MAXAA LOO JOOJIYAY MAXKAMADII

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • MOGADISHU MY CITY

Комментарии • 449

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад +49

    HOOYO Soomaaliyeed wankubarya haidhafina ILAHAY darti isoboqo ama idawo kaliya 🖐️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🙋waa wiil yar somaliyeed 😭❤️

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 3 года назад +40

    Allow caadiloow gacanteeda ugu soo celi awlaadeeda

  • @anisomiire7678
    @anisomiire7678 3 года назад +5

    Wcs habo macan galdaana ilaahey aa ka weyn wan ka ku ley saney naa insha alllh habo wax tahayaa qof aad iyo ad u adagey sobadama masha Allah halana na wada ku soo garatyya imanaka Ka masha Allah

  • @najmastars4664
    @najmastars4664 3 года назад +5

    Ilhay subxana watacala wxnkaga baryey awlada kuso labtan bilqeradba naguso fodleh e bisha ramadan eesonka inay carurtada kula afuran rabikaga baryey🤲🤲🥰dar ilahay ucawi hoyo fadumo😢

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 3 года назад +7

    Faduma wll ilahey ayaa ka awood badan ilahey baa shar tooda kaa qaban faduma hno 7 habeen oo isku xigta salaatu layl tuko oo ku ducayso walahi muraadka aad leedahay oo dhan ilahey wuu kuu fulin anaa makhraati kaga ah oo sameyey ilaheyna waa ii fududeeyey ama wuu ii fuliyey waxaan waydiistay wayo ilahey xiligaa laylka ah wixii la waydiisto wuu aqbalaa xbbti wana kuu ducayneynaa in ilahey adi iyo caruurdada isku soo celiyo amiin yaa allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedmaxamedbuskudwankuc3437
    @mohamedmaxamedbuskudwankuc3437 3 года назад +1

    Ilhay hakasobabdiyo ita ilha
    Baryiizi ilha kuu qadimay baryad habo macan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 3 года назад +10

    Faadumo quruxey carruurtaada iyagoo caafimaad qabaan allah kuusoo nabad celiyo

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 года назад +1

    Ducada waa xataa qali ilahay baa ku.a jiraa mansha allaah faduma deeqa wax kahayr alle haa ka farxiyo mansha allaah ❤️🙏🤙🇸🇴

  • @NololiyoNature
    @NololiyoNature 3 года назад

    Gabadhan wa qof aad u samir/iiman badan MashaAllah, Allah SWT si hawl yar caruurteda ha ugu so celiyo InshaaAllah

  • @safiyaabdallah6955
    @safiyaabdallah6955 3 года назад +1

    Abaayo faadumo .iimaankaaga. ilaahay hakuu yeelo

  • @SevenPastries
    @SevenPastries 3 года назад +2

    Amazing maniska ayaa tahay we are proud of you fatumo wakhtiga waa qaali ha iskaga dhumin dad kale walal soo booqda seven pastries only channel oo cuntooyinka casriga laga barto

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 года назад

    Khayre ilahayow ilmaha noso qad iyaga inta kale ilmo naga maqan. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 года назад

    Insha allah illah waakasoo gacan baxayaan illahow u jabi galadaas kasoo aruuri ayagoo cafimaad qabo adinkoo walidka ah oo cafimaad qabo rabiyoow isku kiin keen yarabi

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 года назад +4

    Xbbt Aad baan ku salamey waanan ku duceeyey ilmaha in illaahay farxad kugu keeno ilmaha OO dhan illaahay hanoo hadeeyo insha allaah Aamiin yaa Rabi 🤲🤲

  • @marianssabriye4662
    @marianssabriye4662 3 года назад

    Asc fatuma 2years ducada kuu wadnaa alle ha kuu aqbalo murugada farxad hakuugu badalo aaaammmmiiiinn yaarabi

