Nin Faqiir ah ha guursanina Hablow" Shiikhad muna Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 180

  • @maryooma.luula143
    @maryooma.luula143 Месяц назад +8

    Ilaahey haka ajar siiyo maamo waanada , dadka qiira jabaansanna inta fiican waanada ka raaca hadii kalena iska aamus. Maamo wayn dadka aflagaadeenaya subhanallah waa dadkan ay hablaha ugaa digayso.

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. Месяц назад +6

    Guurka waxa logu talagalay fuqarada waaba ay ku taajiraan. Nin walba inta well u hoorsado ayuu la buuxinaa. Afar guurso shiidow

    • @Somaliqueen-TV
      @Somaliqueen-TV Месяц назад

      Sax

    • @majid2968
      @majid2968 Месяц назад +1

      Risiqiga ale ayey dalbi jireen iyagoo diintoodana midigta ku haysta markasu ale irsaaqi jiray
      Kuwa hada jooganana sida loo guursaday barteen diin mayaqanaan manta shaqaysanay
      Aloow shaqaysan maayee hay cayrayn madhici kartaa

  • @user-ru8nv6ll1g
    @user-ru8nv6ll1g Месяц назад +5

    Aayad ayaad jabinaysaa ILAAH OO yir." SWT. HADDII AY FAQRI YIHIIN ILAAHAY AYAA QANIYAYNAYA."

  • @Caqiidadaadatoosi
    @Caqiidadaadatoosi Месяц назад +4

    Baalashaasi waa baalal shaydaan qurux ma leh😢😢😢😢
    Waxaa idiin dhaama indho kuusha la mariyo kuwaaga❤❤❤

  • @iftinhassan1766
    @iftinhassan1766 Месяц назад +2

    Ninka faqiirka ah yaan laguursanin ma aayad quraan ayaa sheegtay mise xadiis Nabi, maxase qalad ah oo uu ku leeyahay haduuba Alle uqorin maalka waxa leesku guursado waxa ugu wanaagsan waa Diin inuu diin leyahay

  • @mohaanyare427
    @mohaanyare427 Месяц назад +3

    Habar wareer Tay tan Uma xumo
    Shiikad ayey isku sheegey saa bal kawran
    Faqiirka yaa u diiday guurka subxanallah
    Ilaahow adaa caadil ah ee xaqa na Tus amiin yaa rabiii

    • @user-gs8qn9xy4c
      @user-gs8qn9xy4c Месяц назад

      War subxanalah ilaah ka baq cidna uma diidin guurka lakin kan faqiirka inan buu soo kaxaysanaya ee inanta wixii lagu dabari lahaa baa laga rabaa intuu ka keena kan aan waxba haysan sas darted ku wax haysta Lee laguursanaya😂

    • @ayanlemohamed5956
      @ayanlemohamed5956 Месяц назад

      Subxaana laah
      Daliil aan hayaa ku lahaa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Месяц назад +7

    سبحان الله المال ياتي ويذهب. والمتزوجيت كتب الله زرقههم عند ما انهم في قيد الحيات. هل الرجل عني غير متدن أفضل وأحسن الرجل القبر متدين؟ لا رجل يطمع بالزواج بلامصدر قوت الاسره ،ولكن كيف توزن الرجل الصاحب المال اوغير فقير لانه للعوامل أخري يلعب الدور الريس في اسس أسرة بدون مقارنة من الذي ذوي المال اوالصاحب فقير؟ ان شا الله وصلة الفكر الرجال الصوماليين لاتحلموا بزواج بينما تشعر نقص المال ولكن عندما تشعر انت الصاحب أسرع لزواج.

    • @abdullahadeed1648
      @abdullahadeed1648 Месяц назад

      ‏أكيد أخي لكن أكثر من صوماليون لا يفهمون اللغة العرب وهذا مشكلتنا الله يحفظك ويجزيك

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 Месяц назад +1

      شكرا الف مرة. Dhaliyarada diinta barataa carabiga waa yaqaa naan. Aniga xitaa, in Barto ayaan usku qasbaa

    • @abdullahadeed1648
      @abdullahadeed1648 Месяц назад

      @@muhadbarre1821 waa sasa waa in aan barana luuqada carabiga

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 Месяц назад +1

      حسنا. كل شي الذي اشرت هو صحيح. ولكن كيف توازن الوزن صاحب المال والوزن صاحب المعسر. معظم رجال الصوماليين يستحيون ويخجلون أن تطلب الزواج من فتيات ما. ولكن الشخص ذوي الدين أن يقول علني لاتزوجوا الرجال فقراء هذا شي غريب.

