Waaaw war mesha hablaa ku nool midba mida kle ka cad oo ka qamarjisan wax kale. Hargeysooy kuma daaayo wa inan xabad ku waan u ek ka helaaa mid kle donimaaa wax diyarsan dheh hablaha hargeysa. Hooyban muqdisho ugu dhisi runtii
2024/05/09 hben khamiisa waxnku Sugaya Kulan Ka tirsan Tartanka Uclka BAYERN MUNICH VS REAL MADRID ||Semi final || Anoo ah Tageere Real madrid Caways Wngsn baan idin leeyhy Joogana caasimada Khaatumo Ee laascanod ❤❤
Nacalaa shaydaan ku yaal naa ku cusub reer xamarkii kolba kalmaday ka maqlaan youtube bay dhiiga ka jaqaan maalin dhan baa calasow iyo mid baqal u eegi Belgium ku hadaaqayeen sidiiyoo malcaamad laga soo xafidsiiyay
Hestan walha xasuus hOre igalisey 😭❤ Gabar isku school ahyn oo 4 fasal iga sareysey baa hesta iso diri jirtey oo jeceyl ishegan jirtey 😭🥺 aniga Ciyar ba Uqabi jirey 😭🥺 malin walpe isowci jirtey Ani kama qban jirin ad bey ijecled aniga wagas jecyl Ma aqoon xitaa sey ugu so jesto waxy isiisey tiktoj 10k maryaH wlha Ani malintas wa frxey blse nasib xumo tiktoki wuu igu xumadey 😭🥺 malinta wa murugodey aydne way ila Murogotey Mrkii ayada shoclka dhamysey ane ana F4 aha ban wadanka ka tgey 😭 mel wlpo iga radizey wy iwyzey xita familkeyfa utagtey wy iwaydisey familka isowcy ishegey anH ayntan Majecleen wxa dhahy 😭nag wlan wyeh Nabsigedii ba manta ihley 😭🥺❤wa uxiisey mel ay jogto Gran maayo 😭💔
8 sano ka hor maalin anigoo maqaaxi casar shaah ka cabaya ayaa lay sheegay in gabadhii aan jeclaa maanta lagu mehersaday mid kamida hotela magaalada maanta duhurkiina uu meherkii dhacay kurbadii iyo sidii dareenkaygu maalintaa ahaa waxaan heer socodkii aan bilaabay anoon is ogeyn aan magaalada ka baxay oo 8 fiidnimo anoo meel cidla ah lugaynaya miyirsady markaasan salaad bartii ku tukaday goaansadayna inaan magaaladan iska tago laba maalmood ka dib safarkan kasoo galay waxaan kusoo jiro ayaamo iyo bilo sanadaba wuxuu i keenay america oon hadda ku noolahy ilaa iyo markaas qof kale niyadayda ma siin jacaylkaasina wuxuu i yeelay nabar aan kasoo kaban waayey laakin kama xumi qadarta eebe waana ku qanacsanhy. Gabadhaas waxan urajaynayaa farxad waarta iyo nolol wacan niyad saafiyan ugu duceeya mar walba
@@Neffikmusic The lady I chose from the rest of the women She supported another man (snake) Enjoying with him in his home and dancing with him Is that fair? She's caring and kind He never suffered for her He never paid camel for this much It's all God's plan What He planned for you will happen Never hope for what God hadn't plannedfor you Best of women, I don't sleep at night I can't stop wining But if that's God's plan Live with peace and prosperity I'm not hoping evil eye for you My love A man sometimes doesn't get what he desired for That's life
oo soo tii reer hargeisa ay ku caayi jireen reer xamarka masaraha ayay soo wada koraan waa bahalo jaahiliin ah , bal halkaan fiiri dagiirankaan meesha tuban ee blue bufferska ah( xabadka wada balaadhan)
Waxaan guule kuuqorin orod lagumah gaadho 😢
Wax wlba waanka jeclaa inaan wax barto oo heer gaadho balse may dhicin oo halkii iyada ahaydbaa iciishay dhibmle nloshu sidaan ahaan mayso walhtigunah taagnaan maaayo ee wuu socon wanan sugu intay mlintaydii imanayso hdaan noolaado 5kdib baan sooo booqan dhambaal kaygan waanan idiin sooqori insha allah wxaan mutay intaas kdib qofkastoo hlkan soo gaadhay mhdznid wllo alle hku shrfo❤👏😢
