Nasro maasha allaah illaahey haku barakeeyo laakiin burka marka dubeyso waxa ku roon in ow isla ekaado u samayso bacda cillaanka lagu saaro ku shub markas majiiji ee maqas ku jar waa isla wada ekaanayan waana qurux abaayo insha allaah😘
Asc sister for real i don't know how to write kisomali but i understand surely i really appreciate for your work i learn a lot shukran dear sister everything is so clean i like it keep it up
M.a shukran qali wlhi aad ayn ku jaclhy youtober qofka kaliya ka dawado aya thy runti jazakalahu kheran hupi allah ku barakeyo gacantada i.a hore uu soco hadan sameyna
aby nasra aada u mhdsan thy qaalideena love u aby waxa ku waydiina cheeseka midka ugu fcn noo soo sheeg mid aa super market kasoo gaday macaan ma noqonin aby noolow dear❤❤❤👏👏👏💋💋
Alla wa igala so daahday nasroy kkk hader baa dubayay bur noocan ah kastarka iyo bakin bowdherka iga maqan un cil badana biri galab ba samen insha allh abyo mcn nasro allah kubarakeyo gacantaada allah kuxafido waxa tahay haqabtirahena
Maasha allah 👌👌👌
Masha Allah abyo
Masha alah abyo quruxwaye mahadsanid abyo
o
@@aaminocusmaan5192 oooop
Lebito fixiso aya aad ubaday ✌🏻
4yrs kdib ayn dawanoya wana mi first time ❤nasro barakallah huno
me too😊
Masha allh qaaliyey gacanta maskaxda awlaada xaajiga familyga dhamn noloshaada allh ha ku barakeeyo wllo mcn taageero buuxda kuu ahy😘
Telkaaga ma ii sio diri kartaa
inta cafimad kuso gartay ramadanti labad alxmdullillah dhaha 🤲
Alxmdulillah
Alxamdulilah abyo
Alxmdulilah
Mashaallah
🎉❤😢😮😅😊
Masha alah habiibtii nasra Abtidoon waan ka helay abyo burkaaga waana dubtay oo waan cunay runtii aad ayuu macaan uahaa xaqiiqdii
Comentigana dib ayaan udhigtay si aan macaankiisa utijaabiyo waana soo tijaabiyey xaqiiqdii aad ayuu macaan u yahy waan ka helay abyo Afur wanagsan cfmd iigu Afur ❤thanks ❤👌
qaali haduu jilcanyahay leebitana ka kujirto soo saliida ma cabaayo hadaan rabaa inaan ku tuuntee macanka love aan ku aheee so jawab
@@talisonaasir8038 Abyo maya saliid igama galin aniga markaa dubtid oo saliida kasoo bixneysid tiish udhigo weylka aad k rideeso saliid intuu kaa galina adigaa ku dadaali kartid nasiib wacn marka 👍👍👍
Faniila waamxy abyo
Labo sano kadib aan daawanaayaa
Maasha allh abaayo nasro cagantaada allha kuu barakeeyo macalimadeena ayaa tahay
Anine 3 Sano kadib dawanaya
Masha Allah macalin mahad sanid. Allaha kudaayo xbbti nasra qali 💓🥰🥰🥰
Sanad kadib yaa soo boqday burkan macan🥰
Ani laba sano kadib
2024😂
@@ShindoHuseen2
2kadib
Masha allah qaali maskaxda gacanta allah kubarakeyo hortada kheyr gadashada kheyr quruxey🤲😘😍ustad nasra sharaxadada iyo sida wax usharaxdo wan kahelaa 100% allah kudeysto
تنبانشتولوو
Haawertyigcg🙏🤲💏💖
Ngn6hn🎉❤
N5bt yon yi yu8b6hi jokvg❤🎉😂😮😮😅😊😅😅😮😢🎉🎉😮😊😊
waxaa tahay gabadha kaliyah aan fahmo wax karis keeda iyo sida aad u sharaxdo abaayo ilahay waxaa kaaga baryaa inaad gaarto heerka aad nolasha ka rabto wlhi dad badan oo aniga cml ah ayaad indhaha u furtay thanka hbbti
