DEG DEG BAAHALO MUCJISO AH OO LAGU ARKAY QABUURAHA MUQDISHO EE MEYDADKA LAGA SAARAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • WIXII FARIIN AH IIGA SOO DIR INSTAGRAM KEYGA 👇www.instagram....

Комментарии • 37

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 месяца назад +8

    WIXII FARIIN AH IIGA SOO DIR INSTAGRAM KEYGA 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 месяца назад +5

    bismillah asc Mogadishu cudur kadilaacimaa insha allah lkn waxa cudur kudhici doono kuwa umada somaliyed kuqasbay iney meydada kasaaran xabaalaha insha allah waxan allaha waaxidul qahaarkaa weydiisanay inuu illahey cudur kurido kuwa amarka kubixiye in xabaalaha lagasaaro meydada musiibo allaha kuridee illahow masaakiinta badbaadi

  • @BollinaBolli
    @BollinaBolli 3 месяца назад +4

    Alaaah u naxariisto dhamantoda ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 месяца назад +3

    Dawldan kibirtay ayuu ilahaay waxa kutusyaaa😢😢

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 3 месяца назад +2

    subxaan allah

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 3 месяца назад +1

    Aaway dadkii ku dhegay meydkiisa markii berbera markii loo waday may hada kabaxshaan meydkaa oo meel kale ku asturaan

  • @naima5863
    @naima5863 3 месяца назад

    Alle Ka cabsada waayo qofkasto meeshuu alle ugu tala galaye itaqulaah waayo dadka la banca dhahaayo cuna dadka wax isiin Garay Malaga somaliyey hadii saarina ee kordega subxaana laah

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 3 месяца назад

    Qabuuro labixinaayo mexey tahay zubxanallah😢😢😢

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 3 месяца назад

    madax wayne xasan sheekh wuxu qiimaynayo majirto waxkasto magalada kadhacaya maqiimaynayo waa ayo reerkiisii iyo noloshiisii meelbuu dhigty lakin wax kusosocda ma oga

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 месяца назад

    Walaal waxas aaminin waayo cudurka waa qadar qofka ale ladamco weeye aduunkan alaa u talinaya balaayo majirto ee nafta alaa leh

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 3 месяца назад

    Blz ESTOP RESPECT FANANKA WIILKISA CURAD KA TAGAY WAANA LAQADAYAA

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 3 месяца назад

    BALDAAS MADAXDA ALLAA HAKU SALIDA AYAGA AYAA SABABAYE MASIIBO MADAX KUU NOQOTAY WAA TANOO KALE CAJIIB

  • @FarxiyoCabdi-qx1co
    @FarxiyoCabdi-qx1co 3 месяца назад

    Subxanallaah

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 3 месяца назад

    BILLAAHI BALAHAAS HALASOO ARUURSHO MADAXTOOYADANA HALA KEENO SI AY MADAXDA HAYNAGA CUNAANE

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 месяца назад

    Karantiil aduunka haku soo rigo rer muqdisho madaxwaynaha xitaa ma so bixi karo mudo 3sanno ah

  • @FarhanWeli-z9f
    @FarhanWeli-z9f 3 месяца назад

    Subxaanalah innaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun

  • @MohamedFarah-vz6nj
    @MohamedFarah-vz6nj 3 месяца назад

    Meeshan waxi laga dhiso guriga reer akhirodka inuu noqda kabaqa wallaahi dawlada waxba kasalag leh😊

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 3 месяца назад

    Subxanalla😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад

    Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh yaab waalhi subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 месяца назад

    Soomaali way waalatahay may udaayaan say rabaane

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 3 месяца назад

    Acuudu billaah soomaali iyagoo nool way qaxayaan gadana maydkii ayaa laqaxinaya

  • @CabdulaahicabdiDhaay
    @CabdulaahicabdiDhaay 3 месяца назад +1

    🎉🎉

  • @nasramohamed1447
    @nasramohamed1447 3 месяца назад

    Waxas cudur maaa ahaaaan waaa mucjiso ilaheey lkuwax tusiiiin

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 месяца назад

    Adiga wil yare tahaye bax shaaqoo Raadsoo wax wax kahaa waa,weyn waye Irsaaqa

  • @MuhammedYuusuf-bo2uh
    @MuhammedYuusuf-bo2uh 3 месяца назад

    Qubuuraha

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 3 месяца назад

    Xasan sheeq ha loo sheego

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 3 месяца назад

    Blz BEENTA ISKADAA ILAAHAY KACABSO

  • @IbadaIssack
    @IbadaIssack 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 3 месяца назад

    Kaba buuda ha gashtano iyo galovisyo horana ha laga bufiyo sun

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 3 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @dawailesaman8983
    @dawailesaman8983 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 3 месяца назад +1

    Walee bahalada na tusi cidaan kooda yar iyo kooda weeyn beenta malagu koriyaa

  • @hassanmohamed9670
    @hassanmohamed9670 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢🐊🐉🇺🇾

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 3 месяца назад

    CURADKIISA TAGAY MARHORE

  • @awm221
    @awm221 3 месяца назад

    Subxanallaah

  • @MujammMuhamm
    @MujammMuhamm 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