DEG DEG AABE GABADHIISA YAR KU XIRAY QOL 15 BERI AH OO LASOO QABTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024
  • INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA www.instagram....

Комментарии • 96

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  4 месяца назад +9

    INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 месяца назад +15

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FowsiyoGarcade-d6k
    @FowsiyoGarcade-d6k 4 месяца назад +9

    Subxaanallah illaahayow dadka beerka adag caruurta ka badbaadi

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 месяца назад +1

    SUBXAANA LAAH
    WAA 2 JIR MARKEY INTAAS LA EGYIHIIN XAARKODEY CUNAAN YAA ALLAAH 😢😢😢😢
    USKAG IYO JERMIS ISLA XOQAYSAA😢😢😢😢
    WEY DHIMAN GAADHAY GAAJO DAYAC CIDLO MURUGO 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ismahanali1121
    @ismahanali1121 4 месяца назад

    😢😢😢😢yaa rabi naxariistii baa ka tagtey halaga qaado ilmaha yar 😢😢😢

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 месяца назад +5

    Subxanallaah aabo maa shee ninkasi bismillaahi rxmni rxim 😢

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 месяца назад +1

    Kaasoo kale Waa Noocay, Farhia Cabsiiye sheegtay, Dulayste, Qurmoon Subxaanallah ilaahay Ilmo, dambe Masiiyo kaas Amiii😢💔

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 месяца назад +3

    illahay naxriista nagama qaado yaarabi

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y 4 месяца назад

    Waa..dhibaatada.soomaaliya..xasan.shiikh..hallaaga.ugetay
    Oo.kale.ayuu..ugeytey..ilmah.inkaarqabe

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 4 месяца назад +3

    Oo hoyadii dhashay aaway tan kale aaway deriska subxanalaah oo may dhahan noo keensa gabadha aan k7 haynee intà ka imaaneyso subxanalaah kuwasna deris ma ahan tankale muu qaato oo shaqada u wato bisinka

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      HOOYADEED WAALA FURAY
      DARISKA ILMO ISLAMED MEY ISKA QAADANAYAN
      HADABA POLICE KA DARISKAA WACAY
      INUU EHELKISA UGEYEY AHAYD
      XAGE KU ARAGTAY ILMO SHAQO LOO QAATO 2JIR AH

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 4 месяца назад +3

    Subxana Allah war ninkaas arxan daranaa iyo danqasho la aa

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 4 месяца назад +4

    Subxaanallaah subxaanallaah beerka😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 4 месяца назад +2

    Subxaanalaah Allah 😢😢😢

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 4 месяца назад +1

    AABAHASI HADU WAALAN YAHAY DERISKA MAXAY UQABAN WAAYEN MAR HORE ILMAHA MAXA LOO CAAWINWAYAY SUBXANALAH

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      XISAABTA MID KU DARSO
      DARISKU EED MALEH WAAYO DADKA HADA JOOGA QOFWALBA DAAR DHAGAX AH AYAA UXIRAN
      TEEDA KALE GACAN UMA QAADI KARAAN WAAYO KIS AYEY GALAYAAN
      O XATAA NINKA NAFTA KABIXI KARTA DARISKA HADA MARKEY XAALADA FAHMEEN POLIC UWACEEN
      MEXEY KALO QABAN KARAAN

  • @FaisaAbdullahi-v8o
    @FaisaAbdullahi-v8o 4 месяца назад +1

    Bismil laah kan aabe ma ahan wa aweeso

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed 4 месяца назад +3

    Subxanallaah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 месяца назад

    Habaryar hooyo ayaa wax dhasho iyo wixii dareen leh xataa xayawaanka ayaa dhama aadanaha marka ha eegin eeg caqliga hooyo iyo damiirka 😢😢😢😢

  • @AyaanShukri-b3m
    @AyaanShukri-b3m 4 месяца назад +5

    Kuwaas daris ma aha

  • @NairusMoha
    @NairusMoha 4 месяца назад +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 месяца назад

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI
    YAAB BADANAA ILMAHA YAR MAXAY CIQAAB ARAGTAY SAQIIRKAN YAR ANIGOO 40 JIRABA OGOLEYN QOL KALIGAY
    KOLEY ILMAHAN YAR MASKAXIYAN WAX WEYN GAARAY
    HADUU QAYR LEYAHAY MUU UGEYO EHELKIISA
    AMA DARISKIISA😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Saara-w3w
    @Saara-w3w 4 месяца назад +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf 4 месяца назад

