DEG DEG MUQDISHO OO MEYDADKII LACAG LAGA QADAAYO & DADKII OO KACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 90

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  12 часов назад

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @Umo580
    @Umo580 12 часов назад +2

    SUBXAANLAA MUQDISHO WAA LAROGAYA HADAN ALLAAH UMICIININ☝️🤲

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 6 часов назад

    Ilaheyow nagasoo gaar Ilaheyow cadowga naga qawo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 7 часов назад

    arintaan xataa yahuuda oo nabiyada dili jireen masa meeyaan, ,XASBUNALAAH WANICMA WAKIIL, wadanka dhaqaa lihiisa oo malaayiinta oo soomaali weyn oo dhan ka dhaxeeso ayee kaligood isku soo koobeen, waa hanti xaaraan ah madee qi weeysay, markee meed laca shuuraayo, ALLE ha idin hanuuniyo, acuudu bilaah waa yaab.

  • @amrano1302
    @amrano1302 9 часов назад

    wa yabee shacabka somaliyeed waxaan mey ka kacaan neirobi ba shacabka kacay dolada shacabka ka xoog badan kaca e jidadka xira mudahiraad ka samaye meelkasto jid ah xira e guba lacag ba leydinka sameynaya axaad hesataan somaliyey iska cesha magafayaasha subxaanallah

    • @zakiali2236
      @zakiali2236 6 часов назад

      ha iga caaynin magafe meedka wuu duugaa kuwaan yeey miyaa acuudu bilaah meed dhintay, lacag kaqaad warninyahow aduunyo nin joogoow maxaa aragti kuulaaban, walaahi in la iska dhiciyo waaye shayaadiinta, wey kasoo dareen.

  • @FatumaMohamed-m3e
    @FatumaMohamed-m3e 11 часов назад

    Yahuu na wAxe shegen mye wayen bismilahii way islaqumayen sana dowlada nima ah subhanallahi war masakinte indhahotha iskadaf

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 9 часов назад

    subxaanallaah waa aduunyagadoon meyd lacag lagarabo

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 7 часов назад

    Walahi cashurta musliminta waxaran

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 10 часов назад +1

    Waa ka bixi doonnaa dhibatadan.insha Allaah.

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 8 часов назад

    Bismilah dowladu tuugsi kumajirikartee canshuurta dhiiba😅😮🎉🎉😂😂❤

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 29 минут назад

    Subxaana Allah

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 6 часов назад

    Isbaro cadi wye Somali magaceda wa ebar doladnimadi wa kuciyarten wllh

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 8 часов назад

    Farmaaajo guuuuul.

  • @عائشة-ه2ذ
    @عائشة-ه2ذ 7 часов назад

    سبحان الله لا اله الي الله قا ل رسو ل الله
    صلي الله عليه وسلم ارحمو من في العر ض
    يرحمكم من في السماء الله يرحمكم يا الصومال ❤الله مين امين امنن يا رب❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 12 часов назад

    Kusaliya rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 12 часов назад

    Zaki yariow reer mugdisho allah haugargaro

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 10 часов назад

      Dulmigay gashay muqdisho ayku galeen munaafuqiin dad ku dilay ki dhacay laga jarayaa

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff 11 часов назад

    Zaki Wa ku Taageeraa laakin Umada Ha Sii kicin, Wa Amniga Tiro koobka

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 10 часов назад

    Macsokor birmada xassn sheekh ha idinka saarto iyo xildhibaanadii caado qaataxyaasha ahaa aan ka jooga idin lahay Kusocda walaalayaal dhiiba csnshuurta maydka marka lasoo faagana dhiiba bagah

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 5 часов назад

    Xasan watug xasan watug😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barkaabdullah7075
    @barkaabdullah7075 7 часов назад

    Waa caadi addunka dhan aa qaada

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 11 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @YuusufHaji-h9m
    @YuusufHaji-h9m 12 часов назад

    Sod.afrika

  • @habibadenhabib3042
    @habibadenhabib3042 5 часов назад +1

    Warya benaleh

  • @UmuSuheyma
    @UmuSuheyma 12 часов назад

    Subxaanallh alwo umadaada ugaargaar yarabi

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 8 часов назад

    Subxanallah😢

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 10 часов назад

    1991 ayaan ka tagnay Xamar. Kuma soo laaban doonno.