Msha Allah (Eline sağlık) tatlım
Mashaallh 😊❤
Nasro maasha allaah illaahey haku barakeeyo laakiin burka marka dubeyso waxa ku roon in ow isla ekaado u samayso bacda cillaanka lagu saaro ku shub markas majiiji ee maqas ku jar waa isla wada ekaanayan waana qurux abaayo insha allaah😘
maasha allah jazaaki laahu kheyran abaayo video gaa 2020 ahaa ayaa hada daawaday maasha allaah step by step u sharaxdey cidii fahmi weyso dhakhtar ha aadaan jazaaki laahu kheyran abayo mar labaad thanks❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allaah 🤩👌
🥰🥰🥰🥰👌👌
Qumbo wmxy Somaliga ayaa iguadag
bax
Masha Allah burkan macankisa saxan buuxa aa kaliga ka dhamaynkarta saaid umacanyhy 🥰
😂😂😂 m.a saxan baa tiriye baaf baan dhamaynaya❤😊
Masha Allah tabarakalaah xabbti alp0 rabi yaxfadag gacantada alaha ku barakeyo quruxeey aad baa u mahad san thy🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤👈🙏🙏🙏👍👍👍👍👌👌👌
Masha allah 🥰❤️🥛 ane manta aan baroweye qatar ookuso baxay 🥰❤️ wad mahad santahy inta nabarty 🥰
Masha Allah I like the way you explain step by step ....thanks for sharing 😘❤keep going
😊😊😅😅
@@munamuse2576❤
M.a waye burkaan wagu heysta wuube iqabta malin dhaaf ayaa ucunaa shukran abaaayo one love😘🥰❤❤
Asc sister for real i don't know how to write kisomali but i understand surely i really appreciate for your work i learn a lot shukran dear sister everything is so clean i like it keep it up
Masha allh xppti allh ii kaadeysto gacantadaa allh kuu barakeeeyo aad ayaa u mahadsanthy macalin👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Hormar wacan qaali dumar
ماشا ﷲ حیاتی نصرہ
اللہ یحفطک❣❤🤲
M.a shukran qali wlhi aad ayn ku jaclhy youtober qofka kaliya ka dawado aya thy runti jazakalahu kheran hupi allah ku barakeyo gacantada i.a hore uu soco hadan sameyna
Maasha Allah abyo Allah hkuu barkeyo gacntda hormar wacan xpptii 💙❤💞
Mansha Allah xbbty allah ha kubarakeyo aad bu ufican yahay nasray wan tijabini
Omg this is so helpful !!❤️ I’m learning a lot from you abyo , keep going !
Jajojojojjiahaiba Kajaijsbsiaai
Shukrn xbbti nasto gacmaha allaha kui barakeeeyo waaan dawaday vediogaga waaana samaystay sidaaasuu iinoqday jazaakallah khayr abyo ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋✌✌✌✌🤭
Mashallah apyo gacan fudud Allah kuu barakeyo gcantda wnsoo tijabinya in shallah 🎉💞
Masha allah shukran nasriin xabibti gacantada allah kubarakeyo manta samenaa insha allah 🌹
Walhi masha alh abyo niyadeda oged🥺masha alh wana fududyahay😍😘shukran qali hore kasameysty xaqiqdi
Mashaa Allah xbti nasro alaha gacantaada kuubarakeeyo waxyaabo badan ayaan kaafaaiiday wlhi shukran huuno
Masha allaah
Hada ayaan samaynayaa waxan rajaynayaa inaan ku guulaysto
Mahadsanid Nasra Nuura❤
Masha alaah waa qaab kaloo cusub waxaan sameeyay markaan duway ayn sokor dhalaaliyay kadb ayn burka ku walaaqay insha alaah qaabkaana wn isku dayaa horumar wacan