    Ax ax ax subxanallah kani abbe maha inkaar qabe waaye balaayo qadatay

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 4 месяца назад

    Subxaanalaah walaahi waalid caasi waa jiraa waa kan oo kale 😢😢😢😢😢

  • @ZahraAliAbdi
    @ZahraAliAbdi 4 месяца назад +2

    Subhaanallh 😭 😭 😭

  • @Umo580
    @Umo580 4 месяца назад +2

    SUBXAANLAA BEER ADAKA

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed 4 месяца назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 4 месяца назад +1

    Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah 😢😢

  • @FatumaMohamed-m3e
    @FatumaMohamed-m3e 4 месяца назад +1

    Wlh wn uska ilmaye ah alla hanun bathana

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 4 месяца назад

    Allahu Akbar

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 4 месяца назад

    ASC ZAKI HABO WAA KU SALAAMEY AABE LAMA DHIHI KARO WAA QEERUMASUL ARXAN DARAN OO AAN NAXARIIS LAHEYN BALSE ILAAHEY BAA BAD BAAD SHEY SAQIIRKAS CADOWGU DHIBATEYEY WAXAA AYAGUNA LA MIDA KUWA DARISKA LA AHAA XAASID SANAA WUXU DAMIIR XUMAA WAA IS MA DHAANTO RAGA GABADHA GURIGA KA SOO SAAREY NA EE GABADHA DARISKA U DHIIBEY NA DHAMAN TOD QEYR ALAHA SIIYO AMIIN

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 4 месяца назад +5

    لاحول ولا قوة الا بالله

  • @CaliXuseenducaale
    @CaliXuseenducaale 4 месяца назад +1

    Waa xabsi daa I'm xukunkiiau

  • @AaminoHussien-pf6rm
    @AaminoHussien-pf6rm 4 месяца назад +1

    Waxaas waa beentaa sidaayku noolaate 15 days cunukyar oo guri laku xeraay oo wax cunin waxba cabin sidee kunoolaataay anigaaba sadax bari oo isku xigto kuri kuma jiri kari

    • @AaminoHussien-pf6rm
      @AaminoHussien-pf6rm 4 месяца назад

      Cunto muusiin jiraay subxaanallaah

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      Mid fahan
      Horta waa qalad in ilmo saqiir ah guri lagu xiro
      Laakiin 15bari macnaha habeenkii u imaan jiray
      Subizii markuu wax siiyu katagi jiray laakiin
      Ilmahan wey sightly waayo noloshu ma aha cunto best e waa farxad cayaar wheel intaasba mey haysan maalintiyo dhan waa qalad weyn wey waalan gaartay xataa haday korontadu ku kick lahayd wuu dilay walhy wuu dilay
      Xasbun alaah

  • @Amina-cr7bd
    @Amina-cr7bd 4 месяца назад

    Subxaanallaah Subxaanallaah

  • @fatmayusuf1954
    @fatmayusuf1954 4 месяца назад

    Hi zaki habo oo charki miyey dinten wallahi wa yaab

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 4 месяца назад +1

    Sadax Sano ma dhamo cunugtaaz waa Laba jir ama Hal Sano iyo badh balayo aabe unoqo dheh duli waye kaas taariiqdeey ugaleyssa yaan lo celin wuu dilaa ileyn wuu cebobey hadeey weynato Wey ogane siduu igalay naxariis laawaha aabe isku shega waxa Laga yaba inusan dib dambe udhalin caruur

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      Xaqqiiq waa murugo😢😢😢😢😢😢😢

  • @AyaanShukri-b3m
    @AyaanShukri-b3m 4 месяца назад +1

    Dib dabe ha udhalin insha allah

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 4 месяца назад +2

    🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🤲🤲

  • @abdullahiahmed4026
    @abdullahiahmed4026 4 месяца назад

    Waa in inanta hoyadeeda lagu warejiyo madama qayru Maduu yahay aabo ma dhihi karo mana istahilo

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 4 месяца назад

    Xasbunallah Daris fiican maaha inaalilaah maxaa loogu dhiibay ilmaha

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      LOOMA DHIIBIN ISAGAA DHALY
      DARISKU EED MALEH MARKEY OGADEN POLIC UWACEEN
      NINKA ISAGAA DHALY
      HADA ADIGA CUNUGA AAD DHASHAY DARIS MAKAA QAADAN KARAAN?