  • @AmaalMohamed-sr9tj
    @AmaalMohamed-sr9tj 11 часов назад

    Acuudu bilaahi war waa xaay shidkaani inaalaeg 😂😂😂😂😂😂

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 5 часов назад

    Badiya wa u cararena ma dharga yaal acudu bilaahi wa shaydamo kuwan muryaan waye

  • @DeeqaMacalin-s1z
    @DeeqaMacalin-s1z 6 часов назад

    Subxanalaah😢

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 11 часов назад +1

    Dawlad iga dheh rer isbaro

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 11 часов назад

      dawladnimadu waasida ee karta qawaaninta rermuqdisho waadiwaangalin caalamiya hadhibsan

  • @degan4
    @degan4 9 часов назад

    Ka fiirso

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 12 часов назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Maxaaway xoolahan weligooda xukun soomarin
    Ilaahow nagaQabo

  • @maleikaali3848
    @maleikaali3848 7 часов назад

    حسبنا الله ونعم آلوكيل لأ حول ولا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم Simaliyay iskaqabta u thayga kan Somali mahugamin kar

  • @IqroAbdi-l7o
    @IqroAbdi-l7o 5 минут назад

    Qof aan dhergeynin acuudu bilaah xasan sheekh qabriga ayaa qaadi karo baahane

  • @11naa44
    @11naa44 10 часов назад +1

    Xasan iyo kooxdisa malin walba wa kasi darayaan dadka ha iska celiyan wxn

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 10 часов назад

    😂😂😂😂😂 walaahi waa yaab

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 11 часов назад

    Mw xasan sheikh cayarta mukadayo dalka iyo dadka wallahay calamka nalayaban muslina wanahay geri,geri dulsaran basomaliya katagan

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 11 часов назад +1

    Warda bawe soo PL kama bixin hawiyo in dawladnimada
    Dad qalato loo badalo
    Habargidir wataas maydkii
    Xamar kala qaxday iyana wataas habargidir
    PL la aanteed sharci
    dawladeed ha ufadhiyina
    Dawladnimo somaaliyeed
    Ina siyaad bare xamaro gubanaysa ayuu ka baxay
    Waayo PL. Waligeed lama shaqayn waayo cinqilaab buu
    Ku fuulay kursiga
    Wuxuu yiri warda balo. gaari waa somali waa kamaarantaa

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 9 часов назад

    Tani dowlad maaha waa dhuwaayo

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 11 часов назад

    Eey diil togasho lagu xukumo maayd lacag laga qadayo😂😂😂😂😂yaab

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 10 часов назад

      Eeygu dad ayuu caunay mala deyn lahaa??

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 9 часов назад

      Oo may aayar iska dilaan waa xayawane ma qofba maxa maxakamada laga keenaya oo togasho lagaag xukumaya waay so waal raban baan filaya 🤔🤔😂😂😂

  • @nuraabdala7700
    @nuraabdala7700 12 часов назад

    Xasan sheekh waraabe kaxi shoo ilmahaaga cun

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 часа назад

    Xasbunallaah Wanicmal Wakiil, Walee waa kaa birmade ma wuxuu noqdey birsaare, waa istaahilaan filka aduunka dhan waa kajiraa lkn cid lacag ka qaadato oo isbaaro u dhigato waa kaa, Xasan qabyadii buu idinka dhameystirayaa…Nabsi waa qabsadey reer Muqdiaho…

  • @barkaabdullah7075
    @barkaabdullah7075 7 часов назад

    Lcg ma sheegin

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube 7 часов назад

    Xasan furato wuxuu ogaaday in Susan soo noqneyn marketing wuu sii furanaa guidance dadka

  • @OmarRonaldo-o5v
    @OmarRonaldo-o5v 11 часов назад

    kuwaanoo shidaalkii umada qotay shilin Kama arkaysid in ilaahay hada nagaqabto maahee diin xataa mahaystaan. laxawla walaa quwata ilaabilaah

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 6 часов назад

    QOF DHINTAY OO LACAG LAGA QAADAAYO, EHELKANA HADEE LACAG HAAYNIN LAMA DUUGAAYO, SHEYDAAN AAKU QOSLAAYO, XATAA ARINTAAS, WAR WAXAAN WAA MOORIYAAN HALA ISKA CELIYO XAARAANTI AY UMADA KABOOBEEN MAALKOODA AYAA DEEQI WAAYE ILEE XAARAAN NIN KA DHARGAY, WUU SII HURAAYEE, MARKA HURKI AYAA MEED INEE WAX KARAADIYAAN GAARSIIYE ACUUDU BILAAH.