  • @liibanb4644
    @liibanb4644 3 года назад

    Walshey allaha ku cawiyo wadna guleysan mar aanan dheereyn inshallah fadlan war kale ha isku furin intey caruurta ka maqantahay waa iga talo time caruurta aad u duceysan jirta yuusan war kale iyo Somalia ka qadan plz wax walba heyso malin allah caruurta soo celiyo malinta qofkaad rabtid la xisabtan

  • @kadrahassan738
    @kadrahassan738 3 года назад

    Ilahay ha ku la kulmiyo khayr isha allah Salmaan waa geesi waxna kama xumaanayo Isha allah waan u soo ducaynaynaa isha allah

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 3 года назад

    Wll Mcn nabad kusoo noqo qalbiga Allaah hakuxifdiyo caruurtada Ilahay haku siiyo iyagoo nabad qaba Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤❤

  • @zainababukar5128
    @zainababukar5128 3 года назад +1

    Inshaa Allah samirka badi Allaah kuma dayaci dono inshaa Allaah فإن مع العسر يسرا

  • @adrianahigh
    @adrianahigh 3 года назад +1

    Abayo wallahi my heart hurts for you and your children. Please don't loose hope 🙏inshallah you will get through it if it's one thing you taught me is wallahi your fearlessness and how to be strong 😪😰may allah protect you and your family always ❤

  • @samirokkm9904
    @samirokkm9904 3 года назад

    Ale hakuu soo celiyo caruurta wlh habeen iyo malin waa kula murgaa abayo lkn insha allah waa noo soo noqonayaan abayo decade uun ayaa kuu aweednaa waana usoomaa sideey cadawka oga guul helno allah Hanooga sooqaado

  • @ceeblanuur2267
    @ceeblanuur2267 3 года назад

    Walaaleey si toos ah u soo gudbi caruurta how shooda intii aad go aansato inaad sheegto, Qofkaad tahay waanu Ognahay waad na samir badan tahay, arinkaaga iyo kan ilmaha kala saar akhbaar toos ah sheeg hadalka Ha calaanjin hana ku rafan, Waayo Waanu kula walwalsanahay walaaleey

  • @fadumomohamed528
    @fadumomohamed528 3 года назад +6

    Sister you are very strong when I see your son I was crying for 3 days but one day your kids will come back to you I am very very sorry what happened to you I am mama I know how you feel

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 года назад

    ilaahay cadawgaaga mid dhow iyo mid dheer rabbi hakaa qabto xabiibti iyagoo nabad qaba rabbi haydiin nabad cesho yaa rabbi

  • @deeqamohamudsuleymanhassen4972
    @deeqamohamudsuleymanhassen4972 3 года назад +26

    Jag är verkligen ledsen vad som hände med din vackra familj. men din son behöver kontakta svenska medier eller facebook, det är de som kan hjälpa honom idag. Somalia hjälper inte någonting.

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 3 года назад +2

      @@so4noox This case needs to publicised in Swedish or English may Allah swt help our sister

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 3 года назад +1

      @@footballfire1363 Waraa Adiga ma og hooyo soomaliyeed sharaf leh waaye waalidintoodana jecel EE camal yeelo waxaad ku hadleyso uu fiirso

    • @fatima-said976
      @fatima-said976 3 года назад +1

      @@so4noox SALMAN EZO add that youtube it's her son

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 3 года назад

      @@footballfire1363 beenale baa tahay

    • @lindaadam6139
      @lindaadam6139 3 года назад +2

      @@so4noox agree with you but Somalis majority speaks somali therefore if you get the help to help this Family please do so for the sake of Allah jaza ka Allah.

