WAX Ka BARO BEESHA MAREEXAAN IYO HOGAAMIYEYAASHIISA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • WAX KA BARO MADAXDA SOO MARTAY BEESHA MAREEXAAN

Комментарии • 164

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 года назад +69

    Mashaa Allah mareexaan dad adag. Waa reerka keliya aan xaqa kagaban. Allaha guuleeyo geesiyaasha

    • @Solo-mh5cm
      @Solo-mh5cm 2 года назад +4

      Mahadsanid wll🥰🥰

  • @cabdikaafidaahir929
    @cabdikaafidaahir929 Год назад +19

    Geesiyada mareexaan wagardhac 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🔥🔥🦁🦁

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 года назад +38

    from 14thns century marehan fought with axmed gurey side by side the legends and the leadership of somalia mr sede " respect"

    • @renealdo5546
      @renealdo5546 3 года назад +2

      i realize I am kind of off topic but do anyone know of a good website to stream newly released tv shows online ?

    • @huxleyjamison5153
      @huxleyjamison5153 3 года назад +2

      @Rene Aldo Lately I have been using flixzone. Just google for it :)

    • @kasonhendrix6323
      @kasonhendrix6323 3 года назад +1

      @Huxley Jamison Yup, have been using Flixzone for since march myself :D

    • @renealdo5546
      @renealdo5546 3 года назад +1

      @Huxley Jamison Thanks, I signed up and it seems to work :) I appreciate it!

    • @huxleyjamison5153
      @huxleyjamison5153 3 года назад +1

      @Rene Aldo no problem =)

  • @Solo-mh5cm
    @Solo-mh5cm 2 года назад +31

    Dhiigayga wlhi waan ilamaynayaa markaan maqlo Dhigayga Mareexaan🥰🥰😍🥰🥰❤❤💯💯❤❤

    • @sundus1193
      @sundus1193 2 года назад +1

      Hhhhhhh

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 года назад +3

      i love you, my ilmmo aderro mareexan, you are truly the heroes of Somalia, and we are proud you, from your mj sister.😍😍😍😍😍😍

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 3 года назад +63

    mareexan waaa dad aad u wangsan sida u igu shekeyay gacaliyaheyga wayo asaga ka dhashe .
    calaf allaha iigu daro ❤❤

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 2 года назад +22

    Awooda kliya somali ka jirto mreexan💪

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 года назад +15

    masha allah, mareexan imo adeertey wa idin jeclahay, from mj 😍😍😍😍
    i am almost finished with the book fatuh al habesha, your history goes far and beyond, and I am proud to say to you that, you are part of me, and I am part of you.😍😍😍😍

    • @mmzmhfamily192
      @mmzmhfamily192 2 года назад +1

      What is the name of that book? I would like to read

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 года назад +1

      @@mmzmhfamily192 waa boogi Ahmed gurey walaal, fatuh al habesha la dhahaa

    • @qoojechannel9416
      @qoojechannel9416 Год назад

      We love you sister 💝

  • @mohamoudmalin3621
    @mohamoudmalin3621 Год назад +9

    Mazha allaah waa reer abtigey ilahay ha barakeeyo

  • @maxamedcqadir2808
    @maxamedcqadir2808 2 года назад +10

    Hawraarsame,🇱🇺❤️

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 года назад +22

    Maxamed nuur shareeco
    Dr kaniini
    Dr cali ugaas diini
    Dr maxamuud cali belel
    Oo xageebaad ku iloodey
    Anigoo mareexaan
    Aheen ayaaba intaa aan
    Aqaano raga alle maqrin
    Viva darikeegii xalaasha
    Sade mareexaan

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 месяцев назад +2

    Axmed guurey wauxu ah geesi mareexaan ah historique mareexaan oo ad u weyn aayaa jirta ogada✊✊✊💪🇸🇴💪🌹💪🇸🇴🌹✍️✍️✍️🌹✊✊💪🇸🇴✊✍️💪✊✍️🌹✊💪🇸🇴

