Af bilah ku cab qaxwo iyo timir ramadanka so dhawada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 287

  • @nasteexoabdullah5461
    @nasteexoabdullah5461 4 года назад +71

    Hooyo mcnto 👏💋👏💋👏💋👏💋👏💋♥️🎈♥️🎈♥️🎈♥️
    Asxabta hoyo shugri waxan idiinka codsanaya inaad uducesan yahy Hunter rabi inuu hoyadii usahlo hoyo qufkee kadhertahy aya ladaremayo dhibka wllhi 😢😭🤲

    • @abdikhafur1055
      @abdikhafur1055 4 года назад

      Waxan ka maqlayay walahi Arimahena ilaahay ha usoo sahlo hooya la'anteed waxanun hadu qofka dhintay waa laga samri karaa lakiin qof nool way adagtaha inaad samirto

    • @fartacabdulahi7326
      @fartacabdulahi7326 4 года назад +1

      Aamin yaarabi Alle ha so sahlo maamo

    • @hafsoisman1847
      @hafsoisman1847 4 года назад

      Maansha alaa gacmaha alaha kuu barakeeyo

    • @hodonxuseenchanel7070
      @hodonxuseenchanel7070 4 года назад

      Hawirir faadumo ayaa lii dhahaa whats appka yaa cod kaaga soo soo diray 7 sano ayaan jiraa gacantaada allaha kuu barkeeyo hawirir mcn waan ku jeclahay💝

  • @boqorkafarxadaofficial6233
    @boqorkafarxadaofficial6233 4 года назад +15

    Shukri masala Mamo sharfy ilaahy haku xifdiyo malinka yurub galay cuntada mel laga maro amna aqoon manta wax walba wan aqan yasabab u aha wa hoyo shugri masala sida malinkasta an CHANalka udawanayey aya takhasus noqde hada rotiga aya hada sameye masha allah malinkasta waxa so galiso wan isku days wana itosta masha allah malinka imado neyropi ina ku imado wa igu balan Insha aallah wayo waxa tahay qofta cuntada sida lo karsado ibartay masha aallah hoyo ilahy waxan kaga baryey cafimad iyo bararo iyo wixi xun in alle ka qabto hoyo mcn alla haku sharfo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼

    • @xaawoluul2880
      @xaawoluul2880 4 года назад

      Asc shukri musala rootiga dhuxul malaga dubi karo miyaa caanaha rootiga kor ugu marasay waa caano side ah

    • @sumeyasheikh8753
      @sumeyasheikh8753 2 года назад

      @@xaawoluul2880 uf u7

    • @sumayahennaandbeauty2287
      @sumayahennaandbeauty2287 2 года назад

      @@xaawoluul2880 haa dhuxul waku dubi karta hoos dhuxul yar ku reeb Korea dhuxul badan ka saar disgsi wayn ku dub daboolka dhuxul badan ku shub canaha wqxd samesa cannot boore iyo sokor isku shiid makinada cabitanka qaybta yariiska kadib korka ooga shub inu ku hagago ayan rajena

  • @mahadyoussouf411
    @mahadyoussouf411 4 года назад +5

    Salam somaliyey I am from Djibouti, waxan rabaa'a gabar reeh xamar ah oon wada shekeysano oo sidan uu cunto fican markan is gursano 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @saynabsaynab930
    @saynabsaynab930 4 года назад +2

    Masha alh waa inaan yutub furtaa sababtoo ah somalida waxay fahmeen in ay iscaawiyaan meeshaan waxaan ka arkayaa dad badan oo reer yutub ah si ay ii caawiyaan tookadey waa in aan fadhiga kakacaa ,koley waan aqaan wax aan la soo suuq tago maclimada cilaaanka bn ahayee yaa i nacaayo

    • @deeqamaaida5949
      @deeqamaaida5949 4 года назад

      Ilove cilaaaan soo furo qofka ugu horeyo subscir kuu saarto noqonaaa❤️❤️❤️

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 года назад +3

    Maashaa allaah illaahow qayrbadan ku sii wllshey shukri maxamed cali allaha kuu barakeeyo gacmahaga waxa fiican qofka umada usoo gudbiya ajar ayuu helaa illaah hakusiyo ajar aduunyo iyo aaqiraba inshaa allaah

