ilma adeerayaalow inta rabta in uu ustaadka ka soo sheekeeyo sida uu ku bartay luqadda englishka is muuiya ani kow aan ahay, ustaad codsigeyga ii tixgeli.
Wallahi aqli ayad laheyd markey ku tiri iku soonoqo qof aad xirir ku kala hardeen oo gursaday Ismaydan fahandeen waqtiga warer lee ku dhameysan laheyd ,❤️👌
True indeed That's how I deeply feel and to even those who have their home in great way all I could encourage them is to take care of their wives and give them more attention, appreciation and great of living in their home. And that's when my mind I would say asc and say take care of ur wives Alhamdulillah
Shekadii aziza waxay igu reebta murug badan wan la ilmeeyey Inbadan markay is idhaahado WADA ku so maray dhib markaan arko kuwaan iyo kuwa lamid ah ayaan dhaha waxaba kuma so marin subaxanalah
Alxamdulillah sheikh dulmi diid usoduceya inu ilahey cafimad dag dagah siiyo siiyo walalken iyo ehelkisa
Allah ha caafiyo dhamaantooda
Allah ha caafiyo dhamaantooda
Ilaahey hacaafiyo dhamntod
Allaah caafiyo aamiin aamiin yaa rabi🤲🏽🤲🏽🤲🏽
ilma adeerayaalow inta rabta in uu ustaadka ka soo sheekeeyo sida uu ku bartay luqadda englishka is muuiya ani kow aan ahay, ustaad codsigeyga ii tixgeli.
Wllahay waa rabnay abyo waa muhiim luuqada inuu talo naga siiyo
Wallahi aqli ayad laheyd markey ku tiri iku soonoqo qof aad xirir ku kala hardeen oo gursaday Ismaydan fahandeen waqtiga warer lee ku dhameysan laheyd ,❤️👌
True indeed
That's how I deeply feel and to even those who have their home in great way all I could encourage them is to take care of their wives and give them more attention, appreciation and great of living in their home. And that's when my mind I would say asc and say take care of ur wives
Alhamdulillah
Aaamiin aaaamiin wll illaahay caafimaad xanuun kadanbayn haysiiyo🤲😢
Aamiin aamiin yaa rabi Allah yaxfadka ustad
Alxamdullilah maanta hal Qof ayaa iga soo hir maray Ayuuub Allaha ku xifdiyo Ustaaad
Teacher of life Ayub illaahey haku daayo wllkey.
Masha allh wll ayuub waxatahy qof sabir badan allah hakaa abalmariyo wll ane aadbaa kugu xiranhy
اللهم آمين معلمي جزاك الله خيرا ❤🙏
Amiin ya rabi abowe raxmanka ha unaxriisto aboweha inu kayara umaleyn
MashaAllah Tabaarakallaah ❤️👍❤️. Allaayabaarik fiik walaal, waxaan hubaa inaad tahay qof qiimo badan leh, Alle SWT agtiisa iyo umaddiisaba.
Maxaa yeelay Alle SWT wuxuu imtixaamaa addoomadiisa uu jecelyahay, dhacdooyinka aduunk qofka Intuu nool yahay soo marayaa way badan yihiin, waxaase qiimeeya xaaladaha soo maray, cashar ka qaata, lana wadaaga dadka qof caqli uu saaxiib ah.
MashaAllah , mahadsanid walaal.🙏
Shekadii aziza waxay igu reebta murug badan wan la ilmeeyey
Inbadan markay is idhaahado WADA ku so maray dhib markaan arko kuwaan iyo kuwa lamid ah ayaan dhaha waxaba kuma so marin subaxanalah
Haa sido kle aniga xita wn la ilmeyay
Alx ilaahey caafimaadka na siiyey shukran wlo ayuub
Aamiin aamiin aamiin ya rbbi🤲🏻🤲🏻
Aamiin yaa rabi wllkey jizakallahu kheyr, illahey ha inaga dulqado cudurkas intu hada uhayana allaha ka cfyo Aamiin
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯
wallhi bilaahi Qalbigaan ka jacelhy dhiirigaliye Ayuub Ahmed sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato ❤❤wllkey mcn
alle ha caafiyo iyaga iyo intii muslim ah ee xanuunsanba rabi dabi dhaaf ha uuga dhigo
Ustaaad naga daa ciyaarta sheekooyin Waa kuu buuxaaane soo quf inta faaidada leh 😅
Aamiin aamiin yaarabii
جزاك الله خير اخي أيوب احمد 💖💉
Al xamdulilaah aboowe aadbaad u mahadsan tahay
Best teacher ❤
x
Mansha alla ayub axmed pls video istiqfaarta Ka hadlayey ha lay tilmaamo pls
Amiiin yaa rabbii 🙏
Ad iyo ad bowe qali alle haku xafiido wll