  • @haboon6195
    @haboon6195 Месяц назад +2

    Mashallah gabdhu run badanaa nin faqiir ah cidna ma rabto 🙏👏👏👏👏👏

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Месяц назад +3

    Ninka faqiir ah ma ilaaahay ayaa kala dardaaarmay midaaan sheikh nimadeeda dib u eega

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Месяц назад +1

    Aayadaan waxay leedahay u guuriya dadka wanaagsan xitaa haddii ay fuqara yihiin ilaahey baa fadligiisa ku qani yeeli doonee.
    قال تعالى: "وَأَنكِحُوا الْأَيَامَى مِنكُمْ وَالصَّالِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَائِكُمْ إِن يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِن فَضْلِهِ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ" [النور : 32] - مصحف الفرقان

    • @captainnazz3439
      @captainnazz3439 Месяц назад

      Aayadu waxay ka hadlaysaa guurka kadib….. maaha guurka kahor ee si fiican u faham.
      Ushaqaysoo quurka oo meherkeeda gogosheeda iyo cunnadeeda soo diyaarso markaa usoo geed gadhiiso…. Laakiin adigoo bilaa surwaal ah Waan usoo geed fadhiisanaya nagadaaya ayey maamadu ku leedahay…
      سورة النور
      "وليستعفف الذين لا يجدون نكاحا حتى يغنيهم الله من فضله"
      Ayaadaas macneheeda inaad fahmaysid ayaan rajaynayaa.

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em Месяц назад +2

    قال الله( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله ) intaadan dadka wax u sheegan aayadan soo akhri

    • @osmanalio4785
      @osmanalio4785 Месяц назад

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      كلمة حق يراد بها الباطل
      فاتق الله ايتها المسلمة
      فكيف تفسر قول الله تعالى (وانكحوا الايامى منكم والصالحين من عبادكم ان يكونوا فقراء يغنيهم الله من فضله
      وهل كان أسامة مؤسرا او معسرا
      فاتبهي لكلامك
      لاتفسد الناس وتكثري العنوسة وتفشي الفاحشة
      ما معنى الباءة ؟
      هل هي أن يستطيع مؤنة النكاح والنفقة؟
      او ان يكون ثريا
      لان كلامك صريح في ان لا يتزوج البنت الا ثريا او غنيا لان ضد الفقير الغني
      ما معنى قوله تعالى لينفق ذو سعة من سعته ومن قدر عليه رزقه فلينفق مما ءاتاه الله لايكلف الله نفسا إلا ما ءاتاها
      فكيف تقول في قوله صلى الله عليه وسلم
      اطلب ولو خاتما من حديد او كماقال صلى الله عليه وسلم
      هل علي كان ثريا حينما تزوج بسيدة النساء بنت اسرف الخلف نوافقك في الاخلاق اما لاتتزوجوا الفقير فلا والحديث الاول الذي بدأت به المحاضرة فيكفي فلم يذكر فيه من ترضون ماله فكم من فقير تزوج الله فاغناه الله وكم من غني تزوج فاصبح صعلوكا
      على قولك فاذا اصبح صعلوكا فيطلبن الطلاق هذا ما اردت الا الاصلاح ما استطعت نصيحتي لك اختي الزمي ستر ذراعيك حينما تمد يدك فهي مكشوفة

    • @osmanalio4785
      @osmanalio4785 Месяц назад

      ملاحظة
      اعني تزوج فاغناه الله
      بنت اشرف الخلق
      أخطاء نداركه

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m Месяц назад +3

    War naagtaan umada halaga qabto aaway wadaadadii,
    Gabdhihi suuqey u tirtay .
    War tan waa shaydamad ee umadda ka qabta aaway culumadii islaamka,

    • @MubYus
      @MubYus Месяц назад

      Ha Yaabin.