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 3 года назад

    Ilaahey raxmaanka ah hakuu soo nabadcelsho caruurta abayo wey kuu soo Nad noqo nayaan abayo waqtigii ilaahey kuu qadaro samir abayo macanto samirkii nabi yoonis Allah kusiiyo adkeeso ilaahey ayaa guusha kusiinayee bi idni laah

  • @asiyacadey8117
    @asiyacadey8117 3 года назад

    Maansha allaha walaasheey guuleesta allaha ku garab tagaan inshaa allah

  • @mendeckfarah4071
    @mendeckfarah4071 3 года назад

    Illaahow Caawi walaashen ilmaheedana uxifdi gaaladana ugasooqaad yaa Allah amiin yaarabi amiin amiiiin

  • @shukriaden7251
    @shukriaden7251 3 года назад +3

    Niyadada sidey jeceshahay ilahey haku wafajiyo ilahey idankiis

  • @sahra6279
    @sahra6279 3 года назад

    Allah gacantiina ha ku soo veliyo caruurtaadii walal aamiin

  • @samirahassan6924
    @samirahassan6924 3 года назад

    Ilaahay ilmahaaga salaamo gacantaada hakuugu soo celiyo macaaneey

  • @filsanbigays
    @filsanbigays 3 года назад

    guul ban ku rajaynaya iyo maalin farxad badan oo caruurtada aad la midowdo ducadaan kula garab tagnahay

  • @filsanwarsame800
    @filsanwarsame800 3 года назад

    Allaha kaaga dhigo khayr awlaadada Allaha gacantaada ku soocesho waan sugaynaa maalin gurigaga oo buuxa

  • @fayaxmadey356
    @fayaxmadey356 3 года назад

    Sister everything will be okay InshAllah and you and your kids will be reunited warning for somali people Those with a good heart and intentions welcomed in your family but the ones with bad intentions need to stop bothering you Allah is with you and your children sister and InshAllah victory will be with you guys.🇸🇴🤔🤲🙏👈

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 3 года назад

    inshallah kheyre baa soo dhaw abaayo Manshallah mantaa Farxadh baa socotaa.

  • @amira1438
    @amira1438 3 года назад

    insha alh carurta wey noso labane insha alh wad guleysane ee salman ciwanka ha kadhigo swedan insha alh wu kaso bixi gacanta xasidinta insha alh wad midoweysan ilmihin dhan iyo adinka insha alh

  • @jamilaahmed4110
    @jamilaahmed4110 3 года назад +17

    Asc abayo maxaa lasoo kuluntey shaley xalaey maseexen wallaahi faadumo sharafeey samirkaaga alaah kuusiyaadiyo waan kula garabtaaganahay ducada rabiyoow umiceen caruurta sabigaa

  • @Hure_Official..24
    @Hure_Official..24 3 года назад +5

    Asc walashy ani waxn ahy gbdha ilmahaaga usoomesa 3 malin i.a sajudana wan kugu ducenaaa abyo lkn abayoy somlia swedan iska daaa oo kasoo fikir anrintas yaynan hdana ku sii adjeenin

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 года назад

    Allah ya kuu sahalo caruurta yar yar u dacwoi 2 15 iyo 16 Hoyo ma rabaan waxba Ha isku daaliin somaliyeed ii caawiyaa maxuu uga baxsan waayeey Dada’s Waa markay waakdiga nacaan

  • @hodanibrahim8299
    @hodanibrahim8299 3 года назад

    Walhy. Bilahay. Ilahay. An. U. Barino. Carurta. Inu. Cadowga. Ka. So fur furo. Gacaan. Cadowo. Ayay. Ku. Jirane. Amiin amiin

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 3 года назад

    Somaliyeey walalayal gabadhan talefon ka ka dhafa o usodu ceya caruurta iLahey waxan kabar yaynaa In an heli dono Insha allaah 🤲🤲❤️

  • @cadeeyjama9952
    @cadeeyjama9952 3 года назад

    Abaayo ilaahay kubada ha kaa faydo waa na ka bixi doontaa dhibtaan inshaa ALLAAH.

