SULDAAN SEERAAR IYO HABLAHA HARGEISA SHIB ISKA DHEH LIVE SHOW 2018 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +231

    Ree awawgay ree hargaysa inay gob yihiin aniguna waan ogahay dadkuna way WADA ogyihiin❤❤❤salaan buuran from ogadenia

    • @kaabaali625
      @kaabaali625 5 лет назад +8

      Anas cabdi Risaaq reer ayeeyday dad igu qaaliya salaan diiran naga gudoon

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +3

      Ma iidoor baaba reer abtigaa noqday hhhh allow alle alx ilahey gan farac iigu darin

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 5 лет назад +4

      @@quenayannaqurux400 iidoor waa somali dadka ugobsan soo baro

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 5 лет назад

      @@kaabaali625 mahadsanid inabti salaan lamida adna

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +2

      @@aadanecabdi4486
      Adey kuu yihiin
      Ag teyda waa dadka ugu xun sxb

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 5 лет назад +91

    May gu raacsantay in '#HARGEISA thy
    Maamada Fanka inta af SOMALIGA KU HDASHA🎤🎤❤🙏🎼🎧🎸🎼🎼🎹 SULDAANKA FANKA
    SEDEX LAGUNA GADHO #SOMALILAND
    SO DHAWAYNTA
    SOORYO BIXINTA
    SAMO FALISTA
    💪💪💪💪💪💪
    👍👍👍👍

    • @geletoz
      @geletoz 4 года назад +1

      Sheeko, qaxaad xirxiraysaan ka daaya fanka

    • @geletoz
      @geletoz 2 года назад

      @One Two Iran viva Iran viva 😂
      🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @turabi76
    @turabi76 4 года назад +57

    Love all Somalia from Sudan 🇸🇩🇸🇩😍😍

    • @kadarzesomalia4314
      @kadarzesomalia4314 4 года назад +3

      Mashaallah 👌 👌👌 👌

    • @Mk-dw1sb
      @Mk-dw1sb 4 года назад +1

      حتا سودانيين هون انا متعجب 🙄🙄🙄

    • @Ahmed_Abdi_Hassan
      @Ahmed_Abdi_Hassan 4 года назад

      @@Mk-dw1sb waraa xagan ma joogtaana

    • @Mk-dw1sb
      @Mk-dw1sb 4 года назад

      @@Ahmed_Abdi_Hassan مين حضرتك

    • @Ahmed_Abdi_Hassan
      @Ahmed_Abdi_Hassan 4 года назад

      @@Mk-dw1sb c.casiis Yuusuf makaraan ma tahay bro

  • @mohmdfadal445
    @mohmdfadal445 6 лет назад +72

    Hablihi duriyada qurxda wa lagu yaqaana goptu wa taaa😍🔥💯🤗

    • @mohamedyuusuf5244
      @mohamedyuusuf5244 5 лет назад +1

      And rjrnrmrrnrmrmrrnmrnrmnmr Ejejrjekjejejeh skelter kettle k

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 6 лет назад +80

    Woooow suldaan seeraar iskoor baa kuu yaal wlhi hargeisa reer harkayga hadaanu nahay waa nalagu yaqaaan inaanu fanaaniinta martida ah ama noo timaada sidan iyo si ka qurux badan uga qayb galno soo dhawayntooda iyo showgoodaba Good lucky suldaan zxp

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 лет назад +27

    Suldaanka Marku Sida Masraxa Uso Korey 1000 Gabdhod Baa Ka Hortagey
    wxasa Taagero Lagaa yidhahda😚

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre5934 6 лет назад +50

    Suldan serar guhaad
    My wllkey qali ❤️💯👌
    Like saar hadii aad illa jeceshahay
    Allfanan suldan serar 👌💯❣️

  • @beerdilacshe2739
    @beerdilacshe2739 6 лет назад +204

    Inta reer hargeysa aaminsan liketa ii saara viva reer somaliland❤👈

  • @salahhassan3397
    @salahhassan3397 6 лет назад +38

    0:33 Qofta Diraca Buluuga ah xidhan igu fasaxa rer Hargeisow Hdaa Dad jira Tihiin love U all from Muqdisho

  • @sharmaakebaayaha6533
    @sharmaakebaayaha6533 6 лет назад +15

    Xaqiiq gayiga hablaha rer hargaysa ayaa ugu quruxsan dhawaan waxaan usoo wadaa hees aan ku amaanaayo hablaha gayiga .liketu waa xagiina.

