Sir Sanad Ka Hor Sheekhu Sheegay oo Sideedii u Dhacday & Ninkii Dilaalka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 май 2024
  • Sir Sanad Ka Hor Sheekhu Sheegay oo Sideedii u Dhacday & Ninkii Dilaalka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro qiimo badan oo sh cabdiraxmaan kaga hadlay arimo badan oo isa saaran oo qaarkood sidii uu u sii sheegay u dhaceen qaar kalena laga war sugaayo inay soo socdaan ilahay sharkooda ha inaga duwee
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    --------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    --------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Комментарии • 57

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Месяц назад +1

    Aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad u qadaa dhigtay waaqica dunida ka jira khaasatan waddamada islamka.

  • @abdikarimwarsame4145
    @abdikarimwarsame4145 2 месяца назад

    Masha allah
    Jazaa kallahu khayr usdaad mufakir shiikhunaa A Bashiir

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 2 месяца назад +9

    Haaa ilowin Alleh tiisa

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 2 месяца назад

    Wa cabqari maasha Allah

  • @halimayarrowhalimayarrow2261
    @halimayarrowhalimayarrow2261 Месяц назад

    7jazakahu kher you said the truth may god bles you sheikh

  • @amiinugaas712
    @amiinugaas712 Месяц назад

    Probability uusheekhu sheegayo waa mid cilmaaniyad xambaarsan

  • @burjilibax
    @burjilibax Месяц назад

    Alxm anaga ogolaney shekh adiga wasirka arimaha dibada somaliya u shaqaysa

  • @maxamed765
    @maxamed765 2 месяца назад

    ❤❤

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 2 месяца назад +2

    SHARKOODA ALLAAH HA INAGA HAYO

  • @abahm987
    @abahm987 2 месяца назад

    Wamakaroo makran walaahu khayr maakariin maa tashauun ilaa anyashalaah. Xasbunalaah wanicma wakiil .
    If you read quran and understand it you will see the world si aadan awal u arkeyn alow xaqa nawafaji sheekhuna khayr allaha siyo sce

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад

      افمن أظلم من منفتر علي الله كذب
      الله سبحانه وتعالى

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 2 месяца назад +1

    Thanks Adeerow

  • @abdiqaniahmed9440
    @abdiqaniahmed9440 Месяц назад +2

    Asc. Waar abtiyo sheekha hadii larabo in wax la waydiiyo .
    Xagee lagala xidhiidhi karaa
    Waad mahadsantahay

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 2 месяца назад

    Alleh siii iyu wax uwada hadi dad iney cagli isku haystan

  • @mushaanitv7675
    @mushaanitv7675 Месяц назад

    Waayo Dhul bad u raadinayaan haddii jabuuti ay tahay itoobiya

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 месяца назад +1

    Kuwa hadda madaxda aan aqoonta lahayn halaga tuuro
    Xukunka .somali ha midowdo
    Qabiilkana halaso afjaro intaan shisheeyuhu nalooga faa,iidaysan .dhalinyaro dabka la idinkala dhexdhigay eed ku dhamaateen noloshiinana hor istaagay. Allahuma aslix axwaalu umatul somal

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Месяц назад

    Sheekhu waxa uu ka hadlayo wax aan ahayn baad qortaan

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад +2

    Melesbaa inoo dhaamay waayo badaeena inaguma haysan abiye badii ayuu baad ku qaadan rabaaa 😊

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 2 месяца назад

      Miskiin Males ninkio Somalia aakhira u diray buu ahaa, cidamada baddana isagaa seeska u dhigay, balse wakhtigaan ku simin. Somalia 1991kii baa dawladdii burburtay, hadda Xalane baa la inooga arrimiyaa.