  • @user-ew7qz9py7k
    @user-ew7qz9py7k Месяц назад +1

    الدين قبل الأخلاق ما فائدة شخص خلوق و لا يصلي او يتعامل بالربا ؟!

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Месяц назад

      تدل علي قلة العلم والفهم .

  • @user-is6ig7om5n
    @user-is6ig7om5n Месяц назад

    Soomaali oo dhan aa faqiir ah 98% naagihiina meel walba ay taagan yihiin hadey is guursan population ka soo ma dhamaanaayo mise dadkoo dhan waxey moodaa iney ceyr qaataan doqonsanaa

  • @user-wt3eh6nn8u
    @user-wt3eh6nn8u Месяц назад +1

    هذا الكلام غلط - تزوج ولا تخافن الفقر قال التابعي إبراهيم النخعي رحمه الله: تزوج فإن الذي يرزقها في بيتها، وهو يرزقها ويرزقك في بيتك.

  • @Asanbile
    @Asanbile Месяц назад +2

    If a poor man is greedy, does the religion instruct him to be greedy?

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 Месяц назад +2

    Soomaaliyeey
    Hooyadane wecareysantahay
    Intaa umadhaafayo saa waacareysantahay
    Guurka kuma xirno hanti ee guriga waa isfahan

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 Месяц назад +2

    WAA FAKIR QALDAN WIIL DHALINYARA AH NITUU DAAJIRNIMO UTAALAA MAA WALBA DHAHDI NIN IDIIN SHAQEENKARO GUURSADA

  • @munaosman6681
    @munaosman6681 Месяц назад

    Nin faqiir ah farxad Kama heleysid xaqiiq

  • @user-gh6sb4zl6p
    @user-gh6sb4zl6p Месяц назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Месяц назад

    9:39 فصعلوك بضم الصاد .
    Xitaa si qaldan ayay kalimadaha qaar ugu dhawaaqee .

  • @abuyaasir8006
    @abuyaasir8006 Месяц назад +3

    Tan axaadiita sikale ayeey ufahnty

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Месяц назад

    Habarta qofki wax maqla ayaa hoogey. Dumarku xaafadooda ayey ku fiican yihiin iyo aamusnaanta. Hadey so baxaan o hadlaan sidanoo kale ayee dhacaaya. Umada ayaa fasaadeysa

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Месяц назад +2

    Waar rag allow waan yaaban ahaye ma yaabteen yaah yaah
    Nin faqiira ha guursanina xageey kitaabka alle kaga qoran tahay ?
    Ummada ka fadhiiso aqoon yari
    Iyo diin yari ayaad meesha la ta
    agan tahaye ,duqyahay .

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 Месяц назад +1

    Wiilashana waxaan leeyhy ha guursanina naag aan bikro ahyn

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em Месяц назад +1

    Mida kale xadiiska eraydiisa hakala hormarin ee xadiisku waa Sidan(إذا أتاكم من ترضون دينه وخلقه فزوجوه) nabigaa sidaa u dhegay ee adigu sidee u kala hormarisaa

  • @Somfox1
    @Somfox1 Месяц назад

    Naagtan ma Nacasnimo bay u dhalatay . naag leh nin fiqiir ah ha guursan .. Nabigeena suuban csw baa yidhi markaad faqri ka baqdo guurso ..

    • @captainnazz3439
      @captainnazz3439 Месяц назад

      Maaha walal xadiith sax ah ah ee iska hubso.. Nabigeena suuban in been laga sheego maahee

  • @ismailfarah3463
    @ismailfarah3463 Месяц назад

    Congratulations!!! Ustadha 🎉❤❤❤MashaAllah Tabarakalah barakalafikum!!!

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Месяц назад +2

    NIN AAN WAHAABIYO AHEYN HA GUURSANINA WAAYO WAHAABIYADA AYAA SHIRKADAHA IYO MEEL WALBA ISKA LEH SHEEKADU WAA BAAQ. MEESHAAN WAA MEESHA WAHAABIYADU GABDHAHA YAR YAR KA UGAARSADAAN. WALEE AQOON FOG AYAAN IDIIN LEEYAHAY.