Nolol mideeda ugu wanaagsan alaaha hoostaada keeno gobeey ❤
Nolosho kuma xumayso wllo Guulayso
Sabrka waxaa lagu heloo mcn baadna ❤
Wadka bixiin aniguba waxan soomaray faqiirnimo tii ugu xumayada hadan wan guulaysta oo waxan jooga nool uu qof waliba ku riiyoodo ee ilahay uun bari wll qli isha allah guul
amba kula mid ba ahay 😢😅 wixii naloo qoray waan helaynaa i.a 😊
Qurux waanaloga hadhay alx waxan ahay gabadh somaliland u dhalatay gaar agan hargeisa❤
Qurux meeshan hada ma taalo hablo ilaahii uumay aayaadkiisa inkiray diidey caasiyey is wada qaawiyey maxaan kaa qarsaday lasoo istaagay way nasiib badan yihiin hadaan dhulka lala goynin
Full respect to suldaanka sida ixtiraamku uu Ku jiro ee hablaha iskaga ilaalinayo👍 qaar badan oo fanaaniin ah gabdhaha wey ku dhegdhegaan.🇸🇴✌️
توميعاىوونمخوكحاهحغنخلتلقاخخههابتههيامح
ىنىزدططططاتنكخحخغتنخمختحححختخحححتح
Waaaa la yaabee Hargesia ma UK baaa mise USA ankaa yaabney wooooow qurux badanaa dhamaantoood mansha allah duriyadii xalaasha aheyd 😎😎😎😎😍😍😍😍😍
Waa hargisa kaly inader koly qurbo jogtaye
Caawa Ramadan 2024 bishi 3 wali wan dhageesanaya😢
Wlh hablaha reer hageisa
Waxaan sii quruxda somalida oo idil haybad eebe idiin siii cidna idiinka qaadimeyso🙏🏿 #respact
Saami Mohamed shariif mansha allah thanks walaal keeye sharaf 👑👑👏🏽👏🏽👑👑👏🏽👏🏽🤗🤗🤗🤗cadow gaa uu nolooow walaalo
Sharafi korkaaga ahaato saami🙏
Waxaasi oo Dumara Mar Kaliya Ma Guursan Karaa Toloow Waayo Gabigooda waan ka helay I Love Hablaha Somaliland
Somali American hhhhhh intaba ani u dhigma😂😂😂 no see any girls
Fadumo Ismail Omg Ila Raadiya Qaadayay Baryahan Ee Ma is Keentay Yaakh Kuu Ducayn Lahaa Hadaa ku helo😎😎
@@somalivlogs6780 I ❤u to my br
@@somalivlogs6780 waa xiliga dhiman laheen walal mcn ee tartiibka haiska boobin hhhh
war zxb wllahay isku niyadbanu nahay ana imikan islaha sida shiicada inta meesha ka muuqato mar wad guurso makala dhacaan
Abwaan xanuunka waan kula dareemay ilahay mid ka wanagsan hakuu siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭💔
habalaha duriyada hanan iyo qurux iyo hubqaad baa lagu mabeystey allah edeb iyo akhalaaq idinku beerey nzb somalilander
@@waranle961 as silly
Ejjejekejeej Ejjejekejeej eemekekejenehemehneejjehemeheke
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👏👏👏👏👏👏
Kgrcik🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@mohamedyuusuf5244 🇵🇾🇵🇾
Waaaw war mesha hablaa ku nool midba mida kle ka cad oo ka qamarjisan wax kale. Hargeysooy kuma daaayo wa inan xabad ku waan u ek ka helaaa mid kle donimaaa wax diyarsan dheh hablaha hargeysa. Hooyban muqdisho ugu dhisi runtii
Hadaad u Timi inaad comments aad akhrido like 💜💜💞 ii saar haddii aad awoodid 💞💞💜💜💚suldaan saraar hore u soco brother 💕💕💕💕💕💕👈💚💜💞
Masha allaah habalaa duriyada ilaah ha xiftiyo somali baa ku faanta sharaf tooda
Mustafe Said aaaamiiin aaaamiiin aaaamiiin aaaamiiin sxb qli ❣️❣️❣️❣️ adna sidookale my brother 💞💜💚 Alle haku xafido ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️👈
Koly waan ku jedaa comments akhrinpaad meesha utimide zuulku kaama go aye intad xazidnimada izka dhaafto lke & subscribes isaar ❤️❤️❤️😂😂😂
Guuled Naasir 😁😁😁
Amish Abdul
Tuugzi naftiii iga qaaday cdey 😂😂😂
kk
itdg udt
Subscribe ma zaarty 😂😂😂
hhhh bro wn aqblay
ماشاءالله ما كنت اظن أن بنات 💃دولة الصومال الشقيقة جميلات بهذة الشكل ربنا يحفظكم و يبعدكم من العين.
