Samiiraay qof ku jecel Qalbiga haka jabiin Qof kii isla qabweynn Qabribaa sugaayee Hadaan la is qadarirnayn Qoys miyuu dhismaayaa Waa maya maya Ma dhismayo hadaan La is qadarin run Ka hadashay wlhi Alfa mabruuk alfa mabruuk
Mar dhaweyd saaka diyaarad kwada racnay kenya waxan usu conay Addis Ababa wuxu igu yiri agah war muqal nga duub diyarda la iskuma halen kare suldaanka geeska ♥️♥️♥️
Somali maxamed waligaay like matugsaan landheere reer mudug ban ahy oo laba xininyood ah igaa dhiis like tu xunthy oo aay kuwasheen aan arka waxey thy .....
Samiiray qof ku jecel qalpiga haka jabin qofkii isla qaab weyn qabriba sugaayo Hees ka macaan ma arag runtii sultan farxad ku nooloow😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Jacaylkaygii iigu horeerey uguna qaalisanaa ayaa magaceedu ahaa samiira waxaanay ahayd qof alle dadnimo u dhaliyey inta jecel hablaha samiira la yidhaahdo like saar
ان كانت الاغاني جميلة فالقرآن اجمل
hadii ay heesuhu qurxoon yihiin waxa kazii qrux badan quraankee ogsoonow🌸❤😊
Waa ruunta wlo jasalahu khyre
Wlh waa runtaa walaallo shukran
Ha is barbar dhigin qur'aanka iyo heesaha plz.
@@nuuroyusufnuuroyusus1251 aheir
❤
Suldaan seeraar heeswalbuu qaado lama tuuri karo waa fanaan talent leh
Best song weeye and best video🙏🙏🏃❤
Ana kuwaso
Wwwwwww mashallaah
Hore usocod wacn masuul
Wlhi beelo weeyi waan
La dhacay heestan
Jacaylkaygii hore soo xasuustey
Runtii hanbaliyo hanbaliyo
Go forward boqortooyo ayaad uqalantaa
Samiiraay qof ku jecel
Qalbiga haka jabiin
Qof kii isla qabweynn
Qabribaa sugaayee
Hadaan la is qadarirnayn
Qoys miyuu dhismaayaa
Waa maya maya
Ma dhismayo hadaan
La is qadarin run
Ka hadashay wlhi
Alfa mabruuk alfa mabruuk
Hees shidan
Bilaa calek culimo
Hees iyo badh suldanka geska majiro fanan kacod macan geska afrika horey usoco ayan kuleyahay inta ilaqabta like
wll plz suscribe izaaaa
Lol🤣😂😥😴😓
kuusaarnay
Mxd like ka helaysa kuu saareybe
asc
fanaanka kaliya ee aan heesihiisa jeclahay. Dhaqan, xushmad iyo erarayo macaan uugu kaalay Sareeer. Waa fanaanka fanaanada halkaas kaga hay Suldaan Sareera. From Isaaq.
Sanadkan in la helo Qof Ku jecel o dacad ku ah way yar thy e dadka idin jecel u ilaaliya Qalbiyadooda💫💐
Qof kasta oo akhrinaya waxaan u rajeynayaa nolol qurux badan ❤
Ado burco joogo md calanka iisarn profileka😕
Wakusare anigana iiguqabo
@@nicaamamaxamed1747 cuqdada iska daa wxa kaa soomaali intay is nacaysay is nacday hadda love ha laga wada shaqeeyo ❤❤ adiga iyo inta kaleba love U
@@marwaanyare7277 hye wllo
@@mustafamohamed339 burao is somalia🇸🇴 repulic of🇸🇴
In burco, north state im somalien▪and the capital of
somalia is Mogadishu,🇸🇴
And 2: Hargeisa,🇸🇴↔️🤙
Inta quranka jecel like I sara
Qur,aanka Alle maad like kuraadinee,ninyahow Alle kabaq meshaan iyo Qur,aan maxa isku keena
M.a
@@yahyeabdinor4200 lkehsxswxfsfgxsfgcvq a
War meeshu qurunka yaaĺ orado liketa oga raadnaaso meeshan naag suuronaysaa hees loo qadayayeee
Munafaq
Suldaan seeraar inuu boqorka codka yahay inta ila aragta fadlan liketa ha ila dhaaafina🌹♥️
Rashiid Hussein waraa diiqa liketada wase naga fariiso
@@mohamedabdulahi6021 hhhhhh waa kee nio
Waraa raxayste meelkasta majoogtaa kkkk
Hgj
inoo yahy poqorka codka yaa diidan cml
intii jecel nabiga scw fadlan hala ila dhaafin liketa
ناشر الخير scw
🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐
Nabiga meeshan hakusheegin magaciisa duli baad tahaye.