    • @maryooma.luula143
      @maryooma.luula143 Месяц назад

      ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم.
      Ilaahey waydiiso maal inu ku siiyo haku soo gaban ilaahey fadliga u siiyay dadka kale. Ilaaheyna waydiiso inu kaa soo hanuuniyyo suufinnimada. Waayo magaca waahaabi waxaa dhaha dadka qabuuraha iyo awliyada barya.
      Ilaahey xaqa haku tuso.
      نسأل الله السلامة والعافية

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Месяц назад +2

    Alla. Habartaan in tay diin taqaan yaraa
    Allaa naag tu xishood daranaa
    Waxay ku leedahay daliil baan hayaa
    Waxay kulee dahay waa xadiis nabi
    Waa su aale nabigu 9 ayay ahaayeen xaaskiisu
    Xagee nabiga scw xooluhu u daaqayeen
    Mise dukamo iyo doonyo ayuu
    Nabigu laahaa scw
    Sayd cali markuu faadumo siiyay maxoolaa sayid cali laha
    Habartaan nin keedu umada ha ka qabsado
    Hadii aysan nin lahayna dhaqan
    celin haloo sameeyoo

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m Месяц назад +1

    Adiga nin taajir ah maa ku qabo,shaydaan guurka ha noqon,rasuulka ma dhihin nin faqiir ah ha guursan,waxaan maqli jiray shimbir maaliney dad qaatay gurigeediyeeyna gubtay,adiga maalintaad wax inaad barateen ismoodeen yaan la guursan faqiir maa noo keenteen,war ilaah kabaqoo ilmahaada canjeerada u dubo.

    • @Xaajcali2
      @Xaajcali2 Месяц назад

      Sheeq Maxamud Cabdi Umal ba Mel ku fadiyaa iga garsiya

  • @mohamedmude5936
    @mohamedmude5936 Месяц назад +2

    Ninka faqirka ah so Allah maqabo quftaan weyn waxaay dadka ushekeyni bal firiya kacarar mesha gabdaha hafasahathanin

  • @mamsamba8998
    @mamsamba8998 Месяц назад

    Asalamu walaikum. Tik tok sent me. The rest of us are coming and we need subtitles

  • @ElmiJemal-gq1ui
    @ElmiJemal-gq1ui Месяц назад +1

    Ilahay ka caabso waxad samaynayso waa wax foolxun oo laga xiishodo

  • @AishaCrihman-ec4sn
    @AishaCrihman-ec4sn Месяц назад

    Maamo diric ah wale naag meel saartay farad lugo basto😂😂😂😂❤❤😮

  • @user-we3ty2ct8f
    @user-we3ty2ct8f Месяц назад +2

    Qiiro jabaan kk wxay ilowdey in irsaqada ilahay hayo oo qof faqriya haday gabadhu ku samirto in ilahay wax siin karo

  • @ish839
    @ish839 Месяц назад

    Gabdo. Fiiri nimanka oo xumaan ka sheygaya sheikhada. Fiiri nimanka oo ka horjeeda xaqiiqada la sheegeyo. Ka soo carar. Nin xaqiiqada ka horjeeda wa mid hadowtoole ku dhulmindona. 'sheikhoyinka' qaar kood ba hawenka dhulminaya. Degaysta sheikhada. Run bey shegaysa.

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 Месяц назад

    nabigeena scw asigaaba ku meheriyey nin faqiir ah gabadhii uso hibeysey nafteeda fahamka inuu qofka udhameystirmaa fiican midaana wey latashatey saaxada badankooda faqiir ahaayen yeey idin qaldin maamadan

  • @IsmailAliIsmail-u2g
    @IsmailAliIsmail-u2g Месяц назад

    Shkhd kheyr Alaha siiyo laakin sida uu Rasuulka shegay zaman aakhirka dumarka aybadan doona rakana wuyaran doona intawaxheysato iyo intaanwaxheysan wxabadn intaan waxhysanin marka gabdhaw waa idinka sacabtumiye yaidingursan wlahi waayab