اخوك من السوداااان 🖐✋
مش دولة صومال هون جمهورية صومالاند
Hablaha duriyada halaga soo hagaago isagaa u camiray suldaan seeraar
اختك من باكستان.✋
@@shugricabdullahi5782 😂 😂
Walalkeen Fanax soo dhawoow 😂 😂
Hablaha Reer somalilnd 😘
Kuwa Reer hargeisa Full Respect
😍😍
Me too big respect bro⚘🌷
Me too
Tallow yaa iga dmbeYo oo dhgeesnaya 2020😭😭
Aniga aptio😎
Aniga dear Sunday 4 October 2020 11:30 habeenimo👑❤
February 2021
Neyruus naftaa ku baadan❤️
2021✋😂
Haplaha muqdisho Maxy Qurux iskaga dhigiwaayen sida kuwan hargysa ookale suldaanka Kenya noogu imow abowe waankutaageernaa
No he he comb 2ugdd djudidkd f
Zxbo quruxdu wa dhalad maaha wax lasamaysto
Walal hablaha soomaliyeed way wada qurux badan yihiin meel ay joogaanba muqdisho iyo hargeysaba
i am eritrea but i am like Somali song Somali ❤❤❤❤❤
Wel com samira
Welcome
Thanks sister
@@kiin4520 vaahlsuudaanwaw
MHaaSdaah
masha Allah, hablaha hargeysa qurux badana. . style iyo beauty ayey isku darsadin.... bal aan aragno hablaha muqdisho inay iska baragiyaan kuwa hargeysa marka suldaan seraar ka heeso muqdisho.
Waxan sobogan dona malin ee noloshu ikufto i.n rabi yow riyadaday irume yarabi amiin idhaha asxabta inikana sido kle qof walba alle riyadisa howrumeyo 2/10/2024 😢
2024/05/09 hben khamiisa waxnku Sugaya Kulan Ka tirsan Tartanka Uclka BAYERN MUNICH VS REAL MADRID ||Semi final || Anoo ah Tageere Real madrid Caways Wngsn baan idin leeyhy Joogana caasimada Khaatumo Ee laascanod ❤❤
Suldaan geeska Masha Allah Isha ayaad katuurtay walahi run baad ku sheegtay taas sababtoo ah waxan guule kuu qorin orod laguma gaaree bro waxaas baa murti lagaa yiraahdaa
suldaan seerar codkiisa yaa ila jecel 😍
Hhhhh
Hablaha hargryza aad baan ujeclhy waanpa ka maseery qaabkee ulapizteen allow no daa haplheena one love somalia ❤❤❤❤👏👏👏
Suldanka geezka iyo hablihi quruxda geezka is helay😍viva habalaha hargaysa
NinaY Ali hargeysa iyo qurux kaladheer ee meelnagafadhiiso MA Diana qurux utaqaanaa ish
Mnsha allah allow hablaha noo soo hanuuni way qurux badan yhiin allow hablaha quruxdaa leh no daaa
ko
Allahu kamid
😘😘😃😃😃
Showgaa dartiis ayaan hada hargaysa u jooga hablaha qurxoon macha allah
2020 hada dawanaysid liketa ku muuji
Waxa aan la yaabay raga qurbuhu waa bila dumar isna dhankasta way ka dhigayaan yaab waa aduun uun 😥😥😥😥😥😥😥😥
hassan ceydiid hahahahahaha walaahi qosol baa fuureey hadalkaga
waxaan guule ku qorin orod laguma gadhee haw culanin gaawaha inta heestan u jeedo u dawatay like ha lama mogaan
11/11/2018
6:21pm
HARGEISA
Maxaa dhacay
Nacalaa shaydaanka ku yaale like ha ila dhaafina
