Miisankii wuxu ka badan yahay 300kg. Qof walbo wuxuu ka yaq’yaqsoda misankisa, xataa gabadhiisa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 мар 2023
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 229

  • @nishaanyousof6602
    @nishaanyousof6602 Год назад +50

    Film kii iigu murugada badna ee aan abid daawaday waaye film kaan runtii😭🥺

    • @abdibasidmohamed9593
      @abdibasidmohamed9593 Год назад

      Sido kale caloosha ku xanunysa😭

    • @hasanali-vu1pr
      @hasanali-vu1pr Год назад +1

      Filimkaan shaqsiyadeeda ayuu saameye really 😢😢😢

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 Год назад

      ani waxba kama fahmin waxa idin sameeyo kafahanteen

  • @aruusadan7211
    @aruusadan7211 Год назад +84

    𝗮𝗻̃ 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗶𝗻̃𝗼 𝗻̃𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 🥰🤲

  • @samaanwade2655
    @samaanwade2655 Год назад +64

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like ku raadsaayo soo hanuuni🥺🤲

  • @Zuuzee06
    @Zuuzee06 Год назад +59

    Cudurka aan daawada laheyn waa inaa naftaada ku kalsoonaa weyday 😭😭😭

    • @rahulkerala
      @rahulkerala Год назад

      Daawo wuu leeyahay kalsoni darada meeqo qof kasoo laabatay

    • @Zuuzee06
      @Zuuzee06 Год назад

      @@rahulkerala Haa wuu leeyahay waana inaa ku kalsoonaatid naftaada oo wax walba isku daydid 🦋🖤

    • @hamsehassan-we5wy
      @hamsehassan-we5wy Год назад

      Siigada ayaa kow ka ah inaa kalsoonidaada dhimato
      Testastrone low
      Marka siigaysatid
      Joogo❌📵🔞

  • @maxamudcabdirahman
    @maxamudcabdirahman Год назад +8

    Hal Mar maigula salikarta nbg scw

  • @kalithmouse3546
    @kalithmouse3546 Год назад +10

    Qisadan east aa leh😭😂🤌

    • @djzafwan4331
      @djzafwan4331 Год назад

      Walahi niyada kuhayeey 😂😂🙌

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Год назад +78

    Inte reptah flim capzi capzi ah waa izka garanayzah liketah izkah zaareh😭😂

  • @caamirmaxamed
    @caamirmaxamed Год назад +13

    Team qulasada
    Iyo rashka bare
    Iyo ruwayda
    Iyo barasho
    Sahanka xogaha
    Team wadad xaq
    Ogaaka dunida

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад +1

      :Qulasada filimada
      :Rashka Barre
      :Ruweyda
      :Barasho
      :Ogaalka dunida
      :Ogaal cusub ❤
      :DADWEYNAHA
      :Ogaansho
      :Idaacadda buulo xuubey
      :Waaberi media
      :Tanaad❤
      :Hosow pro
      :DHIIRIGELIYE