  • @maaxmarwamarwa1357
    @maaxmarwamarwa1357 6 лет назад +49

    Hablahaygi rabi isha cadowga ha idinka ilasho hargaysa caday maxn u xiisay 😘😘😘😘😘

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 лет назад +263

    Hablihii duriyada qurux iyo maamus ba wad leedihiin suldanka geeska❣💚💙❤💘💖💕

  • @najibabdi8317
    @najibabdi8317 6 лет назад +344

    Inan madaw indhahaygu may qaban waxaan umalaynaa 2023 reer hargeisa cadaan bay noqonayaan kkk hablaha hargeisa waa idin salamay huunayal

    • @abdirahmansoomali9947
      @abdirahmansoomali9947 6 лет назад +13

      najib Abdi 😂😂😂
      Abuu diyaana wada waaye reer Hargeisa 😂😂

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 6 лет назад +6

      wiilka carab wiilka carab haplaha ha caayin wlo cay ma gayaane

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 6 лет назад +9

      najib Abdi waan udhalany wlo cadaanka hadan reer hargeisa nahy hhh

    • @bilexaduuri8408
      @bilexaduuri8408 6 лет назад +4

      najib Abdi waa kusee sxp nagaha xafladaha iyo aroosyada. Laguma mashquulo. Kii Makeup 💄 ayaa kuumuuqda hablo qurux udhashay maaaha

    • @abdullahi123
      @abdullahi123 6 лет назад +3

      hamda mowlid hhh sanadkan wax cadan udhashy maba LA arag diyaano iyo makeup aa shaqeyaan

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 лет назад +40

    Quruxdii hablha hargeisa iyo suldaankii❤🙌💯

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 лет назад +8

    Ilaa alaanka showga hrgeiza waa ku soo celcelshaa sababtoo ah xabada garaaryaha leh ayaan jeclaaday shalmad raac ayaan noqday hblahaygii duriyada dadkii layga beeray from oslo norwey

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 лет назад +35

    Duriyada Jecliyaa rer hargisa Love from jigjiga cadey suldaankeena 👌👌👌👌

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 лет назад +253

    Guri Gobtu ledahay mrkad marti u noqotid waa iska sidan
    Hblahayaga ❤👈

    • @abdikariim1037
      @abdikariim1037 6 лет назад +1

      Shib iska dheh
      Kkkkkkkk

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 6 лет назад +4

      ina Caaqil wiilka ku faana Somaliland nacaam 😘😘👏🏽👏🏽👏🏽🎋🎋🎋🎋🎋✅✅✅✅👉🏽👉🏽🌟🌟🌟👑👑🎋🎋🎋 guriga hooyadey waa goob from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🎋🎋🇩🇯🇩🇯🎋🎋🇩🇯🇩🇯🎋🎋

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 лет назад

      Umalkhyre Mohamed
      apti soo dhwoow korkad noo saran tahee 😍😍😘🙏👈

    • @abdihakimhusen3438
      @abdihakimhusen3438 5 лет назад

      War mesha bajaq kma arko wa wda habro iyo garooob 😂😂😟

    • @MohamedIbrahim-fh3fj
      @MohamedIbrahim-fh3fj 5 лет назад

      Abdi hakin Husein ma adaa furay hablahan 🥺🥺

  • @hamzaahmed1898
    @hamzaahmed1898 5 лет назад +7

    Masha Allah wlhi hablaha reee hargaysa axyaaa xuural hayn, halkaaa waxaanan ahayn aniga iyo wiilkayguba waa inaanu udoonanaa ax yaaa isaaaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆👏👏👏👏👏👏👏👏😘😘😘😘💍🌹🌹🌹