Shidhaab😅😤😥😷😭
Nacalaa shaydaan ku yaal naa ku cusub reer xamarkii kolba kalmaday ka maqlaan youtube bay dhiiga ka jaqaan maalin dhan baa calasow iyo mid baqal u eegi Belgium ku hadaaqayeen sidiiyoo malcaamad laga soo xafidsiiyay
Hala hala suldaan
Ok
Rjjdidbdbfjururheveririheieiejr
Naagaha waxa naarta loogu badiyay ileen waasaan iyagoo wda qaawan xumaana ku dhex jira hdna ninba meesha ugama jeedo Allow soo hanuuni
Ma ahi Rer Hargaysa Lakin Waan qiraya In Hablaha Ugu Bidhaanta Wangsan ugana Quruxda Badan In Ay Rer hargysa yihin💥💥💥👌🔥
5:31 gabadha midigtiisa taagan xaaday idhaqaajisa😘😍❤
Commentiga ma ka talaabsatay😂
Anigiba kaso dhex booday😁😁 ala heen ma ahaa thnks seraar
Wiilkan waa xiishod badan yahay ilahay hawsiiyadiiyo inaderkay suldan serar gulastaa shacabkayga somaliyed dhamantod
Imaan Cumarчсиппльтир
Dhaanto
*Suldan seraar hablihii qurxonaa dhex tagay bal arag gibnimada Subscribe isaara channalkayga dadkaan wada jeclahay❤❤❤*
Lucky quruxley inaba caadi ma tihid waan ku taageeraa....
Lucky Abdi Muuse asmalove
Wipe🇸🇴🇸🇴
Wopmjh kmj🇸🇴🇸🇴♥♥
Obhu
This song has become one of the most popular and most foregain people listened to somali songs what a song Great singer Suldaan seeraar👌
Because you can actually listen what he is saying unlike what these days are called songs.. just garbage.
@@showmequick2245 to get the j j jz. Jz
@@showmequick2245
GPPPPPPMMGPGPPPPMGMPMPPGPPPJPPPP
Thanks
Llllllllllll
5 December 2020 ban dawanayaa halke timeku yahay 8:26 fiidnimo ano qolkaygii fadhiya liketa nacalaye
❤❤❤❤❤
Alla maxaan uxisay hargaysa my matherland waan idinsalamay dhamaan dadkayga alla riyaad baan joogaye talow maku noqda alla maxaan hamuun uqaba
😍😍❤💘💑 ilofeyou inanbanahay wankahelay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤😍🖐🖐❤👌
😍😍😍😍😍
Soo laabo niciima
Kalid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan gulee ku qorin orod lagu ma gaadhe ha u culanin gaawaha
5 October 2020 12:00 habeenimo❤👑
Maxaa kugu dhacay
Hada daawanayaso 2024 Like👎🌹
👋Hhhh www😀 hablihii reer sheeq💘 isaaq😍 iyo💔 suldaam😗 seraar👈 wax baa ladhacay👌 wllhi duriyad👍 nazab💖 suldaam guul broh
Hestan walha xasuus hOre igalisey 😭❤
Gabar isku school ahyn oo 4 fasal iga sareysey baa hesta iso diri jirtey oo jeceyl ishegan jirtey 😭🥺 aniga Ciyar ba Uqabi jirey 😭🥺 malin walpe isowci jirtey
Ani kama qban jirin ad bey ijecled aniga wagas jecyl Ma aqoon xitaa sey ugu so jesto waxy isiisey tiktoj 10k maryaH wlha Ani malintas wa frxey blse nasib xumo tiktoki wuu igu xumadey 😭🥺 malinta wa murugodey aydne way ila Murogotey
