Masha’Allaah Tabarakallaah Waad mahadsan tihiin Yusuf iyo Yaxye sida Quruxda Badan Aad Noogu so Gudbiseen Waana Idinku faraxsan Nahay waxaana Idinku Raacsanahay Fikirka yusuf u ka hadlayo Dalkeyga Dal Aan Aheen in aan dhisto ma jecli maanta Anigo ku Nool N America Dalkeyga baan Aminsan Nahay Kaas baana ina Anfacaya insha’Allaah Isagana Dhisaneynaa Dalkeena waa Barwaaqo Allow Soomaali melkasta ay joogto Ka saar Qalbigooda Qabyalad oo Mid inaga yeel Inaga dhax saar kuwa Soomaali u ekayaasha oo xaasidka oo shisheeye u shaqeeya Allaahuma Aamiin
Masha Allah xaybaro iyo bilqeyr illahy ha iskukin xafido lamanaha qarniga guuleysta waligiin kala hela ubad kheer qabo aad ban ugu farxay xamar cadey xudun tayda ku dugan 💯🌹♥️
Mashallah I’m come to with my kids September inshaallah.all way down Minnesota United States my last time to Mogadishu was 2001 November 21 .thanks you and your beautiful wife
Been mahan reer Muqdisho inay yihiin dad jecel walalahoda kale ee Somaliyeed sona dhaweeya guul iyo hormar ayaan u rajeyay Muqdisho iyo dhamaan deganada kale ee Somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕
🇩🇯masha allah Mugdisho cadey🇸🇴 Maliin u baa imadoona'a i.a dalxiis ku maroo ayaa rajeynaya'a sanadka soo socta 2022 i.a. wan ini salamaya dadkayga somaliyeed🇩🇯💖🇸🇴 iyo téamka qoyska yuusuf xaybaro iyo marwadiisa bilkhayr axmad wan aniga o ah osman oo iniga salamaya dalka Somalie ee gobolka hiiran degmada buule-buurde
masha'Allah waa wax lagu farxo dhulkeni oo sidaa u qurux badan, In sha Allah mardhow waynu ka qurux badnaan doona wadamada deriska ah y carabtaba. runti weligay maan arkin muqdisho lkn Allah swt waxan ka rajeyn in aan mar arki doono. mahadsanid xaybaro
Maashallah tsbaarakallah alaha i din xifdiyo jizaakalah walaalo Anigaa ka mid ah dadka aan xili dheer tagin waliba waxaan ku dhashay wardhiigley barxadda iyo buur hindi dhexdeeda i miss my home
May siti muqdisho may madar lan ay misyuu muqdisho muqdisho wiligey maka bixin mane kabixi dono wan kudhash tay wane ku shaqeystaa 😍😍😍😍💕💕💕❣❣❣💗💗💗💝💝💝💯💯💯🙏🙏🙏🙏💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏👏👏
Yusufow waxan kaa codsan lahaa haday suuro gal thy sheko ad ad hada kahor wad naha kashekaysay oo ahayd habenki ad adi iyo saxibka burta hargaysa durkeda ku talla iyo gabdhihi idinla socday wixi in kala qabsaday plz
Runtii si fiican baad quruxda Muqdisho noola wadaagtay saxiibkey qaali Yuusuf xaybaro guuleyso mar kasta
Yaxye hhhjh qosol ayaad nagu dishaaa guuleyso walal
Masha’Allaah Tabarakallaah Waad mahadsan tihiin Yusuf iyo Yaxye sida Quruxda Badan Aad Noogu so Gudbiseen Waana Idinku faraxsan Nahay waxaana Idinku Raacsanahay Fikirka yusuf u ka hadlayo Dalkeyga Dal Aan Aheen in aan dhisto ma jecli maanta Anigo ku Nool N America Dalkeyga baan Aminsan Nahay Kaas baana ina Anfacaya insha’Allaah Isagana Dhisaneynaa Dalkeena waa Barwaaqo Allow Soomaali melkasta ay joogto Ka saar Qalbigooda Qabyalad oo Mid inaga yeel Inaga dhax saar kuwa Soomaali u ekayaasha oo xaasidka oo shisheeye u shaqeeya Allaahuma Aamiin
Woow amazing!! Wlhi allow anan dhiman anigoon muqdisho🇸🇴🇸🇴 iman from burco🥰🥰💯
Soo dhawow walaal, qalbi furan walaalo idin jecel soo dhawow markale minanka minankaaga waaye
@@siradm shukran wllo qali🙏🙏
Wwww m.a ana kusi tga gronka ilaa ad kso dageyse ma imnkrata Lee 🤣😘😘
Wow muqdisho muqwanaag🇸🇴ayado dhiban ayey sidaa uqurux badan tahay ina caadi ma ahan nabad waarta allaha siiyo xamar cadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
yusuf xeybaro nin culus wadani somalinimada ku weyn tahy maansha allaah muqdisho cadey allaaw noo siyaadi nawada iyo hormarka
Maasha Allah waligay Muqdisho ma arkin. Reer gobol baan ahaa hadana qurbaan joogaa. Ilaahy nabad ha igu tuso xamar cadey iyo dhulkaygii hooyo.