Aniga
Intii jecel nabiga scw fadlan hala ila dhaafin liketa
I wish I can understand Somali language. I listen to this music every day it's so amazing and I'm proud of u. U are great east African musicians
dnt wory u wil know soon
Teddy Kassa you will understand, Music 🎶 is universal ❤️
@Ancient Rageedi Thanks alot 🙏
✌️✌️✌️✌️
Somali language is very rich compare to plain English
Samiira qof ku jcl Qalbi haka jabin 💔 Haye wllkay Suldaan seeraar Guhada kaa Aqabalay
qofna Qalbi ka majibinayo. 😢😢😢
inta heestan cajibisay
like ❤❤❤❤❤❤
Qabriya Ku sugayo
Samiray quf kujcl qaliga hajabin
Kkkkkkkk
Aqbal kkk kulahaaa kkkkk
best song really Qabri baa sugayee✌
yes
Suldanka video gii ugu horeyay oo si kal iyo lab loga diyariyay heestan wxe isku laxan eg yihiin heesti sabriin muuse 🔥🔥🔥 keep going wllky
Sido kale wxa aflanta 💯❤️🙏
Ma ila aragtey musigi saabrin muse weyan qofki ku jecel qalbiga hka jabino waxla qabo intanu qandhan
Guledki copyga ahaa mise kii fanaanka ah
Sax libaaax
Wlhi 👍👍👍❤❤❤❤❤
Suldaan seeraar heeswalbuu qaado lama tuuri karo waa fanaan talent leh
Best song weeye and best video🙏🙏🏃❤
Hadaad QoraalkyGah arGtay alle Janada Haku GeeYo😍❤🌹
cabdifatax Rashka amin
Amiin aamiin wllo
RASHKA STUDIO Amin wll
Aamin
Amiin ❤
Suldaanka Geeska Afrika baatahay we are proud of you being a somali you make us proud thanks keep going
inta Quraanka jeceL like zaara
@@sabrinmohamed8339 uuuui
samdallsalsavbylwallwanlea😁😁😁
@@sabrinmohamed8339 22
Masha allah Haa
0
Fanaanka Kaliya Ee heesaha jaceylka So qaada Suldaan Ilove Brother balantenu hormar wacan waye ❤❤
Ahmed rasta miiii?
Ahmed rasta
Galab
Kutageraa fanan caqli saafi
Ahmed rasta inan lakulmo wanjeclahay
Nacas ayaad tahay waa ramadaano ilaahay kabaqo u tawbad keen ilaahay janada haku galiyee qofkastoo qoraalkan arkaa like zii
Naftu Miyay Qancaysaa Qolbay Ku Xirantoo Qoful Baasaarane
Axsan Hees Suldaanka Geeska 💗
AHMED KHAYRksnajksbjwoshsoahoqjjuahoahaoaihsoahaoajwjqjqjqjajaijaoajalajaoaiaiaisisiiaiiajajjakqiaioaiqkyghxjmfbnsb😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Suldaan maheee fanaan kale maigu ogidiin wba hestii labaaad o samiira eh kabax
iisaar like iyo subscribe waan ku saray wllo
Farhan sxb ii saar adigoo mahad san ana waan kuu saaraa
ku sali Nabigena Mohmet (SCW)❤ Like taha dhafin😍
Ahmed123 Cali122 scw
Scw
Scw
@@ayaanmawliidcayush1233
M
Scw
alle haunaxaristo xaskeygi samiraa, eegu soduceya walal ilahey eegu janatul firdaus geyoo