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад +6

    ILAHAY soomaali OO dhan ugargar 😭 ilahayoow hooyooyinka Somali waa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    Aamiin yaa rabbi ilaahoow kaa saar kurbada adiga iyo ilmahaaga iyo qof kasta oo dhiban yaa rabbi yaa rabbi

  • @jikasomali8255
    @jikasomali8255 3 года назад

    Allaha ka dulqado idanka allah subxanu watacala isaga aya ka awod badan labta allaha ku dejiyo sacad walba waxey wadata qerkeda awoda allah ayan kashaneyna qakha aya guleysandon

  • @sahra6279
    @sahra6279 3 года назад

    Allahayoow war khayr leh ka soo yeedhsii oo salmaan iyo walaalohiiba gacanta waalidkood ku soo celi

  • @umalkhayrismail7655
    @umalkhayrismail7655 3 года назад

    Allah ha ku xafido wlshy qali ❤💯👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaissa949
    @aminaissa949 3 года назад

    Yaa Rabi qalbigoda raxmad u geli Salmaan adiga qabiya gedgedye.

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 3 года назад

    Asc abaayo Faadumo ilaaheey hanoo celiyo Awlaadeena Aamiin

  • @xubbifamilychannel3568
    @xubbifamilychannel3568 3 года назад

    Allah waxa kaga baryaa inuu ilmahaga gacantaada kugu so celiyo Hoyo samirtay aya tahay Alle Qalbiga ha ku qaboojiyo.

    • @warsanabdi2885
      @warsanabdi2885 3 года назад

      Ilaahay ha kaa farxiyo si deg deg ah🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 3 года назад +1

    Allah ha yasiro dhibaatada heysato salmaan iyo intii la mid ah aamin allahayow ka qabo cadowga dhibaatada ku haayo Salmaan aamin allahayow waaridkii dhalay u qabooji qalbigooda aamin yaa rabi caawi Salmaan

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад +1

    Khayrku. Waligi. Wa Raaga. Waa. SameeyNa ❤️

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 года назад +1

    waxaan duco ahayn oon Kuu qaban karaa ma jirto ilaahay ha ku garab galo😔😔

  • @kelpy9902
    @kelpy9902 3 года назад

    Ilahay ilmahaga haku so celiyo cadowga gacantaada Alle haku so celiyo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 года назад

    fadumo jidkii kheerka furmey salman codkiis gaal iyo muslim gaaridoon cadaladan weey ilmaan ilaahey waan ka rajeeneen in dib ku rali galiyaan ku dhahan waan qaldaney ilaahey xiska iyo meekan ku xafido anigo dhalin ayaan markan arko wlh qaraco indheygan biyo ka joojinkain samirkan ilhey ku siiyey ku badiyo laakin weey kaa muuqata in dhuuka gubaneso

  • @ubahhassan2500
    @ubahhassan2500 3 года назад

    Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa 3 года назад

    Asc Abaayo markasta wan ku so duceye isha allah gul ayan rajeenena

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 3 года назад

    Illhay ha ku xifadiyo caruutada illhay ha ku soo celiyo ilamaha illhay ha kusalaamay qaboojiyo qalbiga amiin yaa rabi amiin

  • @asiyamohamed4458
    @asiyamohamed4458 3 года назад +1

    Yaa Allah noogargaar gabdaana ugargaar alla faadumooy maxaan rabbigey kubaryay manta xita wansomanahay markan afuro rabbi baan kubarya

  • @user-oh1tz8kx4g
    @user-oh1tz8kx4g 3 года назад

    Fadumo abaayo waad guulaysan Allah baa udhiibtay ma dayacmayaan

  • @farhiaali2458
    @farhiaali2458 3 года назад

    illahoow faduma iyo caruurteeda ugargar illhayoow ada aweed ule farad ufur aaamiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 года назад

    Masha allah abaayo samirkaga allaha kusiyadiyo illmahana allaha kusodaayo

  • @hasbunallahwanimawakil4657
    @hasbunallahwanimawakil4657 3 года назад

    Ilahay ha badbadiyo salmaan yare Ilahay ciidamadiisa mala'igeed hawdiro Allah isagaa cadil ah eexaqdaraa lagu haysta ee hawga hiiliyo Ilahay ubadka a yar yar iyo walid kood sinabad ah haysugu keeno hana isuso nabad cesho insha Allah khatigoodi baa lagaadhay badilkiina wakhtigiisi wa dhamaday yaa Allah protects as fadumas family Aameen 👨‍👩‍👦💕👨‍👩‍👦🤗🤗🤗

