaagama hadho

  • @DalmarAbdi-ok3qs
    @DalmarAbdi-ok3qs 4 месяца назад

    Wax waalan balo ku dhacay waaye qaab suufi sufi cml u hadlaaya

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 месяца назад

    Hadii cidi garac tahay adaa garac ah oo kulba cid sheeganaya daarood ismaaciil asal weeyi ilaahay saado aala bayt ah ayuu naga dhigay alxamdulilaah

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 4 месяца назад

    WAXAAAD KU RIYOOODAY ISAGOOOO DHAQDAAAA LAGU HAYO

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 4 месяца назад +1

    Sorry taariikhda ha khaldin arintaas waxay dhacday hobyo in keenadiid 120sano ka hor

  • @CabdiraxmanCise-hl3iv
    @CabdiraxmanCise-hl3iv 4 месяца назад +1

    hadii layidhaa waxbaynu isku nahay maxaad uga gubataan waa su aale

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h 4 месяца назад

    Xaywankan Qoomiyad Iyo Qof Dhintay ayuuu U Gafayaaa Hala Toogto Meel Walbo Lagu Arko Hala Rajmiyo Baan Leeyahay Hala So Qabto Shaydhanka Baan Leeyahay

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 4 месяца назад

    Dadka qaar baa cay u haysta magaca snm micnihiisa soo barta waanu ku faana

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 4 месяца назад

    Laftinaga wa ina naga haka soo labanina isi soo raca anagu balihiina ban yacaynaa ogada

  • @abdiismail3952
    @abdiismail3952 4 месяца назад +1

    Wuxu xigmad yaraa