Mrkii ayada shoclka dhamysey ane ana F4 aha ban wadanka ka tgey 😭 mel wlpo iga radizey wy iwyzey xita familkeyfa utagtey wy iwaydisey familka isowcy ishegey anH ayntan Majecleen wxa dhahy 😭nag wlan wyeh
Nabsigedii ba manta ihley 😭🥺❤wa uxiisey mel ay jogto Gran maayo 😭💔
😭💔addunka waxa ugu xun inaad ka shalaydo wax aad hore usamaysay
Hadda asxaabtii schoolka maad waydiiso wll😭🥺
Wll nabsiga wax kaxun malahan iska ilaali qof kujecel iyo qof kala labadaba laguma ciyaaro waad kashalayn dontaa hadii kale
Really weeye wlhi haddii la fiirsado heestan marpuu gEEzi liica______💋💋😏💪💪
duriyadii an kabeer miyo gabdhihii hargaysa hadh wanaag allow isha nacabka idinka dayr suldankiii geeska welcoom suldanka geeska
ilhaam hasan AMIIN qali ❤ ❤❤ ❤🔥🔥 🔥
mnsha Allah Hablaha jamhuuriyada Rabbi idin Barakee cisi ku waara walalahay
Mansha Allah gabdhaha somaliyeed qurux badana ❤️❤️❤️❤️❤️
Maxaa qurux ah kuwaan ma Carab baa mise waa somali mise somali midab Kalaa naloo dhalay
8 sano ka hor maalin anigoo maqaaxi casar shaah ka cabaya ayaa lay sheegay in gabadhii aan jeclaa maanta lagu mehersaday mid kamida hotela magaalada maanta duhurkiina uu meherkii dhacay kurbadii iyo sidii dareenkaygu maalintaa ahaa waxaan heer socodkii aan bilaabay anoon is ogeyn aan magaalada ka baxay oo 8 fiidnimo anoo meel cidla ah lugaynaya miyirsady markaasan salaad bartii ku tukaday goaansadayna inaan magaaladan iska tago laba maalmood ka dib safarkan kasoo galay waxaan kusoo jiro ayaamo iyo bilo sanadaba wuxuu i keenay america oon hadda ku noolahy ilaa iyo markaas qof kale niyadayda ma siin jacaylkaasina wuxuu i yeelay nabar aan kasoo kaban waayey laakin kama xumi qadarta eebe waana ku qanacsanhy. Gabadhaas waxan urajaynayaa farxad waarta iyo nolol wacan niyad saafiyan ugu duceeya mar walba
Ok wll uducee qaa miskiimad adna mid kafiican alla hakuu sahlo
Saxiib macaan wax ma kaa cod san karaa
hargeisa hablo meeran lee waaye, Mogadishu na wiilal aa showyada dhan hareeyo Its huge different
Xishoodkii mee gabdhaha 😢😢😢ale ka cabsada
wuxuusan ilaaheey kuu qorin orod laguma gaaro//////////////////////////
Alla maxow uruf dhexaa een haasaawe aqoon Gabar meel cidlaa ka helay. Heestaan ayaa soo koobtay.
Qurux iyo style hablahayaga udaa manshalah
Midbaa se yar khaldane wiilka hawa yar baneya un
Naqaske ka yara xadeen
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥♥
Atom mpdx🇸🇴🇸🇴
Skox
War waa maxay fanaankiibey gawada kaxidheene maysan xishoonayn hablahaan
Quruxda hablha reer hargeisa💯❤🙌
Qurux ma saanaad u taqaanaa?
