amiira wax walba aad nooso geliso waxaan ku jecelahay si kal iyo laab ah oo degan baad noogu sharaxdaa midh midh cml baa u dul istaagtaa dadka fahamka yar waaa anfacaysaa kkkkkkk love you qaaliyey
Mahadsanid abayo mashallah si qurux badan ayaad cashirkagi uga fa iday wana samestay rootigan mashallah:) macan ayuna ahaa mashallah jazakillah wlashay 😍
Masha Allah Abayo shukran qali ani saa id aaa u jeclahay walibo lacag ayaa gu bixijiray lakin mantay kadib waaa samesana Thanks Amiro qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc sister ma sha Allah tabara kalaah sister waxaa dasada ku jiraa markaad furtid hore waxkale ku gadii becauce cafimad ka uma ficna waxad tidhi firinjer kaan kasobixi yay hadii dasada lafuro laguma dhigo keep giong
Muqalka waxan dawaday 2sano cml laga jogaa saa u wahsanayey lee manta sameyey malinki igu horeysay waye😂 ma aqan su kuso bixi dono dabka ku jiraa iso duceya waba dalaye inu macanado😂
Masha alah abyo wa mahadsan tahay labadina 20 tan alah idinka dhigo owlad bari ah alle hakugu irsaqo cadawgaga ha u joojin horay usoco alle ha isku kin barakeyo adiga iyo zowjkaga
maasha Allah amiiro yaray ale ha idinxifdhiiyo dhamaantiin hooyana u duceeya had iyo goor hana iloobina gabari waa hooyadeed hooyo ale ha idiin xifdhiyo si wanaagsan ayay idiin taba bartay maasha Allah 🌹🌹❤❤👍👍🎂
Waxaa rijeynaa inaa ka heshaan 😊
Thnk you xppti😍♥️♥️♥️
Wll fadalan subcrub isara
waa kahelnahay masha allh
thangs qali😍😍
Abyo markuu qabooba maa caanaha lagu daraa mise markuu kulul tahay?
2 eray oo carrabka ku fudud ilahay jecelyahay miizaanka qiyaamana ku culus waa:
سبحان الله وبحمده ، سبحان الله العظيم
Masha Allah thanks
wanaag jecel masha allah
Jiya ka allh
kheyir allah haa ku siyoo shukran
thanks
Maasha allaah noosooniyeeso mmm 🤤😋👌
Amiira abayo awlaad Qurux Badan Allah ku Siiyo Marwalpa wa ku duceya wlzhay an jeclahay uumc love you ❤❤🙏
😍
amiira wax walba aad nooso geliso waxaan ku jecelahay si kal iyo laab ah oo degan baad noogu sharaxdaa midh midh cml baa u dul istaagtaa dadka fahamka yar waaa anfacaysaa kkkkkkk love you qaaliyey
Mahadsanid abayo mashallah si qurux badan ayaad cashirkagi uga fa iday wana samestay rootigan mashallah:) macan ayuna ahaa mashallah jazakillah wlashay 😍
Masha Allah Abayo shukran qali ani saa id aaa u jeclahay walibo lacag ayaa gu bixijiray lakin mantay kadib waaa samesana Thanks Amiro qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Kaa faidny shukrn xbbt
Ayaaneey aniga iminka isku dayooyaa😂
Masha Allah Amiira qurux waxa tahay gabar yar oo qurux badan oo smart ah keep going cadey ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍
Mash allah abyo aad iyo aad wa mahadsan tahay wa sugayey ina so galiso 💕💯💫
Ar waa lay kooobiyeye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 amiro qurux cadowgaaga unoolow iyo reer Kay kooobiye❤️❤️❤️ xaajirah waalay koobiyeye😂😂😂😂
😆😆😆😆😆😆
😂😂😂😂😂😂😂 wa sugaynaa hdane in laso qayliyo 😂😂😂😂
Shukran xabiibtii waa soo baroobeynaa maanta insha alah. Adaan kuu tageera Amiira qurux ilaah asiim ha kuu xafido .