Ilaahy nabad buuxda hasiiyo Muqdisho iyo dhamaan dhulka somaliyeed💗💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💗💗💗💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid wall saad noogu soo gudbisay bilicda baladkeena
Muqdisho deenaa si xoowli ayay usii qurux badnaaneesaa
Intaan ad nala wadaagtay in ka qurux badan ayaa sii jiraan m.a
Masha Allah xaybaro iyo bilqeyr illahy ha iskukin xafido lamanaha qarniga guuleysta waligiin kala hela ubad kheer qabo aad ban ugu farxay xamar cadey xudun tayda ku dugan 💯🌹♥️
Mashallah I’m come to with my kids September inshaallah.all way down Minnesota United States my last time to Mogadishu was 2001 November 21 .thanks you and your beautiful wife
Anigu waligay muqdisho ma arag balse waxaan ugu ducaynayaa inay nabad waarta hesho amiin amiin
Ugu dar iney Muqdisho qofkasta oo Soomaali ah u furan tahay oo dad walaal jecel ay joogaan
Been mahan reer Muqdisho inay yihiin dad jecel walalahoda kale ee Somaliyeed sona dhaweeya guul iyo hormar ayaan u rajeyay Muqdisho iyo dhamaan deganada kale ee Somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕
@@amalomar860 waa runtaa walaashey
Masha allh wllakey yuusuf waad ku mhd snthy sida aad naku sobandhigtay caasida mugdisho aad baan ugu faraxsanahay hormarka aya siwado mugdisho illaah hanobarakeyo mugdisho waa caasimada umada soomaalieyd daad baa aaminasan inuu qabil leyahay dadkaasna waan leyahay illaah hacafiyo qabil khabri kula galimaayo mugdishona waa caasida umada soomaaliyed illaahna honoxafido wllakey yuusuf iyo wlashey Bilkheyr illaah haidin xafido waan Idin jeclahay farxad ku waar hormar wacan my king and my queen🤲🤲🤲🤲 ❤❤💚💚💞💞
Warta nabada gaar ahaan cali kamiin xafadeyda aan ku soo koray 😍😍😍😍😍❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wa wax aad iyo aad fican ruunti. Mogadishu iyo Somalia oo dhan guul aan uu rajeynaa. Inshallah.
Mansha allaha waad mahadsan tahay walalkeey aad iyo aad ayeey u qurux badantahay mahadsanid
Mashaa allah thnks haybro somaliya ha noolato dhibka ka jirana alloow ka qaad
Mashallh Allah hku sharfo hno wn kurajo waynhy inan imaado muqdisho from jigjiga Ethiopia 🇪🇹
🇩🇯masha allah Mugdisho cadey🇸🇴
Maliin u baa imadoona'a i.a dalxiis ku maroo ayaa rajeynaya'a sanadka soo socta 2022 i.a.
wan ini salamaya dadkayga somaliyeed🇩🇯💖🇸🇴 iyo téamka qoyska yuusuf xaybaro iyo marwadiisa bilkhayr axmad wan aniga o ah osman oo iniga salamaya dalka Somalie ee gobolka hiiran degmada buule-buurde
Yuusuf ilaahey xa ku xifdiyo waa wacyi galin wanaagsan qaasatan dhalin yarada waxaad jecleysiineysaa wadankooda iyo qurbajoogta ood ugu baaqeyso ineey wadankooda wax ka qabsadaan ❤❤❤ igu salaan Umulqeyr.