  • @majid2968
    @majid2968 Месяц назад

    Waa sax ustada qaaliya guurkii wuu macna beelaye waain dhaqanka la bedelo iska guurso oo ka dhaqaaq qiyaamaa dhacay

  • @user-wt3eh6nn8u
    @user-wt3eh6nn8u Месяц назад

    وقد زوج رسول الله صلى الله عليه وسلم ذلك الرجل الذي لم يجد إلا إزاره ، ولم يقدر على خاتم من حديد ، ومع هذا فزوجه بتلك المرأة ، وجعل صداقها عليه أن يعلمها ما يحفظه من القرآن .
    والمعهود من كرم الله تعالى ولطفه أن يرزقه [ وإياها ] ما فيه كفاية له ولها . فأما ما يورده كثير من الناس على أنه حديث : " تزوجوا فقراء يغنكم الله " ، فلا أصل له ، ولم أره بإسناد قوي ولا ضعيف إلى الآن ، وفي القرآن غنية عنه ، وكذا هذا الحديث الذي أوردناه . ولله الحمد .

  • @YahyaYahya-kd4nr
    @YahyaYahya-kd4nr Месяц назад

    Intuu taajir ka noqdo ayay 5 Sano ula socotay.
    habar teendho soo xiratayna iyaday utaalaa.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Месяц назад

    Nin faqiir aad dhaheysid ha guursanina waxaa dhici karto taajir inuu noqdo dad badan faqiir ah ayaa taajir noqday kuwa badan oo lacag leh ayaa faqiir noqday maamada waa ila qaldan tahay allaha toosiyo

  • @Ixsaas3
    @Ixsaas3 Месяц назад

    { وَأَنكِحُوا۟ ٱلۡأَیَـٰمَىٰ مِنكُمۡ وَٱلصَّـٰلِحِینَ مِنۡ عِبَادِكُمۡ وَإِمَاۤىِٕكُمۡۚ إِن یَكُونُوا۟ فُقَرَاۤءَ یُغۡنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۗ وَٱللَّهُ وَ ٰ⁠سِعٌ عَلِیمࣱ }
    [Surah An-Nūr: 32]
    يا كذابه

  • @osmanalio4785
    @osmanalio4785 Месяц назад

    Walaalyaal qofka fahankiisa waa qaldami karaa nasiixuuna nugu leeyahay laakiin aflagaado waa xaaraam ee yaanan sharafteeda gabadhaas meel looga dhicin
    Gabadhaa waxaan leenahay awal baa guurka qaatibilaahi laga taagnaaye shardi cusub hasoo dhijinin wixii mulaaxado oo luguu soo qorey wada aqri wixii caaya karaaliahaw

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад +1

    Subxanallah tan way udhamatay nagaa aamus

  • @CabdiTayo
    @CabdiTayo 23 дня назад

    Naa Hooyada wase maxaa dadka faqiir nimadooda kaa galay Hooyada wase maxaa hablaha noogu dirin 😂😂😂

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 Месяц назад

    Gidigoodba naagiyo iblays
    Waa ilmaadeeeree
    Labadoodaba
    Ninkii Aan inkirin
    Waa allow sahale by:Abwaan Axmed faarax idaajaaa

    • @FaaraxShirwac-kh9oo
      @FaaraxShirwac-kh9oo Месяц назад

      Aflagaadi ruuxii wadaan loo itaal heline
      Islaanimada iyo diinta ay warin ogaayeen

  • @ShadiaAhmed-g3m
    @ShadiaAhmed-g3m Месяц назад

    mucaadarado waa inay mawduuc qura ay ku saabsanaato,waxaagu waa isdhexyaac iyo istus.
    qayla wayn ,naga aamus.