Maashaa alaah amiira qurux xaajigaa afur waa u samwen kartaa 😜hada lawa quf aatihiin inshaa alaah soonkan soonkiisa sadax inaanoqataan aa ilaahey kaagatbaryaa xayaaati bil caafiya caluukum 😋
Wlhi ilaah wuu kaa aqbalay ducada lkn nasiib wanaag ninkii ayay kala takeen lkn baby azim naga badan ❤️😘😘
Asc sister ma sha Allah tabara kalaah sister waxaa dasada ku jiraa markaad furtid hore waxkale ku gadii becauce cafimad ka uma ficna waxad tidhi firinjer kaan kasobixi yay hadii dasada lafuro laguma dhigo keep giong
Thanks abaayo mcn maadama aad codsigeena noosameysid markale thank you xapipti love u apyo
Muqalka waxan dawaday 2sano cml laga jogaa saa u wahsanayey lee manta sameyey malinki igu horeysay waye😂 ma aqan su kuso bixi dono dabka ku jiraa iso duceya waba dalaye inu macanado😂
Suu kuu nqday abaa ani hda samen rna iso ducey kkkk
@@salmacdy1873 adeeg😂ha i xasusin
@@dheemandaahir6059 na xbbt wlhi ani xtaa dhagax ayuu iga nqday lkn waa cunay marku qabobay iga tak kkkkk
@@salmacdy1873 😂😂ma aqan waxa qaldan lkn ani adeeg cano kulul ku shubay wa cunay lee😀
Thanks for sharing xabibti amira wa gabdh qalbi ficn mansha allah nolow abayo
Masha allaab xbbtiii nice thanks noo faaidaysay
Masha allh xabibti😋
Msha allah gacnta Alle haku barakeeyo abyo mcnto Amiira qurux😍👑
Ana u horeyo mnta weligey comnty ma bixin madama uu eber yahy sas u bilaby amira qurx
Maaasha allah
Thank you xbbt
So badi insha allah
Jazaakalaah wlaahi aad aa iiga farxisay burkaan meel aana ka daawanin malaha markasta waa iga halaabi jiray adi markaan ku daawaday kaalay iska arag waaan keenay
M.a Gacntada Allha ku barakeyo xappti Amira
Xbbt mahadsanid amiira quruxeey . Macmacaanka noo soo badi
masha allh
keeep goin sister
allh haku xifdiyo
Yes manta anaa uhoreyo ❤❤❤❤❤
Masha allah ad ayan uga helay waan isku dayayaa jazkallahu qeyran amiira qurux
Waaaw masha allah wn filaayay in codsigen tixgalinesid il cadow alle haka haayo
Masha allah hore u soco amiira qurux
Wooow qurx masha allah gacnta alle hakubarakiiyo 💕💋
Masha Allah abayo yummy cadimaha shukran
Ay ay wllhi wa sameyna couse xppti kaga wa mid fudud wa ka helay tnk u
Masha Allah Amira
Machallah Amira qurux keep going huno
❤❤👏
Masha allah waa ka heely wlhi qali Thnk you 🧕♥️♥️♥️
I was eagerly waiting this video wlh thank you Abaayo♥️😘
Maasha allh mahadsanid abyo caanaha macan inte laga hela?
Thnkz amira cdy🥰🥰🥰🥰😇😇😇😇😋😋😋😋😋
Wllh saan iifahnsisy qof waligey san wax ifhansiyo ma arg masha allah noso badi wax san cml i.a mcnto gacanta allah ku brkeyo🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
Masha allah gacantada illahay ha ku barakeyo abayo
M.a abaayo amiira waa mahadsanthy maadama codsiga notixgalisay keep going💝💝💝💝
Mahadsanid abayo Amira hor usocod wangasn ❤xapiipti
Masha Allah😋 xabibty keep going ❤️
Masha allaah Amiira qurux jazakalaah sis
Msha Allah apyo gacantda Allah ku barakeyo insha Allah 👌🥰😋yummy
Masha allah tabaarakallaha quruxey rabii ha ku xafiyo 🤴👌😍
Waad mhdsnty wllsh nalawadag waxad jeceshahay oodhan queen amiira 👸👸❤❤
Mash Allaaaaaaaaah
Mcnto waakahely mhdzndi
Amiira Qurx nozbdi zis❤🙏
Masha Allah indhaha ka dhargay 😅😋caafimaad Ku cun
Ma sha allah abayo qali ilah ku daayo ❤️🌹
Wll isoqo fadlan subcrub isar