  • @kingnana4555
    @kingnana4555 6 лет назад +30

    Yaaa dawanaayo 2019 ☝️☝️☝️
    Like saar

  • @adayahmed9289
    @adayahmed9289 6 лет назад +5

    *yaa ku dulsho dalxiis ku keyo lasqoray iyo badhan dawo muso mara🇸🇴❤💛inta reer sanaag ah like isara*

    • @مريممحمد-ر4ب
      @مريممحمد-ر4ب 4 года назад +1

      Kkkkkkkkkkk 🙋‍♀️💏🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 года назад +18

    I can't stop listening to this song still watch 2021 shib Iska dheh🦋🇸🇴😃

    • @Eurisko229
      @Eurisko229 3 года назад

      I know right. Can’t wait to go visit Hargeisa inshallah 🥰😇

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 года назад

      @@Eurisko229 InshaAallah it will come true for me❤🤲🏻

    • @kaloonksa2079
      @kaloonksa2079 3 года назад

      🖒👏👌

    • @usaamemahdi9269
      @usaamemahdi9269 3 года назад

      Really it's nice songs

  • @hanaahabi4995
    @hanaahabi4995 6 лет назад +89

    allaw na sòo hadee wadada xaqaa allow na tus☺☺☺☺

    • @fowzanfowzan7214
      @fowzanfowzan7214 4 года назад +1

      wa runtaa walaal bal eeg hablaha is wada qaawiyay

    • @ubaxcabdi4028
      @ubaxcabdi4028 4 года назад

      . Bnmhgy and I will be grateful if you can

  • @salihmahmud8833
    @salihmahmud8833 4 года назад +25

    I`m from Eritrea i love somali girls

  • @mmss6906
    @mmss6906 6 лет назад +1

    Waa reer magaal wauxuu ogaa in dumarku niiko jecelyihiin lacagtana farqaayaan Markey maqlaan show O waliba la yidhi dumarkuu u qaas yahay laakin waxii habeenkas qarasha baxay rag baa laga soo qaaday niikadiina laga soo fogeeyay raga somaliyeed boqorsanaa allow Odin dhowr 👌👌👌

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 лет назад +59

    Waxaan ka Guursan doona Hargeisa Markaa imaad Yaakh isoo dhaweeya Wiilkiinii Ahaye😎😎😎😎

    • @ayanftgalbedsomalilnd7682
      @ayanftgalbedsomalilnd7682 6 лет назад +1

      Somli Amercan so dhaow wllky kkkkkkk

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 6 лет назад

      Ayaan Siman my Queen Thank You Alle Haku sharfo Kuu casuumanahay adi hhh

    • @ayanftgalbedsomalilnd7682
      @ayanftgalbedsomalilnd7682 6 лет назад +2

      @@somalivlogs6780 kkkkkkkk diyaaar 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 6 лет назад +1

      Somali American so dhawaw seedi hhh

    • @asaldhalad100
      @asaldhalad100 6 лет назад

      Somali American welcom huno from burco weye

  • @roglemohamed3225
    @roglemohamed3225 6 лет назад +27

    Next trip moqdisho caasimada laga sugaya suldaaanka geeska well done hablihii hargeisa mcha alalh nolada 😍😍😍

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 года назад +29

    2020 gobti isaaq iyo serar ❤

  • @عشقراجينيلاكشيسواراسنسكار

    I'm from Ethiopia I love somalia people 👉habibii suldaan seeraar ❤

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 5 лет назад +22

    hoygii goptaan nahay
    mzha alle cdowgeen ha jabo
    hablaha reer hargayseen ka dhashey goptii& duriyadii✊❤

  • @munam.a5179
    @munam.a5179 5 лет назад +53

    My home sweet Hargaisa cid ka hablo shidan ma jirto inta igu racaday like one love #Hargisagirls♥️♥️♥️

  • @ameenadem6546
    @ameenadem6546 6 лет назад +12

    Duriyada qurux udaa sanad kanna waa inaan mid ka soo gursadaa masha Allah

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 6 лет назад +66

    Hablha duriyada reer sheikh isaxaaq waa hablo Nolosha fahmay dhuloos idin jecel baan ahee igu qabta likta 😘

    • @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920
      @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920 6 лет назад +5

      Hadaad dhuloos tahay waajib bay kugu tahay inad jeclaataa waayo waa hablahaydun dhabarkooda kasoo baxdeen.