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад +2

      @@yuusufSiyad-yc7qy war midna inooma roona mid walba naasahu inaga garaacayaaa

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад

    Fikirka aad sheegeeyso ma kula qabo talaabada ay qaadeeyso itoobiya waxaa u dajiya ingiriis ka in soomali la diiciifiyo itoobiyana la yiraahdo ku cayaar soomali da waa taktiik ingiriis ka siiyey marka creditka rer galbeedka ayaa leh

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 2 месяца назад +1

    BACHIR ADIGA KU DHASHAY DIRE DAWA EE SI FICAAN UU AMAAN XABASHIDA FROM JABUUTI

    • @Arnayud02
      @Arnayud02 2 месяца назад

      ismael omar ba uku dhashay

  • @anasalah3608
    @anasalah3608 2 месяца назад

    Echoes/codka 2ba dhawaaqa hagaajiya.

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 2 месяца назад

    5 ta vision noo soo daaya I.A

  • @P48a
    @P48a 2 месяца назад

    Muxaadarada uu kaga sheekaynaayo 5,visions soo daa

  • @cigecumar951
    @cigecumar951 2 месяца назад +3

    Hailasale waa Ahmar he is not Oromo just for correction thanks

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +1

      Waa sax. Lakiin Sheikhu wuxuu ula jeedaa kii Milezanawi ka horeeyey Mingistu Haile Mariam.

    • @MohamedMalick-wd2oe
      @MohamedMalick-wd2oe Месяц назад +1

      Wa Xabashi kuso hoos korey poqortoyadi hore Ethiopia

  • @asmaalimohamed9515
    @asmaalimohamed9515 2 месяца назад

    Codka ka hagaajiya next time wuu soo noqonayaa

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 Месяц назад

    quraanku waa nool yahay zaman walbo, ta'wiilinta zamankan waxaa dhab ah in fircoon muunad weyn uyahay, quraanku wuxuu baraarujiyaa fikirka , iyo caqliga in laga shaqaysiiyo. culimo Alle badi salaada maxaa buriya iyo haween warkoodu kusoo urur. Allah ha ina garansiiyo

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад +1

    Dal burburayo hadaad noo amaaneysaan waa ayaan daro dulmiga aad somalida ku wadaan waxay tusaale u tahay dabodhifyadooda inaad tihiin cawaankan shiiq maahe waa ruufiyaan caado qaataha ah naga aamus Afka Alle ku qabaye oo niyada ka jab

    • @mohamedaliyussra9741
      @mohamedaliyussra9741 2 месяца назад

      Musibo ku heshay sheikha kajedi afkaga qadhmun ya jahil.

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 месяца назад

      Adigo nin ah ayaad sidi islaamaha u habaartamaysa hadi aad dhaliilsan tahay soo sheeg qodobadas ayan ku dhaliilsanahay dheh soona raaci sida adiga kula quman balse inad iskq caytanto adigo hal qodob ood ku diidan tahayna aad sheegin waa jaahilnimo fog

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад

      @@mohamedaliyussra9741 masiibo miyaa idin dhiman adiga iyo isagaba dhal xaaran ah islaamka kama nabad galaan hadow shiiq kuyahay ibliskaas waxaa hubaal ah inaad adiguna dhal nijaas tahay waxaa dhaama qasiiska waayo waad ka nabad galeysaa af iyo adinba shartisa muuqato

    • @housseindeheyehofficial2125
      @housseindeheyehofficial2125 Месяц назад

      ​@@CraxmaanxasanMaankey-iy9ppilmo ziino afdheer ba tahay sheikan reerkino dhan qof la imana Kuma jiiro wax madhan oo xoola tahay

  • @user-pp7mx2eo5h
    @user-pp7mx2eo5h Месяц назад

    Odagan maa ciisa mise waa odey ciisaha dhulkisa Somalia in lagudero uu oleleneya?
    Wara Ciise dhul iyo ceel maa kalele waxa jabuti lacidhado manaqane dhulka ilahay kasakow waa dhul Ciise Calenkana 🇩🇯 waa calen Ciise insha'Allah dhulka ciise uu midobi dona ❤
    Ciise iyo Cusbeyan 🤔😎