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 alle haku xafido wallo sidad marwalba no waaniso wax nogu sheegto wanaga nola jeceshay alle haku jeclado adna wanago dhan alle hakula kulmiyo wallkay insha allah🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Welcome back ustad we miss you😭🥀❤️
Ustad Ayuub Axmed Qof Kastaa Isaga Isbadala والله ورب الكعبة Wax Fara Badan Oo Iga Qarsona Ayaan Video yadaadii Hore Ka Faaiiday جزاك الله خيرا
الحمد لله على كل حال الحمد على كل نعمة حمدا كثيرا
Aamiin yaarabi
M.a ustaad ayuub go.aan qaadashada waa wax muhiim ah thanks💯💯💯
Aaaamiin Aaaamiin yaa Allah wll
Aamiin Aamiin
اميين الله م امين يا رب العالمين اخونا الفاضل
M.a ❤❤
شكرا أخي العزيز القصةرائعة جدا
Rabbi haka abaaliyo adun iyo aakhiraba
Mashaa allah teacher allah hakuxafido
Ragga somalida kula da'ada ah ma awodan iney noloshoda ka hdlan nin geesi ah ba tahy🥺
Abayo maxaa u diday? hhhh
Masha Allah sheekadaada waaba iska jeclahay👍
اااميين الحمدلله على كل حال
Aamiin aamiin illahy ha unaxariisto qabriga ha unuuro
Wcs alxdullihaa aamiin aamiin illahy ha caafiyo. Dhamteen illahy khaatumada khayra ha inooga dhigo Maclin illahy ha ku.dhawro.waxbadan ayaad aniga iifaaiidaysa allah kaa abaal Mariyo
Jazakallahu kheyr walalkey
اللهم آمين يارب العالمين
شكرا جزيله جزاك الله خيرا يا أخونا فاضل ويحفظك الله في كل مكان
M.a ustaad mhdsanid 🙏👋aamin ya rabi
Aamin Amiin Amiin
Amiin amiin yaa rabii
Amiin yaa rabi Allah u naxriisto
Amiin yaa allah
Taariikhdaada kale dhinaca xiriirka mooyee noogasheekee sida meeshaadkudhalaty iyo waxbarashadaadii iyo waqtigaad dabadda aadey
Ilaahay ha u naxariisto walalo
Asc masha Allah jasakallh sheekh Ayuub
Masha allh Beutiful story l can’t wait the next.
Whi geesi baatahy ustaad fanny 🤣🤣🤣
Acs❤❤❤❤❤
Alxmdulilah
Masha Allah👏👏👏
Storygaaga markaad dhamyso ta wiilkana noo bilow🙏🥰
aamiin aamiin Wllo
Mansh allah wll aad baan iqancisay
Ayuup will kudayasho mudan wllhi full respecr 👏🥰👑💯
Ayubow waxa thy will qalbi wanagsan allah ku xifdiyo
Amiin amiin
Amin Amin ya Allah
Alx mahadsanid ustaad
Amiin walal alxmdlh
Aamiin
Allah haunaxariisto wllken
Allaha unaxariisto wllo jazakalaah alfa qer bro
Wall alle ha cafiyo cafimaad tamah adinkana allah idinka qabto wall guleyso inshallah
Ayub ahamed wllo ilahay dartiisa kujeclhy waxaan kugu jeclade ayadaha quranka iyo diintada sidad uilashaneyso ilahy aqli iyo wanaag iyo xumshmo iyo hadal wanaaga u kusiiye alh hana wada siiyo damantena inta xanunsan oo muslimiinta ah alh hacafiiyo into cafmad qabtana alh hauziyadiyo awladeena iyo walidkeena iyo wllha muslimiinta wanaga alh daxdeena hamarsiyo asc
Ilaahay ha u naxaristo aamin
Alhmdhulilah
Ayantan aniga shekada wan kuwareray maqan malabo sheko laisku dhex wada waxanba jognay america
Wlle noloshàda xiriiradii aad samaysay baad nooga sheekaysay lkn waxaan aad u jeclahay noloshaada koriimo pls haday macquul tahay dad badan oo nolosha qaybteeda mugdiga ah ku jira baa niyada kugu dhisanaya
Alxamdulillaah
wll ayub ale ha ku barkeeyo
Masha Allah my teacher 🥰❤
Pro alle ha unaxariisto wllky
Mnsh allah
Wllkey marna sxbkey marna maclinkeyga wan ku salamy maclin ayaab janada Allah hanagu kulmiyo
Keep up pro🥰💪
asc wlky ayuub arin baan rabay in aad igala.taliside.xaggaan.kaalasoo.xiriiraa.mahadsanid
Wll
Amiin wall mcn
Amiin yaarabi
Keep going teacher 👍
Aamin yaa rabi
ManshAllah
Masha allah allahuma baarik wll
Asc
Mahasanid sxb waxbada aya laga fa'idaya
lkin waxa jecladay inan kula wadago ina aad noso badisid shekoyiinka guul kunamado sida tii adi iyo xaaskaga
Iyo kuwa aad kaga hadleysid kala duwanashaha raga iyo dumarka garahan qisoyinka
Amin amin
😂😂♥️♥️ustaad waanu kuu xiisney runtii ilaahey hanoo kaa daayo
Alxmdulilah alxmdulilah
Alhamdllh
We love you macalin keep going
Alhamdulilah
maazha allah Caqligii Oo Qofa nolow wlky Ayuub
Masha allah 💜💜💜