Maalin walbo wax cusub na bartaa gactaada allle hakuu barakeeyo
Mashalah nasr wan ku jeclhy wlhi hee ilhy baa ikaa jeclysiiyaya mashalah Alh Yaxfadka xppt
Ramadan Mubarak nasradeena shukran xabiibti wan kulasocdaa gacantada allah kubarakeeyo caadi ma ahan burka well done dear sis
Msha allh waa bur Aad umacaan Nasro gacanta allha kubarakeeyo xapipti 🥰❤👏
Masha Allah muqalkiisa waa mid qurux badan 😋 masha Allah sis ❤️
Masha allah xbibti nasro adan kaga mhd celinaa sida quruxada bdn ad noogu faaideysit maskaxada illahey hakuu saaidiyo
Masha allaah my queen
So cuit wllo😊😊❤
Masha allah abyo nasro abtidoon runtii wax soo dhigto inaa sameyo ayaa jecelahay runtii masha allah abyo hormar wcn abyo ❤❤❤😋😋😋😋
Burkaan cawaan ku afuray lagama shekeyn karo😋❤👌👌
Mash aalllaah abyo alaaah ku barakeyo gacntdadda burkan mrksto wuu iga halabi jiry lkn hda kadib igama halabi dono insha alaah shukran♥️♥️
Masha Allah abaayo qali Ramadan Kareem ⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🌙⭐🥰🥰🥰🥰🥰😋😋😋😋😋😋
Masha allah tabarakallah wan ka helay burkaan nasra aadna wa u fudud yahay wax an ka arkay on tijabiyay oo iga halaabay majiraaan
Masha allah nasra ramdn karim masha Allah xaqiqqatan waaaka helay bari booski mandhaasiga lagu badalaa I.a💜 abyo adgna gacantaada allaha kuubarakeyo
Maasha.allah nasro Aamiin Allah naga aqbalo
Malabka waa jeclhy wlhi saa u rdinyyy mr wlpa scholka ku cuni jirny inta so smesno😢❤
Mcha allah
Aad ughely
Mclimdena nasra abtidoon mhdsnid
Malinta waxa aan sameynayo nasro ayaa iga caawisay abyo hore usoco ❤❤❤❤❤
Masha Allah wan ka heley xpipiti 🌍✔✔
Nasroy waxkasta ood noso samesid an ka helna masha allh qaali ilhy gacntada haku dayo❤⚘❤❤❤
masha allah abaayo nasro ilaahay gacantaada hakuu barakeeyo❤
Nh
aby nasra aada u mhdsan thy qaalideena love u aby waxa ku waydiina cheeseka midka ugu fcn noo soo sheeg mid aa super market kasoo gaday macaan ma noqonin aby noolow dear❤❤❤👏👏👏💋💋
Mashaallah wn kaheley✔❤🥰
Masha allah wn kaheley❤❤❤❤❤
@@ZihaM2011 woow
Maasha alah Abayo alaha ku barakeeyo waan ka helay runtii jisaaka laah
M.a quruxeey keeb going Ramadaan mubaarak 🌙⭐❤💋🔥👍
Mansha Allah gacan Dahab nasro ❣️ Shukrn maan korisa rabi haku barakeeyo gacantaada xabiibti 🤲
Masha Allah 😍😍❤️❤️❤️👍👍👍👍
Masha. allah. aLaha. Kubar kiiyo. gacantaada I. LoVe. you ♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤♥️♥️
Anoonan daawan baa like dhac ku siiyay mxaa yeelay wxan ogahay nasra inay wax qurdoon oo mcn samaynayso allaw kudaa♥️♥️♥️👑👑👑🤲🏽🤲🏽
Labadan maalin wan xanonsan isoo duceeya plz. Asxaabta nasra Mahdsnid ❤️💋 love you nasro Abtidon ❤️💋
13:58 masha allh wlh duco waa ka dharagty wana mudanthy ilahey nagama kaa qaado mcnto
Thanks abyo Nasro xabibti Waa ka faa’idnay ajar iyo xasanaat Allaha kaa siiyo 🙏🙏🙏🥰
Maa shaa Allah Yummy 🥰😋