    • @mohamedxoogsade4731
      @mohamedxoogsade4731 6 лет назад +2

      dude are dhuloz

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 6 лет назад +3

      😂😂😂 Dee dhulooska so maynu dhalin. Islan araba ni dhashay. Kugu qabtay abti. 👆👆

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 6 лет назад

      warso-spt1 ano dhulbahante I love ❤️ hablaha isaaq siba HY

  • @idaacada2459
    @idaacada2459 5 лет назад +46

    Love hargeysa from Reer Muqdisho 👑👌

  • @saidadenali1175
    @saidadenali1175 5 лет назад +1

    Al fanaan suldan seerar guul wacan bro waxaan kugu sugaynaa toronto inaa maalin imaaado oo aad show noogu qabato insha allah walal somalia no qaybaalad

  • @t.d8775
    @t.d8775 6 лет назад +57

    wlhi nagaha qurbaha ku nool waba nacay markaan arkay hablaba hargeisa, masha allah waba hablo dhaadher oo waxa qalanjo ah

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад +4

      wiil waal haa wllo masha allah mid baan ku dhiseynaa so diyaar garow

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 6 лет назад +4

      kuwa qurba a waa kuwaa hargei aa oo kale ee dee waay shaqynyaan niman baay u eekeedeen kuwaan guryhii abhood baay joogaan

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад +2

      wiil waal waa Run wlhi

    • @t.d8775
      @t.d8775 6 лет назад +1

      Wiilka Jecel Somalilan sxb qali mahadsanid harvejsa wa jogaa wlhi sammarka so socda wa balan

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад +1

      @@t.d8775 Haa sxb waa sidaa hargeysa Cadey Noogu kaaley anaga ayaa kuu jognaa

  • @qorane10
    @qorane10 5 лет назад +1

    Habeenkan seraar hargeisa wuu shitay qishka ayuu fahmay showgisa waa ladies only reer somaliland waa gob sifican ayey ugu shideen seraar

  • @salimendho2022
    @salimendho2022 5 лет назад +2

    Somaali bila reer shiikh isxaaqa waa ceeesh bila milix ah ha layska hadleee 💚💭♥️

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 года назад

      Taazan beena ahaayn lkn ku dar mj bila somali ah iyaguna waa shaah bila caleen iyo sonkora

    • @salimendho2022
      @salimendho2022 4 года назад

      @ipraahim Ahmed digaale
      Sidaa weeye boowe
      Inkastoo aanu nhy anagu awlaadul xadaara 🤞

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 года назад

      @@salimendho2022 Haa bro kal iyo lab libintina wad ledhin🙏♥️

  • @abdiali1028
    @abdiali1028 6 лет назад +3

    Reer waqooyi wey ilbaxeen ; fanaaninta marki heesi jireen kursiga kama so kici sida ay u arkeen showyada muqdisho fanaaninta sida loo qiimeyo, fashiga logu so kaco iyagana hada ay bilaaben ,👏👏👏

  • @aydrusabdi1276
    @aydrusabdi1276 5 лет назад +6

    Inta daawaneysa April's 2019 like iigu qabta one love Somaliland hablo 😍😍😍😍😍😎

  • @ashrafsimo7677
    @ashrafsimo7677 5 лет назад +7

    احلا ناس بس يا ريد يكون مترجمه بي لغه العربيه اخوكم من السودان

    • @amussa6488
      @amussa6488 5 лет назад

      ديل عالم صايعة شوف كيف البنات ملمومات حول الرجل عيب

    • @DHEEREHERO
      @DHEEREHERO 5 лет назад

      تعال بترجم ليك انا معاك ف الخرظوم😒😒

    • @نوناموليد
      @نوناموليد 5 лет назад

      @@amussa6488
      لو احنا صايعين انتو شنو شيوخ يعني واحد متخلف واذا عم يزعجك هالقد لاتتفرج ع اغانينا عنجد ناس وقحة😏