Heesta wey nagaga Ciyareen Tolkaa suldaanaw Wali waata Laysku Bootaynayo kkk
Galad Eebe waxaan guule kuu qorin orod laguma gaadhee hauculaalin gaawaha
Afwwskhmfe gcib 2019♥♥🕋🕋🇲🇽
hablaha hargeeso allow idin daa from mogdisho
Maanta oo axad ah tariiqduna ku beegan tahay 16 /10/2018 hadad waaneeysid liki ii saar nacalaa sheydaan ku yaale ha ila dhaafin
waa markii igu horaysay ha ila dhafina commentiga
Oky inder 2 sano ka dib baan arkay bostigan 4 October 2020 11:30 habeenimo
i am from somalia i like Somali land people and thier songs
I'm from hargaysa Somaliland,all Somali people are the same people,same music same culture, different politics
Ha mid an geed u korin o dhip u marin o geel ka bixin o aanay qurux ku raacin ayay izka guursanayza waa sakhiraad ilahay
Fariidadatan dumaarcadceed dhamaystiran ugu qiimobadan uwataaaa .khayryaaashaay
fasiqiin baa iskugu timid mesha..war rabi ka xishooda cadaab aakhiro ayaa jiree aduunydan waa maalmo kooban qofkastana wuu ka tagayaaaa
Axsan Show Aaaan tago weye Walhi😘😍😍😍💓
Xanan Somalilander Safiya farta iskugu kay fiiq aan ..........m
Xanan Somalilander Safiya
Nayaa dhilo nooga qaad sawirka meesha aad profileka zaaratay
Xanan Somalilander Safiya
Xafsa mesha see uga maqnayte 😂
@@nimcozagalzalan7679 xisho wxu wa inaneh
Suldaanka geeska africa hore u soco hasoo laaban fanan buuxa hsmblayo❤️💋🆎🥰🙏✅🌏🌍🍎😬😍👄😍😄😘😂😭✅🙏🆎🆎💋
Inta suldaanka tageerataa like hayladhaafina
Masha Allah viva somaliland fanaan qiima badan yasalaam yasalaam👏👏👏❤❤
Heesihii denbega ahay xitaa qabil iyo gobol bad ka dhigteen
Iskiifo nacala sii jiifsiga abaha iyo soo jiifsiga hooyada ku yaal
Heestaan markaan dhagaysto runtui xasuus Baan galaaa geenyadaan jeclaayeey marbuu gees liicaa gagi Maran istaagaaaa
Really he is singing from his heart, not only from his mouth, wow
Fantastic suldaan
can you translate the lyrics for a foreigner? :) that would be awesome!
@@Neffikmusic The lady I chose from the rest of the women
She supported another man (snake)
Enjoying with him in his home and
dancing with him
Is that fair?
She's caring and kind
He never suffered for her
He never paid camel for this much
It's all God's plan
What He planned for you will happen
Never hope for what God hadn't plannedfor you
Best of women,
I don't sleep at night
I can't stop wining
But if that's God's plan
Live with peace and prosperity
I'm not hoping evil eye for you
My love
A man sometimes doesn't get what he desired for
That's life
S
@@Waxkasta Thanks sooo much. Is this a literal translation?
This song my favourite song like it 😮
Ciyaar ugu kaalay rer hargayza
Samraan Ahmed dadkaan ciyaar mesha uma aysan imaan snapchat uun ayey isla dubayaan ciyaar xamar ugu tag.
@@ahmedmali913 caaaaac
Asc❤
oo soo tii reer hargeisa ay ku caayi jireen reer xamarka masaraha ayay soo wada koraan waa bahalo jaahiliin ah , bal halkaan fiiri dagiirankaan meesha tuban ee blue bufferska ah( xabadka wada balaadhan)
Maxawaye somalidan afafka kale kusoqoraysa commentiga
Abti somali kuhadla ama iska aamusa niyo😋
Masha allllah suldaan seeraaar guhaaad nolow fanaaan cod macaaan❤
Heeskan Caleema Saarkiisa Heeska Qarniga Waa Goorma.