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 4 года назад +54

    Asc abaayo Shukri

  • @ubaxindho1121
    @ubaxindho1121 4 года назад +3

    Manshllha ilhay haku xafido muruqa iyo madkaxdaba iyo malka aleha kuu barkeeyo akhiriyo aduunba liiban ducadan wad kasba tay wadna mutaystay❤️❤️

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 3 года назад +3

    Wan ku salamay shukriyey wallsh meeqa ayuu ahaa burka intasbanan kaa maqlin wad mahadsan tahay,

  • @suhaybjamacibraahim5093
    @suhaybjamacibraahim5093 3 года назад +1

    asc waanku salamay salan qali ah waxan kaa salamayayaa wadan jabuti wad ku mahadsantahay waxad dadka barty

  • @umuimtinan4398
    @umuimtinan4398 4 года назад +3

    Manta ana uhoreyo qof dawada iyo qof comment so qora masha alah

  • @sacdiasiman3621
    @sacdiasiman3621 4 года назад +3

    Masha Allah mahdsanid qli wn sameeya y dhawr jeer wn ku guulaystay Chanel carab ah bn ka daawaday

  • @falisgacal9261
    @falisgacal9261 4 года назад +2

    Maama mcn Alle Haku Xafido Dhabti Shaqo Adag Ayaa No Heyda Abaalkeda Rabi Haku Siiyo❤❤❤🙏

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 года назад +22

    Hooyo mcn channel xujadeeda ka sugeynaa dorada holaca lagu uumiteynaayo 🍗🔥 kasoo tuur yalagaa hor marin macalim shukri maxmed cali soo dhaqso meel naga saar kaftan 😂

    • @mahuranmedia9975
      @mahuranmedia9975 3 года назад

      Asc walaashy aad baad umahdsnthy ilaahy haku brkeeyo aamiin

  • @mariaadaawe2447
    @mariaadaawe2447 4 года назад +1

    ما شاء الله habo wa mahadsanthay
    Wana ka helay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Wasiir
    @Wasiir 4 года назад +9

    asc abaayo shukri aad ayaa qatar ogutahay haabka waax loo kariiro masha allah ❤️

  • @fartuuncadeey4657
    @fartuuncadeey4657 4 года назад +4

    Masha Allah alaabtan waanba ubaahnaa qeyr allaha ku siiyo abaayo shukri masala

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 4 года назад +5

    Masha aqiirn wadnoso lawatay mahad sanid mudiiradena dhinac walbo dimuqradik atahay allaah haku barakeyo 😋👍

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 4 года назад +2

    massha allah xabibti shukri masala kaftankaga kuhesta qali dumarey kutageriya illahay ha ikadeyo hori usoco

  • @abdulnaserabdulkadir1379
    @abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад +1

    Masha Allah my hpo shukri masala Allah Haku BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna

  • @aliishamoha427
    @aliishamoha427 4 года назад +1

    Hooyo shukri alle haku caafiyo xabibti quruxsan dumar kugu faanaa

  • @ayaanmaxamedcabdi5494
    @ayaanmaxamedcabdi5494 4 года назад +1

    Masha alllllllllah xbbbti waan ka helay wlhi allle ha ku barakeeyo gacmaha

  • @nastehahussein1510
    @nastehahussein1510 4 года назад +3

    Masha Allah shukran canahas halke lagahela plz isosheg

  • @fatushmohamed8168
    @fatushmohamed8168 4 года назад +4

    Mashaallah yeah finally habaryar wanosogalisay honeycomb 😋😋😋😋😋😋 may Allah bless ur hands habo mcn we appreciate ur effort 😍😍😍🥰

  • @salmakassim1944
    @salmakassim1944 4 года назад +3

    Shukri shaqa wanaagsan ayaad umada uhaysaa horay usoco walaal mahadsanid

  • @beerlula8959
    @beerlula8959 4 года назад

    Abayo Shukri Waa mahadsantahay.
    Asxaabtaada sida qaaska kuugu xeran ayaa ahay. Waxaan kaa bartayna reerkeena waa ugu faa’ideeyaa. Gacantaada Allaha kuu barakeeyo.