  • @user-lf7ne5ek7b
    @user-lf7ne5ek7b Месяц назад

    كلام صحيح ❤

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 Месяц назад +1

    ilaahaybaa haya risqa ee ilaahaybaa haya😮 ilaahaybaa haya risiqa

  • @Somaliqueen-TV
    @Somaliqueen-TV Месяц назад

    Ayadu waqtigedii way dhaaftay marka Hadaan faarax mija baasto oon wax haysan jeclaado waan guursan mawaxaad Rabtaa inaan halkaa fadhiyo Asna uu halkaa fadhiyo /walee haduu yahay nin akhlaaq leh reer ka waan u keenin adiga kuwaaga guriga hakuu xaaqaan ilaa ay kadhimanayaan /Subxanallah 😱

  • @user-wt3eh6nn8u
    @user-wt3eh6nn8u Месяц назад

    وقوله تعالى : ( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله والله واسع عليم ) ، قال علي بن أبي طلحة ، عن ابن عباس : رغبهم الله في التزويج ، وأمر به الأحرار والعبيد ، ووعدهم عليه الغنى ، فقال : ( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله ) .
    وقال ابن أبي حاتم : حدثنا أبي ، حدثنا محمود بن خالد الأزرق ، حدثنا عمر بن عبد الواحد ، عن سعيد - يعني : ابن عبد العزيز - قال : بلغني أن أبا بكر الصديق ، رضي الله عنه ، قال : أطيعوا الله فيما أمركم به من النكاح ، ينجز [ لكم ] ما وعدكم من الغنى ، قال : ( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله )

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Месяц назад

    Xaajiyad Muna Ahi Mudo Toban Daqiiqo Ah Ayey Noqtay "HIJABI GOLD DIGGER" OR "JILBABI GOLD DIGGER" Dhibi Ma Jidho ........
    Mise Xaajiyadu Waxay U Jeeday 'When Poverty Comes in at the Door, Love Flies out of the Window' Oo waxay Lahayd Waar Faqrigu Haduu Albaabka Kasoo Galo Jacaylku Daaqada Ayuu Ka Boodayaa..........................
    Soomaliduna Waxay Tidhaah Faro Bilaa Dufan Ihi Waxba Ma Dugaan ( Masaajo) ..............................Wa Laahu Aclam.

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Месяц назад

    Iyada qurbaha ayee ceedh ku qaadatey weliba xaraan ah naa xishoo somali oo dhan ayaa faqiir ah 6 sano dagaal lagu jirey

  • @abujole3992
    @abujole3992 Месяц назад

    Subhaana llaah naagtaan way waalan taxay waagi nabigeena dadka oo dhan waa faqiir wayna loguuriyey Barkin iyo guriga dhismo lagu dhsey

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Месяц назад

    Sanadkan ayaan guursads

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yakubmohamed8720
    @yakubmohamed8720 Месяц назад

    Shan sano lashekeysanaayo ayey layaabantahay wexeeyna iska dhige qof ooynaayo.Hadii fariintada eey tahay hagursanina niin faqiir ah ninka faqiirka soo sabab umanoqonino inu inantaada lamereysto ileen adaaba ku adkeeysey guurka.Maxaa kacelina inu inanta wax xun la maago?

  • @MoussaAtteyeh
    @MoussaAtteyeh Месяц назад

    Macha allah❤

  • @IsmailAliIsmail-u2g
    @IsmailAliIsmail-u2g Месяц назад

    فٱنكحوا ماطاب لكم من النساء مثنى وثلاث ورباع فإن خفتم أن لاتعدلو فواحدة

  • @MadinaMerane
    @MadinaMerane Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Waa runta, sifiican ayaad usharaxdey.
    Dadku isku fikrad ma ahan….malaha fikradaas ay lafiicantahay, oo dhinac fiican ay kawadey.
    Waa dheerigelinta inay RAGGA ay wax bartaan oo shaqeeyaan.

  • @Waloos
    @Waloos Месяц назад

    War gabadhoow ha dhagasanina Xoolo waa la helaa waana lawaayaa, shaqsiyada aa muhiim ah, hadii kale inta xoolaha la idin siiyo aa sariita laydinka jeesanaa, asagu xaaskale wuu guursan karaa laakiin adiga xoriyadaas uma lehid inta meharku kugu xiran yahay ogow taas, yay idin habaajin qoftaan.