Mashllah wllo waka helnay qurux illaahay haku barakeyo gacantada 👍😍
Ana ugu horeeya hda is dhahab qoom iga sii horeyaan masha llh sister miso gali waxi cusub ✌️✌️✌️✌️❤️
Masha allaah Masha allaah allahakuxafedo abayo
Masha allaah 💕💕💕💕💕💕💕
مرحبا اميرة ابقى اسئلك فين قناة حميدة somali mom
Mashaa alaah waan kahelay waan soo samenaya insha alah gacmahaga ilahey haku barakeeyo
Mansha. Allah. Alle ha. Ku. Barakeyo. Si degan. Ayaad wax. Noo. Fahan. Siisey. Shukran
Masha alah abyo wa mahadsan tahay labadina 20 tan alah idinka dhigo owlad bari ah alle hakugu irsaqo cadawgaga ha u joojin horay usoco alle ha isku kin barakeyo adiga iyo zowjkaga
mariam osman maria osman abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid
Wa ku saray xbbti horay usoco
mariam osman maria osman mahdsanid ❤️❤️
Mashaa Allah wll nosoo badi waxyabaha sidan oo kale ufudud waanka helay
Masha allah xbbti qurux cafimad ku cun cadey noo soo bdi illah haku xafide
Mansha Allah amira qurux❤
Masha allah amira qurux ❤❤❤
maasha allah gacanta allaha kuu barakeeyo amiira qurux
Waaw masha Allaha Amiira hoowshan caadi maha nabad kucuna
Gacantaada Allah hakuu barakeeyo xbbty waan kaa fa iiday 💕🌹😍😘😘
Amiira thnk u abayo wasugaye runtii ina sogaliso😭🥰❤🙏
Misha alaha Amira qurux thnks mcnto waad noo faaidaysay
Jazakallah qeer
mnshallh tabarakalh jisakullah wllshy Qali shuran 😍🧕cadi maha wan ka helay huno
Msh allh xbbti waan try gareena insh allh xbbti hore uso allh ha iikaa daayo ❤️❤️
Masha Allah 💓
Masha Allah sis🥰🥰
Mashallh walzhay ale ha ku xafido walhy waan ku jecalhy amiira qurax nosow badi xbbtii
Masha Allah Aabayo Amiira shuran xabti hor usoco👌👌👍🏻❤❤❤❤
Maasha Allah xbbti 👌❤👌
Thank you sis Masha allah keep going
Quruxeey burka intuusan qamiirin maa la kuus kuusaaa
Masha allah abyo ❤❤❤
Asc mansha alah xabibti gacmahada alaha kuu barekeyo cawada sameystay waakaga mahadcelina sidada kaloo iiga soobaxay thanks afur wanagsan
Love you amiro waku tageera❤
maasha Allah amiiro yaray ale ha idinxifdhiiyo dhamaantiin hooyana u duceeya had iyo goor hana iloobina gabari waa hooyadeed hooyo ale ha idiin xifdhiyo si wanaagsan ayay idiin taba bartay maasha Allah 🌹🌹❤❤👍👍🎂
Amiiro thnk you sida quruxda bdn aad codsigeena mar wlbo aad utixgelisid aad baan kuujcelnhy❤️❤️❤️❤️❤️💋😍🙏
Fadumo has hade so qeyline ufirso lee ar gbdgsaa😂😂
Amiira Aniga ka xadayo hadhow haso qeylise
😂😂😂😂😂 waa wax waalan
Salmo Mohamed Nuur kkkkkkkk sawab hhhhhh
Masha Allah xbbti ❣❣
Masha allah Abyo jizaklahu wa kugu cusbahay hormar wacana ku rajyna
Masha Allaaah abaayo illaahy haku barajeeyo
Masha allh allha nii daweyo amiira qurux naag nool aya tahay ilahey haka rali noqdo❤❤❤❤❤💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹
Masha Allah 🥰
Ramadan coming soon Alx
Cuntooyinka ramadanka noisogali abayo keep going sister 💋❤💋❤
Masha Alllah ♥️🥰🥰Ramadan Mubarak
MAsha alllh amiira qurux keep going ma zis 😍😘
Masha Allah quruxley dadaal wacan insha Allah
asc asxap ,plz fiiriya you tube channel kega waxa so dhige sheeko cajib ah
Masha alah walashey.wa mahatsantahay gacandata alah ku barakeyo
Thank u amiira codsiga aad no tixgalisay abaayo
Mashallah abyo allah hakuxifdyo qali dumar
Amiira tnx u hppty🥰❤
MashaALLAH Qatar cadiim
Inta Instagramka ka soo aragtay like aaway hee
Masha allah cadi mahan 😋👌👌