Yes,muhiim waaye laakiin ereyga iyo sida loo isticmaalay ma wanaagsana.also muhiim maahan in looga hadlo meeshaan it isn't healh reason qof bad ceebeyneysaa.maad islaga tagtid hadaadan ku qancin
Faadumooy xishoodkii baa lumay oo in la baadigoobo u baahan hadii kale meesha uu hada marayo meel ka xun buu madaxa la geli doonaa oo looga hari doonaa
Oooôoo wa run gabadhasii dalaq Dam imisa dhactay War ragoow fadhiika ka kaca ceebtini way badaday wax laysku qarinayo ma jirdo sababdo ah inika is qadimay oo bobay
Naa xishood adiga yaa ku yidhi maalin walba waxaa ka hadal .xishood inder waxaad noqotay jug soo dhacay ,adiga iskuulkiii aad ka soo baxday la garan maayo.
waa runtaa waxmabaranin dadka Somalida Laakin waligeey ma,arag Ummadaha dunida ku nool dumarkooda oo caayayaya!!! Gabdhaha dunida kale ninkii ayey hortiisa ku yiraahdaan waxmataraa Tahay ee nabad gelyo, Social media sooma fariistaan oo mayraahdaan nimanka Americaanka ah ee ka dhashy waa Wada D dam 😮😮😮
Taasi way is ceebaysay dumarkana way ceebaysay siday cawradeeda uga hadasha sexual healthy diinteena iyo dhaqankeena kuma jirto dhaqan dadkale ayaad ka hadlaysaa dalq dam dumarka waa ku ceeb xag dhaqan iyo xag diineedba
Xishoorka iimaanka
Ayuu Ka mid yhy
Naagaha soomaalida xishoodkii ayeey katageen taasna waxey Ka dhigan thy
In imankiiba uu Ka tahay
Wax xishoonayo lama arko illaheyow nastur yaa rabi
Waxba wax kadaran gabadhii wajiga u xirna baan kayabanayn maamo wajiga ufuran oo dd dhahayso baa timid ilaah hana asturo waxii laga xishonayay baa rag iyo dumarba meelaha layaacaya
😊@@Ali_qasim143
Naagaha soomaalida waa lagu yaqaan faderxada raga hadaad 15 ilmood kadhasho waxay leedahay waxba imadhaamo yaakadhalay ilmaha cuqubo alaha kuridee
Ilmaha ma hawl adagbu ku yimada biyahasu alle ku beege meeshisa
@@soowdookhanacaskirajonaawi9431 af yaxaas xita mid dameer ma buux karo
Yes,muhiim waaye laakiin ereyga iyo sida loo isticmaalay ma wanaagsana.also muhiim maahan in looga hadlo meeshaan it isn't healh reason qof bad ceebeyneysaa.maad islaga tagtid hadaadan ku qancin
3 nin ciyar miyaa meel ayka carareen 3 nin DALAQDAM miyaa fuusto gobolo acudu 2 diikale eeka horeyey kawarama?
Nacallayullah caleyk waa wx bilaa akhlaaq ah
Faadumooy xishoodkii baa
lumay oo in la baadigoobo
u baahan hadii kale meesha uu hada marayo
meel ka xun buu madaxa
la geli doonaa oo looga hari doonaa
Hooyo xisho illhaaya uno qo lxol walla quuwati aduun dhimataya alhu akabar ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Oooôoo wa run gabadhasii dalaq Dam imisa dhactay War ragoow fadhiika ka kaca ceebtini way badaday wax laysku qarinayo ma jirdo sababdo ah inika is qadimay oo bobay
Ninku haduu macaan kudhaco waa dalaq dam.
Odayadayada iyo habraha waashay ee bilaa diinta ah culimadu ha qabato oo halaga fadhiidhisiyo baraha bulshada iyagoo gaboobay bay Caruurta inaga fidnaynayaan wajigood gubay meel adag halayska taago bal asaasaqani waxa uu ku hadlayo daawada waana isu camirayaa oo wanu qoslaya isqaranimaayee 😠☠☠☠👹😛😮
Abwan fadumo dumar dumar loowaaye waahog runba usheg naagta iyada ceel kadhax furmo 2nin oo here 3 meshey maren loo kana maraa lkn garoonkas yaa kasoo safo doono waa yaab ax axax 😅
Kkkkkkk
Naayaa ma wax ayna diinteenu nabarin dhaqan keenu nabarin oo dhaqan gaalo on kalaxishood aqoonin miyaad rabtaa inaad nagu qanciso.
