Siciid & Nimco

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Saciid Ismaaciil & Nimco Jaamac
    djibouti, jabuuti, somali

Комментарии • 7

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 лет назад +1

    Igu noqotay geed adag
    Iyo dhagax nugaaleed
    Naxariisna diidee
    Nugladiyo calooshiyo
    Naftu wey ku jeceshee
    Anigoo naruuriyo
    Kula raba nimciyo rays
    Nuuga haygu dhaafinee
    Ma nasiibkay ba i gabay
    Mise adiganay neceb
    Ma nafsaaran nabadjiro
    Mise naar afuukaa
    Naxli kugu abuuroo
    Nacab baa ina kala dilay
    Naafow kalgacalkuye
    Maxaa Nabaarka ugu wacan
    Nimco
    Kuwa layska naariiyo
    Igu noqotay shaydaan
    Naxiisna doontee
    Maba arag naruuriyo
    Meel ay nabadii joogtee
    Hadaad adigu nagidahay
    Anaa Nabarka uurkiyo
    Naxdin baa la dhuubtoo
    Ma nasan aduunyadaa
    Intii aan ku noolahay
    Mana arag nimciyo rays
    Naqna reerka kuma furin
    Ii maqan nasiibkiyoo
    Nasrigii ilaahay
    Waana naawilaaya
    Adna nowda iga dhowr

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 года назад +1

    Ha naawilin waxaan jirin
    Naas aan irmaanayn
    Caano lagama nuugee
    Eesh cala Ereyo 👍👍👍

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 лет назад +1

    Weey waa heesihii hore qaraami mahadsanid

  • @hibaxuseen2754
    @hibaxuseen2754 7 лет назад +1

    Wwwww esh calaaa heees anigu heesihi horaaba ku heestaa waayo xigmad baaa kujirta&murti
    Naqna reerka kuma furin
    Iimaqan nasiibkiyo
    Nasrigiii ilaahey
    Alla yacizak

  • @munahabone3963
    @munahabone3963 7 лет назад +1

    Bal waaka se ayaa nimco gaadhayaa ? fanaana dee af somali ku heesta? @hassan où est ce tu trouve ces jolis dessins huno?

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  7 лет назад

      Asc Muna , internet google

  • @moussayasin8861
    @moussayasin8861 Год назад

    Nasan irmanen canalagama nuge cirku nadarki soceli xoluhu naqdi cune nacada ladhyo