  • @amishmuktar8093
    @amishmuktar8093 3 года назад +18

    Mansh allah bisha mareexan dhikeyga wan kufana

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 года назад +32

    cideyda inaa barto ayaan halkan u jooga 😂

    • @AA-qb7nh
      @AA-qb7nh 3 года назад +2

      Kusoo dhawoow beesha ina adeer anaguna wax kaa baraneenaa😂

    • @abdinafacmahad964
      @abdinafacmahad964 3 года назад +2

      @@AA-qb7nh Haye wll 😂 waan dhawahay ✅

    • @mustafcalicabdi8087
      @mustafcalicabdi8087 2 года назад +2

      ina adeer

  • @mukhtaarcali9784
    @mukhtaarcali9784 2 года назад +6

    Waa beel kamid ah beelaha soomaaliyeed kuwa ugu wadanisan isla markaa dhibane u ah soomaalinimo

  • @Abdisomali7
    @Abdisomali7 6 месяцев назад +3

    ✊✊🇱🇺 ree diini

  • @abdullahihashi3003
    @abdullahihashi3003 2 года назад +9

    Axmed gureey baa ah Mareexaan - Amiir nuur(ina nuur)

  • @najmanatasha9489
    @najmanatasha9489 3 года назад +15

    Beeshayda Mareexaan keep going

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 2 года назад +7

    Axmed gureey mareexaan buu ahaa geesinimada wow

  • @farhad5541
    @farhad5541 2 года назад +7

    mashalah abtiyashey an adunka ugu jeclahay wan idinku faanaa

  • @amaniyoussef7198
    @amaniyoussef7198 2 года назад +5

    oh my awoowe maxamed siciid sawirkiisa ku jiro ilaahay ha u naxariisto love you awoowe

  • @ayaanabdiqani4631
    @ayaanabdiqani4631 2 года назад +5

    Beesha ugu wadinisan beelaha soomalida

  • @XareedAxmed-ml3rd
    @XareedAxmed-ml3rd 9 месяцев назад +1

    Allaa igabeeray❤❤❤ dad aan cabsi qorin nin iyo nagba

  • @maxamedcabdi185
    @maxamedcabdi185 3 года назад +13

    Landheere igadheh sade hanoolado

    • @mahamed871
      @mahamed871 3 года назад

      Laandhere waa dhaafne

    • @amaniyoussef7198
      @amaniyoussef7198 2 года назад

      amiin walaale cadowga sade down dheh

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 2 года назад

      Mareexaan ilaa geesinimada halkaas ka keeneen kkkkkk

  • @mr.tinnacade6398
    @mr.tinnacade6398 3 года назад +5

    Thanks bro

  • @mohamedgureey3142
    @mohamedgureey3142 Год назад +2

    Reer garaad

  • @austinhouston8357
    @austinhouston8357 2 года назад +2

    Ala yaacizak qimaha iyo sharafta udhalsho waye💟❤💪💪💪💪💪

  • @khadiijocabdiraxmaan1143
    @khadiijocabdiraxmaan1143 5 месяцев назад +1

    Maxa medcarab falax falax ShAadan sh cabdulaahi iyoAadan shire Adan law

  • @luladen8201
    @luladen8201 8 месяцев назад

    Tolgeya mareexan waa dada jiro waydan somali ka harne came back sade soo rogaal celi ❤

  • @khadiijocabdiraxmaan1143
    @khadiijocabdiraxmaan1143 5 месяцев назад +1

    😊

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator 3 года назад +11

    Halyeeygi ugu weyna ee Mareexan waa Ahmed Gurey🙌🏾🙏🏽

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +1

      Axmed guray gari koombe kablalax daarood buu ka dhashay isasoo sax.