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 Месяц назад +1

      Xabashi afsoomaali bartay
      Waxaad is leedahay qabyaalad soo geli meesha ileen halkaasa soomali ka liicsan tahay

    • @user-pp7mx2eo5h
      @user-pp7mx2eo5h Месяц назад

      @@hamdamohamed4155 anu Somali magareneyo EE adu maa (Cusbeyan) baa tahy 😜

  • @amiinugaas712
    @amiinugaas712 Месяц назад

    Jaamacadaha itoobiya laguma dhigto in jabuuti ay kamid tahay itoobiya sheekow

  • @faham6920
    @faham6920 Месяц назад

    Codka waa eber

  • @TomDjamalMed
    @TomDjamalMed 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @eidahmed5090
    @eidahmed5090 Месяц назад

    somaliland 4ta somali ee kale waxay ka yeelan ayaa goaamin doona nolosha danbe ee somalida, waxan ka wadaaa hadii somaliland 4ta somali ee kale aqoonsi la raadiyaan dhamaan somalida kle waa hulaysan doontaa hadii kaliin lays xaasido wlaahi wax kastaa ZERO ayey noqdonan

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 месяца назад

    Somaliya Way U dhamaatay.

  • @moehagi
    @moehagi 2 месяца назад +2

    L😢ll look😢

  • @R3dS3a
    @R3dS3a Месяц назад

    Si Ethiopia logu qus gooyo wa in sadax gesod ah OO wada saxixdan somalia eletereya iyo jabuti OO ay kala saxixdan hadi midkod Ethiopia badoda so damacdo OO isku daydo iney ku dusho waa in ay umidoban OO mel qurata dagal mideysan isaga difacan danta ay wadagan sadaxda dal

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet 2 месяца назад

    Bada somaliland kakireysay Ethiopia maleh jabuuti ee waxa leh somaliland waxba Ethipia iyo somaliland haku rafan cunsuriyahow somaliland baad horumarkeeda kaxuntahay adiga iyo ismaciil hororba somaliland way guuleysan adna somali gaar baad uga istaagtay somaliland maxaa udiidaya inay somali gaar uga istaagto oyna waxba layeelan jabuutiba somali inay wax ku darsato diidaye somaliland maxaad kugu khasbaysaa somali cunsuriyahow dhakada weyni mihiimadaadu maaha inaad neceb tahay Ethiopia Lakiin waxaad neceb tahay inay xidhiidh Layeelato somaliland

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Itoobiya wax kiro la dhaho bixin meeyo xoog beey ku qaadaneysaa hadaad ka celin karto kaalay naga celi waxaa tihiin dad riyo ku jiro. Dhulkaas itooobiya baa leh

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 2 месяца назад +2

    Ethiopia iyo Somaliland waa walaalo bad iyo bariba waa inaga dhaxeeyaa. Bada cas ku soo dhawaada Walaalayaal.
    Wax la yidhaa somaali ma jirto oo dhul iyo dhaqan wadaagta.
    Etho-Somaliland Guul ayaan u Rajeynayaa iyo iskaashi Buuxa.
    Hal cadow ayaanu leenahay hadaanu Somaliland iyo Ethiopia nahay. Cadawgaasi waa Soomaaliya.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Месяц назад

      Itoobiya weey ku xasuuqeysaa walaalnimo kaama rabto itoobiya dhulkaada iyo badaadne xoog beey ku qaadaneysaa. Waxba dabada noo kala qaad qaadin.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Месяц назад +1

      ​@@Ahmedali-gw7xmwaa kuwii somali isku diri jirey intay waxaa iyagu qoran ayey beri meelahaa ka odhan doonaan dadkaasaa amxaaro jecel oo somali neceb

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 2 месяца назад

    Runtaa weeye waxa la gaadhay Wakhtiigii Caqliga, Qalinka, Cadalada,&Nasrigii islaamka!!??🧠✍️🤽S/la,aand