Aamin
Amiin walal Allah unaxriisto janato fardwso allah haka warbiyo amiin
AaMiiN
Aamiin aboowe ilhaa ha unaxariisto samir iyo iimaan hakaa siiyo
Aamiin wall illahay how naxariisto adigana haka Samir siiyo
Ax ax ax wlee wey iga gadan tahy heesani 😢 hadii aan lais qadarineyn qoys miyuu dhimaa waa may hawaaro jaceylka❤❤❤
Ax ax ax Muuqaal loo Riyaaqo Hadaad rabto Aflaanta ugu tag keep going Yaakh adinka iyo Suldaanka geeska
Gabar an jeclahay 100 like iguxujesatay bal dhac isaga sii farta
wra anaa kuwasa nh
@@kinghanad4709 maxad iicayneysa wll
kkkk anku waso kulaha bisinki RUclips xita malisku wasa
@@fartuuncllaahimaxamed4597 wax akhlaaq xun wlshy ciyal darbijif xata youtubka waa iskbarteen
Bisinka mxu qofku ku hdlaya wr isu xishoo
Suldaan seeraar waan ku salaam ayaa waxaan hayaa hees aad u macquula oo jubaland ka hadlaysa waa wadani ka hadlaysa quruxda deegaanka iyo khayraadka jubaland
Wlhi heestan xasuus waye ani iyo sabixtey dhagaysan jirnay inta erpon gashano magalada ku aadi jirnay asaa sidi lapo qof aan is aqon usocon jirnay qof qof La hadLayo ma lahn wlhi iyo heeso kalo oo bdn waa isla dhagaysan jirnay Lkn hda wan kala foganay kuu xiisay mcntoY nolol qurux bdn kuu rajeYnaa🥺👸
😢😢😢😢😢sorry 🙏 wlhi nolosha ayaan kudareemayaa cidlo
Inba cadi mahan🌹
Samiraay qof ku jcll
Qalbiga haka jabinn
Qofkii isla Qabweynn
Qabri baa sugayeee
Qli 100% intad aqrisay tnx 😂
masha Allah
Qof kaztoo qoralkaygan arka illahay janadiza haynagu kulmiyo danbigena hadhaafo dariiqa xakhana hayna waafajiyo guuleyso Wllky ama wlzhayda muzlimada ahay aaan guuleyztee nolol qurux Bdn Ku nolow
zalma ahmed Amiin
😭😭😭😭 Amiin waalal.
zalma ahmed
Wlll ilaaahy hakusharf aduun iyo akhiroba
zalma ahmed my love and I have to get the kids to the store for e I will 😢😢💕
Mar dhaweyd saaka diyaarad kwada racnay kenya waxan usu conay Addis Ababa wuxu igu yiri agah war muqal nga duub diyarda la iskuma halen kare suldaanka geeska ♥️♥️♥️
ma baxay suldaan seeraar
Haaa adis ababa wada jogna walal
Kama dhargo hestaan daawashadeeda suldaanka codka 😍 Meesha lagu duubay yaa isheegaayo qurxoonaa dhulkaan 😍
Like maan laydinka helin horta somali maxamadeey ismuujiya bal maanta 😂❤️🙏😢
Ok
Bidix maan kugu saaraa mase midig hhhh
Wllashey
Ha xnaQin
Iska samir
Somali maxamed waligaay like matugsaan landheere reer mudug ban ahy oo laba xininyood ah igaa dhiis like tu xunthy oo aay kuwasheen aan arka waxey thy .....