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +13

    Hablaha hargeysa
    Baayooyin zhidan tihiin😍😍😍😍

  • @dahirmohamed9994
    @dahirmohamed9994 5 лет назад +12

    Ar meshaan maxaa nimco isku timi intii Argty like igu qbt

  • @MustafaYussuf
    @MustafaYussuf 5 лет назад +41

    I'm from oromo I like somali music

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 3 года назад

    Suldaanka geeska wlle hargaysa inay tahay hooygii fanka
    Fanaan cod macaan ereyo xul ah music macaan waddata suldaan wn ku wataa zxp

  • @Lakiishofficial123
    @Lakiishofficial123 6 лет назад +65

    Suldan 😍😍😍am watching from Garissa kenya 😂😂

  • @ahmedibrahim5845
    @ahmedibrahim5845 5 лет назад +2

    Iam watching from Christchurch. .. new Zealand. .. .... one love for my people

  • @MohamedAhmed-gq4xy
    @MohamedAhmed-gq4xy 5 лет назад +7

    Masha allah so dhawayn qurxoon hdanu reer hrgeisa nhay waa no caado inananu dadka martidaa shawgooda kso qyb galno shidnana

  • @suhaybaxmed2899
    @suhaybaxmed2899 4 года назад +1

    Suldaan waxaanu rabnaa inaad fankan iskaga baxdo waa akhrusabaan please kula ma rabno meel xun walaal iskaga bax

  • @hanazuuzuu4065
    @hanazuuzuu4065 6 лет назад +44

    viva haplaha duriyada qurux meedhan tihiin .stl waqooyi ugu tag😘😘😘😘

  • @samsamwarsame9438
    @samsamwarsame9438 6 лет назад

    Wooowww axla fanan suuldan seeraa nolow intay nolol jirto pro tageero buuda ku ahay inta taagerta liketa hyla dhafan

  • @janagalemuuminallaale1633
    @janagalemuuminallaale1633 6 лет назад +5

    Maasha-allah illow quruxda hablahayaga u siyaadi, sharaftoodna illow u ilaali anakana ha naga qadin oo nooga dhig xilo lagu nasto
    Amiin dheh oo illahay ka baq wllo
    Lik n subscribe 🤗🤭🤔🤫🤥

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 6 лет назад +2

    Kaalaya Hargeyda Raga maa ku yar
    Wxaano Dumarah MashaAllah
    Ma ila Aragtay in Gabdhaha e tagero buuxa uyhn #Suldaanka 👍

    • @maryamakiin7333
      @maryamakiin7333 6 лет назад +1

      Ceyni Cayuuni Showga dumar kaliya aya lo ogala dumar kaliya ayu dhahy suldan ma fahantey

  • @xandere163
    @xandere163 5 лет назад +105

    The amount of Iphones in this video could solve the food shortage crisis in somalia

    • @hasiifaahlam6053
      @hasiifaahlam6053 5 лет назад +5

      xander Everard
      Be quite we don’t need ur explanation

    • @cajaaiibtaAduunka
      @cajaaiibtaAduunka 5 лет назад +6

      somalia and somaliland are not same bro.
      and somaliland is way different than somalia
      how ever why are you here are you somali

    • @humeiraosman9926
      @humeiraosman9926 5 лет назад +3

      xander Everard wat proof do U have that there is food shortage in Somalia? Moreover atleast we r much better than the people living in other parts of Africa where corruption,poverty,and brutal assasinations r the order of the day