  • @sahra6279
    @sahra6279 3 года назад

    Soomaalida inta faraha kula jirta arimaha reerkan ee gaalada u soo raacay ama jaajuusiinta u noqday ee ku faraxsan jabka reerkan ee munaafiqiinta ah allah calaamo ha ka muujiyo

  • @kawtharmohamed6160
    @kawtharmohamed6160 3 года назад

    Abayo Suratul Baqro kushido Gurigada malin kasto. il biladan wayo waxa e Allah kagasoqado inshallah.

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 3 года назад +1

    Maashaaĺlaah

  • @sarahusseinabdi9960
    @sarahusseinabdi9960 3 года назад

    Abayo alle dartiis aankugu sooduceyay yaarabi yaarabi allow ufududey oosi dhibyar ugu sahal imaheeda yaaaarabi Yaaaarabi allow adan kubarya ukeen caruurteda inshaa allh weey iman donta guusha

  • @rahmaismail2381
    @rahmaismail2381 3 года назад

    Ilaahay ha ku garab galo faadumo walaalo waa guulaysan

  • @hooyomacaan7278
    @hooyomacaan7278 3 года назад

    Asc walashy lacalhu khayr khayrrban a noo danbayndon walay laxawola laquti. Badi insha alah wad farxi donta wana wada farixidona ilahy idankis

  • @fadumoabdirahman6984
    @fadumoabdirahman6984 3 года назад

    Alle haka qabto wixii ku dhibaayo Mashaa allaah

  • @hamdihersi7804
    @hamdihersi7804 3 года назад

    Asc abayo macaan allah ku xafido kurabad allha ka qado amiin 🤲 ❤️

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 3 года назад +1

    Waan soomanahy waana kuu duceeyahay ALLAHA iga aqbalo

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 3 года назад

    Hooyo miya Carurteda maskixiyan u dileyaso Alle shartoda haka qabato mcnto Queen 👑👑👑👑👑 Cimiri dheera iyo Cafimad Ayan Alle idinkaga barya Adiga iyo Xajigad iyo Carurtada Cadawagiin Cagta ka hosa hora lo yiri I dhaqa i dhahiri Nin I dhalay ma mogi Guula guul Fadumo Burabura walsheya Qaliga

  • @maymunismail3661
    @maymunismail3661 3 года назад

    Runtii qalbigaan kaagaduceyaa.
    Illahay qalbiga hakuu adkeeyo illahay caruurtaada hakuu xifdiyo oo hakuu soo nabad celiyo aamiin yaa Rabi🤲

  • @seinabismail7013
    @seinabismail7013 3 года назад

    Tafsiirka suuratu saada sheekh xasan ibraahin

  • @samsamhassan9383
    @samsamhassan9383 3 года назад

    Soomalida Sweden 🇸🇪 ku diganeeso hooyo faadumo hadey soomalinimo iiku damqaneenin islaaanimadi naxariisti badneet aaway mase islaam maha subxanalh

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 3 года назад

    Waa waxee kuligoog kuheshiiyeen ilaahey ilmahaga hakaaga soo qaado

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 года назад

    Insha allaah qeyr culeyska waxaa kadambeeyo fudeyd illaah cadawga hakaa qabto

  • @sahraabdi3993
    @sahraabdi3993 3 года назад

    Asc fadumo mcnto waad guuleysanee insha allaah

  • @faraxleeybooboob2615
    @faraxleeybooboob2615 3 года назад

    Inshalaah ilaahey caruurta hakuu xiifdiyo abaayo

  • @khadijarobleh8209
    @khadijarobleh8209 3 года назад

    Insha allaah qayr ilaahay ayaa kuu hilinayo qayr ayaa kuu danbaynayo biidni laah.

