Asad hadii allah ku caafiyo oo cagahaaga ku is taagtit waxaan balan lagahaa allah inaa soomo oo allah kaga mahad celiyo hadana wan ku duceeyaa inuu aalah ku caafiyo I.n❤❤❤❤❤
Kiki diamond ta cas ee team 27❤❤❤❤❤ Walhi wareysi qof weyn oo aakhiyaar ah aya thy 💖 ♥️ 💕 War noo soo badi fariid ba thy Walaley meeqa sanaa jirta, duq waaba tahee
Su'aalahii ugu cajiib sanaa ee inta aan arkay qof RUclipsr ah la yimaado ayey gabadhan kiki ah la timi Masha Allah guuleyso walaal ❤ Asadna waxaan u rajeyanyana in laxaadkiisu usoo Laabto idima illaahay
Asad su,alahiliisa wxa igu sameyn badnaa midii dhexe ee aheyd in la i niyad jabiyo iyo midii u dambeysay wllky illahow noloshiisa wax dhiba ha tusin laxadkiisana uso celi adigay agktada wax waxlba ka yihiin kun fayakuun habeen jimco waye amiin igula kaaba asxabey🤲😢😭
Kiki naag nool io bar Asad Allaha kuu rumeeYo rajDaaada io niyadadda see jcshyhy lugahaaga kusocotid Allah wuu awoodaa Allha na tuso intaan imtixaan wye ku sabar I.a waa heleesaa aduunka hdaa ku helin aakhiro ku helee oo uga baahi badantahy maanta I.a Allah kusoo celiyo🤲🏻
Wxaan ka mid ahyd ASAD dadka yar oo ku xirnaa mudo badan ,2020 ilaa manta wn dawada ,Maliin un wxa ku rajyn inaan ku arko adoo lugahaga ku socda ,oo cfimad taama qaba ,Inshllh😢🤲🏻❤
Asad ilaaheye subaxaanahu watacaalaa lixaadkisa ha u Soo cesho Ya rabi Karim 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲wax se ku 😂😂😂😂Kiki ee jaranjarada aan Ka tuurano😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤wa qofa noola❤❤❤
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
😢scw scw scw
Kiki waa qof macquula oo mihiime warysigeeduna qurxbadanyhy team koo dhan kiki ka soo same
Waraysigaan dad badan kaqaad abyo saan haku joojin abyo❤
Asad lixadkaga alle hakuso celiyo kiki sida quruxda badan nogu so gudbisay mhdsalid
aamiin
Ilaaheeyow hada Waxaan taaganahay salaada casir wll keyga marna saaxibkeeyga Ased yaarabi raxmaan lugahiisa usoocele aamiin insha allaah waad caafimaa deysaa sxb
ALLAHUMMA AMEEN 🤲🤲🤲
AMIIN YAAA RABI
amiiin yaa rabii🤲🤲🤲
Asad abowe wlhy dar'alle ku jeclahay ☹️🕊hore usoco asad hajiyo
Wee wee kikideena nooloow wllhi poqorad baa tahay❤❤❤🎉🎉princesses teena❤❤❤
M.a kiki wareysigan wu fadhiyaa dad kale kaso qaad pro asad ilahay lixaadkada hakuso celiyo❤🎉
Waxan gou rajeynaya ina lougaxaga ina iskou taagtid asad hagioyow amin ya allah ❤❤❤
Asad waaa qof wanagsane qalbi fiican fans ahey masha allah inbaden tagare
Asad hadii allah ku caafiyo oo cagahaaga ku is taagtit waxaan balan lagahaa allah inaa soomo oo allah kaga mahad celiyo hadana wan ku duceeyaa inuu aalah ku caafiyo I.n❤❤❤❤❤
Aad ufican tahay abayo qalbi dhalo ah ledahay ilahay kama jabiyo love you abyo dacadnimadada
Kiki waanku jeclahay❤🎉
Yaa rabi lugihiisa sahal adaa awooda leh wayo Asad will fcn oo qalbo furan Insha Allah waad soconeey Asad Insha allh❤
aamiin
nabigeena aan Ku salinu (scw) love saar
KiKi iney qof aqyaar ah oo hadal yaqaan ah thy mar hore idiin shegy ani😊❤
