MACMACAANKA IGA DALBATEEN / AAD UFUDUD AADNA UMACAN 😋

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024

Комментарии • 239

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 3 года назад +156

    inta catada ah like sara😂🤣

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 3 года назад +116

    inta cayilan like sara😂🤣

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha Год назад +1

    Maasha Allaah abaayo mahadsanid waa vedio qurux badan waxaan kuwaydiinayaa imisa maalmood buu ooli karaa ama la isticmaali karaa

  • @Somalichana
    @Somalichana 2 месяца назад +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @farhiya24muse35
    @farhiya24muse35 3 года назад +7

    Wow!! Masha Allah that was easy and beautiful dessert ....loved it

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Год назад +2

    Maasha allaha

  • @ifraxcadow8200
    @ifraxcadow8200 3 года назад +2

    Masha allah masha allah

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 3 года назад +1

    mashaaAllah tomorrow am trying to do it habibty 🥰cant wait😋thanks habibity for sharing ❤

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 3 года назад +4

    Masha allah abayo noso badi alabtan caml isku dhuuq iyo fudeet ayey isku darsatay❤🤤

  • @samdacusmaan183
    @samdacusmaan183 3 года назад +2

    ماشاءلله تبارك الله

  • @sundusahmed8872
    @sundusahmed8872 2 года назад +1

    Inantan waa macalinkayga Alle haku barakeyo

  • @fadumojamac1048
    @fadumojamac1048 3 года назад +2

    Waaaw masha Allah amiira qurux wad mahadsanthy qli

  • @HoyoBinti-mx7rb
    @HoyoBinti-mx7rb Год назад +1

    Abaayo M.a ❤❤❤❤

  • @najumaweis3480
    @najumaweis3480 3 года назад +14

    Abyo music iska day haso saarin...qalbiga bini adamka mauficna

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @DaauudXassan-m2q
    @DaauudXassan-m2q Год назад +1

    Mansha allh amira allh gacmaga hakubarakeyo washy

  • @bintuahmed8445
    @bintuahmed8445 3 года назад +12

    Isku filan ina maxamuud keep going xabbtii aziim love you habo 💋

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 года назад +2

    Wow yummy 😋and masha Allah my lovely sister keep going 👸

  • @ruqiyoabuukar7864
    @ruqiyoabuukar7864 3 года назад +1

    Abayo noo soo badi alle haku xifdiyo

  • @sadiaali2298
    @sadiaali2298 3 года назад +7

    Boqoradeena waad kumahad santhy sida aad isooga haqabtirtay jazakallah khryran 😍😍😍😘😘
    Aziim lve u maamii💋💋💋💋

  • @farxiyaabukar9784
    @farxiyaabukar9784 3 года назад +3

    Mansh alaha sister

  • @shahadmohammed8873
    @shahadmohammed8873 3 года назад +2

    Xaladan iyo buskudkan ad korka kasartay maxan jeclhy Saudi Arabia ayan kucuni jiray lixbil kahor aya igu dambeysay mash allah xabibti Amira qurux

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 3 года назад +2

    Amiira qurux badan ilaahay dartii ban ku jecelahy sis isku Filan alle haku garab galo ❤💯

  • @nastehaabdulkadirhassan4492
    @nastehaabdulkadirhassan4492 3 года назад +1

    Masha allh amira qurux mhdsanid mcmcnkn ad bn ujeclhy inksto dadka catada ku jirin lkn mrmr ku turnh wan ka faiday step by step shukrn

  • @drsiqramohamed3463
    @drsiqramohamed3463 3 года назад +5

    Dhareer aa Iga keentay saaxiiwee

  • @bilanxasan2794
    @bilanxasan2794 3 года назад +1

    Macancaaanka magacyadooda inugosooqor🥺labadfadhiya ziiiba

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sundus6655
    @sundus6655 3 года назад +4

    Masha allah 🥰💕

  • @sharmaakeomar1219
    @sharmaakeomar1219 2 года назад

    Mncha Allah Qurxey Amirah

  • @hodancabdulaahimacow2285
    @hodancabdulaahimacow2285 3 года назад

    yam yam

  • @sacdiaabdulleyalahow8902
    @sacdiaabdulleyalahow8902 3 года назад

    Wwww masha allah shugran xbbti alle ha ku xafido

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 года назад

    Masha alllha

  • @king...3695
    @king...3695 3 года назад +3

    Wll ku sali nabiga scw.

    • @king...3695
      @king...3695 3 года назад +1

      Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.