Hablaah Duriyda Gar Ahan Hargeisa Cadey like und subscribers Igu Qabta Channel ka Love You ❤💋😍
Same
Hno qli ❤👌
Sagal khalid Thaank You Quruxdyda❤💋😍
Madaxaha oo la feeto style miya wllo stylka ayaba qalad ka fahansantahay
Wax inlagu saaro waad rabtaa dadka cayee
Ok bro
Hargeysa har wanaag Nabada aa heesataan alha idiin siyaadsho alhuma Aamiin🥰🥰🙏🙏🙏🆎❤️💋💋✅✌️👠🌏✅🆎🥰🥰🥰
Yaa iladaawanaya 2021😂😂💉
4:20--------4:23
Isaaqow gabadha xadad garatan igu salama ❤❤❤ wooow
11/10/2024 𝚢𝚊𝚊 𝚒𝚐𝚊 𝚍𝚊𝚗𝚋𝚎𝚢𝚊❤
5/3/2024❤❤🎉🎉
2024😂
19/8/2024😂😢
Waxaan guule kuu qorin orad Laguma gaadho 🥰
Geenyadaa jecleday waa uun kala maqanahy 10 kadib isgursany hadane waqtiga laba qaradod
Kula xanibahay ducada
Nagu soo sadaqesta
Ilahay ha isgu kiin keeno wllo
Suldaan seeraar guhaad suldaan geeska africa hore usoco prother
Suldasn seeraar waa fanaan shidaan
Kkkkk oo miyaad caashaqdayna
Halkan loogama baahna qadaad wayn only duriyada iyo ddsi nolada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yaa naga xayiray
Gabaf aan is jeclenba iga dhoftay waan is jeclen lanbar may haysan ma.aqaan meshay kudanbayso ayadi yaman jogto igu danbaysay ilaa hada waan sugaya geenyada balanban wada galnay umalaym mayo inay iga tagayso waayo ahayd gabar qalbi fiicam oo xiahood ilahay udhliyaya alow iidaa
Great song brother suldanka geska africa 🌍
Maasha Allh hablaheena qurux badan nool qurux badan ku noolaada hambalyo kun jer qosla maalintiin🆎🌏🌍🆎💋🥰🙏🍎✅🌍🌏👋😭😘😄
AB thnkz
Boqorka ogaden suldaan seeraar legend 2022
haasaawe layla haasaaw gaawo llayculy , qofta dhiishina ucugtay ycaaaabo waabari casar caaraabo jawi farxadeed aygula qaaadey.bahyartanminyaro iyaaaah.guusheeni qaadansy aakaekh rabaw noo hagaaaaji khayreeeeee.
Heeeestan qeybtaaan ayey iga taaabataaa runtiiiii waaaana wax jira.
Nin geeesiya unbaa sameenkra. 4:09#
Horta like talasheegaaa maxay tartaaa waligay boqol like ah magadhinebal iiguqabta comment haydanbeeyee
Hablo dagan weeyan reer hargeisa ! Maaha qaar halkanuu futo luxid mooyaane waxkale garanayn
Taaxo Duale xiishod hablaha somaliyed waa iskuu miid waa wadaa dheeman hablaheenuu guud ahan hablahaa somaliyed
Taaxo Duale waxaas anagu ma gayno .maanu dhimanay markaanu niikinayno ish
Taaxo Duale. Mar haddi masrax laso fuulay madaxana laso qawisadey laysma dhamee inabti inaga kala yareey. Maahmah ayaa dheheesa haddi aad naarta geleeso meesha uhooseysa gal marka anigu kuwa daba ruxaya ayaan taagersanahay ileen meesha masaajid lama joogee. Hhhh😂👉
Ahmed M Ali 😂😂 wax kle tahy wlh
Duriyada halaga dhamaado jamhuuriyada somalialand ayaa Ilaashanaysa waryaa hooy iska Jirr
The Afro girl at the back is the real fan💪❤
Msh allh odey seeraar muxuu nimco dhexdooda kujira waa aakhiro saman oo dumarkiiba meelwalba kaga badan ragii
Wlhy Waa Hees qisadeeda wadata.Waar waxaan Dumarka la Dhaho Dad maahee Xayawaankaa dhaamee Illaahay Raga ha ka Soo qabto