Saxib waddankayagu waa somalilan waan jacelahaya uma bahani somali
Mashallah my beautiful city thanks bro
I Love My Country my sweet home when they I will come
masha'Allah waa wax lagu farxo dhulkeni oo sidaa u qurux badan, In sha Allah mardhow waynu ka qurux badnaan doona wadamada deriska ah y carabtaba. runti weligay maan arkin muqdisho lkn Allah swt waxan ka rajeyn in aan mar arki doono. mahadsanid xaybaro
Asc yuusuf waa runtaa mansha allah waxan kaa soo salamayaa dalka holland gueleyso walaal
M.a muqdisho caday nabad warta iyo fanankena qiima badan guulayso🤗
Mansha allah 🙏💘🇸🇴💯 ❤️❤️❤️✅ Mogdisho wa casimadena 5 somali ✅
Masha Allah waa ku mahadsantahay walal muqaalkad nala wadagtay
M.a yuusuf xaybaro Dum maragbaan kaga ahay inay meeshan muqdisho tahy alx muqdisho waa nabad waxaana ka socdo hormar quruxbada keep going wllo
Maashallah tsbaarakallah alaha i din xifdiyo jizaakalah walaalo
Anigaa ka mid ah dadka aan xili dheer tagin waliba waxaan ku dhashay wardhiigley barxadda iyo buur hindi dhexdeeda i miss my home
Masha Allah Masha Allah Masha Allah waanaga farxisey Illaahey ha kaa Farxiyo Jazakallaahu kheyr Illaahey baladil Amiin hanooga dhigo waa runtaa yususow aawey jecelkaagii Quruxley Bilkheyr Illaahey ha isku kiin xafido awlaad kheyr qabtana Illaahey ha idin siiyo. Aamiin
Asc. Walaal yuusuf maashaa'llaah muqtisho way dhisantay anigu maba garteen imay sidaan u ogtahay waan ka murmi lahaa dhawr iyo labaatan sanno ka hor ayaa iigu danbaysay waad mahadsantahay walaal allfa marra mahadsanid nabada allaah hanoo adkeeyo waana imanayaa inshaa'llaahu.
Maaansha allaah muqdisho muuuq wanaaag ❤caaasimada umada soomaliyeed ❤💜alloow hay oofsan anigoo aaan caasimada quruxda bdn cagaha dhigin👆mhdznid yuusuf xaybaro
Masha allaha ilahayow muqdisho mar ii tus yaa rabi 😭😭😭😥🤲🤲
Mahadsanid Ustaad
M.a wllky wn uxisay muqdisho cadey Allaha idinku nabad yeelo wllo
Maasha allaah,waan soo dhawrynayaa maal galinta dalalka shisheeye la galinaayo in muqdisho la galiyo
Mansha Allah mugdisho qurux badatahaya
Maashaa allah guulaysta wax qurux badan baad natustay
Mash Allaah muqbilnaa munad wacanaa muqadisho waa muraydenaa soomaliyo hanolato
MASHA ALLAH MUQDISHO CADEEY WAAN KUU XIISAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🌹🌹🌹⚘⚘⚘👍👍👍
Waaaaw masha allh mogadisho way shidhan tahay walahi Allah hanoga dhigo nabad... wale maa arag lkn insha allh wan iman donta waliba waxan adiga iyo dumashidhey bilkheyr ayan idhin kusodegaa....
Aad baa umahadsen tahay walaal barakee alow xamar from yurub waan u soo soconaa maal iyo moodba waan galindoonaa iinsha alaah yaxye iyo xaybaro waa mahadsen tihiin walaalayaal
Masha Allah ilaahey hawsiyaadiyo hormarka xamar
May siti muqdisho may madar lan ay misyuu muqdisho muqdisho wiligey maka bixin mane kabixi dono wan kudhash tay wane ku shaqeystaa 😍😍😍😍💕💕💕❣❣❣💗💗💗💝💝💝💯💯💯🙏🙏🙏🙏💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏👏👏
Maa shaa Allaah
Thank you my brother Yusuf♥️☀️☘
Masha allah
Mash allah ilaahay ha nosaidiyo nabad 😘😍😍😘😍👌😍😍😍🇸🇴👏🇸🇴👏🇸🇴
Maasha Allah muqdisho
Mahadsanid.