  • @fartuunali3935
    @fartuunali3935 4 года назад +1

    Maasha allaha shugri xbbti gacantada allaha ku barakeeyo waa kugu faa.idnaaye

  • @Alquraann
    @Alquraann 4 года назад +1

    Somali dadkina yaryarka cawiya insha alh hoyo kaato guul

  • @kindaud5926
    @kindaud5926 4 года назад +1

    How many degrees abayo did u use in the oven to cook

  • @ZaamAbdullahi
    @ZaamAbdullahi 4 месяца назад

    Asxabay mam shugri way xanansan tahay usoduciyah plz

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 4 года назад

    Shukri qali ilaaha ha ku xafido
    Meel waliba oo aad joogto qali horumar cawan ayaan ku leeyahay
    Ilaahayna haa kula garab galo hawsha oo aad wado

  • @hamdasagal6593
    @hamdasagal6593 2 года назад

    Meeqa daqiiqa buu oven ku jirayaaa?

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 4 года назад +4

    Masha allaah xaabibti cajab waa 💋💋

  • @calanaden5746
    @calanaden5746 4 года назад +1

    Masha allah macalii shukran shukri masala jazaaka allah khyr abaayo allah ku barakeeyo gacantaada wlhi wax badan baan ka faaiday full respect xabiibti 🙏🙏🙏❣❣

  • @khadraabdirahman6333
    @khadraabdirahman6333 3 года назад

    Mamo shukri masalo wn ku tgraa alle hku xfdo gcnta hkuuu brkyo

  • @umuimtinan4398
    @umuimtinan4398 4 года назад +1

    Masha alaah gacantada alaha ku barakeyo walashey shugri masala

  • @hodanhassan9833
    @hodanhassan9833 4 года назад

    Abayo kheyr badan allah ku siyo lkn aniga
    Marwalbo wan isku dayaa inaaa sameyo roti lkn dhaxda ayo cerin ka noqdaa what you think can be wrong tell me please jazara ka lalah

  • @saharaahmedabdi2303
    @saharaahmedabdi2303 4 года назад +2

    Shukran xabibti qalbi

  • @hafsoahmed3257
    @hafsoahmed3257 4 года назад +1

    Msha allh mhdsnd mamo gacantada allh ku barakeeyo

  • @himomohamoudmohamed2730
    @himomohamoudmohamed2730 4 года назад +1

    shukriyey abayo waxaad iga so jawabta gasaca uu ku jiro canaha meel mala dhigan kara sidan mar kale u isticmalo ama wan tuuraa isheg plz

  • @r.s.o.iqlaasomarchannel588
    @r.s.o.iqlaasomarchannel588 4 года назад +1

    Mansha allah walshay gacmahaga ilahay haku barakeeyo Tanzania ayaan jogaa waxaan u so socdaa adiga dartaa in aan kula kulmaa rabaaa telkagana waa I shaqayn wayay sideen kugu helaa

  • @fadumamohamed5237
    @fadumamohamed5237 4 года назад +3

    Maasha allaah mclimadena anagana kuwii wax barta allaha naga dhigo adigana ajirkiisa allaaha ku siiyo cfmd taam ah

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 4 года назад +6

    Mashallaha ❤️❤️❤️💯💯💯

  • @xabibacabdirashid1110
    @xabibacabdirashid1110 4 года назад +2

    Mashaallah yummy....gacmahaga allaha kubarakeyo ...mamadhaa ilahey dartii ujeclahay

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад +2

    Mcha Allah Jazakumulaahu khyr wll

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 года назад

    Magac burka yar ka waa qalid naxal. Gurigi dhiinida la dhah burka mcn hoyo noo samesa

  • @canbarockariim7621
    @canbarockariim7621 4 года назад +1

    Maasha allh xbbti ilhy hku barakeyo

  • @asma24
    @asma24 4 года назад

    Salam! In 13:08 did let it sit out and let it expand before you put it in the oven?

    • @sihameyali7779
      @sihameyali7779 4 года назад

      Yes dear she let it sit for some minutes for it to expand She said in Somali language i think you didn't understood

    • @asma24
      @asma24 4 года назад

      @@sihameyali7779 thx, i just wanted to clarify.