    • @Raidspeltz
      @Raidspeltz 5 лет назад

      @@humeiraosman9926 Here are some of 'many' articles you can read up on on the food shortage in Somalia which you can then enquire for yourself if you have the facilities to do so, copy and paste the links if you wish, hopefully the websites are not blocked by whatever government you live under:
      www.voanews.com/africa/un-millions-could-face-severe-food-shortages-drought-grips-somalia
      reliefweb.int/report/somalia/somalia-drought-brings-food-shortages-leaving-millions-risk-starvation
      There are plenty of people here in england that are donating money for help in somalia, especially the 'save the children' charity which also donates money for food for children in somalia.
      www.savethechildren.org/us/what-we-do/where-we-work/africa/somalia

    • @Raidspeltz
      @Raidspeltz 5 лет назад

      @@humeiraosman9926 You are right that lots of corruption takes place in africa, but also corruption in the west exists aswell, it is just more hidden sometimes from the public. This same corruption unfortunately exists in Somalia as well, from people in positions of power who abuse the good will of others, the 'others' being good, honest civilian human beings who want to live life and enjoy 'freedom'. Peace & Love People!
      (Also, beautiful people & music by the way! :)

  • @abdixafiidhayle1137
    @abdixafiidhayle1137 6 лет назад +2

    Jamhuuriyada barakaysan welee wax noolaa ku nool alle ha idin xifdiyo nabada alle ha idin ziyaadiyo

  • @riimasomalilander9485
    @riimasomalilander9485 6 лет назад +4

    Wwww suldaam serar nolow rer hargeisa iyo adi wad isku soobaxdeen wllhi hareisa wn uxiisee

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 лет назад +131

    Nasiib bada qof isaaq ah amba isaaq abti uyahey xata abti cidan unahey ayaan siina mudnan iyo shuxmad mn sh Allah tol iyo abtiba nasaabkasa I ah

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 5 лет назад +2

      Maa langabnimo lagu ducaysta? Kkkkk

    • @mohamedibnumuhumed3041
      @mohamedibnumuhumed3041 5 лет назад +5

      @@imthecaptainnow6446 yaa landhera ah marka isaaq langab yahey doqon qadadweynta xasid nimo wnku oga

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 5 лет назад

      Mohamed Ibnu Muhumed kkkkk just joking wa kaftan

    • @eastafricanqueen2796
      @eastafricanqueen2796 5 лет назад +1

      Aqas dheh ilahow kuwas haiga dhigin daris xitaa yahuuu

    • @hooyoali8142
      @hooyoali8142 5 лет назад +3

      Mohamed Ibnu Muhumed wacalnimo iyo sharmuto nimo iyo balwad bay isaaq Somali da baraan

  • @hawaluulluul1836
    @hawaluulluul1836 5 лет назад +3

    Xaax heestan wa jecelahay Mirahiisa ba ficaan wa hees xiro badan leh 😍😍😍 Noolow Suldaan Seeraar Walaalkey qaaliga 😘😘❤️❤️💓💓🎀💖😌💗🦄👄💋

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 4 года назад +22

    Walahi wan jeclahay inan fanaan noqdo, lakiin markasta waxan ka cabsada inuu ilaahay iicarodo.

    • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
      @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 4 года назад

      Waar ana abwaan wayno hargaysa jooge heesana soo saare wax kasto aad iiga bahantahy maad soo gali maruunba laga baxaaye sxb

  • @cadeey25
    @cadeey25 6 лет назад +33

    Why are they snapping and not enjoying with the song? Ppl put down cellphones.

    • @reo9475
      @reo9475 6 лет назад

      Indhoos
      Snapping for the sake of snapping
      😂😂😂

    • @indomie7
      @indomie7 6 лет назад +7

      So embarrassing, reer baadiyoo

    • @Hodan9103
      @Hodan9103 4 года назад +1

      For real! I love this song, but these ladies and the phones are embarrassing and when will the stage be just for the artist? No personal space given at all to the performers.