  • @qadansiciid4015
    @qadansiciid4015 Год назад +18

    Runtii waa filim calool xanuuna waan oyaaay wlhi 🥺🥺

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +24

    Waa ku taageera walaalkay guulayso Aduun iyo Aaaqiro ba i.a ❤

  • @shukricali4480
    @shukricali4480 Год назад +4

    Wxaan ahay qofka ugu Horeeyay oo daawado

  • @familycrahman
    @familycrahman Год назад +3

    Ku salli nabigeena suuban scw scw

  • @Zamzamdeeq
    @Zamzamdeeq 7 месяцев назад +4

    Walhi wan oyay 😢

  • @mrlaarkachannel6513
    @mrlaarkachannel6513 Год назад +5

    waa atoraha ku guleystay Oscar 2023 Brendan Fraser film the whale pin pro

    • @Chadmali
      @Chadmali Год назад

      Filimka khaniisnimo ah sidaa darteed lagu siiyay

  • @Maryamomahamed2
    @Maryamomahamed2 Год назад +5

    Asc inta aragtey salaanta iga qaad like ta ha hilmaamin
    @captan Majid 🥰🙏

  • @gamessjr3228
    @gamessjr3228 Год назад +5

    Qisooyin faa ido leh nogu badal ramadanta

  • @hadafbox
    @hadafbox Год назад +4

    Waa filimkii uu Oscarka ku qaatay🥇brendan faser 2023

  • @yacquubcali3825
    @yacquubcali3825 Год назад +7

    cusmaan xidig lee kadawaanay😔😔😔😔😔😔

  • @suhaybcabsho9464
    @suhaybcabsho9464 Год назад +8

    Taliye maalin kasta sidaa ula soo dhakhso🙏

  • @ruweidaahmed6813
    @ruweidaahmed6813 Год назад +4

    Filmkan wa firsde lkn madhamestirn thanks wll hda dhameste

  • @ZANETTI311
    @ZANETTI311 Год назад +5

    waa FilImki ugu hOreyo QiiRoDay😔😭

  • @ismaaciilabdirsaak4777
    @ismaaciilabdirsaak4777 Год назад +4

    Keep going

    • @baxarofficial9886
      @baxarofficial9886 Год назад +2

      Wll waxa ku tidhaahdaa marka filimka bilaabisid dadka ku daawanaya Salaam asc

  • @calixasan-sx2sh
    @calixasan-sx2sh Год назад +11

    Buurnaanta banana waa wax xun is soo duceeya anaa ah qaf and u burn oo oo never dhaqdhaqaaaqa soo duveeya walaalayaal😢💔

    • @najah140
      @najah140 Год назад

      Abooowe never give up 😘

    • @queens5170
      @queens5170 Год назад +1

      Hais dhiibin boowe marba hadaa naftada kukalsonthy wax maka halayo Ee ani makugu caawiyaa daawo herbal+organic ah oo iscateyn ah oo weliba side effect laheyn

    • @cabdixakiim1527
      @cabdixakiim1527 Год назад +2

      Sxb gym gal hada dhalinyaro tahay dadal allena bari

  • @abshiraxmed8156
    @abshiraxmed8156 Год назад +2

    so badi wll qaliye filim.ada

  • @amuunamaxamed6535
    @amuunamaxamed6535 Год назад +4

    Pls film harry potter plz waa iga codsi

  • @nindheernagtis6797
    @nindheernagtis6797 Год назад +9

    East Intii so xasustay😂❤

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Год назад +4

    Wllka is buuciy sodhik 2vidiyo 🤔🤔

  • @ibraahimmohamedibraahimmoh6651
    @ibraahimmohamedibraahimmoh6651 Год назад +6

    Filimis🎥🎬👀 cabsi cabsi noosofasir wiilka cabdacasis🙏🤝✋

  • @riyaanxusein4875
    @riyaanxusein4875 Год назад +4

    Mashalllah

  • @hooyowiilo7151
    @hooyowiilo7151 Год назад +1

    Team captain majid ❤🎉
    Mo.hakiimi❤

  • @wllranzal1601
    @wllranzal1601 Год назад +4

    Keep going pro

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +4

    Keep going brother

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +3

    Soo laa basho wacan walaalkay

  • @Suumipretty290
    @Suumipretty290 Год назад +6

    Manta RUclips cusub ayaan furtay please ishergareya 🥺

  • @yacquubcali3825
    @yacquubcali3825 Год назад +4

    midcusub leenookeen

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Год назад +1

    Pro nosobadi films nolasha saan oo kale kahadlaya

  • @queendeka1075
    @queendeka1075 Год назад +2

    Mahadsanid film kan waan sugaayey ❤

  • @abdirahmanahmad-sj6jp
    @abdirahmanahmad-sj6jp Год назад +1

    Keep going my brother

  • @Redleft78
    @Redleft78 Год назад +4

    The legend

  • @sagalabdirizak226
    @sagalabdirizak226 Год назад +2

    Kan ookale cusmaan baan ku arkay Lkn waan ka helay codkaaga iyo sidaada dadka ufahan sii naysid ❤❤😊

  • @bileibraahim-qt5je
    @bileibraahim-qt5je Год назад +1

    After the earth 🌎 filmkaa sooo qabo shp

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 Год назад +3

    Legend alweys legend

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад

    Waaw waa kehelaya thank you boobe ilove you boobe waana cod macaantahay 🤩😍🥰😊😚☺️😘❤❤💞

