DEG DEG MACALIN ILKACASE OO LA ARKAY & DADKII OO CABSI SOO WAJAHDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Hadda iska diwaan Gali forever living products chat.whatsapp....

Комментарии • 54

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  9 месяцев назад +3

    Hadda iska diwaan Gali forever living products chat.whatsapp.com/DhurFGRnmIC6UNh1nYf1jB

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 9 месяцев назад

      Yaab yaab anigaaba baqay walhy
      Waxaa iigu daran kan yiri darris nahay.
      Waar saki kajoog arinka illka case

  • @AishaAdam-pl5rx
    @AishaAdam-pl5rx 9 месяцев назад +3

    😅😅😅 aniga xataa waligy wax kama sheegin qofkas zaki adi cml ayan ahy 😅😅😅

  • @mdakp9231
    @mdakp9231 9 месяцев назад +1

    Farmaajo markuu xilga hayste wye😢😢

  • @tubaabra7440
    @tubaabra7440 9 месяцев назад +1

    Istaqfurullah cunugaan 15y uma eka illahay amarkiisa badanaa😢😢

  • @MujammMuhamm
    @MujammMuhamm 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 месяцев назад

    Inaa lilaahi wainaa illayhi raajicuun

  • @ayaanleismaaciil3388
    @ayaanleismaaciil3388 9 месяцев назад

    😢😢😢maskiin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 месяцев назад

    Maashaa allaah
    Tallo wanaagsan weeye walhy Carab waa xassad

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 9 месяцев назад

    Hayay asad xajyo ilkacase wali wu noolyahay Malaysia 🇲🇾 iskajogo qabrigaga kasii diyarso.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 9 месяцев назад

    This is a message to the young boy! Ha ciishoon walaal Somali baa tahay, Muslim aa tahay Ilahay ne Boqoloow uu kaa dhigay! Ale ku tawakal ignore the haters and InshaAllah Illahay will guide and protect you! Somaliyeey you must fix up don’t mess up a young man’s future with silly talk!

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 9 месяцев назад

    Waa Calool Xumo, Somaali ilmaha intay iska dhaanbay iska tuurayaan Subxaanallah 🤔💔

  • @Dumliksoboslaay
    @Dumliksoboslaay 9 месяцев назад

    Waa asgi

  • @liinjecaddelyrics
    @liinjecaddelyrics 9 месяцев назад +1

    Bro waxba Kama aadan sheegin lkn muuqaalkiisa ayaa faafisay.!!!!!

    • @abdulahiali5051
      @abdulahiali5051 9 месяцев назад

      Macbuudkow cabsi cabsi waaye wlhi eebow godiskaan maxawaaye 😂😂😂😂😂

  • @BasBaa-vg9wd
    @BasBaa-vg9wd 9 месяцев назад

    Asc wll saki igu horen wan kumahad celinaya mxa yeley dhirigelin ayan kaheley malinki ad xaflada 100 kun udabal dageysey sidi an noloshadi hore ugu hadashey ayan dhirigelin kaheley adigo dhib kujiro dad cadoow gacanta ugu jiro xita intarnedka maheli jirin alx manta nolosheyda wey ificn thy shukran wll 😢

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 9 месяцев назад

    Wah mala sii dayay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 9 месяцев назад

    Qof u’eg armuu yahay?

  • @mustafeshekhaal5678
    @mustafeshekhaal5678 9 месяцев назад

    Saki waa ka cabsahee miyaa

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 9 месяцев назад

    😮😮😮😢

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 9 месяцев назад +1

    War dhintay WA baxsaday khawarijkii alshaydan u wayna 😢😢

  • @SeynabHassanAroone
    @SeynabHassanAroone 9 месяцев назад

    Waa isagawaaloo😂jeedaa

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 9 месяцев назад

    Hamse abdi bare wuu dhiitay wuu baxsaday ruun somaha😂😂😂😂

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 9 месяцев назад

    AdeerZak. Waa. Adeerkaada. Korneel Hussein Afgooye. Kaa. Soo. Salaamooyo. Canada 🇨🇦. Adeer. Anigaba. Saraakiishii. 77. Ku. Soo. Dagaalantey. Ayaa. Ahay. Dadkaan. Hada. Joogo. Waa. Is. Fahmi. Lacnahay. Adeer. Wiligeeyga. Qof. Itoobiyaan. Ah. Ma. Salaamin. Hakala. Saarin. Itoobiyaan. Waa. Itoobiyaan. Adeer. Ishaa Mar. Dhow. Waa. Ku. Soo. Salaamayaa. Kampala. Kiseenya. Mango. Maqaahidii. Doonfaareey. Ma. Furan tahay. Korneel Hussein Afgooye

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +3

    : boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤❤❤
    👇. 😢. 😮. 😮. ❤

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 9 месяцев назад

    War nimanyahow waa isagii ninkan runtii.