  • @Abdirahman-Cideeye
    @Abdirahman-Cideeye 6 лет назад +22

    Hargysa show wa yurub yar

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 6 лет назад +16

    Mansha allah haybada kaa muuqata somaliland waaxa ugu wacan nabada guul somaliland

  • @sheekhatvakocha9844
    @sheekhatvakocha9844 6 лет назад +2

    Hablihii quruxda aduunka ilxumi idima aragto viva hablaha hrgyza cadey bêst vanaan suldaanka geeska zhipiz ka dheh

  • @abdirahmanmohamed9196
    @abdirahmanmohamed9196 5 лет назад +5

    I'm From Ghana I love Ishakia Girls ❤🔥

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 4 года назад +1

    My young sis Samiira darteed udhagystaa illhyow iidaa waa hadyad aad iigu deeqde. 3 2020 love uh my sweet sister

  • @zaynabilan5051
    @zaynabilan5051 6 лет назад +4

    suldan waa fana qaliyh suldan ka africa kinG of aftica wn so dhwynyna💓👌😎

  • @Mohamudhajir20
    @Mohamudhajir20 5 лет назад +28

    The beginning is fantastic I like how they following , Nd every one of xaliimooz is Snapshotting i love Hargaiza Nd the Girls

  • @salehmoussa.mahamad1055
    @salehmoussa.mahamad1055 4 года назад +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾je suis Tchadienne 🇹🇩🇹🇩🇹🇩❤

  • @AhmedMAbdi-bw2vq
    @AhmedMAbdi-bw2vq 5 лет назад +13

    Tolow ana Gorme Hablaha reer Hargesa Show u qabanaya🤔🤣😁

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 6 лет назад +15

    Showgan gabadhiisa halaga qariyo

  • @zirmohamedmounir7446
    @zirmohamedmounir7446 5 лет назад +4

    habalaha hargeisa duriyada poqortooyin qalbigad isudhan tihiin hablahayga

  • @ahmedjama9809
    @ahmedjama9809 5 лет назад +4

    Suldaan seeraar legend 2019??

  • @yasminabadid988
    @yasminabadid988 5 лет назад +5

    Mansha allah hablaha reer hargaysa waadka tuntay thanks mr.suldaan

  • @AmalShookari
    @AmalShookari 5 лет назад +9

    VIVA my deegaan Las qoray iyo badhan ❤️SANAAG❤️

  • @marianaali4698
    @marianaali4698 4 года назад +4

    Wooooow aniga uuun baaa ka maqnaaa shib iska dheh ku shub ku shub 😢😂✌️😍😘

  • @hey1232
    @hey1232 6 лет назад +56

    The music is great almost perfect. A good-looking man in a suit is hard for any woman to resist and his voice is like the sound of many waters Very Sweet.....But those Obnoxious drama queen Ladies Snapshotting Characters That Almost Make Me Want To Stop Watching My Favorite Song. Ladies, lets stop all the nonsense and enjoy his music "You've Gotta Dance Like There's No Tomorrow" BTW, I'm your sister from another mother......Oromo/Oromia ❤️🌳❤️💪🏽

    • @amussa6488
      @amussa6488 6 лет назад +1

      Hahaha, true that

    • @omarsulaymanali7380
      @omarsulaymanali7380 5 лет назад +1

      hey you hit the nail on the head baby

    • @Anynomouslyyyher
      @Anynomouslyyyher 5 лет назад +1

      Hey123 wonder about wtf oromooz doing here anothet level 😲😲☝

    • @iqranabdi4603
      @iqranabdi4603 5 лет назад +1

      That is funny

    • @mplsridah
      @mplsridah 5 лет назад +1

      Hey123 you're gala go listen to gala music bitch!

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 6 лет назад +25

    bajaqda hargiesa maxaaa meesha naago jooga like igu qabo inta taaqaan xafada bada cas hotel Rotana

    • @howieie2081
      @howieie2081 6 лет назад

      HArgeisa ma halkas uun bad ka taqaanaa???