  • @Narotu_uzumaki224
    @Narotu_uzumaki224 Год назад +2

    I love you captain majid ❤❤

  • @user-el4bw6vo8s
    @user-el4bw6vo8s Год назад +6

    qof buran ban ahay iso duceya inan cuntada iska kala yareeeyo😢

    • @OKAMI778
      @OKAMI778 Год назад +1

      Sorry 😢

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад +1

      @@OKAMI778 😂😂😂

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад +1

      Ilahay Haku caafiyo adigana waxaa loo baahan yahay inaad fadhiga ka kacdid waa iga codsi mahadsanid 🥺🥺😪

    • @ahmedabdimohammad7430
      @ahmedabdimohammad7430 Год назад +1

      Illahey nimcada ha ku kordhiyo

    • @OKAMI778
      @OKAMI778 Год назад +1

      @@1LAMINE_1 Maxa 😂

  • @R_Araujo22
    @R_Araujo22 Год назад +2

    Waa kubarya cabtan noosoo dheeree filimada nh cabtan plz plz codis waye

  • @mohammadabdulfatahmohammed938
    @mohammadabdulfatahmohammed938 Год назад +1

    Keep it up congratulations 🎉👏🎉👏

  • @abdirahman1412
    @abdirahman1412 Год назад +5

    Abdixalinow saan si ma ahee isbadel samee 4day maqnani😡😡😡😡😡 m

  • @A_R_B1
    @A_R_B1 Год назад +3

    Keep going bro 👏

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Год назад +2

    War naga tag film ka dhan murug baad ku dhameyse

  • @omarmataan.
    @omarmataan. Год назад +3

    4days hal muuqaal macquul maaha.

  • @qisaskadunida
    @qisaskadunida Год назад +3

    KEEP GOING PRO

  • @sakiyosiman7278
    @sakiyosiman7278 Год назад +1

    filim kaan waa kahelay c/haliim cali filim noo can oo kale noo keen plz💗qof fican waa tahy m.a🤘