Lol. horay u qaado
Hadaba tuugsanayiisa neef
Tuugsi hadaanad La iman wlhy naga helimaysid
Noloow suldaankeena
Reer ciideed qoraxey likta saaray lol
Wow suldankaygi marki labaad aad uheesto weeeye samira thnks yaaqe intaan noolaa waligey qof ma xumeen wlhy allow wax ixumeyo haitusin ane😊
Masha allah waa magacaygii
Masha Allah magacaga waa dhamac
Hdi ad sida shegtay thy dhib ma arki dontid insha allh
Samiiraay qof Ku jecel💖
Qalbiga hakajabin💔
qofkii isla qabweyn🤷
qabri baa sugaaya😭😭
Gabadhaan Xoogaa Xishmad xitaa kuma jirto .war anagaa Samiiradan oo kale aragnay😄 ..Samiirada aan aqiinay ma ahan tan . Alle dabeecadaha Gabdhaha kala Duway .90% Gabdhaha Soomaaliyeed hibo iyo sharaf leeyihiin .. ❤ Gabdhaheena
Inaabti qaladkaaaga qiro 😢😢
Oo qofkujecel qalbiga haka jabineee😭😘😘😘
Best song
Hore usoco pro suldaan seerar
Aflaanta studio ifiimiyaha fanka soomaaliyeed
Hadii aan lais qadarineen
qoys miyuu dhismaa
suldaaanka geeska inta tageerto like haii saarto❤
Iloveyouu
Thnky
Fanan kaliya ee kacsan sanadahan waa suldanka geeska
Dalkayga iyo dadkayga somaliyed wan jeclahay Somali wayn one Love 💝💓💯
waarun walhye
qof kasta oo akhrinaya commen tiga wxn u rajaynayaa nolol qurxoon✌
Aamiin
9
Aamiin
Asc
Nacalaa shaydaan Ku Yaale Waa Ma Dhacdo Fanaan Lamidi inuu Soo Maray Somalida Suldaanka Geeska Fankaa Kuu Baahan Aptigay😍❤❤
Hoodo ilkacase realty
best one wlhi go forwad suldanka geeska😍👍
hadad aminsantahy suldanka like ila ogow👍
I am from France 🇫🇷 I love all songs somalia 🇸🇴 ❤❤
Thank you so much can you tell them to give our country and all African country peace and leave them alone?
@drinamohamoud6792 naayaa somali aa ahey afaarahaas ha igelin
Music 100%
Voice classic 100%
Cameramen 100%
Action 🎬 100%
The Entirely song 100%
Hadaad iigu raacde like ku dhufo walal 👍
👇👇
Qqqqqqqbqqqqqqqvqqqqqqqqqq
Samiira haysta ❤❤❤1000
Alla Hooyadey maxaa been laga sheegay samiira qof ka dolqaad badan kasabar badan dumarka u afgaaban waaye allow ii xifdi hooyadey aamiin ❤❤❤❤
Waaa heestii ugu shidnayd sanadka yaa igu raacsan😍😍😍
Suldan seeraar waa fanaan ugu cod ficn hadad ila Argtay like please tageraha suldanka please like
Khayr Allaha kusiiye wllo
Like isaar adoo mahadsan
Top hees wlhi caadi Ma aha
Heestan
suldaanka geeska good from hooyada umada somaliyeed een qabyaalada laga aqoon xamar cadey🇸🇴
Beenbadna meesha qofka marka tilmamayo qabiilkisa laricanaya miyan laga aqoon 🤣🤣🤣
wxa nahay somali wey ogtahy kolay
meshaan waa nbi sxb
🤔
2019 anigo 14 jir grade 7 ah ayaa ayaa magalo magalooyinka somaliland kamida dalxiis u imi anoo yar jacayl aqoon gabadh aan waxooga qaaraabo nahay jecladay waliba waali lkn bil aan wada joognay farxad+jacayl+ciyaar ka dib wakhtiga nakala fogeyay markaaz marka magaladaydi kuso noqday heestan soo baxday magaceedana ku jira heesta malinkasta waa dhagaysan jiray hada snapka iskugu jirna gabadhi lama hadlo waxan kula hadlana ma aqan 4 years noo kala danbaysay waa weynanay iminka 18 years nahay labadayadaba wa is laykeen
Somali xoola sanaa wlh meshaan heesta lasodhigay miyaad qoran Keneysan iyo nabigena yaab waaye like jeclidina hadad nabiga jeceshahay kulaha iyo hadad qoranka jeceshahay maxaa inan nabiga iyo qoranka jeclahay ma Adigaan kushega sidaan iskudhaama🤔🤔🤔
Like isaara from xamar somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Ok
🤣🤣🤣🤣 somali miYaa tahay▪
Like ta ku radiisa miya
SomaLi baan ahaay iyo waxaas
Aad la timi meeshaan!