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 3 года назад +1

      Axmed guray waagiisii soomaalinimadu waxay ahayd Islaanimo, muslimiinta ayaan ka mid ahayn Axmad gurayna waa Soomaali dhalada taariikhda Laguna hayo.
      450 sano ka hor Somalidu waxay ka mid ahayd
      Dadka muslimiinta ee geeska Africa.
      Wax aadan hubin, oo aan jirin baad faan iyo qabiil ka dhax baaranaysaa ee ha ceebeyn dagaalkii Axmad Guray. Kana daa sheegashada qabyaaladeed iyo faanka ee beentaa: Xataa haduu Somali ahaaa ciduu ka ahaa laguma haayo taariikhda.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +2

      @@abdiroble2576
      Wlle wax layaable weeye dadkan qabyaalad baa ka buuxda hala yaabin.

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад

      Haa Axmed Gurey Gari Koombe ayuu ahaa.

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад

      Hay ka daahee.

  • @nabeelwarsane2594
    @nabeelwarsane2594 Год назад +1

    Marexaan waa dad gob ah oo geesiyaal ah.

  • @Khiladiyon143
    @Khiladiyon143 Год назад +2

    Qofteyda ah Mr💋

  • @abdinurgure8134
    @abdinurgure8134 Год назад

    Manshalah mareexaan Guulaysta marwalba❤❤❤

  • @xuseen--aadan6568
    @xuseen--aadan6568 2 года назад +4

    Mareexaanimo

  • @abdialidubad6116
    @abdialidubad6116 Год назад +1

    Marexan m.a

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 месяцев назад

    Ruunta wayee waxay degenan jireen buur mariixmaan ama mareehan waxay degenayen xeeb u dhaxaysa somaluya iyo yaman xebta la isku haysta oo xuududa yemeen iyo somalia u dhaxaysa boqortoyo ayey ahayen
    Dagalobadan oo dhinac waliba leh ayaa lagu soqaday bilka mareehaan aya leh xebta yeeben nagu haysato marexan dheldheel ma ahaan qabilkan inuba somali inta badan inu dhalay ayan maqlay waqtiga boqortoyada lala dagalayey ayey kala firdhaden dadkini badi goba mareexaan
    Wxw

  • @adeercxakiim4029
    @adeercxakiim4029 2 года назад +2

    Mareexaan qabiil jira❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 Год назад

    Mansha Allah

  • @ajeeyabdikhadir4839
    @ajeeyabdikhadir4839 2 года назад +3

    🥰🇱🇺🇱🇺💪

  • @CyclesPenguino
    @CyclesPenguino 3 года назад +6

    Axmed gurey asaga mareexan aha caruurtu awoowga 4 u yahey joogan

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +1

      Waali baa ku haysa axmed guray 1542 ayuu dhintay allaha u naxariisto ilma uu dhalayna ma joogi karo waayo shan qarni baa kasoo wareegtay, axmed guray gari koombe kablalax daarood buu ahaa.

    • @mushtaqabdinasirdahir314
      @mushtaqabdinasirdahir314 2 года назад

      de haa wa marexan sade waliba rer garaad

  • @mr-kw6ry
    @mr-kw6ry Месяц назад

    ❤🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xaawoaxmed3415
    @xaawoaxmed3415 Год назад

    Seef Cumar xaaji sawirkiiza mxaa u wadataa ma Mr baa waxaas baad sheegtaaa !!!

  • @eidledaudalidhuureyofficia6021
    @eidledaudalidhuureyofficia6021 4 года назад +11

    Kaso hadal beesha jareer wayne oo ah belaha somaliyed oo lagu tagri falay xaqugii

    • @ummaddaproduction
      @ummaddaproduction  4 года назад

      Mahadsanid sxb, horay waan uga hadlay, abtirsiino ahaan ayaan uga hadalnay, waana ka xunnahay in dad Soomaaliyeed la cunsuriyeeyo. Mar labaad waad ku mahadsan tahay mowduucaas, waana la tixgelin doonaa Insha Allah. Thanks

    • @Amran12798
      @Amran12798 3 года назад +1

      Somali wax ey tixgaiso majirto qabiil Somalia katirsan oon la dhibaateyn majirto ninba xoogiis

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 3 года назад +2

    Sidaad u hadlayso markaa mareexaan ma aha daarood.