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 11 часов назад

    Dalal ka galadaan dhahnaa allow hanagu dilin dhul gaal allow umada soo hadey intaana lagu duceysan allow muqdisho hanagu dilin

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 7 часов назад

    Gurgurte dhiiqo isbaro unu kaa leh hogamiyaha xamar farmaajo waa mareexaan😂😂

  • @FataleYare
    @FataleYare Час назад

    Eybaa ,la,TOgtay ZXb😂😂😂 MED,KWRN😂😂😂

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 5 минут назад

    Dadkiba loo shaqo tegey
    Ninkan wuu waaly dadka ilahyow ka soo qabo

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 6 часов назад

    Wadada ay dowlda ku sokoto hadeysan ka ka noqon ha ogAto in caasimada soomaaliya ay guban doobto gaar ahaan wadada isku xirtoelaboorka iyo fila soomaaliya

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 12 часов назад

    10doar how many pesa ya Kenya please

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 12 часов назад

    Dawlada dabargoyn may wadaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 12 часов назад

    Qadaad Weyen Taye keento Tiikale
    Kadaran Xasan dhiiqo Waxa u hadhay
    Reeraa isqaba imisa gaar baawada
    Seexateen

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 4 часа назад

    Waxaan dowlad maaha ee ha la iska leexiyo

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 4 часа назад

    Muqdisho laguma kala cararayee ha la Xoreeyo. Kacdoon shacab oo aafada laysaga kor qaadayo hala sameeyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 12 часов назад

    Xasan dhiiqo Nin iyo Xaasiisa inta
    Gooree lawada Seexeday Inaad
    Cashuurto Ayaaka Soosocta

  • @فتحيه-ح1س
    @فتحيه-ح1س 12 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @FatumoAbdirashiidabdi
    @FatumoAbdirashiidabdi 2 часа назад

    Wax fican waye indadka la tirikobo sharci losameeyo adinka dadka dhinta hada masar camal firiya qofka marku dhinto file ayalo o kuqoran qoyswalibo marka indadka laogado wax wanagsan waye somali maryolay iska daya badownimada kenya arag qofki dhinto isago warqad loo wadin lama dugayo maxaa yelay lama garanayo waxa u u dhintay horey usocda somalia

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 3 часа назад

    Mooryaantan alaha kaqabto wadanka

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 6 часов назад

    Maxatiri qoof dhinti ayaa lacag laa rawaa hadii qarax kudhimitid 40 dolar kkkkkkkk

  • @FataleYare
    @FataleYare Час назад

    CABSI Xamar😂😂😂😂

  • @JoharaJohara-r1q
    @JoharaJohara-r1q 52 минуты назад

    Xasbi yallaha

  • @mohamedhussien5010
    @mohamedhussien5010 12 часов назад

    Acw gobolada maka jiran arintas canshurta

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 10 часов назад

    I can't watch this.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 9 часов назад

    Dawlad maahee waa mooryaan kooxeedyadii qadka cagaaran ku sameeyey xamar oo dawlad iska dhigaya. Bal maxay ku sameeyeen canshuurtii hore,? Dadku amni ma haystaan.

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f 9 часов назад

    Maydka laamiga haladhigo sidoladu u duugto

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 7 часов назад

    Somalis waa tugoo

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 11 часов назад

    Qowlaysato ayaa dowlad ka noqotay

  • @Hámáď-c8g
    @Hámáď-c8g 7 часов назад

    Meyd censhure

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 7 часов назад

    Somali meel umasocto😂😂

  • @YuusufHaji-h9m
    @YuusufHaji-h9m 12 часов назад

    Wwa.aqonsi.wa.sax

  • @AshoWarsame-k6f
    @AshoWarsame-k6f 2 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😅dgyj

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 11 часов назад

    Aduunka is diiwaan galinta weyka jirtaa oo waliba gurgi ayaa laguug soo qaraacayaa ee wax daran oo xun lacagta 😂😂😂😂 walee waa la ilaaway dawoldnimo ...meeqa qof ayaa xuduudad ka soo gudbaysa .....simnaara dadka ha loo furo dadweynah si loo barto dawoldanimo

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 8 часов назад

    Beenra dhafa warya waxlala yabo majiran beenwaye waxad wadin

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 11 часов назад

    Beenta naga daay arinto SaaS mahee waa lagurwjistenyaa Lee waa dadka waxaa loosameynaa tirokoob ee lacag lamsheegin

    • @11naa44
      @11naa44 10 часов назад

      Wu sheegay video ga dhan so dawo

  • @LovelyBaseballStadium-gx7nw
    @LovelyBaseballStadium-gx7nw 7 часов назад

    Please stop ignorant

  • @RyiFjkfd
    @RyiFjkfd 12 часов назад

    Beenta da waxad fafineso

    • @11naa44
      @11naa44 10 часов назад

      Video ga dawo

  • @rubsaana
    @rubsaana 11 часов назад

    Xasan tuug alaha noo kaalmeeyo