  • @SaluumHashi
    @SaluumHashi 3 года назад +1

    Maqaadirta Isku dardarka abaayo badi adkeena creamka suu kugu bato waxaad Ka ilaawday whipped cream dhandhan fiican buu uyeelayaa Insha Allah

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 года назад

    Maasha alaah

  • @Buqardajecelka
    @Buqardajecelka 4 месяца назад

    Amiira qurux

  • @afnaanfowzi6449
    @afnaanfowzi6449 3 года назад

    Keep going

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu 3 года назад +1

    🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @agentperish3414
    @agentperish3414 3 года назад +13

    Condensed milk la dhahaa canahas amiiray ✌👍

    • @sacdiyoaxmed5270
      @sacdiyoaxmed5270 3 года назад

      Wa caanaha macaan

    • @Hothoo
      @Hothoo 3 года назад

      Maka ay qishta leedahayba wll

    • @agentperish3414
      @agentperish3414 3 года назад

      @@Hothoo maya abaayo key dhaheyso canaha macan waaye

    • @umusalammuse4916
      @umusalammuse4916 3 года назад +1

      Abaayo kay ay qishda hilwa dhahayso maxa english lagu dhahaa

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 3 года назад +2

    Wlhi xly sameyay mcn thnks xbbt ki hore ka barty🥰🥰

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 3 года назад

      Isharax abyo sausamey Canahan mahesto canoboro macan ah osokor badaleh makusmeyakarha io buskutayada cadiga sida abuwaltka

    • @dekasabriye9158
      @dekasabriye9158 3 года назад

      Sas qash ka noqona midnimo super markt tag buskud mcn haku sameynin canaha fadhiga iyo qaashta so gado aby

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 3 года назад

      @@dekasabriye9158 majogo xmar kamapal jogaa mellagahelo mkaaye

    • @hodanahmed975
      @hodanahmed975 3 года назад

      Kampala supermarket waweyna ka buxo makaso firisid sister

  • @aniizamohamedhussein5456
    @aniizamohamedhussein5456 3 года назад

    Amiira😋😋😋😘😘🥰

  • @nuurnuurhanad908
    @nuurnuurhanad908 3 года назад

    Thnks wllshy qali wan rabaa wllshy ayaa saka i samaysay

  • @yussraissaq9535
    @yussraissaq9535 3 года назад

    Masha All gacantaa Allha ku barakeyo qalii wallhi wasn borowey xajiga carurta was laga shekeey cadi mahn 😍💝👍

  • @mulkiyaabukar3392
    @mulkiyaabukar3392 3 года назад +1

    Masha allah really nice quruxey

  • @arwaxasan2794
    @arwaxasan2794 3 года назад +3

    Abayo qishta maxaa laga wadaa plz af somali nogu soo sheeg waxa laga wado

  • @hothocabdi2046
    @hothocabdi2046 Год назад

    Nasra abtidoon ayaa hore u smaeysey

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 3 года назад +1

    Masha Allah Tabarak Allah
    Aabayo Qurux badan❤❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 3 года назад

    M.a amiray waka faiday🥰🥰

  • @arawellaali8352
    @arawellaali8352 3 года назад

    Thnx amira qurux waa noo tix galusay cidsigii khyr alle haku siiyo umac😘😘😘😍😍😍

  • @anizailwad8602
    @anizailwad8602 3 года назад +3

    Caramelka maxaa ku badalan karaa amiira so jwb

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 года назад +5

    Masha Allah 🌺🍂

  • @fardwsocadiweli6142
    @fardwsocadiweli6142 3 года назад

    Abaayo waxaan ku waydiiyay qishta hala ma fahmin in English nooga sheeg abaayo please thanks

  • @hawaessa3243
    @hawaessa3243 3 года назад

    Masha allah amiira

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 2 года назад +1

    Thank you xabibt wan samestay macan wayei🤤❤

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 года назад +1

    Amiira gacantaada allaha kuu barakeeyo
    Masha allah

  • @fartunfartun8374
    @fartunfartun8374 3 года назад

    Masha Allah xabibtii gacantada allah ku barakeya

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 3 года назад +1

    Maashaa allaah gacantaada alle ha kuu barakeeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aweyscarab
    @aweyscarab 3 года назад

    Walaal qaali amiira maxamuud walaal waxaan ahay wiil ina adeer kaa ayaan ahay walaal qaali pejkaaga xitaa waan kuugu dar saday walaal waal qaali taleefankaaga iisooqor waxaanahay yuutuubar walaal qaali aweys carab peejkeega aweys carab kaftanka iyo sheekada wiilka abtiga aan uahay igusalaan walaal qaali

  • @sumayoabdiraxman4650
    @sumayoabdiraxman4650 2 года назад +1

    Amiira abyo markaad isku darty waxa dhan mashiidy mise sidiisa lii kur ugu shubty isoo jwb plz inaa hda smeeyo rbaa mcto 🤍🦋🥰