Masha laah Nasro abayo ilah haa ku barakeyo ad aya ku tageraa dacadnimada aya kugo tagera
Maasha Allaah ❤️❤️❤️❤️🌹🌹
🎉🎉🎉🎉🎉
M.a aby mcn ilhay ha ku xafido wan ka helay wlhi mantaba dameyna I.a afurka
Maasha Allah Jazakallah ❤️😍😍😍
Tzmgt
M.a abyo gacantaad allh haku barakeyo wlh wan ku afur cawaa love you 🌰🌃💖
masha allah xabibti inaba cadi ma ahan asago lafidinaya ayan sameyey lagamashekenkaro macankis kana wansotijabindonad mahadsanid inbadan nasracadey
Masha allaah wad mahadsantay xabibtii aad baad u sharaxday masha allaah qofkii dhag ween ah wuu fahmaa kher alle haku siiyo
Manshaaa alaaah mcnto gacantada alle ha barkeyo wan ka faidesan dona i.a hore u soco albi 💯❤❤❤
Gacan dahabeey BARAKALLAH❤❤
Baayo quruxy ku aamin sanahy wlhi😍😘❤gacanta allaha kuu barakeeeyo
Masha allah 😍❤❤
😅😅😊😊❤❤🎉🎉
Masha allah mcny illahay hakuxifdiy la,an taa abar waye 💋💋💋💋❤❤❤💯
ماشاءالله تسلم يدك. احله غيمات. بس شبيه. كبرتيها ي احله شيف عسوله نحنه فتور باغي ساعتين
اختي اسمه الحلا هذى جوبي ان شاء الله❤❤❤❤
Masha Allah my abyo Nasra Abtidoon Aaad ayan uga helay Allah ku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabarakallah 🌹♥️♥️
Waaw masha allah huno aad baan uga helay sidaad u dubtay burka 👍👍🙏🏼
Nasro markaa cuntada karineeysid iiwaco walaaley😂
Masha alaah walasheey ilahey ajar hakusiyo waxbadan baa kaafa idnay shugran xabiibtii
Masha Allaah Ramadan Kareem
manshaAllah xabibty Aniga tijawiye manshaAllah Alllah hakubarakeyo sharafey
M.a ramadaan mubaarak wlshey nasra waan ikaa jeclaadaey sxpy one 💕 love
msha allh qurx wye wlibo mcan aniga soo tijawyiy maka dhrgysid macankisa
ماشاء الله تسلم يديك يا حبيبتي نصر
Nasra abtidon macanto adi lee ku fahmaa khayr badan allaha ku siiyo
Machallah maantan tijaabiyey Nasray wll mahadsanid kaalay iska dhadhankiisa👍👍👍
MashaAllah waa tijabinaa inshaAllah thanks 4 sharing nasra 😍
Alla wa igala so daahday nasroy kkk hader baa dubayay bur noocan ah kastarka iyo bakin bowdherka iga maqan un cil badana biri galab ba samen insha allh abyo mcn nasro allah kubarakeyo gacantaada allah kuxafido waxa tahay haqabtirahena
Masha Allah ❤️❤️
Mash allaah gacantaada illahay ha kuu barakeyo teeda kale codsi soo gali shiiriyada adigoo mahdsan macalimadeyda
Masha Allah abayo macaan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
Msh allh maclimadeena wan isku deyi doona insh allh wadku mahsanthy
Mash allah😍
mnsh allah gacalo ilahay gacanta hakuu barakeeyo boqoradeena🌹🌺❤
12:23 sokorta iyo liin dhananta ani kama helin wlh lkn kanaa soo tijabinaa
Bur kastar wallhi wan rabay ina sameyo ma aqaniyi allah ku xafido
Nasra mash Allah gacantada ilaahay ha ku dhaafo macto💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🖒
Masha Allah nasro alle vacant ha kuu barakeeeyo❤
saaa ujeclahay burkaan hadana ma samayn aqaan wlhi ilahay hqy gadhsiyo bari waan samaynaa insha allah🌹Ilahy hanoka dhaafo
Maasha allah xbbti thanks❤❤ yaaqey waan kaa faaiday burkaan