Qof walbo kibir bdn in la tuugo Uma qalmo albaabka Aya lo furaa ileyn nolosha qasab ma ahan 😊
Tas runa🤣albka wa furanyahy
Waaaw cadi maha suldan ka geesta intii ila tagerta like hayla dhafina plz
In the same date of this song,i was in a similar situation,but Allah is great and now i try to get a new page of my life.Inshallah.
Masha Allah let it be as u got. Never go back to ur thougts before Well done sister
👊💯
Bebo
Suldaan sxb waad guulaysatay qalbigaaga nadiifka ah ayaa heerkaa ku gaarsiiyay mansha allah sxb dadaal.
Suldaan Seerar Godey Gacalo New Generation.
Most beautiful song wit good meaning masha allah my brother keep going forward I respect you bro
Qofkii afraad ee dawada. 4:08 daqiiqo ee galabnimo malin arbaco ah Baan ahay wixii iga dambeeya like iisara fadlan
Anigana iisar wakusare
😂😂😂😂😂😂
Hawlkar Gurxan
Suldaanka geeska wlee waa top singer still watching 2024❤😢
Adgaagan comantigayga akhrinaya allah danbigaga ha dhafo😍🤗❤
AMIIN WLL🥺
Comments aqrisy miyaa danbe moday lxowlla
Amiin
Amiin
aamiin dhamanteen
Hada ogaaden thy like iisaar mid Qadaadweyn baa tartan kula jira
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Qdw
@@Larasamira1 😂😂😂😂😂
the best song
Ha kala sarin daarood anaga 1000kun like ku sarene hhhhh
@@fartunabdule7611 ii saar de😂😂😂😂😂😂😂
Heestii oogu macaaneed bishaan dhaxdeeda hadii aad kaheshey like iigu qabo plz
*Suldaan seraar anuu imika maqayad ila fadhiya inta fananka salan u haysa like igu qbta*
Maashaa Allaah
❤xasuusteedaay 2024
Inta quraanka jecel like soor jaway😢😢😢😢😊
Masha Allah suldaanka ku aaminsanahay haddaa nahay reer xamar💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦵👌👌🤙👊👆👈👏👏👏👏👏👏
Asc
@@cabdulaahibashiir8045 wcs bro
Nabiga maxmed ku sali wllo 😓
Wiilki yara o gabadhi samiro layirahdo jecladay kadib Hada xagan timi
like ta ii tuuji😂👍
Nv
M.a waad ku heysataa suldaan seeraar cod mcn bdn lleedahay illaahey haku deyso ♥️♥️♥️
Habeenku waa jumce.
Tarikhadu waa 2023/29/12.
Sacadu waa 4:40pm .
Waa aniga iyo shpky abdijibaar khaliif .
Waxanu qadanye jawi mantana waa qalin jebinye aoxm❤
Hadii ad soo bokhato halkan ixasuso walalak😂🎉😂
IntaH zuldaan sereer jaceyL like zaar ✔✔🤗😍
Waxa 💃🏻
Suldaanka Geeska Africa
Suldaan Seeraar We love You Bro
From Caasimadii Nabada iyo Wanaaga #Hargeisa
Samiiraay qof Ku level❤️❤️
Qalbiga hakajabin
Qofkii isla qabweyn
Qabri baa sugaaya😭😭
Gobonimadaa waa laynagu yaqinaa 🙏💚💬❤️
Awwww Thank You Suldan Serar❤
Samira😍🤙
Mahadsanid🥀🌸🌸🌸
Wow thnks suldan serar samira
Inaba caadi maahan heestaan 🤩🤩🤩🤩❤💯suldaanka yeeska keep going
Hal Bil 1M wax kale iga dheh Cimaamad ku tuur suldaanka geeska
Heesta sidan ugu hely qofkii igu hely like ha iisaro🤩
??????