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 года назад

    Asc abayo illahey haku soo celiyo carurdadi aamin aamin yaa rabi

  • @rahmasaleban8619
    @rahmasaleban8619 3 года назад

    Guul guul baykudanbeyndoontaa insha Allah wallo guushii waydhowdahey

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 года назад

    Caruurta ina lagaa gorto waxa ka danbeeysay 15 16 jir ka Waa dada ugu dhivta badan allah Ha kuu sahalo

  • @maryammohamed4294
    @maryammohamed4294 3 года назад

    Ilaahay ilmahagii haku so celiyo la xawla wala quwata ila bilah ku celceli

  • @halimomohumud5311
    @halimomohumud5311 3 года назад

    Abaayo cadowgaaga cagta ka hoose Allaha geliyo aamiin

  • @sharifomaxamuud1134
    @sharifomaxamuud1134 3 года назад +1

    Faadumo hadhin wakigaa dhisnow ilaalahay baa awooda inuu kaaga qaado awlaadaada ilaahow nagasii owlaadena gaalalada gaaladadhashay

  • @umucrasaaq9973
    @umucrasaaq9973 3 года назад

    Wcs walaasheen faadumo dagan cimrii iyo cìibaado suuban iyo caafiimaad siyaada ilaahey saamii kuu sii guul iyo faraj baasoow haalkaa salmaan waa faraj ilmihii ofhan inshaa yarabi

  • @habiboabdi3597
    @habiboabdi3597 3 года назад

    Allah awoodisa ha kaga soo qaado insha allah

  • @Shifaavlogs
    @Shifaavlogs 3 года назад +8

    O Allah, I am Your slave and the son of Your male slave and the son of your female slave . My forehead is in Your Hand (i.e. you have control over me) . Your Judgment upon me is assured and Your Decree concerning me is just . I ask You by every Name that You have named Yourself with , revealed in Your Book , taught any one of Your creation or kept unto Yourself in the knowledge of the unseen that is with You , to make the Qur'an the spring of my heart, and the light of my chest, the banisher of my sadness and the reliever of my distress.[1]

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 3 года назад +1

    maskaxta alaaha kaqade ayagu masxa bay udajinayan alaaha nagaqabto kuwa

  • @hadhagalenewstv6611
    @hadhagalenewstv6611 3 года назад

    Fatuma bourbur salan sara walal waxan elhay ko baryaya carurtadah inshallah kosonoqanta

  • @wacanchannel1691
    @wacanchannel1691 3 года назад

    Aqli gaalo iyo indha quraashi lama arko lkn ilahay kheyr hanoga dhigo abaayo qaali

  • @habiboabdi3597
    @habiboabdi3597 3 года назад

    Gacanta cadowga allaha ka soo saaro insha allah

  • @hiwoali2566
    @hiwoali2566 3 года назад

    Abayo fadumo alle haku caawiyo alle faraj haku furo

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 3 года назад

    Asc fartuun waa ku salaamay wiilkaaga kullatali inuu reerka uu la joogto diido inuu la noolaado oo yidhaahdo hooyadeey ayaa rabaa ha diido inuu cidla noolaado alaabada has jejebiyo ha qaaliyo markuu iskuulada joogo sidaa u sheeg wiilka waana kuu soo ducaynanaa

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 3 года назад

    Ilahay ha xafido carurtada Abayo mcn

  • @fartuunali3972
    @fartuunali3972 3 года назад

    Insh allh qeerka wa so socdaaaa insh allh

  • @shukrimohamed5561
    @shukrimohamed5561 3 года назад

    Aamin aamin aamin aamin ishallaha dhaman xabiibti

  • @kossaidabdulahi665
    @kossaidabdulahi665 3 года назад

    Ilahay aya cadala ino haya e galadas ha inaga qabto codsiga rabi aynu udirsanano aya ka adag galka iyo shadadintaba qaliyey rabi haku xiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