Xog Xiiso Badan Muslimiin La Saadaalinaayo Inay La Wareegi Doonan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 май 2024
  • Xog Xiiso Badan Muslimiin La Saadaalinaayo Inay La Wareegi Doonan | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro aad u qiimo badan oo ka hadlaysa muslimiinta aduunka iyo sida ay ugu kala awood badanyhiin wadamada ay ku noolyhiin waxa inoo so jeedinaaya sh cabdiraxmaan bashiir
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    ------------------------------------------------------------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    ----------------------------------------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Комментарии • 28

  • @umuabdirahman515
    @umuabdirahman515 2 месяца назад +9

    SH C RAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM SIYAASI AH OO AAN AAD U JECELAHAY INAAN DHAGAYSTO OO AAN WAX KA FAA,IDAYSTO.
    ALLAHA BARAKEEYO.

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 2 месяца назад +4

    Allah yubaarik fiika sheekh abdiraxmaan suleymaan bashiir inyar oo tala ah ayaan sheekha ku kordhinlahaa oo sheekha ilaahay cilmi ayuu baray maskax meelfog wax karkaysana wuu siiyey ee inuu barto luuqadaha shisheeyaha sida ingiriisiga iyo chayniiska iyo ruushka iyo kuwo kaloo badan sida hindiga iyo luuqadaha cadaanka iyo afrikaanka si uu waxan ilaahay baray ugufaafiyo.

  • @mohamettmahdi5931
    @mohamettmahdi5931 2 месяца назад +2

    الهم انصر اخواننا في فلسطين🤲🇵🇸
    الهم انصر اخواننا في فلسطي🤲🇵🇸
    الهم انصر اخواننا في فلسطين🤲

  • @user-yp3jl4gy7f
    @user-yp3jl4gy7f Месяц назад

    Mohamed rasuulu Allah scw❤

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 2 месяца назад

    Mashallah barakallah👏 sheikh

  • @user-qk7bt8kn5m
    @user-qk7bt8kn5m 2 месяца назад

    جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 месяца назад +2

    Mufakir sh c s bashiir xaafidullah

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i 2 месяца назад

    Mansha allah shekhu waa cabqari iyo fiiriye runsheega
    Ee halagadaayo iidheda iyo saluuga aan runta ahayn ee dadka kamasarsan raganimadiisu ay ladabajoogan

  • @Baareey
    @Baareey 2 месяца назад

    Asc sheekh cabdiraxman bashiir ilaahay haku dhowro aduun iyo aakhiro

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @CraxmaanidirisMaxamed
    @CraxmaanidirisMaxamed 2 месяца назад

    Allhu Akbar

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 2 месяца назад

    Maansha ALLAH

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 месяца назад

    Inshaaallahu .

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 2 месяца назад

    From hargaysa

  • @gulledhaydar
    @gulledhaydar 2 месяца назад +5

    Halimah binti Yacob was not a prime minister but the president of Singapore from 2017 to 2023.

    • @anasabdi3981
      @anasabdi3981 2 месяца назад +1

      Singapour doesn't have a president, it's ruled by prime-minister based states.

    • @gulledhaydar
      @gulledhaydar 2 месяца назад +1

      Singapore does have a president as a head of state....and a prime minister who leads the govt and the cabinet!! Do some research!!

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i 2 месяца назад

    Mayer Ka london markii 3xaad

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 2 месяца назад

    What about
    Zionism christian

  • @Czetttt
    @Czetttt 2 месяца назад

    Falanqaynta dhimashadii Iran iyo warbixinaha kle ee cusub ee cusub jaale Sheikha Facebookiisa inooga sooqaad oo halkaan nookeen hadii ale idmo

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 2 месяца назад

    Ninkii tab iyo xeel garanayow
    tiro ha xaalaynin.

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 2 месяца назад

    Anti noolaw

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 месяца назад

    ❗️❗️❗️❗️❗️❗️❗️📛Waxaad ogaataan soomaaliyeey.
    inuu ninkaan craxmaan u xuubsiibanaayo shiico.
    ee qabyaaladii baan qaatir ka taagneyne shiico hal maalin baan is cuni😢 doonaa.
    dhulkeenana itoobiyaa qisol kula wareegaysa 😂😂diinta barta joojiya dhageysiga dadka is rog roga oo aan xadiis iyo tafsiir a 5:58 qrin😂😂.....

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 2 месяца назад

    Sheekhaan maxaa loogu waayay sunada nabiga muxuu garka u jartaa maxaa ka qaldan subxanallaah sunada nabiga scw waa in la qaataa reer yurub lee ku dawa wareegsadaa inta aan arkay

    • @abdirahmanatosh151
      @abdirahmanatosh151 2 месяца назад

      Garka soo kan qabo oo cadaadeey misena Garka aad adiga suna utaqaanid baa jiraa

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 месяца назад

    Mufakir sh c s bashir xafidulah