Kusali xabib Keenan Mohamed scw scw scw scw❤❤
Kiki diamond ta cas ee team 27❤❤❤❤❤
Walhi wareysi qof weyn oo aakhiyaar ah aya thy 💖 ♥️ 💕
War noo soo badi fariid ba thy
Walaley meeqa sanaa jirta, duq waaba tahee
Su'aalahii ugu cajiib sanaa ee inta aan arkay qof RUclipsr ah la yimaado ayey gabadhan kiki ah la timi Masha Allah guuleyso walaal ❤
Asadna waxaan u rajeyanyana in laxaadkiisu usoo Laabto idima illaahay
Kusali nabigeyna scw❤❤
Tankiyo gays👍❤️
Scw scw scw scw
Wow kiki gacanaa kuu taagay what a talent caadi matihid suaalaha inaba caadi ma ahan wey fadhiyeen😮
Asad su,alahiliisa wxa igu sameyn badnaa midii dhexe ee aheyd in la i niyad jabiyo iyo midii u dambeysay wllky illahow noloshiisa wax dhiba ha tusin laxadkiisana uso celi adigay agktada wax waxlba ka yihiin kun fayakuun habeen jimco waye amiin igula kaaba asxabey🤲😢😭
Kiki wa gabadh caqli badan oo degan furfuran go forward sister ❤
Hadhaafin kusali nabiga scw ❤
Kiikii wallhi waa ku farxaa video keep going sis
SuAsha.Ugu,Dambesi.wey,idhiiri,Galizi💯🇸🇴
Kiki waraysiga wa kuso baxee Wlh quurx mashalh qofba wax ayu haybad uleyahay ❤
Kiki is not easy Masha Allah gabr yar oo caqli bdn mash allh xafidullaah qaalli❤❤❤❤
waaw wlh masha alaah queen kiki gabadh da daal bdn maskax Bdn nololeey ii faraxsanow ❤❤❤❤❤
Kiki barnamijyadan oo kale soo badi coming soon 300k🤍
Allah ko cafiyo asad cafimad dagdaga ya rabi 🤲🤲
Masha Allah tabarakalaah Allah haidin xafido
Afcadeyda❤
Inta wareysi arkayey ki ugu wacna Kiki wey ku fadhida dad badan keen❤❤❤
Anku salino prophet Mohammed S.A.W S.A. W❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah kiki habo waxa tahay wariyihi ugu fiicnaa ee aan arko sida aqlaqqda iyo degenaanta leh 🎉🎉🎉
Mashaallah hore usoco walashey kauthar oo kumagac dher kiki afcad❤❤❤
Kiki suallo macqula weydisay waa kufadhisaa wlhi m.a kuwa kale meqo naag gursanee gormaa gursanee xarir maledahy aqas kiki aqayaray❤❤❤❤❤❤❤
Allah kaliya ayaa ah raja rumeyaha aduun iyo aakhiro Allow Asad rajadisa ah in uu mar kale dib ugu socdo lugihisa dunidaan korkeeda u rumeey 😢🤲🙏🫶
Naa kiki wan ku taageera❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kiki naag nool io bar
Asad Allaha kuu rumeeYo rajDaaada io niyadadda see jcshyhy lugahaaga kusocotid Allah wuu awoodaa Allha na tuso intaan imtixaan wye ku sabar I.a waa heleesaa aduunka hdaa ku helin aakhiro ku helee oo uga baahi badantahy maanta I.a Allah kusoo celiyo🤲🏻
Ilahey ha ku kaso adigo socoto asad hagio ❤❤❤❤❤
Quruxlaydeena kiki❤❤
Xqqdi Asad Nole Ka Wangsn Inu Jiro Uma Meleynayo Full Respect❤👑
Kiki❤❤❤ iyo asad xaji asc❤❤❤🥰
❤😂
Masha allh asad wiil qslbi fiican dagan insha allh malin lugahaaga waa ku istaagee bi,idnilaah kiki adigana gabar dagaannbadan masha allh qasli dumar allha ku dhawro
Walaalahey waxwalbo ooniyadiina kujiro ilaahey ha idin sahlo marwalbo ilaahey kukalsoonaada ooilaahey talasaarta wanidin jeclahay horay usocda😊😊😊😊❤❤❤❤❤🎉🎉🥺🥹