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад

      Lacagta malina wad weyne malina wad hele shaqsiyada wanaagsan qaadan laha iinaxeyso iidamqaneso ilahey iga baqeyso😢

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed Месяц назад

    Waa ruun

  • @user-ie5bb8qq9e
    @user-ie5bb8qq9e Месяц назад

    Waad waalantahaye umada kafadhiiso ma nin baa kuxumeeyay

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 Месяц назад +2

    Calaamo hoosta kaaga dhacdey Maa ku dhaha dumarka kada waxan nio😂

    • @Amrah12
      @Amrah12 Месяц назад +1

      😂😂 Astaqfurullah

  • @IsmahanAden-g9i
    @IsmahanAden-g9i Месяц назад +1

    Raga Waa kacaane😂😂😂😂😂I am enjoying the comments

  • @user-wt3eh6nn8u
    @user-wt3eh6nn8u Месяц назад

    وعن ابن مسعود : التمسوا الغنى في النكاح ، يقول الله تعالى : ( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله ) رواه ابن جرير ، وذكر البغوي عن عمر بنحوه .
    وعن الليث ، عن محمد بن عجلان ، عن سعيد المقبري ، عن أبي هريرة ، رضي الله عنه ، قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " ثلاثة حق على الله عونهم : الناكح يريد العفاف ، والمكاتب يريد الأداء ، والغازي في سبيل الله " . رواه الإمام أحمد ، والترمذي ، والنسائي ، وابن ماجه

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Месяц назад

    Xadiiskaan isagoo diinta lasoo hormarinaya ayaaba dacfi kujiraa kan akhlaaqda lasoo hormarinayana waaba baadil isaga mida kale isla xadiiskaan haddii aanba kuu dhaafna soo ma tusinaya inaanu maal la ictibaarineynin oo adiga ridin kuguma aha
    إذا أتاكُم من ترضَوْنَ خلُقَهُ ودينَه وأمانتَهُ فزوِّجُوُهُ ، إلا تفعلوا تكنْ فتنةٌ في الأرضِ وفسادٌ كبيرٌ
    الراوي:عبدالله بن عمر المحدث:ابن القيسراني المصدر:ذخيرة الحفاظ الجزء أو الصفحة:1/266 حكم المحدث:باطل

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em Месяц назад

    Midakale xadiska xiga ee ah (أما معاوية فصعلوك لا مال له ) nin reerkiisa u soo shaqaysanaya soo xaamaalanaya oo biilka reerkiisa ka adag lama dhoho ( الصعلوك )

  • @daahirmaxamuud9375
    @daahirmaxamuud9375 Месяц назад

    Asc shiiqad muna rasuulka cswm ninfaqriya oo noloshiisii kafaalo qaadiwaayey ayaa uyimid rasuulka cswm wuxuuna kuyiri guurso xadiiskaa maxaad kubeeneynee

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Месяц назад

    Cheick maaha tani waa shaydaamad iyo ibliis. Diinta ilaahay iyo nabiga ayey ka been sheegtey. Daliilka keen dhahaaya nin faqiir ah ha guursan. Nacalad kugu dhaxdey. Dameerki qabey mee dameertani. Muxu dadka uugu soo siidayey ? Waa duni aaqira zaman. Walahi wax kasta waad maqli.

  • @jabirahmed7791
    @jabirahmed7791 Месяц назад

    Islaan tan dadka ka qabta khalad bay faafinaysaa xitaa daliiladay khaldaysay

  • @VirshowGht
    @VirshowGht Месяц назад +1

    Qofta maxaa kaqaldan

  • @NasriAsheed
    @NasriAsheed Месяц назад

    Ee habo hadhow masaajidka ha keenin hadhihin gabadhayda nin baan la rabaa gabdhihii waxaasad borogaraamise 😂

  • @AnisaCali-fl1xk
    @AnisaCali-fl1xk Месяц назад

    Waxaan guursanayo waxba kaamagalin😅😅😂😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @Mubaarig-tl3ke
    @Mubaarig-tl3ke Месяц назад

    Nin tajira ha gursanina😂😂😂

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 Месяц назад

    subxaanallah nabigana beeney kashegtey شبع shubca kulaha waxaas wax jira ma aha wa shucbaشعبة

  • @Qurxi
    @Qurxi Месяц назад

    Waa cajuusad fool xun oo nacceb kiii ee rag uqabtay meesha la imaatay...😅😅😅

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Месяц назад

    Faqriga guurka ku erya

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Месяц назад

    wajiga miyuusan cawra ahayn indhaha iyo bushimaha sida ay ka siinaysoh iyo afka war diinta hala bartoh markaasay dadka wax daliilka waa kaas ayaada qurankaas ayaa u daliil ah
    وَلا يُبْدِي زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ أَوْ آبَائِهِنَّ [النور:31] الآية، والأدلة في هذا كثيرة: منها قوله جل وعلا: ...