👋👋👋👋👋👋👋👋
Awil Adan mohamed like wa lcg wl
laguna sarayo
Calanka Somalia hadad jeceshahay like saar🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waah waah
Waxs kaa heed abtow suldn
Gabdhaha samiira loobixiyo
Si umbey umadax adagyihhin
Waa wax awoogod lanaaray oo kibir badan
moha dhal ogaaden 😂😂😂😂
😂
Samiiray qof ku jecel qalpiga haka jabin qofkii isla qaab weyn qabriba sugaayo Hees ka macaan ma arag runtii sultan farxad ku nooloow😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Suldan heestan oyin bey iga kentey half gabadha kula jiibineso waxad mooda iney aniga igu socoto 😭😭aad bn ku tageera suldan thanks in badan canada 🇨🇦 kaso salamaya 😍😍😍
Suldanka Geeska Top😙
From Caasimadi napada Hargaysah 😍
Updisämèd Pòg nairobi waye meeshaan bro not hargeysa
@@hanadabdimuxumed5300 Wll Hargaysan JooGa Ban KU dhahaY Nairobi man Sheginpeh👍
Updisämèd Pògbá oky bro
Heesta waa hees macan
Laxnka 100 👈
Musica 100👈
Codka100 👈
Sulwaanka geeska cod halaasi ah😋😋😋
Samiira qof ku jecel qalbiga ka jabin my sister samiira😍
Jacaylkaygii iigu horeerey uguna qaalisanaa ayaa magaceedu ahaa samiira waxaanay ahayd qof alle dadnimo u dhaliyey inta jecel hablaha samiira la yidhaahdo like saar
Suldan serar wilka sanatka allow kudor Ill xun kuma aragto abowe
Hamze qazali
Best song ever Nairobi lakusameye heestan 😍😍😍❤
I cant stop watching .yaa aniga oo kale kun jeer dawanaya😅😂
samira Ahmed dumarka wa fera qalocan mxa qali ka dhigay qof ku jecel qlbiga hka jabin hdad isla qabweynthy qabri ba ku sugaya
🚹
😘
Suldan geskaaa qabweyniiin ayuu nagu Canan tayee war huuno suldano samira duceysan Ana kudortaay ayabaa shidneed 😂😂😂 masakiiin waye samiroyinkaa kkkkk
✌
Samiir yare iyo suldaan seraar ayaan Arkaa labada fanaan Aan aadka uxiiseeyo and my two little cousins thanks 4 uploaded Aflaanta
walig qof ku ma jclne miyan dumarka
Ereyadii : Abwaan Galab Jacayl : 8/10
Laxankii : Abwaan Galab Jacayl : 7/10
Music : kassim karama : 9/10
Codkii : Suldaan Seeraar : 10/10
Director Khaalid Abdi Hassan : 10/10
Seeraar wa fananka labaad oo an tageero.
Inuu fanaan buuxa yahay bil gudaheed 3 hees ugu qaraxday oo u kala kacday Horay u soco Sxb fanaan buuxa....
Wow war suldaanka geeska wax kle buuba laso baxay aflaanta studio adinku hadadan jiri lahayn fanaaninta somaliyeed muqaaladooda tayo fcn ma heleen keep going sxbyaal pinka isara oo igu sharfa
Subscribena isara somali weyne
@@ABDIJABAR_ALI fanka somalida idinka noleyey bro horey usocda
Fadlan adigane ii saar sxb
Ok
🤙🤙🤙🤙🤙 Asaal sultaanka geeska Afrika
I an from Yemen 🇾🇪 I love Somali songs and people
SuldaaN hesta socod Puu ku dhameeyy
Manu dalayn😊😊keep going 🤗🤗🤗
Samiray qof ku jecel
Qalbiga haka jabin
AX yaa hees s'seeraar👍
Maxaa samiir kaag,alag
Mid kamid ah Fanaaninta ugu Codka Wanagasan Somalida. Madax Sare ❣️
Inta Samiro ladhaho like ta ku booba 😊😀
🤦♀️
Haya
Suldan Intee Kula tahy inuu Fanka Casriga ah ka Gadhy Qimen ku samee 🙏🙏
Suldaanka soomaliya ni tagay keep going
Samiira qof ku jceyl qalbiga haka jiwin intaas ayaa ka garan salaman somali inta qawillka ka nadiif ah 🙋🙋🙋🙋
Wlhi waa runta haka jabin waligaa qof ku jecel qalbiga ana kajabay xanunka yac