  • @fatimaalidirir2510
    @fatimaalidirir2510 Год назад

    Keep going pro❤😍💜

  • @salmosalada
    @salmosalada Год назад

    Alxmdulilah oo islaam naga dhigay

  • @ahmedhussein760
    @ahmedhussein760 Год назад +43

    Keep going my brother 💕

  • @SacaadaAba-zz7rz
    @SacaadaAba-zz7rz Год назад

    Horay u soco walaal

  • @sadaamisaaa2261
    @sadaamisaaa2261 Год назад +1

    filmkan la dhacay sxb c.xaliimow

  • @clraxinmohamed5944
    @clraxinmohamed5944 Год назад +3

    thamir oscar ayuu ku qatay filmkan

  • @Rudiboyx7
    @Rudiboyx7 Год назад +3

    AssLaMU CaLEyKuM GUyS

  • @Billie_Ruweyda
    @Billie_Ruweyda Год назад +2

    Horay Usoco Walaal Ka
    Tanks you ☺️ 😘

  • @m.k.official9008
    @m.k.official9008 Год назад +1

    Allow noo dambi dhaaf🥰🥰🥰

  • @gaal__dile12
    @gaal__dile12 6 месяцев назад

    Golden voice ✨️💛

  • @Sacduush.
    @Sacduush. Год назад +3

    Keep going 🤗

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Год назад +1

    Keep going pro🤴✌️

  • @barlinyuusuf-wy1ku
    @barlinyuusuf-wy1ku Год назад +2

    Inaa ilmeeyo adigaa usabaabah cabdcziiz cawa wlhl wanqiroday🥺😭😭

  • @Relax_vedios
    @Relax_vedios Год назад +4

    Waxani filim Wuu dhafy 🥺😢

  • @wilowme7228
    @wilowme7228 Год назад +4

    Asc

  • @kiikolyrics143
    @kiikolyrics143 Год назад +3

    Wow

  • @ramlaaweeys3303
    @ramlaaweeys3303 Год назад +3

    Asc Abdihalim ali 👋

  • @kenadiid5658
    @kenadiid5658 Год назад +2

    wll nooso badi video yada walahi waali waaye

  • @abdimananmaxamed1912
    @abdimananmaxamed1912 Год назад +5

    flimada qisada nobadi😊

  • @maxamedxasan5247
    @maxamedxasan5247 Год назад +3

    FILIM hind soosamee pls🙏

  • @hamzemouzeali6128
    @hamzemouzeali6128 Год назад +2

    Legenow waqtidheer kula socdey adigana reply aan kaa heli laahay😢

  • @zahrajoharad1864
    @zahrajoharad1864 Год назад +1

    Tarjumada bartet ayaa dhigtay m.a

  • @user-dm7ml3mt4v
    @user-dm7ml3mt4v Год назад

    Waan oyeey walaahi😢😢😢😢

  • @inisalaad7586
    @inisalaad7586 Год назад

    Asc saaxiib waxaa soo dhawaatay bishii barakeysneed ramadaan waxaanu kaa sugeysnaa insha allaah qisaska saxaabada rasuulka (scw) sidii aanu kaga baranay soonki hore
    MAHADSANID

  • @YaquubMohamud-fe6wn
    @YaquubMohamud-fe6wn Год назад

    Zxp masar

  • @Luqmaan-xo8zc
    @Luqmaan-xo8zc Год назад +1

    Asc Abdihalim Ali Sxb Waxaan Filimka Raba in Layirahdo UNDER THE DOME Mhadsanid

  • @iqromaxamuud6362
    @iqromaxamuud6362 Год назад +1

    Keep going pro 🤣😂😂😂😂😂😆

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 Год назад +1

    Filmkan Oscar bu ku guulaysty ee kuwi kle ku guulaystay iygana noso gali wll

  • @kaamilcabdullahi4659
    @kaamilcabdullahi4659 Год назад +1

    pro captanoo zompie soo samee plz🥺

  • @jazminmohamed
    @jazminmohamed Год назад

    😢😢😢😢majiro wax ka xnuun badan qisadaan allow aaboow kudaa

  • @najmamaxamuud5444
    @najmamaxamuud5444 11 месяцев назад

    This will higo❤❤❤❤and 🎉🎉🎉

  • @deeqocusmaan142
    @deeqocusmaan142 Год назад +1

    lagen waan my tagera

  • @higisahmed-nf4ck
    @higisahmed-nf4ck Год назад +1

    Waan jecelahay filimsda

  • @Khalid-gv5gw
    @Khalid-gv5gw Год назад

    Film walba sa mcn ayad uso qulaasaysa lkn kan iyo tha banker iyo trash si waalan ayad usoo qulaasaysay keep going pro

  • @ericteyzanericteyzan5634
    @ericteyzanericteyzan5634 Год назад +3

    waryaaa 😈

  • @muadabdirashid9743
    @muadabdirashid9743 Год назад +1

    Nice 👌

  • @urfav_brownskingirl
    @urfav_brownskingirl Год назад

    Waa murugo walahi 😢

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 Год назад +1

    Waxaad tahay waxa ugu qurxoon ee isoo maray noloshaydah....😢😭

  • @farahaxmed6918
    @farahaxmed6918 Год назад

    Wlhi caloo shaa ihurty😢😢😢😢😢😢

  • @mohammettnor7936
    @mohammettnor7936 Год назад +3

    Zxb waxaad soo sharaxdaa filimka 13 sins 2014 trailer zxb codsigeyga ii tix gali @qulaasada filimada

  • @user-fw6oy1xx2w
    @user-fw6oy1xx2w 3 месяца назад +1

    ❤❤❤

  • @user-ic4cm7kz5f
    @user-ic4cm7kz5f 10 месяцев назад

    ii soo duceeya please waayo aniga hadalada xun ma iska dhaafi karo please 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢

  • @bahjobashir7011
    @bahjobashir7011 5 месяцев назад

    butac badannaa❤❤❤ carabmàatahay🎉🎉

  • @ishwaqali-pj4px
    @ishwaqali-pj4px Год назад

    Filim Kaan qalbiguu Igarashi taabte🥹🥹🥹

  • @Scott.87Z
    @Scott.87Z Год назад

    Film kii abid igu murugada badna 😢😭

  • @sumeyahasanadde363
    @sumeyahasanadde363 Год назад +1

    Taliye pin igu qawo plz

  • @ilhanmohamedismail9764
    @ilhanmohamedismail9764 Год назад

    So sad 😢😢😢