    • @mandeeqaxmed7034
      @mandeeqaxmed7034 Год назад

      Abdirahman Ismaciil jabarti waa ayo soo Daarood ma aha darood waa naanees magaciisa waa Abdirahman sidaas ula soco walaal

  • @ilwaadaxmed216
    @ilwaadaxmed216 2 года назад

    Marexaanimo 🇱🇺 🇱🇺 🇱🇺 🇱🇺

  • @fatxical6162
    @fatxical6162 3 года назад +3

    Mareexaan malah

  • @akmuscab3073
    @akmuscab3073 2 года назад +1

    M.a

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526 Год назад

    Aaway culimadii beesha kadhalatay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    Adeer-keey yaa ka maqan Sawirka.
    Maalintaa Wuu Jiranaa.
    Saacid daa yiri Anaa leey-yeerin ne aan galo?. Lakiin Sawirku Waaweenka buu ahaa un,
    Dadkaa oo dhan wax 10-boos iyo leh, Ama Mid Dagmo 🤔 Uma maleenayo.
    Rooble kaligii baaba ka Boos badneed.
    Xasan iyo na Warkooda daa?.
    Qaain iyo Tuug? Xil-xumo hakugu til maamaan na, Waa 🤔.

  • @Sabestianthetraveller
    @Sabestianthetraveller Год назад

    Marexaan waa laandheere

  • @aziizadeeqsan5343
    @aziizadeeqsan5343 3 года назад +10

    Mareexanimo allha igu dilo

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад +3

      Allow Iimaankaaga islaamnimo igu dil.

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 года назад +2

      Towxidka Iyo Khatumada Wanagsan Allleh Ha Iigu Ooofsado Allahuma Ameen

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 2 года назад +1

      Runta somaki majecla kkkk

  • @mariamaraabicloud5378
    @mariamaraabicloud5378 4 года назад +4

    Cabdi mahan

  • @XamdiCabdi-i8v
    @XamdiCabdi-i8v 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @muqtaarcali6170
    @muqtaarcali6170 Год назад

    Maxn ahy marexan waxn kahay calidhere dadkayga an jeclhay

  • @mowliidsulub8556
    @mowliidsulub8556 4 года назад +2

    Thanks sxb

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 месяца назад

    Boon mareexaan tariikh samaysa

  • @khadroxashiaadan-zv9pe
    @khadroxashiaadan-zv9pe Год назад

    🥰🥰

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Год назад

    3:38.
    Lakiin Yaa Aqriyay Bookiii laga qoray, Dagada Burco? Markuu 🇬🇧ku soo Xirtay.
    (Rag dhaadheer oo Bariween, Baa nasoo dhaweeyay, Oo Lugaheena ba biyo ma taaban Ama Ciid ? ?
    Waan weey dhiiyay beey Naagtii-Ganaralku tiri 🤔 Is this Somali-Land, Lakiin Cawaan ima fahmin, Oo Dagaankooda beey Mooday In la dhaho, Somali-land.
    Intaan buuga Fhameen baa Daraawiish iyo Nin Waapan ba na kor mareen.
    Marka intaa Baan ka qoray .
    Xiritaankii Burco iyo Somali-land.
    Faankaaga Gaal hakuu Qirona waa yaab? Kolkuu Walaal kaa kaa xakiro.