Insha allah allaha wllkeeyna Asad luguhiisa allaha uso celiyo 🤲
asad ilahay lugahga haku cafiyo😢😢😢❤❤❤❤
Kiki what a interview 🎉t keep going
kiki afcad iyo Aasd xajiyo wan idsalnay❤❤
afcad❤
Kiki iyo Asad 💕
Maasha Allah Allah ku xafido habaryar ❤❤❤
Ilahayow qof walbo oo muslim ah rajadisa iyo riyo diisa urumeey🤲🥹
Kikiyey abyo next sundus keen keep going xppti🎉300k I.a
Kiki qalbi 🎉🎉❤❤❤❤😊
Kiki waku tagera wllo ❤
Kiki anay fans kaaga kamid ahay kujeclahay❤
Kiki waresiga wad Ku fican tahay walhi dad bdn team 27 kamid ah waso arke lkn Ada ugu ficana m.a ❤❤
The realy goat Asad mahamed haaji 🎉❤❤
The realy queen kowser maxamud bulle koko❤❤❤❤❤
I.a alle hakuu sooceliyo ❤
Wxaan ka mid ahyd ASAD dadka yar oo ku xirnaa mudo badan ,2020 ilaa manta wn dawada ,Maliin un wxa ku rajyn inaan ku arko adoo lugahaga ku socda ,oo cfimad taama qaba ,Inshllh😢🤲🏻❤
Kiki abayo 1 geme oo hani aa ugu magac darty soo dhin codsi😊😊😊❤
Team sundus iyo ladna iyo Koko iyo samia ❤❤❤❤❤❤
Team Kiki iyo Asda ❤❤❤❤❤
Su,aalo cajiib ah waaye asad allaha kuu rumooyo. Rajadaada caafimad
Insha Allah kheir bro 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Kiki Qurux❤300k🎉🎉❤❤
Oh my kikii❤🎉🎉nolow qalpi
Waaw. ❤ suaalo macquula
Alle subxanahuu watacalaa hakuu so celiyoo laxaadkagi Oo dhamaysytiran wllo🤲sikadis ah walina insha allah
Asad ilaaheye subaxaanahu watacaalaa lixaadkisa ha u Soo cesho Ya rabi Karim 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲wax se ku 😂😂😂😂Kiki ee jaranjarada aan Ka tuurano😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤wa qofa noola❤❤❤
Maashaa, Allah Allaha idiin Dhowro Walaalayaal❤
Illahay ha ku so celiyo laxaadkada aboowe❤
Asadkena qofqalbi wanagsa aadbankutagera hore usoco wllky
Ilaahey hakuu rumeeyo aboowe insha allh lugahaaga wuu kuusoo celin doonaa ha walwalin
Kiki adiga sundus koko samiya iyo ladan ayay is ku soo baxa plz noo soo gali abaayo😊
Kiki afcad asda 😢😢🎉😮
M.a wllky Asad waxan Allaah s.w.t kaga barya inuu Lexadka ku dhameystiro manta waa malin jimco ah wxa ku jirto sacatul ejaba Rabiyoow u aqbal Asad ducoyinkena Aamiin Aamiin
Illahayow malin jimca waye lugahada kusoceli ameen yaa ALLAH
Hormar wacan ayankurajeyna walashey mcn ❤❤❤
From team macalimo ❤❤❤
That's great video right there🎉 informative
Scw scw❤❤
Kiki❤🎉 😊
Masha allah walal qali❤❤❤
Illahay awodise hakugusoceliyo laxadkaga wllkay
Mashlh 🎉🎉keeping going xibibti ❤❤❤
Masha Allah su.aalo cajiib ah
😢😢 Allah hakicafiyo wlkey asad i.a cafmd yan kurajynaya
Kiki waa qof caqli badan masha Allah suaaalo macaauul weydiisey Asad
Allah ku cafiyo wllkey asad
Barnamijkan Barnamij ka fcn oo aan dawan laheyn majiro wlhi ❤
Aniga xita wankutaageraa asad wanarajenaa inan mar un ku arko inshllh ❤
Koko next keen❤
Illahay isaga awooda illahay lugahaga haku soocesho
Team kiki afcad❤❤ team asad😊😊 like❤
Samideyda aqliga allaha usiyadsho sual aan xanaf lahen aadna u qurux bdn ❤❤❤horay usoco kiki
Asad waan ku tageera wllky❤❤❤
Qofka ugu horeeye like saara🎉🎉🎉