  • @deeqocabdulaahisocdaal7535
    @deeqocabdulaahisocdaal7535 4 года назад +1

    Mash allaha my quruxey ilahey ha ku xifidiyo my xabibti waqurux badanyahay my. Quruxy

  • @anishaahmed3463
    @anishaahmed3463 4 года назад +2

    Dabka ilaa intee ayaa qadanaya

  • @khadijoahmed3438
    @khadijoahmed3438 4 года назад +3

    Masha allah 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻😋😋😋😋😋😋❤️❤️❤️❤️keep going mcnto ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsaaliadan5039
    @fardowsaaliadan5039 Год назад

    M.a aad baan ugu heley Allah haku xafido

  • @a.hakiimalianadhame962
    @a.hakiimalianadhame962 4 года назад

    Manshalaah ilaahay haku barakeeyo sida noogu faaidaysid alle haku xafido

  • @FatimaAli-rz9ck
    @FatimaAli-rz9ck 4 года назад +1

    Hbo mcn allah ku xifdiyo jazakallah

  • @iqroahmed8118
    @iqroahmed8118 2 года назад

    Shukri Canaha korka kaga dartay magacooda ila wadaag mcnto

  • @sumayahmohamed4174
    @sumayahmohamed4174 4 года назад

    Abayo mozzarella cheese lagumadarsani kara caanax condesmilk miya

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 4 года назад +2

    abyo waxaa kaa codsanaa inaa dhoosameysid gafeeeey

  • @rahmamahdi8170
    @rahmamahdi8170 2 года назад

    Batermaxaa laga wadaa halkee laga helayaa wll

  • @BalqiisAbdijabar
    @BalqiisAbdijabar 8 месяцев назад +1

    Masha allha

  • @suleeqashariif2528
    @suleeqashariif2528 4 года назад

    Masha allh anagana wan tijabiney wallhi aad buu mcn u yahy mahdsanid

  • @aaminaxaajisaneey5590
    @aaminaxaajisaneey5590 4 года назад +1

    Masha allaah waa dhawnahay my Quen shukri cadeey

  • @taqiyaabdirisaaq1454
    @taqiyaabdirisaaq1454 3 года назад

    Wll macan wanku salmey ranadan karin insha alah abayobujunta hal wanku dar san karah mah mida kle waxan aad shala lisey suwak miyaah

  • @hananomar2490
    @hananomar2490 4 года назад

    Mashaa Allaah. Allaaha ku barakeeyo shugri xabiibti shugri sharan shugraan

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 3 года назад +1

    Korka maxad ka marisay markad foornada galineysay mahadsanid

  • @xaawol7124
    @xaawol7124 4 года назад

    Habo shugri masala dhuxul Malaga sameey karaa soomalia Ayaan joogaa

  • @zeinuofficial837
    @zeinuofficial837 4 года назад +2

    Waw ana ugu horeyo m.a

  • @rahmamahdi8170
    @rahmamahdi8170 2 года назад

    Wllo waamaxy waan aad dhexda ugalisay magacii iisheg wll

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 4 года назад

    Imisa minit baad ovenka lagu daynayaa?

  • @siidcalicabdicasiis7603
    @siidcalicabdicasiis7603 4 года назад +1

    Burjiko maku duwan karaa Mam shukri ?❤

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 4 года назад +1

    masha allaah shugriyey wan kahelay shugran xabiibti

  • @niinamoha4360
    @niinamoha4360 4 года назад +2

    ماشاء الله خالتي حبيبتي شكرا لك الله معك أن شاء لله

  • @fatimasaed5686
    @fatimasaed5686 3 года назад +1

    Saaxiib caanaha aad kudartay waa noocee natus dhadhankoduna waa sidee

  • @afrahadam7500
    @afrahadam7500 4 года назад +2

    Wllo cambuulo see loo sameeya

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 4 года назад

    Masha Allah shugri qaaliyeey caafimaad kuwaar dunida aaqirana janada

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 4 года назад +2

    Masha Allah shukran

  • @sacdiahassan619
    @sacdiahassan619 4 года назад

    Asc shugri abayo wan kusalmy waxn kacodsanya ina canaha rootiga kudarty sawirkoda nososarta qeeybta kore ee yutobka