Walalkay Yusuf waad ku mahadsan tahay inaad natusto Caasimada ummada somaliyeed waxan jeclan lahaa inaad natusto
Dagmada Madiina oo ah xaafadaydii oo ay igu danbeysay mudo fog
Masha allah beautiful
Masha alah tabarakalah alow ku xafid
maansha alaah muqdisho nuurka calaa nuur beautiful city
Masha Allah xaybaro Thank you hno
Maasha Allah mahadsanid dumashi vlogyo noso samaay anigaa ila hadleysaa xaqiiqdi muqdisho waxaa igudanbeysay,1995tii.wana.jeclahay.inaa.imado.one.day.insha.allaah
maansha allah mudisho dadka ku koray ayan ahaay allaha xafido amiin
Muqdisho magaala madaxdeenaa berisamaad baa iigu danbeysey oo aan dhigan jirey school maritimo xaafada cabdal casiis iinsha Allaah maruunbaan iman from hargeysa
Mashllh wadani ba tahaay xaybaro madaxweyne o qalanta
Mahadsanid. Yuusuf. Xaybaro
Yusufow waxan kaa codsan lahaa haday suuro gal thy sheko ad ad hada kahor wad naha kashekaysay oo ahayd habenki ad adi iyo saxibka burta hargaysa durkeda ku talla iyo gabdhihi idinla socday wixi in kala qabsaday plz
Wlhi habenkas san u qoslaayay waan fuuray funny bay ahayd run ahantii
Hhhhhhh insha allah walaal mar baan ka soo sheekayn doonaa
Amansoo.ordaa.xaybarow..masha.alla.dalkena.allaha.nabadka.dhigo
Maasha Allah, Allah ha barakeyo dhulkeenii Hooyo.
waaawo mashallah
Xaybaro waa baaraartay muqdisho maashaallaah yusuf allahakuxafido waxanjoga waxan jooga yururub wanasolabanaya inshallah hora usoco xaybaro
Masha Allah waan kufarxsanhy inan daawado muqdisho casimadenii ano inbadan kamaqnaa
Mahadsanid walal
Mansha allaah sxb hadal qiimo leh iyo muuqaal qiimo leh iyo fikir caafimaad qaba anigu wxn ahay dadka aan muqdisho arag lkn insha allh bn imaan waana ka cashayn
mashaa alllah wiil wanagasan
Asc maasha alah alaha ha inoodaayo wadanka haybad waxaad ku leedahay dhulkaada waa sax sax💯💯💯💯❤💯❤
MAANSHALLAAH.TABAARAKALAAH HOREYUSOCO
Tus hourmarka casimada somaliyeed
Mashaaaaa
Thank u for sharing and being positive 🥰❤️ xamar xeebteen u xiiseyer 💕❤️❤️
ina aderow ma imaada muqdisho insha allah wn iman doonaa hadan dhiman
Thank
Masha allh dhulkeena allh ha barakeeyo waligay maan arag muqdisho lknse waan jeclahay inaan mar tago from hargaisa
Masha.allah.ilahow.no.barakey.xamar
masha allah allaha no desto wadankena mahadsanid walal
Yaad qarxinee markan muqdisho imaado ma usoo socdo somalia
Maasha allaha allow noo barakeeyo muqdisho
Walaal mansha allaah
Mash allllllh allllllh kuxafido wllll qali
Xaybaro thanks walaalkey adiga iyo Yaxye gaab the funny guy inshaalaah we will come back waad ku mahadsan tihiin dhiirigelintiina
Masha allah tabaarakal lah 😍😍😍😍😍😍
Mashallah wan imanay naa mar dhow insha Allah thanks Yusuf
mansha allh wllkay qaali
Mogdisho muuq bilan qofki kamqn baa daremi karo wllahi wan kudhashy inan kadagano kuma haminayo mana jecali iann kafogato mogdisho nabad allh noga dhigo wey tby lalh nosiyadiyo
waaaw.dhirigelin.falogyada.sobadi.
Mansha Alag meeshan kudhashay dhulkaygii hooyo waan soo socdaa Alah ii kaso
Sax sax
Wcs masha alaah masha alaah
Masha allah muqdisho cadey allaha noodhowro adina waaa mahadsantahay wllk
Thanks brother for sharing Mogadishu 🙏so beautiful
Xaybaro waxaan joogaa europe waxaan ahaan jiray xiligii siyaad bare ciidanka xooga dalka aqoonina waa iisii korodhay dawladani aad bay iigu baahantahay ilaakiin waxaan u baahanahay cidii isku kaaya xidhi lahayd
Ustaadow hada boondheere aya kaadawanooyaa
Muqdisho Waa Magaaladadii Cidi kama Xigto
Masha allha mamo waxa igu dabeysey 1990 wale way dhismatey
MashaAlla ❤️❤️
Waaaaaaaaaaaw
ASCWW WALALKAY XAYBARO BOONEEYE ISKUL WIILWAAL MASHAQAYNAYAA?