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt Месяц назад

    Sheeg tabicigiii wiiilkii amiirul mu miniin mucaawiye oi waxiidka ahaaaa yasiiid ugu diiday gabadhiisa inaysan
    Daaaraha dimishqa kafidneyn dii teeda kadibna siiyey xerow aan wax adduun ah heysan ??????
    Diinta kaligaaaa mataqaanide kadaaa kadaaaaaa dhibka dadka

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Месяц назад

    Waa Dhilo Tobadkeentay miyaa
    Maxaa laqabanayay Kulahaa maxay iswaydii Tobad keeneey.

  • @farahmohamed5406
    @farahmohamed5406 Месяц назад

    Walaxaga wa caqli hawen ee xadiska sani u macnee sorry

  • @Mustafe-298
    @Mustafe-298 Месяц назад

    Shan sano Ma Jaamacadba Master ka diyarinaya Ayeeyo maxad la ooyi Naa naga fadhiso Afwayne 😢

  • @billeabshir2731
    @billeabshir2731 Месяц назад

    Asc habartan din mataqano wana dalimat

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em Месяц назад

    Xasuusnow ninkii nabiga ku yiri gabdha ii guuri nabiguna uu ku yiri mahaystaa waxaad meher uga dhigto kadibna wuxuu ku yiri nabigu ninkii wax raadi haba ahaadee faraanti bir kasamaysan. Wadaadeey xadiiskan soo akhri marka hor

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Месяц назад

    Nin faqira iyo nartaba walaga duceysta thanks habo macn😂😊😊

    • @zakiabdi2582
      @zakiabdi2582 Месяц назад

      Iyo nag folxun kailowthe😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад

      Nin faqiir ah maahin abaayo nin baqiil ah dheh 😂😂lacagta lama dhalan raga kadaaya raga wax allah baxiyo haku culesinine

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Месяц назад

      @@Hidanhuda sas miyaa😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Месяц назад

      @@zakiabdi2582 😂😂😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад

      @@Gosha-rercarale haa abaayo saas uogow baqiil kadaran faqiir qalbiga qani ka ah malinto wax helo kusiinayo kasa kafican kacan funan aa ladhaha aso wax heesto xitaa wo kuqanacsana yaaba helo karo malinto wax helana mel kaleh la aadi maayo abaalka ugashay kuogyahay

  • @Xiingalool
    @Xiingalool Месяц назад

    Bilaash ayey iskaga ooh inaysan bahashan iimaa la'aantu qaadday ee macasha weyn

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 Месяц назад

    Tani ma qof fiyowbaa waa khafiiftey baan u maleynayaa kkkkkk

  • @abujole3992
    @abujole3992 Месяц назад

    Naagtaan way hanaaqsan taxay

  • @Muhiim.online
    @Muhiim.online Месяц назад

    Tan calosheed wayn waye bee

  • @saidmohamed5074
    @saidmohamed5074 Месяц назад

    Wadaad ma'tihide naag Masayrsan baad tahay

  • @user-wt3eh6nn8u
    @user-wt3eh6nn8u Месяц назад +1

    Naagatan waa jaahilad weye

  • @zakiabdi2582
    @zakiabdi2582 Месяц назад

    Lacag yelo farax Adna Afar gurso 😂

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Месяц назад

    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah

  • @kaftankakooxaha
    @kaftankakooxaha Месяц назад

    7:36 Markaas baanba cararnaa anagu

  • @BatuuloSuufi
    @BatuuloSuufi Месяц назад

    Shey damat munaafaq ah

  • @RabiixSheikh
    @RabiixSheikh Месяц назад +1

    Naag yaa Sheekh ka dhigey Horta