Maaha kitaab lkn marka dal ama dawlad laga yimaado dad walba oo dan isku keento oo dan wadaagi habe ahaadeen haday doonan 2qofe kama maar mayaan shuruuc iyo xeer waayo xerarka iyo shuruucdu waa waxa kala wada shaqa kasta hadii aan xeerarka iyo shurceeda dad isku tagay dhigteen la baal marana ma jirayaan wax kala soconayaa haba yaraatee
Waxa Garyaqaanka u sheegayaa inuu Madaxweynahu dhismaha Xukuumadiisa u gudbindoono Golayaasha iyo waxyaalaha uu ka bedalo dhismaha Xukuumadihii hore. Taasi baa sharciynaysa Wasaaradaha cusub oo u baahnaan doona miisaaniyad. The President has a free hand in the creation of new Ministaries and other entities to enhance the betterment of his administration as he sees fit short of criminal enterprise or act. If any person or persons want to challenge formation of the Government, the decision- maker is the Constitutional Court.
Parlaben looma baahna waa inuu madaxwayne ciro digtater noqdo miidhiyaha bilaa akhlaaqda ah wada xidho qofka is dhaqaajiya indhaha ku dhufto sidii siyaad bare markaas ayuu wadanku ku hore mari karaa
Sharcin jabinta uu ka hadlayo wasiirkii arimaha gudaha ee maxamed kaahin ee intay parliamentary somaliland kun jeer u yeedheen ee tagi waayay Maxaad uga hadli wayday
Horta kan maxa cadibay Dastuurku ma quraanbaa Quraankaba ma aaminsanid i la isku xukumo. I sagoo qofku diinta meel kaga dhacay sidaa maad u xanaaqi lahayd🥶
Qof kale in aaad diin ku dhalayso wax howl yar ma aha marka aakhirada qofka ilaah ba kala xisaabtama marka adiga aaqirada u baq. Diin hadaad rabto culumada malinkasta ka hadasha dhagayso. Arintan uu ka hadlayana waa wax ku qusaya oo nolosha malinlaha ku saamaynaya iyo mustaqabalka waayo dowlada adiga dhistay
Wax bini aadam qoray qofkastaa wuu badali karaa mar hadii aanu ahayn sharci islaamiya xaguu nooga dhigay waxwayn diinta islaamka Wax aan ahayn oo banaani ma jiro kasaa aan la badali karin
Fariid fariid dhaley, dalkiina ilaashada garyaqaanoow Cirro waxba laga garan maayo? Dalka hala ilaashado,Somalilandoow, ninkan Cirro waa confused. He is not capable, can't be trusted at all.
Qofka waliba waxu yaqaano haloo daayo, ninkani sharciga iyo aqoontiisa ayuu ka hadlay wuuna saxsanyahay.
I support with you👍
Subxanalah. waar wuxu maaha kitaabkii ilaahay ee waa xeerar dad qoreen. hadii la yaraysto haw aaminin sida diinta.
Maaha kitaab lkn marka dal ama dawlad laga yimaado dad walba oo dan isku keento oo dan wadaagi habe ahaadeen haday doonan 2qofe kama maar mayaan shuruuc iyo xeer waayo xerarka iyo shuruucdu waa waxa kala wada shaqa kasta hadii aan xeerarka iyo shurceeda dad isku tagay dhigteen la baal marana ma jirayaan wax kala soconayaa haba yaraatee
Alle haku sharfo garyaqaan mudoyinki udanbeyay ayaan ku dawanayay wax aan ka arkay inaad tahay dadka uu wadanku ubaahanyahay❤
Garyaqanku wuu saxanyahay jazakalahu khayr anuku leenahay
Dasturkaa ljabiyay ayad ucadhotay wasax kitabka quranka iyo din lajabiyay ado ucadhoda halagu arko kuwasa ksarreeyee.
Asc Madaxweeyne Cabdirahman Ciro xaafidulaah Bini-Aadan qalad waa yeelan karaa laakiin waa in uu Gartiisa qaataa qaderin dheeraad ahna ku sameeyaa Garyaqaanada Daacada u ah wadanka jiritaankiisa iyo Sharciyaynta Maasha Allah Garyaqaanada kartida badan ee reer Somaaliland.
maxaa khalada adeer qalinkii uugu horeeyay ayuu sharciga ku jabiyee???
Cirro Ha’ilaaliyo Dastuurka!