  • @nasteexoshoowow3075
    @nasteexoshoowow3075 3 года назад

    Shukran sister waan jeclhy hadana ma.aqoon waa iiga faa iideysay❤

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 года назад

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @sacdiyaay
    @sacdiyaay 2 года назад +2

    I love you xppt 🥰😍💕

  • @jamiilajay2046
    @jamiilajay2046 3 года назад +1

    Masha allaah ❤❤👍

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 года назад

    Masha alaah

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 3 года назад

    Wow masha Allah waa kahelay shukran jazakumulah kheyr xabiibti Illaah haku xafido

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay5999 3 года назад

    Mashallah

  • @nasradahir8485
    @nasradahir8485 3 года назад +2

    Caanaha macaan miyaa mise waa caano fadhi bes

  • @sabirinali9529
    @sabirinali9529 3 года назад

    Masha allah wlhi waan ku jclahay wayo daacad aya dadka wx ufahan siisaa rootinkaga aya sukayaa ee noso samey abayo

  • @اميرةالحياة-د6ت
    @اميرةالحياة-د6ت 3 года назад +1

    أنا احبك Ilovyou amiira
    M.a abaayo wax badan ka Faiday nosobadi shukran xppti 👍💕

  • @sarasimam22
    @sarasimam22 2 года назад

    Thnks xbbti

  • @suwaydasulayman7453
    @suwaydasulayman7453 3 года назад

    Mash allaah amiira kuwa badan noo soo gali si aaan kuga faa idaysano

  • @ayaanmohamed9318
    @ayaanmohamed9318 3 года назад +2

    3:27 😅😅😅 jiiir camal funny girl♥️

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 Год назад

    Waan ka helay, mahadsanid

  • @queensamaara3251
    @queensamaara3251 3 года назад +1

    Amira abayo hadan hwysan karam karamelka maxan kubadalan kara

  • @samayoabukar4581
    @samayoabukar4581 3 года назад

    Saai fahansiiyey majiro yutupar AAN KA FAAY THANKS AMIIRA

  • @queenriima7622
    @queenriima7622 3 года назад

    Kan ugu horeeya maxaa waaye gasaca ku jira

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад

    Wcs Aabyo amiir masha is tabrikllha👌👌 cafimat igu cuna ilahey haku daweyo Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤

  • @hafsacennle7239
    @hafsacennle7239 3 года назад

    Wllho mahdsaniid ❤️🙏

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💞💞💞💞💞💞💞

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 3 года назад

    Maaaansha Allaha qurux waye

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 3 года назад

    Masha alah waye quruxey

  • @assddsty8354
    @assddsty8354 3 года назад

    Mash allh

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 3 года назад +1

    Mash Allah tabarakklalh amiira iyo teamkeeda le waaayo
    Inta cayilan ilmaha le uga roonaado
    Iyo martida
    Adinka dhadhamiye lee

  • @maidacabdi1342
    @maidacabdi1342 3 года назад

    Man sha allha my sister

  • @maiil5704
    @maiil5704 3 года назад

    M.a allaha allaha ku barakeeyo gacantada sisi inaa titration waaye love 💘

  • @karembenzema4151
    @karembenzema4151 3 года назад

    Manshalah

  • @queenhana289
    @queenhana289 3 года назад

    M.a keep going

  • @hodanegal2765
    @hodanegal2765 3 года назад

    Walalw qoshto maxaa la dhaa isheega

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 3 года назад +1

    Qeeyr alah haku siiyo xbbty thanks waa kaa faa iidnay❤⚘🤍🤍🤍

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 года назад

    Thank you sister keep going macano sidan o kala o fudu nosogali wll qali ❤️🌹❤️🥰🥰🥰🥰🌹🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ramlamohammedrana6446
    @ramlamohammedrana6446 3 года назад

    Yum 🤤 yum mash allah xabibti gacantada allah ku barakeyo 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @batuulanuur9021
    @batuulanuur9021 3 года назад +1

    Sidan oo kale aya rabna amira porah

  • @adnabulle8635
    @adnabulle8635 3 года назад

    Nafated uroney adima ku nacaa
    Amoraa beelo idhaheyka adi waaye😂😂😂😂Ilove you xppti Amiiraaa qurax 🥰

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 года назад

    Masha Allah tababarka Allah Allah

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 года назад

    Maasha Allah daadax

  • @amaarabeautiful489
    @amaarabeautiful489 3 года назад

    Maanta oo ay bari iid tahay sameenooya

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 3 года назад

    maashaa allaah
    quruq yummy

  • @maiida809
    @maiida809 3 года назад

    Mssha allah abyo

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 года назад

    Masha allah

  • @nasteexofaarax596
    @nasteexofaarax596 3 года назад

    Masha allh xabibti buskudka aa ku sharaxday magacisa isheg abayo