    • @herrochannel2670
      @herrochannel2670 6 лет назад

      @@howieie2081 mayee dhamaan zxp lkn isla maalintaaa aan messegeka qoray halkaaa joogay

  • @khadarseleban4052
    @khadarseleban4052 2 года назад +1

    I really I want to go to Hargaysa one day Gabdhaha isaaq wax dhama la waa ❤️🤍💚

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 6 лет назад +5

    I am from jameca and my wife she's from Somalia I like somali women

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 года назад +1

    20/2/2020 hben jimce ah wana murqansana like izka zara wixi iga danbeya😏😏

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 лет назад +17

    Haplihii gopta duriyda
    💪👏

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 лет назад +20

    *Hablihi duriyada weeye weee weee ku shub qurux iyo maamusba waad leedin wlhi Suldaanka waad shiday meesha*

  • @qisadeyda544
    @qisadeyda544 6 лет назад +8

    wow gabdhaheena Soomaaliyeed Allah noo daayo

  • @faysalali5234
    @faysalali5234 4 года назад +1

    Yaa kuduulshoo dalxiis ku geeyoo laasqoray iyo badhan talxiiskugeeya intaas ban kuhaystaa my home badhan city

  • @Southbun
    @Southbun 4 года назад +3

    Love from Turkey

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 года назад +1

    Ma daawaneysaa June 2022?

  • @bashirwehliae8547
    @bashirwehliae8547 6 лет назад +105

    Gabdhaha aad qurux badan yahiin.laakiin yaa tel ka wada aruuriyo.😂

  • @ahmedadowadam3288
    @ahmedadowadam3288 3 года назад

    Markaat dhagaysanayso hees kusaabsan dulqaat adigana athy mit u dulqaatka kuyaryhy wa iska sidaan alow hablaha dulqaat nosiii amin amin

  • @raxmaabdishakuur1513
    @raxmaabdishakuur1513 6 лет назад +13

    cawa gbraaan mopileku full u ahayn ma joogto meesha suldaaanka snapkeyga amuun bn dar alle ugu daayey

  • @adnaanfaarah4801
    @adnaanfaarah4801 6 лет назад +27

    Hablaha reer hargeisa qrx u daah hargeisa u haysata

  • @ahmedibrahim-yi2vc
    @ahmedibrahim-yi2vc 6 лет назад +14

    Waxaan kutalinaayaa in aad ilaahay ka baqdaan ood khiyaaligaan iska daysaan

  • @nurulusow5274
    @nurulusow5274 2 года назад

    Suldaan seeraar waa mucjiso fanka uu u baahan yahay waba fany

  • @naimafashion4242
    @naimafashion4242 6 лет назад +7

    i wish inaan dhulki hooyo joogo #suldaankageeska

  • @faisalomar2750
    @faisalomar2750 6 лет назад +1

    Abooow haddii aad rabto inad Naaag ka dharagto fanaaan ama sheikh lee u noqo 😁😁😁 Alle aniga 2 ma.ihi 😥

  • @maymuunjamac751
    @maymuunjamac751 6 лет назад +3

    Wow waxaasa soo dhoweyna shib iska dheh

  • @abzraw9432
    @abzraw9432 5 лет назад +5

    Big tune jheeeeeeez
    Am in hargeisa this summer inshallah definitely gonna bang this tune love from. South London

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад +5

    Qurux hablaha hargeysa u daa masha allah Guul somaliland

  • @nimcoabdi4206
    @nimcoabdi4206 6 лет назад +2

    Qurux ba ku dhamatey hrgeisa wle 😍😍😍😍😍😍

  • @muhiyadinmohamudbaroud4993
    @muhiyadinmohamudbaroud4993 5 лет назад +4

    waxaaan ahay qoof nasiib badan wayo hargysa wan udhashay jigjigana waaa reeeer abtigay

  • @barkhadalijama9869
    @barkhadalijama9869 6 лет назад +3

    Suldaan seerar suldanka geeska Jira oo joga bro Guuleyso boqor

  • @cabqariofficial6170
    @cabqariofficial6170 4 года назад +17

    I love this song ❤️💙❤️