Waa sidaa Cilmaani
Waxa Garyaqaanka u sheegayaa inuu Madaxweynahu dhismaha Xukuumadiisa u gudbindoono Golayaasha iyo waxyaalaha uu ka
bedalo dhismaha Xukuumadihii hore. Taasi baa sharciynaysa Wasaaradaha cusub oo u baahnaan doona miisaaniyad. The President has a free hand
in the creation of new Ministaries and other entities to enhance the betterment of his administration as he sees fit short of criminal enterprise or act.
If any person or persons want to challenge formation of the Government, the decision- maker is the Constitutional Court.
Walaahi waa talo sharci oo nasteexa, oo u dhaanta talada sharci ee mubaarig aar iyo maxamed saalax, oo aan odhan karo waa siyaasiyiin labeeba.
Parlaben looma baahna waa inuu madaxwayne ciro digtater noqdo miidhiyaha bilaa akhlaaqda ah wada xidho qofka is dhaqaajiya indhaha ku dhufto sidii siyaad bare markaas ayuu wadanku ku hore mari karaa
Qabta oo geeya halkuu qabyaalada iyo muranka ku bartay ceergaabo huwan soo gashay muuse dartiis Fataal
RUNTAA GAR YAQAAN CIRO SHARCIGUU JABIYAY ISAGOON KURSIGIIBA FADHIISAN XILKA XAYUUBIN HA LAGU SAMEEYO CIRO CIIR CIIR INAMA ANFACAYEE.
Madaxwenehuhu waxa uu xaq u leeyahay in uu veto ku sameeyo waxa uu doonayo
Abo sharcigaga was ee ka dhambe madaxweynaha oo iskaga carar meesha
😂😂😂
Kitaabka ilaahay ayuun la jabin karin laakiin ninkan iska ilaaliya ninkan diinta wuu ka dulboodsan yahaye.
Sharcigu waa Qur'an baa nacalaa asalkaga ku yaale .ka tag meesha elehu naaryahow aan xishoonayne
Ina dafacoow jooji qabyaalada aad ka wado hargaysa shicibkana aad qalad iyo huuhaa aad u sheegayso
Dastuurku Quran maahe, wixi dan ah ba sameya.
Reer somaliland ninkan dhageysta
Guuleed dafac waa sharci yaqaan dhab ah hal su al ah oo oowsa boskeeda dhigin majirto
TALADA UGU GUDBI NIDAAMKA IYO XAFIISYADA AY KHUSAYSO...HADII LAGA DIIDO SOO GALI MEDIAH!??..
Sharcin jabinta uu ka hadlayo wasiirkii arimaha gudaha ee maxamed kaahin ee intay parliamentary somaliland kun jeer u yeedheen ee tagi waayay Maxaad uga hadli wayday
The president can over ride and his term he can change what he wants by using veto power unless the parliament vote from him one of the third
Waxa fiicnaan lahayd inaad ka cadhooto Sharciga Alle ee maalin walba la jejebinayo, intaad ka Cadhoonayso xeer aad adiyo iyo qaarkaa malmaluuqdeen.
asc walaalo waa sidaa wax inagu sameysaney macnabadan mala waxaa fiican in laga cadhoodo hadii meel lagaga dhaco diinta Islaamka mahadsanidin
Ladhka naga hagaajiya.
NIIN MIJILISKA SNMLAND SO MAMULI JIRE IN QADHOR SHEEX XEERKI QAXO AYU FULIYEY
GARLOW WAA ISBADAL DOONKI WEYEY EE LA QABSO
Ninkani waxaan jirin ayuu isku mashquuliyaa waxan la qorqoray ayuu kitaab uhaystaa waa sistamka reer galbeedku dadka islaamkaa baraan si shareecada islaamka looga fogeeyo dadtuurku wax micno ah oo uu leeyahay majirto oo aan ahayn in dadka lagu ilowsiiyo ama lagaga fogeeyo isku xukunka shareecada islaamka waana khidad ay dajiyeen yuhuuda iyo reer galbeedka kanyarna kitaab ayuu uhaystaa waxan la malmaluuqay alow caqliga u siyaadi
Haa waxad ilaalisaa diinta reer galbeedka
Aamuus dameero
Masharci ilaahaybuu jabiyay waawax laqor qore madax waynuhuna meelkale ayuu ka eegay kolay hala qadariyo madax waynaa
Xoolo 😂
Walahi inankasi waa labar wan nin raga dalkaaga iyo dadkaga ushaqee
Xeerka digreto lgu saxey o dhaqan galay mw/nuhu ma tiri karo,wana sharci jebin.
