Waa faral caashaqu

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 31

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 лет назад +8

    WAA FARAL CAASHAQU --- HO. SICIID ISMAACIIL BUUX - XAMARQOODH & NIMCO JAAMAC MIGIL
    Erayada ? Laxanka ?
    Ho.Siciid Ismaaciil Buux - Xamarqoodh
    ''Fududaa jacayl
    Illeen u fidaa
    Nimuu faraha saaraa
    Farxad kuma caweeyee
    Sownigii fayoobaa
    Ama foojignaa shalay
    Hadmuu faaska ila hela ?
    Farawgiyo ugaadhana
    Ninkii galab ku foofee
    Fadalkooda raacaa
    Fiid buu u dhuuntaaye
    Anna faalladii xalay
    Iyo falanqadaan galay
    Xaggaagaan u foognaa
    Ho.Nimco Jaamac Migil
    Waa runoo fidmada hore
    Fartuu kuugu yeedhaa
    Markuu faaska kula helo
    Dabadeed kula fogaadaa
    Amba labada fiidcawl
    Faras buu I saaraa
    Webi igu faruuraa
    Nimay fiidhi jabantahay
    Fadhiguu ku taahaa
    ?????????????
    Faalkaa ku sheegee
    Hadday dumarku fooshaan
    Waa wax laga filaayee
    Faral weeye caashaqu
    Ho.Siciid Ismaaciil Buux - Xamarqoodh
    Filashada habboon
    Waa lagu farxaa
    ??????????????????
    Fiicanaa warkaagani
    Waa hadal fagaariyo
    Gole lagaga faanoo
    Uu igu fillaadee
    Faqa laba dhexyaallana
    Inuu faafo maahoo
    Dadku kula fahmaan e’
    Inta uu furfuranee
    Laga faydin maradeen
    Fulinayno xaajada
    Foolxumada ka ogow
    Ho.Nimco Jaamac Migil
    Waxay fiintu ooydaa
    Galawguna ka foodhyaa
    Fiidmeerta duushaa
    Fooraha dabayshee
    Fad markuu hadheeyee
    Anna waxaan la fooraree
    Fajacaadda igu riday
    Jacaylka iga fooraa
    Ila helay fallaadhoo
    ????????????
    Faalkaa ku sheegee
    Hadday dumarku fooshaan
    Waa wax laga filaayee
    Faral weeye caashaqu
    ''
    Mahadsanid Xasan.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 лет назад

      Dhegtu kala maqal og ee’ godadka soo buuxiya Soomaalay.

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 4 года назад +1

      @@xasan.jaamac nimay feedhi jabantahay fadhiguu ku taahaa ana foolxuman way

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 4 года назад +1

      Fad markuu haleele
      Ana waxan la foorare
      Fajacaada igu ridey
      Jacaylkaygii fooraa haa
      Ila helay falaadhoo
      fidyoo waan falanahay

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 года назад +1

      salmaan muumin Magan Allee mahadsanid walaal

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 4 года назад

      @@xasan.jaamac adaa mudan hno

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar307 6 лет назад +3

    The two legend fananin qaliya said xamarqodh iyo nimco djama miguil alle ha u naxaristo said ismacil bouh abihi fanka jabuti iyo hoyadi fanka jabuti

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 3 года назад +3

    Ereyada waa allah u naxariistee Ibraahim gadhle .. Laxanku waa Abdiraxmaan Ali xirsi .. Waxaa hdalkaa ii sheegay Nimco Jaamac migil

  • @mahammedtahir1650
    @mahammedtahir1650 7 лет назад +3

    geesi sxb so birii mahadsanid

  • @adenkule9681
    @adenkule9681 2 года назад +1

    soow anigii fayoobaa oo feejignaa hadmuu faaska ilahelay

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 2 года назад +1

    Yaaa waduuud

  • @abdihakimguelleh1814
    @abdihakimguelleh1814 9 месяцев назад

    Sidii fooya wabari fiicana warkaagani

  • @abdihakimguelleh1814
    @abdihakimguelleh1814 9 месяцев назад

    Adna fooxa maanta iyo faalka ku sheege.

  • @ismailawalehmiguil8620
    @ismailawalehmiguil8620 5 лет назад +3

    Abwaanka erayada Curiyey : Aden Farah Samatar

  • @faycalyoussouf3097
    @faycalyoussouf3097 Год назад

    Xudoudad jacaylkou wuu fiida

  • @nimanmaabdillahi2888
    @nimanmaabdillahi2888 Год назад

    Place raimbeau ❤❤❤❤

  • @ONKODTV4952
    @ONKODTV4952 7 лет назад +2

    Wa hees in laxuso mudan.

  • @xasanmaxamedxaashi2923
    @xasanmaxamedxaashi2923 7 лет назад +3

    sxb fanaaniinta reer jabuutilee miyad sogalisaa

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  7 лет назад

      Haa, sxb

    • @dhubadawardheere5113
      @dhubadawardheere5113 7 лет назад

      Xasan Maxamed Xaashi I

    • @xasanmaxamedxaashi2923
      @xasanmaxamedxaashi2923 7 лет назад +1

      hassan ahmed ok mahadsanid sxb wan kuxirnan insha allh waxan kuwaydiyay waxaweyan waxan arkay heeso anan horay u arag intabadan qaramiga ayan aqanay lkn kuwo an aqanban kawayay sidaas ayay kutimid su ashaas

    • @xasanmaxamedxaashi2923
      @xasanmaxamedxaashi2923 7 лет назад

      Dhubada Wardheere haa wlle dhubada

    • @hah7064
      @hah7064 8 месяцев назад

      ​@@JabuutiTVerayada/midhaha iyo laxanka noo raaci cida iska leh Inshallah. Sxb mhdsanid.

  • @abdihakimguelleh1814
    @abdihakimguelleh1814 9 месяцев назад

    sidii on wax falan ahay. faalka ku sheege