  • @chaltuShimbira
    @chaltuShimbira 9 месяцев назад +1

    Waxaa wax laga xumaadoo lala yaabo ah dad ka soo korsanaya ilmayar on wax ba aqoon kadib na Ciara’s delineation dhahaya kumaanan dhalin. oo markuu dadkii soo koriyey la qabsadoo aamino ay dhahayaan kumaanan dhalin 😡😡🛑😡🥲🥲😢😢 hadey miyaa ka dilayaan maxay😂 u korsanayaan???

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 9 месяцев назад

    war odeyga oromo ayuu ekyahay.

  • @RaxmaXasan-pd5re
    @RaxmaXasan-pd5re 9 месяцев назад

    😂😂😂🎉❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 9 месяцев назад

    Waa cabsi cabsi hhhhhhhhhh zaki hooyo

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 9 месяцев назад +1

    Dawladii farmaajo iyo fahad dawladii mucjisada dawladii Qaraxyada hala wey diiyo

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 9 месяцев назад

    Was run csrab ruc baa ku.dhavfay

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 9 месяцев назад

    Cabsi cabsi waaye war hedhe reysalwasaraha marku laha dhimanay waso nolaanay
    Meshan cabsi cabsi waaye waxle jiro😂😂😂😂

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 9 месяцев назад

    Soomaalia in ay cadalad jirin cid walba og arintan ma been san nayo aniga

  • @josman7296
    @josman7296 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂 wadnadhaxaa qac baakayeertay iyaah

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 9 месяцев назад

    Tiirka marku ku xiran yahay madaxa waxba looma galin bacdal pictue dad weynaha lanqaday wa layska dadayey😂aabihiis yana cisanka ka mida odayga dhalay yana soo dayey Asad haajoyow maxkamada is gee

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 9 месяцев назад

    Waa isagii shaki male inay laba
    Shabaab wada shaqeyaan dawlada
    Oo dhan waa wada shabaab
    Madaxtooyada muqdisho ayey
    Joogaan 77 aabahaaa ku was
    Anagaa la dagaalanay waana la
    Heshiiney Itoobiya hanoolaato
    Muuse Biixi bayelod weeye 77 waaka
    Dagaalamay

  • @alkhayrtv95
    @alkhayrtv95 9 месяцев назад

    Ya habbarteyey ilkacase iqabtay madhusin 😂😂😂

  • @MohmedCiise
    @MohmedCiise 9 месяцев назад

    Iska jir her aqira waye

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 месяцев назад +2

    Waar soomaaliyey wiilkan yar haloo raadiyo qof dar alle aabo unoqda sorry!!!!!!!!!
    Hana lacaawiyo aduun waalaga tagayaaye

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 9 месяцев назад

    Gabadha wiilkan korisay nasab kaamila

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 месяцев назад +1

    Qofla tooganayo umuu ekayn waayo wuu ilka cadeynayey .sorry
    Asad xaajio halaga qariyo run haday tahay yaab

  • @CashirMohamed
    @CashirMohamed 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😢

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 9 месяцев назад

    wuxu abtigay raizal wazaare xamze cabdi bare uu sheegayay ayaa rumowday wuu dhintay wuu baxsaday wakaasaa wax ka qabta

  • @hawoali120
    @hawoali120 9 месяцев назад

    Maqan wase u egyahay

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 9 месяцев назад

    Siwirku sow manoqonkaro mid hore intuu noolaa

  • @xasancabdi8101
    @xasancabdi8101 9 месяцев назад

    Wadba ujeedan asaga wye meed oo baxsaday wye raisul wasaraha hadalkisa wa dhab heeleey aya ldhahaa😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 9 месяцев назад

    Bisinka ma runbaa

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 9 месяцев назад

    Taarkada mootada waa M9A dadka beenta iska daaya

  • @ayaanleismaaciil3388
    @ayaanleismaaciil3388 9 месяцев назад

    😂

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 9 месяцев назад

    Ma.markii.muqdisho.nabad.noqotay.baa.beenla.wadaa.oo.ay..tashatay.oo.ay.shabaab.meel.saareen.miyaa.somali.baroor.madaxa.qabsatay.waa.maxaa.muqdisho.uga.dhici
    Waayeen.qaraxyadii..dhici.jirey.
    Marka.somaliyey.xaasidnimo.waa.lagu.naar.tagaa...ee.iska.daaya.xaasidnimada.