Wan yabnhy ninkan sabataa dawlda meal luqa seeny wayayy wa nin mutaclema wu feker fican o qabiil ka hadlen.
kan iyo axmed isnaciil samatar waa isku mid kani waa wax ma tare wax kasta inuu cilmi u leeahay iska dhiga weligii wax fiican ma sheegin
DAFAC CEERGABO KA SHEEKEE MURANKII BA HEBLAAYO HARGYSA LAGA YAQAAN YAAN LAGU WASIN NACASOW
Ma bilaeday yuuuuski😂😂😂
Soomaalind ah cadaw aqoon daradayda ameerika badali maayo marna ogaada lasocda waqtigan xaasxaasiga ah
Horta kan maxa cadibay
Dastuurku ma quraanbaa
Quraankaba ma aaminsanid i la isku xukumo.
I sagoo qofku diinta meel kaga dhacay sidaa maad u xanaaqi lahayd🥶
Waakasaaray’aa???
Yaa arkay garyaqaanka oo ka xanaaqay qof diinta wax ka sheegay
Qof kale in aaad diin ku dhalayso wax howl yar ma aha marka aakhirada qofka ilaah ba kala xisaabtama marka adiga aaqirada u baq. Diin hadaad rabto culumada malinkasta ka hadasha dhagayso. Arintan uu ka hadlayana waa wax ku qusaya oo nolosha malinlaha ku saamaynaya iyo mustaqabalka waayo dowlada adiga dhistay
Sharciga was magaalada muranka hadalka kala bax Naagyow Ceergaabo meeday yaad kaga timid taa u tali Duufle ilaa Duule
Wax bini aadam qoray qofkastaa wuu badali karaa mar hadii aanu ahayn sharci islaamiya xaguu nooga dhigay waxwayn diinta islaamka Wax aan ahayn oo banaani ma jiro kasaa aan la badali karin
Hadii uu jabiyey sharci waxa ay ahayd in aad si gaara ugu nasteexayso
Gaar looguma nasteexeeyo madaxda
@cabdiraxiinkhadar4433 tani waa mid noqon karta kicin bulsho iyo madaxdii oo lagu baxayo
Balanqaad waaya waar fadhiista ha la tirtiree maxaa qaaq idinka siiyay
Waar sharcigu halkuu jiraa masharcibaa shaqeeya muu riyoonayaa
Tuugan ,waa laguahubtay shalay markii xildhibaanka xasanadleh laxidhayey waxad uhadliwayday taasi waa madaxwaynaha ayaad kudayeysaa ee afkaa lagaa wasi duliyahay ciilqabka ah.
Durtaba ma bilaaben ragii wax unba la mucarida maqlay
Lataliye sharci kuu ma hayo kursigaa
Garyaqaan waad kumahadsantahay ilaalinta qawaaniinta dalka iyo in aad dowlada ku toosiso in ay uhogaansamaan xeerarka
Waar qaanuunkuu sheegayaa ma quraanbaa ma xadiisbaa waar kan waalan ka fadhiisiya umada shaydaanbaa usheegay waxan
Maskax kale baa ku jirta carabiga waxa layidhaa ( غسيل المخ)
waarde Madexweynuhu xadiis io quran mu khilafin wax aynu gacmehena ku dhoobdhobnay ayuu khilfay
Si uu yahay kitaab quraana ayuu u soo boodayaa.
Adeer dastuurkeenu waa wax aynu qoranay kolba sidii umada raali galinaysana waa laga dhigayaa
Kanu ma cadho uunbuu kujiri.
Kani waa xilldoon
Muu ina dhaho waxan ka cadhooday Wasaarada calada ayaan niyada ku hayay😅
😂😂😂😂😂
𝙳𝚑𝚞𝚕𝚋𝚊𝚑𝚊𝚝𝚎 𝚊𝚊𝚖𝚒𝚗𝚒𝚖𝚊𝚢𝚗𝚘
Ma dhulbahanta?
ya ku yidhi waa rerkas
Huuhaa
War dadku sharciga iyo dalkaba ha ilaashadaan.
Naac mee lahaa laqabo wax noqo adigu
Beena maaha
Waar kani wuu xanuunsanayaa😂😂😂😂
Fariid fariid dhaley, dalkiina ilaashada garyaqaanoow
Cirro waxba laga garan maayo?
Dalka hala ilaashado,Somalilandoow, ninkan Cirro waa confused.
He is not capable, can't be trusted at all.