  • @mohaxidiek1395
    @mohaxidiek1395 Год назад

    Boqorotoyada dalka wa marexan

  • @Sabestianthetraveller
    @Sabestianthetraveller Год назад

    Marexaan sade

  • @eidledaudalidhuureyofficia6021
    @eidledaudalidhuureyofficia6021 4 года назад +4

    Mar hadii ad kaso hadashay beelaha somaliyed wa muhiim inad ka ka hadashay

  • @ebadofarah1070
    @ebadofarah1070 Год назад

    ina dadkayga wa ina barta

  • @nashaadibrahim4431
    @nashaadibrahim4431 2 года назад

    Www m.a

  • @salaadmaxamed4989
    @salaadmaxamed4989 2 года назад

    Araad

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 года назад +2

    Maxamed Siyaad waxaa ciidanka u qoray
    Jeneraal Daa’uud. Maxamed Siyaad waxaa xukunka u qabtay Jeneraal Gabayre.
    Farmaajo waxaa keenay Sh shariif Sh axmad.
    Cabdiweli xiirane iyo saacid waxaa keenay Xasan Sh maxamuud. Mariixaan waligoodba Hawiye ayay ku daabnaayeen.

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 3 года назад +2

      Raganimadooda ayay ku kasbadeen in lamagacaabo

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 3 года назад

      @@mahadmaxamedcumar8573
      Waa runtaa rag wax gal ah way ahaayeen,
      Laakiin may ahayn rag abaal guda. Reerka mariixaan la yiraana ifka waxay ugu neceb yihiin Hawiye, cuqdada mariixaan ha iska saaro. Mariixaan: daarood waxaa uga dhaw Hawiyee ha gacalsadaano.

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 3 года назад +5

      @@abdiroble2576 maxamed siyaad isagaa magacaabay cabdiqaasim maxamed sheekh cismaan xuseen kulmiye iyo qaarkaloo badan halka farmaajo umagacaabay khayre rooble odawaa iyo qaaekaloo badan markaa ceeb maaha in wax lamagacaabo ee tayada ay leeyihiin siyaasiyiinta iyo saraakiisha mareexaan iyo waliba wadaniyadooda ayaa adag
      Fiiiro gaara anigu mareexaan ma ahi wll mahadsanid

    • @somalistars2294
      @somalistars2294 3 года назад +3

      Faan badanaa. Waryaa Hawiye iyagoo la aqoon baa Siyad Barre umadda idin barey

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 3 года назад

      Maxaa ka danbeeyay!!!!

  • @nasiibhassan7138
    @nasiibhassan7138 2 года назад

    Wagardhac

  • @jeanpaule5399
    @jeanpaule5399 3 года назад +1

    Haye

  • @Amran12798
    @Amran12798 3 года назад +3

    Gobonimo 😘😘😘😘😘

  • @aayaheenamedia2825
    @aayaheenamedia2825 4 года назад +2

    Ku dayasho wacan

  • @kautharmohamed32
    @kautharmohamed32 3 года назад +1

    😘😘😘💋

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 2 года назад

    Beenloow Beenloow Beenloow. Waa Kuwa usually liidaato. Ciid Ka Aqrisaneyso Ma Jirto.

    • @ajh1886
      @ajh1886 2 года назад

      Maxaa kugubaayo

    • @axmedabdirsak5377
      @axmedabdirsak5377 2 года назад

      Hooyo maa kugu tiri warkaa

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 2 года назад

      Asha sharmuuto ilkadheer 34sanno lagumaysanayey ogadeen meelna itoopiya gumaysato meelna Kenya gumaysato orodoo dadkada lagumaysto soo xoree siyad bare wax kadhigay ayagoo duurka injir kulaysay

    • @mushtaqabdinasirdahir314
      @mushtaqabdinasirdahir314 2 года назад

      @@ajh1886 waxa gubaayo marexan waligod ey talinayen oo waliba wa dad gessiyaal ah

    • @mushtaqabdinasirdahir314
      @mushtaqabdinasirdahir314 2 года назад +1

      addunka qarar in laga daremo wax kaxun majirto sade marexan wa gessiyal waliba madax ma gubayso na is dil kanaxo nafta wa marexan addunka cadan iyo madow wey u qireen inay caqli iyo somalinimo iyo madax yihin

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 года назад +1

    Ilaahay baa I lehe,reerkan kheyr lagama arag.

