Siciid Ismaaciil- Saylaamo geenyaley

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 апр 2020
  • Siciid Ismaaciil - Saylaamo geenyaleey
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 14

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 4 года назад +5

    HEELLO SAYLAAMO GEENYALEY - - HO. SICIID ISMAACIIL BUUX (XAMARQOODH)
    ©Heello
    '' Siddiddiyey aaddo
    Saylaamo geenyaley
    Dayaxa mooyee
    Dabaylaha lagaa shareer
    Ima diloy ima dagaaloy
    Wax iima diro
    Sida billaawaha ragguu
    Beerka igu hayaa
    Oo kuusha caarrey
    Carruuruhuba way sitaan
    Ee aaway balaggii
    Billaawaha ragaw ekaa ?
    Siddiddiyeey aaddo
    Saylaamo geenyaley
    Dayaxa mooyee
    Dabaylaha lagaa shareer
    Weyd ma jiidjiido
    Jimidhka ma cuni yaqaan
    Oo quur subxaanyaanle
    Sariirtuu sane u hurdaa
    Siddiddiyey aaddo
    Saylaamo geenyaley
    Dayaxa mooyee
    Dabaylaha lagaa shareer ''
    Ilaahay ha u naxariisto Cabdoo Xamarqoodh iyo idaylaba intii naga xijaabatay ee Soomaali iyo islaan ah.
    Magan Alle ahaw Xasanow !
    Na deeqsiisaye, Mawluhu ku derejee.

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад

      merci

  • @kadijasaid534
    @kadijasaid534 4 года назад +4

    Masha'Allah ciyaarti dhagan Cissaha

  • @mahammedtahir1650
    @mahammedtahir1650 4 года назад +2

    Ax allah ku naxaristo

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo 4 года назад +1

    Ciyaar jiib wacan.

  • @hirsi8073
    @hirsi8073 4 года назад +1

    Woooooow, Mahadsanid walaal. Heestan muddo dheer baan raadineyey. Mahadsanid!

  • @halyey
    @halyey 4 года назад +1

    Weeydiin Farshaxanka videoga la socda iyo video yada kaleh e dhaqanka soomalida mujinaya meel isago iib ah ma jira? Si tableau ah u iibi ganacsi ahan

    • @halyey
      @halyey 4 года назад

      Dhowr xabo ayaan kaa iibsan la’ha

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 года назад

      Asc,
      Badankood, waxaan ka helay farshaxanadan kaararka boostada (postal stamps/ cards), ama buugaagta dhaqanka ama internetka.
      Waxaa jira bogag internet oo aad ka iibsan karto farshaxannada
      web.marcelforart.com/nujuum_hashi
      facebook.com/640334006073220/videos/814963055276980/
      pascalfurlan.com/portfolio-creation-site-internet-agen/djibouti/

    • @amarehhoussein6314
      @amarehhoussein6314 4 года назад

      Jabuuti TV maar labaad waan ku salamay, jawaabtii heesti Nima Djama ee, ahaayd Shabeel baraa madoow iyoo Libaax Babuuloy kalaa baraanay waryaa beentiyo ruuntinii

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 года назад

      asc amareh, walaal heesta ma hayo.

    • @amarehhoussein6314
      @amarehhoussein6314 4 года назад

      Jabuuti TV mahaadsanid yaraa radii hadaad hershiid