MOOSHIN: ka dhan ah RWe Xamse Cabdi Barre, oo ay wadaan Xildhibaannada Golaha Shacabka
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Isbahaysi Media Network is an independent media entity founded in March 2024. The media network was established to give a voice to the voiceless, consistently reporting on daily events in our country, the Horn of Africa, the Middle East, and globally. Additionally, it prepares comprehensive reports, diverse interviews, documentaries, and a reputable magazine
Follow us on Twitter: @TheIsbahaysi
Mahadsanidiin bahda isbahaysi media shaqo wacan ayaa noo haysaan guuleysta ❤❤❤
Jabuuti matku mariyay way u socon waydiii xalkaasina
Aljazeera halaga barto sida loo qabto dood wadaga siyasada, dood wadag dad isku fikir ah leysku keenayo Somaliya laga helaa
Waa tuug caravan waa ninka donali o dhan dhacay marna jabuuti yidhi so mariya yidhiii waana yamani
Guys your are late xageed jirteen afar sano
Madaxweynaha ayaa lacag meel ugu shubay😂😂😂 walahay waa iga qosliyey 😂😂
Wax kasta oo somali ka halaabay waxa ka musuul ah barlamanka oo indhaha ka qabsaaday kutakri falka xukuumada aay ku tumaneeyso dastuurki dalka u yiil waayo kun heshiis bey dawladu soo gashay hal mid ah oo la oraan kaaro somali buu dan u yahay oo la ogyahay maanta ma jiiro Somali waxa aay noqotay hashii u ninka guraani dheel miyey oon dhannah u fiyobeey,
Waxa ayaan daro ah nin shaley wixi u didaana ku dhamaaya maanta oo ay barlamanku wada arkaayan hadana aysan dan iyo xaajo ka lahay subxanalah war miyeyna barlamanku Somali ahayn misse dal kala laga xawiiley waa billahi towfiiq asc
Barlamaanka ma waxad rabtan inu isqabqabsi ku jiran oo mar walba la rido dawlada , Puntland ayda dawlada mala shaqysa mase jirta dawlad ay lashaqysay ayda, ragan siday shegen aqoon uma laha dawladnimada mida kale wa ( CALLBOX) ku shubo ah,
Dawladan waxay go,an satay in ay u is tagin wax walba oo hor istaga dawladnimada , Raysalwasarah waxad ku haystan wa maxad ula diriri ladahay Mw dalka
Xil kooshin waa aqoonyahan culus
Tani waxaan u aragnaa in leysku keenay dad isracsan ee ma ahan dad fikir kala duwan oo dadka Somaliyed wax tar leh inay tahay, damiinimo siyasaded weli maka bixin miya mudo 34 sano?
Why ay Muqdisha uga hirgaliwaday oo ay oga hirgashay gobolada maqan oo ad shegayso , midakale adinka qabiil aya idinka ka dhaxdhawaqaya : Muqdisha aya ku naxden kamana maratan Mudisha , fiiri waxa yaba nin tashaday u xayirnaw maxaqba , ragan uma qalman warasigan adiga waraysanaya ma tahay wariye aqoon leh mise waxa tahay mucarad Fadaralka wa fadaro ay samasatay Ethopia, nimankan way so shaqatagen wa dhaqalo radis