    • @shukriahmed4021
      @shukriahmed4021 3 года назад +7

      Ooadiga maa qeer qabo wasaq yahow afka suubso

    • @najmanatasha9489
      @najmanatasha9489 3 года назад

      Qosol ayaa loo ilka cadeeyay cadowgaaga looma muujiyo naacdiisa inuu kukuleeyo

    • @mushtaqabdinasirdahir314
      @mushtaqabdinasirdahir314 2 года назад

      qanis walba oo futada dulesho ha iska cadlo marexan maagarta horta 30 sano kutalinene hanagu casin warya

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 2 года назад

      @@mushtaqabdinasirdahir314 adi futadu ma ku awdan tahay.

  • @ibraahimgacmadheere9242
    @ibraahimgacmadheere9242 3 года назад +1

    Waxa uu sheegay oodhani waa run

  • @maxamedxasan8833
    @maxamedxasan8833 3 года назад +1

    Mareexaan waa dir waxaana ka tirsaneen boqortoyada adal ee boqortoyada dir Axmad gureyna waxuu ahaa boqorka jufada direed
    .
    cadeen
    Axmed gurey waxa uu dhashay 1506
    dhintana 1543
    daaroodna waxuu dhashay 1593 wuxuuna dhintay 1647.
    mareexaan waxuu jiray daarood kahor
    daarood waa magac ay ku midoobeen jufooyin direed
    kuna inkiraya soomaalinimadooda
    .
    Anigana waxaan ahay wiil mareexaan reer diini

    • @sandheremxdcali888kalaay9
      @sandheremxdcali888kalaay9 2 года назад

      Gudabiirzi renuur maxa nagadhaxeya anigu darood inaankamid noqda majecli boqortoyada mareexan cid umabahna

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 2 года назад +1

      War hana qasbin adeer taarikh aad samaysatay hanagu juujuubin

    • @maxamedxasan8833
      @maxamedxasan8833 2 года назад

      @@LTGAzam Orodoo baar sooyaalka
      adinkaa isir inkirid wadaanee

    • @caasholikeyou8434
      @caasholikeyou8434 2 года назад

      😁tattoo ka dhigan laheydan hal nin halyeey hada leedihin

    • @falischika6221
      @falischika6221 Год назад

      Darood haduu dhashay 1593, Warsangeli Sultanate oo jiray 1200 ma waxay ahaayeen Dir?

  • @MohamedAhmed-li1tm
    @MohamedAhmed-li1tm 3 года назад +1

    waar waxaasi iska daayoo hal nin oo aqoonyahan ah ama dhakhtar ah ama profasoor ah mala idinku arkaa askari ordasya ma ogiye
    Axmed gureyna ma sheegateen waaba yaabe

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 3 года назад +1

      Waa buuxaan
      Dr iyo culimo
      Diinta faafiso
      Ayeeba ubadan yihiin

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 3 года назад +4

      Mahamed Ahmed. Doctor Mahamed Aadan Sheekh oo Hospital ka weyn Hargeeysa kaaga dhisay yuu ahaa?

    • @shiikhxasanyuusuf5226
      @shiikhxasanyuusuf5226 3 года назад +6

      Dadku yey kumaqlin nio shaafi oo muqdisho kuyaala yaaweye dr shafici ugu haysta, dhaqtarka indhaha ee loo ado ee garowe yaweye axmed bashishi yaweye dib isugu noqo lamasookobikaro soo raadi bro

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 3 года назад +1

      Kkkkk cali mataan xashi waa ninkii ugu horeeyay duuliye ahaa diyaaradaha soomaaliya wadani

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 3 года назад

      Hada muqdisho waxaa jooga tumour surgeon shaafici aadan Dirir cabdi taano 90% in education