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 4 месяца назад

    Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah 😢😢😢😢

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 4 месяца назад +1

    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaysaAxmed-my3cs
    @FaysaAxmed-my3cs 4 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 4 месяца назад

    Sub aan allaah alla beer adagaa

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 4 месяца назад +1

    Xabsi hala dhigo kaa aabo mahane acuudu bilaahi I think maskaxiyan mafiyooba

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 месяца назад

    Haduusanbo fuulin Alxamdulillah

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 4 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @DariiqulHidaaya
    @DariiqulHidaaya 4 месяца назад

    هذه شان متعجب

  • @Muhammad-og3gk
    @Muhammad-og3gk 4 месяца назад

    5:18 5:19 5:20

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 4 месяца назад

    Aabayaashii ayuu ceebeeyay kani aabayaal waxa jira ilmah inty tunka ku qaataan u shaqeeya iyaguu madaxa kuwata kana saasuu sameeyay ax ax ax iimaanka laga qaad

  • @Nyusuf-gj6xu
    @Nyusuf-gj6xu 4 месяца назад

    Yurbe handiii joog laha waa xabsii daain

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 4 месяца назад

    Ilmaha yar sibay noqotay indhahay taagaysaa

  • @FarhioM-y3o
    @FarhioM-y3o 4 месяца назад

    Good

  • @AbdirahmanKhalid-md2ml
    @AbdirahmanKhalid-md2ml 3 месяца назад

    Taas waxaad kadareemi kartaa soomaalda qaar ineey waraaba noqotay

  • @cookingwithzeinab8073
    @cookingwithzeinab8073 4 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 4 месяца назад

    Waaba xaywaan ninka sido ugu xiray guri cunugtaan yar balaayo kugu dhacday

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 4 месяца назад

    Axaxaxax😢😢😢

  • @MUMTAZSEID-t1w
    @MUMTAZSEID-t1w 4 месяца назад

    Ree hadaa nahay waan rogman gaadhnay subxanallah darisku ninka malinti uhoraysay markuu sas sameyey maxa garaci waayey koley hawshaa rag maysan ogayn

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      SUBXAAN LAAH DARISKA SIDAY UGARAACAN
      HADA SHARCIGAY UGU YEEREN

  • @Yaasiinaxmed2
    @Yaasiinaxmed2 4 месяца назад +1

    Haddaanu haysan karin hooyadeed miyuu iska siiyo

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 4 месяца назад

    Dadka qarkod daris magalan.meykujabiyan.qplka

  • @salmosagal
    @salmosagal 4 месяца назад

    Waahal 1jir conodhaan camalaaijogo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 4 месяца назад

    Subxanalaah😢

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 4 месяца назад

    Aabana maaha qumayga ala haqabto

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 4 месяца назад

    Somalidu waa dad dhib badan hadu naagtu gursado an dhahayan waa edo arxanlay hadu asagi nin yahay o u nolol radinayo laga yabo inusan haysan cid u haysa mana dhici karto intas o sac inu ka maqnado mindha dhorsac weye tankale dariska Hal guri bey wadadaganyihin hadey dad fican yihin mey dhahan nokenso wax ninkas maskinka wax hasta ma ogidine yan lagu danbabin

  • @BilanYonis-h3y
    @BilanYonis-h3y 4 месяца назад

    Ax axanun badana 😢

  • @SeynabHassanAroone
    @SeynabHassanAroone 4 месяца назад

    aabo maahin halaxiro

  • @MUMTAZSEID-t1w
    @MUMTAZSEID-t1w 4 месяца назад

    Ree jigjiga hadaa nahay

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 4 месяца назад

    Dariska ayaba iigu daran

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 4 месяца назад

    Iyagaa kkadaraa

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 19 дней назад

    Cunto ayaay ka dooneysey ikastuu

  • @Muhammad-og3gk
    @Muhammad-og3gk 4 месяца назад

    gggg

  • @AaminoHussien-pf6rm
    @AaminoHussien-pf6rm 4 месяца назад

    Kuwaas waa gaalo subxaanallaah

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 4 месяца назад

    Waxa Laga Yaba Inu wax u hayo uu wayay oo xanano ka tahay

  • @FatumaMohamed-m3e
    @FatumaMohamed-m3e 4 месяца назад

    Alaa sujir naho kumayalo ninka gawada yar san uadabayo alaa abe mahaa wlh

  • @XumeeroCabdiraxmaan
    @XumeeroCabdiraxmaan 4 месяца назад

    Rffwxd

  • @FosiyoAbdiYussuf
    @FosiyoAbdiYussuf 4 месяца назад

    Waa dhib wlhi

  • @ifrajSharmake
    @ifrajSharmake 4 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 4 месяца назад

    😭😭😭

  • @FowsiyoGarcade-d6k
    @FowsiyoGarcade-d6k 4 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Amina-cr7bd
    @Amina-cr7bd 4 месяца назад

    😭😭😭😭

  • @AminTube-m5j
    @AminTube-m5j 4 месяца назад

    😭😭😭😭

  • @AminTube-m5j
    @AminTube-m5j 4 месяца назад

    😭😭😭😭