Arimaha qoyska yaan banaanka lakeenin. Illaahay halaga xishoodo.
Walaahi Mum ayaa dayacday tan nasiib xumo Noo caan yaa guursado
Dayuusiiin
islaantan waa funny 😂😂😂
Nagihii somalidu way washen ee alleh ha so hadeyo
Amiin
Hhhhhhh dalaq daam😂😂😂😂
Kkkkk ina adeereey naga daah warkaas gabadhani ayadaa wax badan ka qaldanaayeene
Naa xishood adiga yaa ku yidhi maalin walba waxaa ka hadal .xishood inder waxaad noqotay jug soo dhacay ,adiga iskuulkiii aad ka soo baxday la garan maayo.
Maman malyoun 2
waa runtaa waxmabaranin dadka Somalida
Laakin waligeey ma,arag
Ummadaha dunida ku nool dumarkooda oo caayayaya!!!
Gabdhaha dunida kale ninkii ayey hortiisa ku yiraahdaan waxmataraa
Tahay ee nabad gelyo,
Social media sooma fariistaan oo mayraahdaan nimanka Americaanka ah ee ka dhashy waa
Wada D dam 😮😮😮
Somali qooqaan saan ma ahaa jireen ama hadee naqdeen😂😂😂😂😂😂😂
Taasi way is ceebaysay dumarkana way ceebaysay siday cawradeeda uga hadasha sexual healthy diinteena iyo dhaqankeena kuma jirto dhaqan dadkale ayaad ka hadlaysaa dalq dam dumarka waa ku ceeb xag dhaqan iyo xag diineedba
May isaga tagto maxey nogu sheegi uf nonsense.
Nagta ayada sil weyn nh
Hadakahor ba lamaarkin dad Somali ka aqli badhaan
Wxn maqli jiray cimritag cebku sagooti waa tanoo kale
Store ayaaa la la meeraysanaya
Habartan waa rag caabud
Runtey kahashay wllo ,hadal aan runta laga sheegina dhadhan maleh
Naayaahe gudoomiye mxaa ku hely 😂
Kkkkk abwaanad faadumo qof waayo araga
DEE WAA DHIGASHA XUN😂😂😂😂
Garac kastaa meelbuu helay uu kuneefsado bal dariiqa uu jiifiyay nin iyo gabadh
Wixii lugtii helay ayaa canina helay 😂😂😂
Isku xishood
Qoftii waa is helay
Hhh wlhi waa yaab somaliyey sidaan maa aheeden😂😂😂
Weel aan dabool saarin ayay wadatey
Kkkkll somali.lee.igu ogtahay ader
Dalaq Dam yaa idin bahan Hool ayaad tihiin waa garoorka diyaa raduhu Dalaq Dam
Waxmatare oo dhan ha las oo dhigo
GABADHII WAR XUN LA TIMID MA AHAYN INLA SUIFAYO KULI ISKU DEMBI
Hhhhhhh dalaq dam
Run
ninku hadey nagtu si uun ka noqoto mid kalu gursan lkn gbdhu hal nin unba lo ogolyahay haduu si fcn u shaqeyn wayo sow dhib ma aha
Furiin ba u banaan lkn naag 3 nin hore wx ka tari wayeen afkeeda hose yaxaaska noqday ayaabey ragga cayeysa 😂😂😂😂 wadar iyo waaxid ya qaldan inaader
Gasac caano boore ayay wataan
Kkkkkkkk maanooli 😂😂
😂😂😂😂😂 runted waye 😂inkar qabta tas
Markii la furo maxay afka u furtan dumarkeena
Ku xumeyn weeye dhillo abaal ma leh intu asturay oku qaatay inay bikro aheyn ayaabay ku cayeysa inuu ceelkeda wxka qabni wayey ileyn inan sharaf leh oo bikro lgu aroosay dhiiqadas afka lama gasho
Kadaroo dibi dal😂😂
Aqas sharmutooyin nolosha kadhacay nonses with ideas
mamada runta ka hadashay 😂😂😂
Kkkkkkkk😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Vagra si bs❤🎉😂
Kkkkkk aaaah mamada waan kuwadanaaa