  • @fadumamohamed5237
    @fadumamohamed5237 4 года назад +2

    Nolosheydii jawaabtii hooyo mcn waan ka sugeyna meel naga saar dhaqso

  • @maryanmacalin4323
    @maryanmacalin4323 4 года назад

    Mash allah mcnto gacanatad allah ku barakeyo 🙌👐🤲

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 4 года назад

    Mash alh abyo Hal mid ku fcntahy wax badan samesa wa gacan furantahy mash alh

  • @Talisoabdullahi
    @Talisoabdullahi 4 года назад

    Ma sha allah xabibti caadi ma ahan caafimaad kucuna

  • @iqradaahir866
    @iqradaahir866 4 года назад +4

    Masha allah hbo mcn

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 года назад +1

    Maansha Allaah abaayo mahadsanid 👌❤

  • @eedomcnt569
    @eedomcnt569 2 года назад

    Assww walaashey qaye allah haku siiyo

  • @umuzahuurcookingbeauty6962
    @umuzahuurcookingbeauty6962 4 года назад +1

    Masha Allah walashey qaaliga ah

  • @adontialle673
    @adontialle673 4 года назад +1

    Waka qadnay mama shugran gacnta Allah ku baraleyo ❤️

    • @saynabsaynab930
      @saynabsaynab930 4 года назад

      Shukri weli mamo ma gaarin ee niyada haka jabin waa gabar dhalinyaro ah

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 4 года назад +1

    Ma shaa Allaah wcs ww inaba caadi ma ahan

  • @rayaanaadan6346
    @rayaanaadan6346 4 года назад

    habo shukri waa ku salama wallahi ani ahaan waxa badan ayan ka bartay الله يحفطك يا امي

  • @farxiyoyusuf132
    @farxiyoyusuf132 3 года назад

    Asc shukri wan kusalamy alaha ku xafiyo abayo waxat mel igu shegta saytunka yaryarka oo pizaha korka logu dadiyo cagaran galmat wan kawayay

  • @musbaaxcarab3123
    @musbaaxcarab3123 4 года назад +1

    Maa shaa allah ukhti qali wan ku salamay

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 4 года назад +2

    Mahadsantihiin shukri Masha Allah👍😷🍟🍟🍟

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 4 года назад +3

    Shukriyey walaaley 4 wiil oo Canada iskaabulo ku ah aanahay abaayoy Hilibka qureecda ee saaidka u bisil sidee loo sameeyaa

    • @kiinhussein9039
      @kiinhussein9039 4 года назад

      Nasteex naasir xamdi channel ku jira ka daawo

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 4 года назад

      @@kiinhussein9039 waa waqti walaley ma raadin karo linkska inta iiso dhig waan daawan doonaa

    • @noorcyuun9145
      @noorcyuun9145 4 года назад

      Nasteex naasir xamdi 😂

  • @nimcoxirsi9420
    @nimcoxirsi9420 4 года назад

    Asc wll Shugri hadii aad soo raciin lahed qiyasta oo qorala mahad sanid

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 4 года назад

    Sxby rootigaan burkeygii dhan asaa qaba waa daalay saan isugu dayayay markasta oon oven ka galsho korka waa ka cadaanaaa hoostana waa ka gubanaa ama adeeg uu noqonaaa talo isii plz waan jeclahay dadaaalna iguma harin hada markaan arko waa xanaqaaa

    • @hodoali1307
      @hodoali1307 4 года назад

      Balance u samey oven up iyo down burkana marka qaseyso ha adkeyn jilci xabbt

  • @xaawoluul2880
    @xaawoluul2880 4 года назад

    Asc hoyo shukri masalax iwaran roontiga dhuxul malaga dubi karo caanaha rootiga kor ugu marisay waa caano side ah

    • @xaawoluul2880
      @xaawoluul2880 4 года назад

      Iyo kan caanaha kasii horeyay maxa waaye iyo salidas magaceda isheg oo rootiga laga rafaaqo

  • @AbdallaAbdilla
    @AbdallaAbdilla 4 года назад +2

    Masha allh ❤️❤️👌👌

  • @iqraiunshe7540
    @iqraiunshe7540 4 года назад +3

    Masha allha 🥰

  • @barlinahmed6820
    @barlinahmed6820 4 года назад +1

    Gcanta Allah ku barakeyo insha Allah

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 4 года назад +4

    Masha alaahl ilaahay gacantaada hakuu barkeeyo shukriyeey abaayo❤❤😋👌

  • @muxubocabdicasiis
    @muxubocabdicasiis 3 месяца назад

    m.sha allaah

  • @misramohamedali427
    @misramohamedali427 4 года назад +1

    Mashaallah Abayo

  • @meymuunaweysfiqi575
    @meymuunaweysfiqi575 Год назад

    M.a hppti wan ka faaiday tgz💯🥰💯😇