اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Xeradaa baday ma gamaan dibjireybaa cimrigiisa toban sanoba ma midbuu caruur kagag dhaqaaqayaa Hanyaraata hablaa soomaaliyeed bay ku tusaysaa sheekadana ma dhaysan weli laakiin waa war sugayaa
Waxaa jira gabdha badan oo niman gaala ah guursada cadaan iyo madowba leh iyagoo ogna Muslim ku sheega iyo qaar ay been usheegaan oo aan ogayn waana runtiis cimraan waa u fuulaan hadaanay iyaduba gaaloobin
Cimraan waxaa jira Rag Soomaali oo Qurbaha ka taga oo gabadha dhalinyaro aroosa oo hadana kasoo dhuuntay Nayroobi oo uur ulaa caruurta loo dhalay aan dib ugu noqan una biilin oo talefanka ka badashay oo dhibaateysan. Ka waran taasna oo meel loo raaca laheen. Ninkaan cadaanka gaalka ah waa dhaama oo lacag iyo guri mid siiyay mida kale caga fara badan ka qaadtay oo wadanka wax ka qabsatay ganacsi wax ku darsatay.
Scw scw scw ❤❤❤❤
Walakumsalam my brother I was waiting masha Allah thanks wll
Masha Allah bro👍👍
Asc wr wbrkt cibraan waan idin salaamay adiga iyo barliina aad baan idiin salamayaa cafimaad iyo cimri dheer cibaado wanaagsan camal saalixa toobad nasuuxa ayaan ale ka baryaynaa rabadaan mubaark kuli caam wa antum bil khayr Ale ha idin xiftiyo
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah cimrano iyo baarliin
Asc wll, away qisadii gabadhii walahed dililahayeen?
Asc. Aaway qisaadi gawadi walaalehed ayraben inay dilaan
Salalaahucaleyhi wasalim
Scw
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam Sallallahu caleyhi wasalam
Kkkkkkkkk waan qoslay wallahy tusbax iyo khamiis gashey
asc walal warunta wa ufusha ilmahana wa waladu sina ayaduna dabi wayn beykudhaday gabarkasto galraacdo
Scw Scw Scw ❤
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Ajanibta in tooda badan ma fiicna😢😢
Gaal wa gaaal😂😂😂😂😂😂
scw scw scw scw scw scw scw scw
Alla anigu dhib badaniyaa comments gii saynab abdi ayaan doonay 🤣🤣🤣🤣🤣
Team war jecli 😂😂 ilaa replay
Xeradaa baday ma gamaan dibjireybaa cimrigiisa toban sanoba ma midbuu caruur kagag dhaqaaqayaa
Hanyaraata hablaa soomaaliyeed bay ku tusaysaa sheekadana ma dhaysan weli laakiin waa war sugayaa
Asc
Waaba Sheeydhaan ninkaan gaalka
Qeyrka ugu jira USA aaday gaal buu ahaa caruurta islam u ah hadeey kaligeed kor sata
Cadaanka horay laga soo qabanaa magaciisa oo sedexan hadii computer la geliya mesha uu degan yahay horay laga helaa police loo sheega iyo dowlada
Nagiskani raad raac buu leeyahay. dawlad buu leeyahay soo saaraysa, clooshii hooyadii haduu ku noqdo madaama caruur oo magaciisa iyo sharciga dawlada uu ku qoray jiraan.
waa khaatir tolow mamid kaluu khatalay
Waxaa jira gabdha badan oo niman gaala ah guursada cadaan iyo madowba leh iyagoo ogna Muslim ku sheega iyo qaar ay been usheegaan oo aan ogayn waana runtiis cimraan waa u fuulaan hadaanay iyaduba gaaloobin
Cimraan waxaa jira Rag Soomaali oo Qurbaha ka taga oo gabadha dhalinyaro aroosa oo hadana kasoo dhuuntay Nayroobi oo uur ulaa caruurta loo dhalay aan dib ugu noqan una biilin oo talefanka ka
badashay oo dhibaateysan.
Ka waran taasna oo meel loo raaca laheen.
Ninkaan cadaanka gaalka ah waa dhaama oo lacag iyo guri mid siiyay mida kale caga fara badan ka qaadtay oo wadanka wax ka qabsatay ganacsi wax ku darsatay.
Huno waxad u egtahay mid oday cadaana radinaysa 😅. Sidaad udifaacayso ka arkaa. Adoo yaaban yaan lagu arag
Alla kuqabey
Alla kuqabey